Kursiga Golaha Ammaanka Muxuu Uga Dhigan Yahay Soomaaliya?

  Рет қаралды 6,189

Abdijaliil Show

Abdijaliil Show

19 күн бұрын

Kursiga Golaha Ammaanka Muxuu Uga Dhigan Yahay Soomaaliya?
©copyrighted material Used.
©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and KZbin
Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
Who I am:
~Former Producer at BBC News
~STN TV Head of Programs.
~Horn Cable TV cameraman
BACKGROUND:
~Mult-Skilled Journalist
~Video Editor
~Photographer+Videographer
~Storyteller
~Camera Operator
WHAT I DO:
🌍 Event video and photography
📰 News and Documentaries:
🎬 Entertainment:
🎙️ Interviews:
📺 Subscribe and Join the Community:
By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
Stay connected beyond KZbin!
~abdijalilosman@gmail.com
+447368981541
#subscribe
#share
#like
#comments

Пікірлер: 20
@User7654suy
@User7654suy 18 күн бұрын
Fadlan 🇸🇴 ceeb iyo musuq ha u keenina.
@user-eu2vq8sx5b
@user-eu2vq8sx5b 18 күн бұрын
Waa guul weeyn oo runtii bogaadin mudan, dhamaan intii ka soo shaqeysay waa mahad sanyihiin Alle ha idin sharfo, si gaar ah madaxda hadda oo runtii qiray in ay bilaabeen madaxdii ka horeysay.
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 18 күн бұрын
Mansha Allah tabaraka allah. Allaha guuleeyo waddankeena Dhinac walba ❤❤❤❤❤
@FreemanV99
@FreemanV99 18 күн бұрын
Joining the security council is a good move, but does the team occupying the Villa currently understand how to take advantage of the 2-year term to advance its agenda? In the United Nations, things work reciprocally - scratch my back, and I will scratch yours. So, you have to have clear agendas and an expert team appointed on merits rather than x-tribe affiliations.
@OMARAhmed-cd6ch
@OMARAhmed-cd6ch 17 күн бұрын
Kooxda villada waxaa ay u tahay fursad dahabi ah, 2da sano golaha amaanka ee qaramada midoobay waxaa uu yeelan shirar badan, dalal badan ayaa geysan doona ajendayaal, dal kasta oo wata ajendayaal waxaa uu bilaabayaa inuu 14ka dal uu ka codsado inuu codka siiyo, waxaan shaki ku jirin in kooxda villada ay lacag ka raadin doonaan macnaha aan kuu codeeyee lacag i sii, villada waxaa ay lacag siisatay booskii ay u tartamaysay Mrs marwo oo rabtay ineey noqoto the president of world parliament, haddana waxaa ay villada rabtaa ineey lacag ku beddelato booska ay u tartamayso fawziya xaaji adam oo ah guddiyaha African Union.
@LST25
@LST25 17 күн бұрын
Baashe aa yaqaano
@moeawale4891
@moeawale4891 17 күн бұрын
Good start but there is long way to go and extensive ground to cover in the next few years in defending of Somalia's precarious and precious territorial integrity. As an Awdal native, I feel restless and apprehensive these days about what I am seeing and hearing from Abyssinian archi enemy and their somali stooges and clannish clique in Hargaisa. Could we make it? May the Almighty Allah willing make their wicked and diabolic scheme fail miserably and surely it will if only all decent and the righteous Somalis stand tall together against these unholy alliance.
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 17 күн бұрын
Midawga Afrika wuxuu aqoonsanyahay in somaliland iyo somalia laba wadan oo xuduud lahaanjiray ahaayeen. Maantana 26 june 1960 taariikhdaas ayaa caalamka iyo QM ka shaqaynasa. Waana dalka somaliland taariikhdiisa xornimo ee ingriisku siiyay. Kursiganina waakii labada dal ee somaliland iyo somalia loogu kalabaxayay maasha-allaah maasha-allaah
@moeawale4891
@moeawale4891 17 күн бұрын
Just trolling for the sake of it.
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 17 күн бұрын
Somaliya waxaa dan u ah in eey qaadato Siyasadda dhex dhexaad ah,Tusale China Turkiga Asia waa i neey wada shaqeyn ah Dib u dhiska dalka horumarka Amniga xasilonida dalka ayaa mudnaanta ah.
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 18 күн бұрын
Wakhti xun bay somali golaha amanka kubiirty,xasan sheekh wuxu noqon doona nin yuhud iyo marykan wataan,ceeb mooye khyr haka sugina
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 18 күн бұрын
Somaliland baa leh kursigaa
@cabdallacagey2632
@cabdallacagey2632 18 күн бұрын
Haaa dhulka soomaaliya ayaa leh 😂😂😂😂😂 waleeeeeeeeeeeeeeeee😮😮😮😅😅😅😅
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 18 күн бұрын
​@@cabdallacagey2632CAR SHEEG MEEL TALYAANIGU XORIYAD KU SIIYEY KOONFUR, HALKEE LAGA TAAGAY?????.CAR BAL SHEEG?????.CAR BAL SHEEG, SABABTA AY SOMALIYA MAXKAMADA ADUUNKA ICJ UGA DACWAYN WAYDAY ETHOIPIA??????.KENYA BA WAY GAYSEE!!!!!!!.JAAHIL INDHA,LA, SHAADHKII SOMALILAND BAAD KU FADHIDAA, WAANA LAGAA HOOS SIIBAYAA, MAALIN DHOW!!!!!.
@mohamudsomali7040
@mohamudsomali7040 16 күн бұрын
Somaliland means= land of somalia 🇸🇴
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 16 күн бұрын
@@mohamudsomali7040 SOMALI ITALIYA AYAA KUU QORAN, YAA FAQASH!!!!!.
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 18 күн бұрын
WAA NIN QAAWAN, OO ISKU HAYSTA INUU DHAR XIDHAN YAHAY!!!!!!!.CHAPTER7 BAA LAGU HAGAA, SECURITY COUNCIL BAANU FADHINAA AYEY LEE YIHIIN!!!!!!.WAA CEEB IYO NUSQAAN!!!!!!.CIIDAMO AJAANIB AH, BAA SOMALIYA ILAALIYA!!!!!!.
@kaafi-gacalka
@kaafi-gacalka 17 күн бұрын
🎉3l3wzz🎉😢
@ahmedmohamedabdi8702
@ahmedmohamedabdi8702 18 күн бұрын
Ninkaan Waa beenlow wasiirka aa ku sheegeysaan.
I’m just a kid 🥹🥰 LeoNata family #shorts
00:12
LeoNata Family
Рет қаралды 16 МЛН
Ciidanka Ethiopia oo Soo Galay Soomaaliya!
9:20
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 10 М.