Kuuriyada waqooyi 🇰🇵 | Qawaaniinta ugu yaabka badan ee ka jira dalkaas!

  Рет қаралды 129,204

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
Kuuriyada waqooyi | Qawaaniinta ugu yaabka badan ee ka jira dalkaas!
-------------------------------------
Nagala soo xiriir:
Email: waaberi2030@gmail.com
Facebook: www.facebook.c...
Twitter: / waberi2030
Instagram: www.instagram....

Пікірлер: 333
@huckaherci
@huckaherci 4 жыл бұрын
Ninkan yaa somalia madaxweyne ugu dhiga reer land land film kooda ey aa cuni laha wlhi ✌️😜
@xasancolaad1595
@xasancolaad1595 3 жыл бұрын
Alle nooma keeno dal caqabada iyo dhibaatoo iyo qofkii wax sameeya la dilayo mxa ku fali
@abdifatahabdisalam2779
@abdifatahabdisalam2779 2 жыл бұрын
Wuu imaand2naye asaga dadkana ma dulmindo2no dalkana cadaalada & diin kuxukumido2na2 suga ilaa waqti insha allah
@xaajimaquste
@xaajimaquste 4 жыл бұрын
*North Korea* Wadan Gumesi Ka Jiro Hadad Necebtahay *Like* Igu Cimamad😉😉😉😉 👇
@filmcusubcomedy3356
@filmcusubcomedy3356 4 жыл бұрын
Please wlaal subscribe isaar anaa waan Ku saarey
@rijaalfilms
@rijaalfilms 4 жыл бұрын
Hababka argagaxa leh ee uu dadka u dilo hogaamiyaha Kuuriyada waqooyi daawo kzbin.info/www/bejne/mInKdJaXpKuofNU
@newworld7193
@newworld7193 4 жыл бұрын
Kim Somalia ya ino keno soomali ha midaye 😂
@xamsexikmaawi5387
@xamsexikmaawi5387 4 жыл бұрын
Waxbadan isbadali lahaa xataa xagan maad timaadeen
@mohammedblack8265
@mohammedblack8265 4 жыл бұрын
Walee wey u baahan yihiin
@nabadoonshaybe2108
@nabadoonshaybe2108 4 жыл бұрын
Kaa iyo mid ka adagba waa u baahanyihiin somalia inuu mideeyo waayo dawlada xuni dawlad la'aqnta waa dhaantaa Alle dalkeena ha inoo mideeyo hana inoo hagaajiyo aamiiin
@kalafazii7055
@kalafazii7055 4 жыл бұрын
Haa wlhi anaa islahaaa
@captainaser8085
@captainaser8085 4 жыл бұрын
Markan dawaday ayan kufakiray wlhi wan ubaha nahay
@pictureswithdeepmeaningsaw5182
@pictureswithdeepmeaningsaw5182 4 жыл бұрын
Elaboorka ayuu ku qanci waaye dad loo dilaa hhh alhamdullilaah xornimo alloow adaa isii yay
@nasriabdirahmaanelmi8485
@nasriabdirahmaanelmi8485 4 жыл бұрын
Iyagaa ku dhaama oo ka cisi badan soomaalida maskaxda laga gumaystoo Oo dalka afkaynu ka leenahay ee ma lihin
@safiamoh4612
@safiamoh4612 3 жыл бұрын
Balayadan inkaar alle haku dhacdoh sowkan dadkii dhibay🤣🤣
@sharmaarkemohamedhersi5202
@sharmaarkemohamedhersi5202 4 жыл бұрын
Kaas mar aan isku qarxiyo wamba isku qarxin lahaay ciqaab aduun ayuuba galiyay labeda mid lee noolaan lahaay cml🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@cabiraxmaanyare4402
@cabiraxmaanyare4402 4 жыл бұрын
Alx mraa dhageesto waxaan waxan ku farxaa inaan somali ahy wayo gumeysi diidny 1 hadii laxero danbina kucadeen wad aragtaa eyagoo ladhahyo qabiil ahanaa nolagumadooya ayan dhahnaa si dumi ah
@sakariyeharuun736
@sakariyeharuun736 4 жыл бұрын
Wall ado raliy waxad iiga jawabta maxaa keenay ina dhalinyaradeenu ISDHIIBAN oo aay aaminaan in aysan wax qabsankarin Waxan jeclahy inan wadan kyga wax kabadalo qokaan u sheego aan is dhaho talo way dii way illa yaaban wayna igu qoslan
@Nature_motivation.2024
@Nature_motivation.2024 4 жыл бұрын
Asc walal miyaan wada xariiri karnaaa? Adoo raaliya........
@sakariyeharuun736
@sakariyeharuun736 4 жыл бұрын
@@Nature_motivation.2024 wcs HAA waynu wada xiriir karna
@Nature_motivation.2024
@Nature_motivation.2024 4 жыл бұрын
@@sakariyeharuun736 0636055269 WhatsApp-ka iga soo qabo walaal....
@sakariyeharuun736
@sakariyeharuun736 4 жыл бұрын
@@Nature_motivation.2024 ok
@asouma620
@asouma620 4 жыл бұрын
Subxanall Hanasooomarin dheh kan Waxaba igu darnaaa enginerki airport dhisay ayuu daldaley
@Easy_way1
@Easy_way1 Жыл бұрын
Dal dalaadu macnahedu wa in qof Surka /qoorta xarig loo sura, Af Somalia mahan in La dhaho Waxa lagu Dal dalay Eey, ama Gantaal
@cabdirisaaqcarab6371
@cabdirisaaqcarab6371 4 жыл бұрын
Waxa iigu yabadna een muqalkan kadawaday wuxu ku qanci wayay sida loodhisay eribodka oo ijinerkiibu dilay iyo takalo ah wuxu dilay wasiirki waxbarashada marku shirku liloday hhhh nin waa gal gal dhalayba
@MAANSHIIL
@MAANSHIIL 4 жыл бұрын
Si aad u daawato waxyaabo aadan ogeyn waxay faa'iido u yihiin booqo 👇 kzbin.info/www/bejne/eXLCaGmdbNmCm7c
@cabdimajiidcaliayaanle2606
@cabdimajiidcaliayaanle2606 3 жыл бұрын
Bishaaaro Bishaaro Bishaaro Bahda maraakisu Axbaab waxa uu dhamaan umada soomaaliyeed ugu bishaaraynayo inuu qaadanayaa arday cusub fasalo cusub oo online ah Hadaba horay u gaadh yuuna kaa buuxsaminee fasalada la qaadanayo waxa ka mid 1:quraanka kariimka 2:higaada 3:tafsiirka quraanka kariimka ah 4: axaadiis bilow ah oo uu ugu horeeyo الأربعين النووي 5:fiqi bilow 6: axkaamta quraanka oo bilow ah Nagala soo xidhiidh taleefanada kala ah +252 63 4593794 *Fiiro gaar :hadaad mashquul tahay oo aanad Wakhti Uhay Caruurta barbaarintooda iyo waxbaridooda Macalimiintan uxilsaar*
@yesboss8207
@yesboss8207 3 жыл бұрын
ninkii erpotka dhiseen la yaabay iyo qofkii dambe kalo uu qarabada lasoo xerayo kaaas nin mahan balayada toonji la nacay u eg
@feysalshongow8622
@feysalshongow8622 3 жыл бұрын
Waa yaabee ma finbaa. Filmaanta ayaa ka fiirsan jirnay waxa uu ku dhaqmaya kaligiis taliyahaan dadkaan waa dad kunool mugdi
@cabdirisaaqkoofi9518
@cabdirisaaqkoofi9518 3 жыл бұрын
Aniga wan kuqanacsanahay in saas loxukumo dalka madama ay mamaahi oranayso hadii ad doneyso inaad dagal kanabadgasho diyaar uso noqo mark lkn sida dadka lodilaayo ayaa iqancin waa in dadba uusan dadka dilin e bahalo lagudiro dadka ladilayo si logu cibriqaato falalka qaarna xarig laguxukumo ok
@nastehaxareed970
@nastehaxareed970 3 жыл бұрын
Wasiirka waxbarashada hurdo muu udilay ar wuxu waa Balo soomaliya u baahan
@ismailadawe4970
@ismailadawe4970 4 жыл бұрын
Kan Somaliya Aa Madaxweyne Looga Dhigaa
@cabdiraxiin_asad
@cabdiraxiin_asad 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/pHmylmSVfLxnjZo FARIIN KU SOCOTA ARDAYDA
@faafikheerka8550
@faafikheerka8550 4 жыл бұрын
ma aqaan cida commenkeeyga aqrineysa lakin.. allah hamigaga haku rumeeyo channelka subscribe isaar fadlln
@rijaalfilms
@rijaalfilms 4 жыл бұрын
Hababka argagaxa leh ee uu dadka u dilo hogaamiyaha Kuuriyada waqooyi Daawo kzbin.info/www/bejne/mInKdJaXpKuofNU
@cawaalemumincige2401
@cawaalemumincige2401 2 жыл бұрын
Waxaan layaabay masuuliinta iyakoo nool ayda la cunsiiyey
@cabduqaadiraadan7260
@cabduqaadiraadan7260 3 жыл бұрын
Waxaa igula yabaka badana injinerki uu malayacaniga ku diley
@Xabaalsuge
@Xabaalsuge 2 жыл бұрын
Waxaa iigu daran aderkiis ayuu u dilay si wangsan iigu ma sacab tumin yaap
@saciidgamadiid9922
@saciidgamadiid9922 3 жыл бұрын
KA SOO HADAL SIRDOONKA SOMAALIDA NISA WLL WAABERI 🤔‼️👍
@خلفالأهليالعبسيبنوعبس
@خلفالأهليالعبسيبنوعبس 4 жыл бұрын
هل لديه صاروخ
@aminomar4523
@aminomar4523 4 жыл бұрын
Hehehe Alx ilaahan halkaas na gayn amma aan naga dhigin dadkeda Waxa igu layab badan Airport ka uu ku qanci wayey Kadibna u diley ninki dhisay
@hmadaqaali7806
@hmadaqaali7806 2 жыл бұрын
Sidan u fahmay dalkan dadka dagan iyaga ayaa diyaar u noqday in la gumaysto
@ilyesRajaa-cb4ne
@ilyesRajaa-cb4ne Жыл бұрын
😂😂😂ijineer hadaanodo ooaan tago haidilo
@poipoi1486
@poipoi1486 3 жыл бұрын
Hh adduunka dhan ayey cadow isaga dhigayaaan
@raadraacmedia7721
@raadraacmedia7721 4 жыл бұрын
Dhaman waxan idinka codsanayaa inaad dar illahay 10subscribe igu caawisaan please
@mahamudtimacade8894
@mahamudtimacade8894 3 жыл бұрын
Kkkkk waxaa iila,yaabbadnaa. Ninkii disay garoonka iyo ninkii hurdadu latagtay
@DhaloCabdixassan
@DhaloCabdixassan 3 жыл бұрын
Csr3 🙄😏😘😋🤣😁
@shamikogaming7845
@shamikogaming7845 3 жыл бұрын
Ragee eraboodaka dheesay uu dilay
@yaxyecalicaduur191
@yaxyecalicaduur191 2 жыл бұрын
Musallsaka
@AishaAbdalla-cn2wm
@AishaAbdalla-cn2wm 11 ай бұрын
Waxaay rabaan asaga iyo qoyskiisa in la caabudo
@cabdiqanifanka529
@cabdiqanifanka529 3 жыл бұрын
Qof hurday oo ladilay walee kaas ilaahey ani ma utusa meel walba aan jooga hadanba fadhiyo wax aan qabanaayana jirin waan gam aa
@hodancabdirixmaan7179
@hodancabdirixmaan7179 3 жыл бұрын
Jaamacadaha dalka india nagalawara
@samaalegeneraltradingcompa7654
@samaalegeneraltradingcompa7654 3 жыл бұрын
Dadka la iska ladilayi dambiyo fudud
@daauudcabdicali3805
@daauudcabdicali3805 4 жыл бұрын
Waxaan layaabay masuuliyiinta eeyaha lagu ciqaabay!
@AishaAbdalla-cn2wm
@AishaAbdalla-cn2wm 11 ай бұрын
Waa wiil xun oo kibir badan 🤨🤨🤨
@huseinmohumed7299
@huseinmohumed7299 2 жыл бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم Waxaan layabay gaalada caqigooda liita iyo wax yaabaha fool xumida ah ee ay ku hayaan shicibkooda 3 aad qeybood ee AY ula qaybisay waa waxii hay aaminsanaayee gaaladii quraysheed
@muhanadabdichannnel99
@muhanadabdichannnel99 3 жыл бұрын
Dalkaas ma loo safri garaa
@aishamohomett6519
@aishamohomett6519 2 жыл бұрын
waa madaxa 28 naQshadood bes loo janayo 😂😂
@mohamedahmednur9420
@mohamedahmednur9420 4 жыл бұрын
War kanaa cadawsanaa ma #jenkeskan baa dhalay, Odayguu madfaca madaxa ooga xidhay ma marikhuu u diray mise venues 😎😎😎
@mohaamiin311
@mohaamiin311 4 жыл бұрын
walhi waa jinkizkhan oo kale hadu dal qab sado cidi kama si deynayo
@accountdeleted6301
@accountdeleted6301 4 жыл бұрын
Dilka Wasiirka waxbarashada ee yara lulooday.
@cabdiqanifanka529
@cabdiqanifanka529 3 жыл бұрын
Safarka diyarada ama train ka doon ama markab gaariga intaba waan iska seexdaa hadii aan xataa diyaaradaha yar yar aan raaco walee meshaas ani habeen majoogeen
@apdiyasin5911
@apdiyasin5911 2 жыл бұрын
Waxaan layaabay wasiirka waxbarashada waxa lagudilay
@apdiyasin5911
@apdiyasin5911 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@samater5209
@samater5209 4 жыл бұрын
Love u cabdirahman waaberi ❤❤❤
@rijaalfilms
@rijaalfilms 4 жыл бұрын
Hababka argagaxa leh ee uu dadka u dilo hogaamiyaha Kuuriyada waqooyi Daawo kzbin.info/www/bejne/mInKdJaXpKuofNU
@Abdulkadir-bd1tc
@Abdulkadir-bd1tc 6 ай бұрын
Wxaan la yaabay ( wxaan dalka ka waayey inaan isha ku dhufto SHIMBIR ).. Haka yaabin inaad aragto SHIMBIR duulaya ama geed saaran, dhulka, CIRKA, meel kasta waan ka raadiyey, illeen waa waddan gaajeysan....🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@libaaxcobra5986
@libaaxcobra5986 4 жыл бұрын
War waa siyaasad .... soomalida copy ayey ku dhereysaa..... wax ma lafa guraan..... wadankaas waa ka mamnuuc dhaqanka reergalbeedka....... Usa iyo reergalbeedka waxeey rabaan in eey media kala dagalamaan....
@axmedshide2965
@axmedshide2965 4 жыл бұрын
Soomaalida sidaa sidaa ku fiicane inoogu yeedha aan madaxweyne ka dhiganee
@mohaamiin311
@mohaamiin311 4 жыл бұрын
haa walhi kano kale
@moustapheliban3276
@moustapheliban3276 3 жыл бұрын
First time
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 4 жыл бұрын
Wlle adoo raaliya cabdiraxmaanoow ilahban mugu dharye videogan kaxiga Noogula soo xidhiidh xogo ku saabsan dalka croatia 🇭🇷 adoo raaliya Xogo kusaabsan sida dalkan oo kle mhadsanid macalin
@mascuudjaamac4214
@mascuudjaamac4214 4 жыл бұрын
Wcs m.a thanks teacher keep going 👍👍💖💖💖
@filmcusubcomedy3356
@filmcusubcomedy3356 4 жыл бұрын
Please wlaal subscribe isaar anaa waan Ku saarey
@mascuudjaamac4214
@mascuudjaamac4214 4 жыл бұрын
@@filmcusubcomedy3356 ok thanks man
@ilyesRajaa-cb4ne
@ilyesRajaa-cb4ne Жыл бұрын
😂😂😂naxariis laawe kiinm joom woom
@mansooromar4791
@mansooromar4791 4 жыл бұрын
Madaxwayne aanu isku fikirnahay inyarmooye🤓
@gacalibnuabdiabdi5776
@gacalibnuabdiabdi5776 4 жыл бұрын
Hadaadan ahayn bahweynta ku xiran WAABARI MEDIA wax badan ayaaku dhaafay illhy ima taago mesha lagu xisaabin dono qiyaamaha gaalkaas yar Jim jon un
@kassimmo4682
@kassimmo4682 3 жыл бұрын
Somali midkaan cml ku fiican in madaxweyne looga dhigo iyaga dhan ha cadaabee
@safiamoh4612
@safiamoh4612 3 жыл бұрын
Kuwii erportka dhisay ayaan la yaabay🤣🤣
@muktarcadde6413
@muktarcadde6413 4 жыл бұрын
Waaberi media legend mahadsanid maclinkeena nolosha
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 жыл бұрын
Mahadsanid Teacher Luqadoda Ayan Dhigta Wa Qosol 🤣 Markad Ku Hadlaysid Dadku Way kugu Qoslayn Xeixei AF SOMALI SHISHI WAX LAGA WADA WAD MAHADSANTHY. JAJUAN Af somali Jayajine Wxna laga wada Ereyga hello
@filmcusubcomedy3356
@filmcusubcomedy3356 4 жыл бұрын
Please wlaal subscribe isaar anaa waan Ku saarey
@cshakuurabuushawlow5849
@cshakuurabuushawlow5849 Жыл бұрын
Wcs
@SalmaCisman-q8z
@SalmaCisman-q8z 8 ай бұрын
Benta luqadan waa Chinese ok madxwayanah naa North Korea inan. Naqanin hano maleen 😂😂
@sakariyeharuun736
@sakariyeharuun736 4 жыл бұрын
Maxa keenay WHY ado raliya waxan ka sugya jawab 🥰😇 wall c/rahman
@mrhanad8148
@mrhanad8148 4 жыл бұрын
North Korea aabahiis Maxamed Siyaad Barre saaxiibo ahaayeen Lkn Somalia maanta waa aragtaan lkn North Korea Quwad waaye
@abdirazakahmed8780
@abdirazakahmed8780 4 жыл бұрын
waa quwad gumayste ah oo wuxuush ah maxamed siyaadna wadaasuu hayey ee waa laga hortagay alle mahaddii
@mrhanad8148
@mrhanad8148 4 жыл бұрын
@@abdirazakahmed8780 haa wlhi Somalia north Korea noqon laheen
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 4 жыл бұрын
Aniga ayaa ogu horeeyo caawa Walaalaha aqrin doono qoraalkayga waxaan ka codsan lahaay inay igu caawiyaan subscribe wax aad ku faraxdo oo Soo dag dago Allah haku siiyo idin ilaahey
@rijaalfilms
@rijaalfilms 4 жыл бұрын
Hababka argagaxa leh ee uu dadka u dilo hogaamiyaha Kuuriyada waqooyi Daawo kzbin.info/www/bejne/mInKdJaXpKuofNU
@tafojr942
@tafojr942 4 жыл бұрын
Beertiisiina wuxuu ku Arkay diin dhintay maalin uu buuqday markaasuu qudha kajaran ninkii beerta joogay
@shucaybkhadar2967
@shucaybkhadar2967 4 жыл бұрын
Ninkii uu lidka diyaarada ku toogtay iyo dadkaa uu uxereyey eeyaha
@jiamoh6419
@jiamoh6419 4 жыл бұрын
Kaas wllHi goodax barre in loo geeyo ku fiican tahy
@mohamedguudle481
@mohamedguudle481 3 жыл бұрын
Tak
@mushakaltv7363
@mushakaltv7363 4 жыл бұрын
Waxaan layawbay dilkii adeerkisa wacajib hadii lobabardhigo waxyabaha la isudilo dalkeena
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 4 жыл бұрын
Xiirane waa Nin rageed uray oon lasoo hawaysan karin. Aryaa somaalida kaas Madax uga dhiga aan aragno siday u dhaqmaane😂😂 Waxa iigu layaabka badan waa WiFi la,aanta Iyo Bluetooth ka ar hadaa maxaa u nafa reer kuuriya!!
@bilanahmeddheere1631
@bilanahmeddheere1631 4 жыл бұрын
illaahay baan ka.magan galnay waxad nosiradinaysid
@queenisniha
@queenisniha 6 ай бұрын
Heading uu somaliland madaxwiine uu ahaan laha somaliya maay hadasheen somaliland guuuuuuuul
@mustafemahamed8597
@mustafemahamed8597 3 жыл бұрын
hhh wlhi wan qosly tlow isagu noocme Ayuu udhimn doona
@islamisthereligionofpeace1922
@islamisthereligionofpeace1922 Жыл бұрын
Madiman raabo
@aboodyprince1190
@aboodyprince1190 4 жыл бұрын
Wxaan jeclaa lhaa inaa ka so hadashe wilkaa u dhashay dalka falstiin u cidaan badan u israel dili magcis waa قناص نابلس
@fatheroflove4901
@fatheroflove4901 4 жыл бұрын
Waxaba iga yabise sidu ugu fakare inu dilo injinerki airport ka Ma qasab baa in ay kasindan dorashada Naqshada wayo Dadku isma waafaqan o qofbey la qurxonyihin waxa adiga kula xun qofna waxa la foolxun wixi aad qurux u arkeyse
@taataa7796
@taataa7796 4 жыл бұрын
Sxb sidoonka rabna plz
@xogdoonfarah2196
@xogdoonfarah2196 4 жыл бұрын
Madaxwayne laguma sheego waxaa was mujrim dad dugaaga meel ugu xeraysanyihiin oo marba mid siduu rabo uqala was dad kunool sabaanul jaahiligii oo kale
@mahadhoismacil8683
@mahadhoismacil8683 4 жыл бұрын
War dhaqankn soomali ayuu ku ficnaa saqirahoda xitaa ay intanedka ku jiraan
@kaysedhalawayn6090
@kaysedhalawayn6090 4 жыл бұрын
Aniga ahan waxa uhadleysa sidi wariye reer galbeed eh oo kale mida kale waxa rabtay inay qataan dimuqradiyat reer galbeedka oo ah raga haisfuulan mise sida somalia ookale qabiil sida aya hada yihiin aya ufiican oo amnigoda kusugan yihiin
@xasan1713
@xasan1713 4 жыл бұрын
Aad baad umahadsan tahay macalin waxaan ku weydiin laha inaad ka hadashid hubka nuclear ka iyo sirdoonka maadaama aanu nahay azxaaptaada jecelnahay inaad waxaanu ubaahanahy ka hadashid
@HafsaHafsahupi
@HafsaHafsahupi Жыл бұрын
Qofku markuuu danbi sameeyo jiil ka jiil aya la xidha qof wax ka yara khaldameen dil
@salehchannel184
@salehchannel184 4 жыл бұрын
Waxa iigu yaabka badan waxay aheed in sadex jiil oo qoyskaga ah xabsiga kula galayaan
@suhaybamohamed4397
@suhaybamohamed4397 4 жыл бұрын
Xorriyadu waa qaali qiimaheeda ayaan dareemay runtii.
@furuzshorts7214
@furuzshorts7214 4 жыл бұрын
Am the first one one love *waabari* *family*
@filmcusubcomedy3356
@filmcusubcomedy3356 4 жыл бұрын
Please wlaal subscribe isaar anaa waan Ku saarey
@samraabdullahi4779
@samraabdullahi4779 4 жыл бұрын
Waxa igu layabka badan ninka eeyasha lagu diray iyo danbiyaasha ciqaabtooda adagtay waxyar ayagoo lagu xalin karo
@UmuyaasirYaasir
@UmuyaasirYaasir 4 жыл бұрын
War niyow cunugaan kuusan yaa umada ku soo daayay sheekoyinkisa kama daalo wlhi shaly waxaan dawanayay qeeb adeerkiis uu hal gantaal kaligiis ugu hadiyeyay uu yiri cirka soo daawo
@hoygaxulkiihore5460
@hoygaxulkiihore5460 Жыл бұрын
Anigu korea waa af ganbinayaa waana ka caqljbadan yahay mar uun buu magacayguna darbiya calamka ku oolidoonaa wallaahi si aan udilaba waan udila doonaa cunsurigaa xun ey oo wadanka waxa aan ka dhigi doona mid si xora unanoolaada oo aan lacaadin Magacayguna waa ahmed oo ku nool ethiopia🧟🧟🧟🧟🧟
@Taliye-7
@Taliye-7 4 жыл бұрын
waxaa iigu yaabka badnayd nin adeerkiis ah oo uu gantaal ku dhuftay intuu xir xiray
@jiibziinkhaan3003
@jiibziinkhaan3003 4 жыл бұрын
Oo marka inuu xeerkan ka jiro sideed ku ogaateen beenta naga yare sxp waxa ka jira qof ka sheekayn kara majiro waxna ma galan kamanaa soo baxan intaasa laga ogyahay
@monicely4887
@monicely4887 4 жыл бұрын
Stupid Korea jahiliin waaye macalaa dhay ayago dhan
@ksc8298
@ksc8298 3 жыл бұрын
Somalida ayaa fiican in SAA loogalo
@bullaalehaji2226
@bullaalehaji2226 4 жыл бұрын
dhacdadii iigu layaabka badnayd ee ka dhacday dalka koreyada waqooyi ayaa ahayd, ninkii uu madaxweynaha dalkaasi uu u diyaariyay haadaanta ( God ) uu uga tallaabsaday oo uu sidaas ku dilay dhacdo layaableh sido kale waxan maqlay waa dalka uu xabsiga dunida ugu xun uguna arxanka daran
@shaficishafici-eo9ku
@shaficishafici-eo9ku 4 ай бұрын
Dalkayga somaliya aanba hadan madaxwayne ka noqon lahaa ano 25 Sano jiir ah waxan yeelilaha astamaha madaxwayna kuriyada waqoyi u sameeyay astamo in yar kaduwan
@saciidoahmedyusuf6195
@saciidoahmedyusuf6195 3 жыл бұрын
Adeerkii uma uusan sacbin si camaasadaysan ayaa layaabay wlhi wayaab madax wenahaas
@maxedaxmedcabdi2988
@maxedaxmedcabdi2988 4 жыл бұрын
Wallkeyga codka iyo sida wangsn aa u tapine aya Aad ula dhaca wllhi
@Nature_motivation.2024
@Nature_motivation.2024 4 жыл бұрын
Mar ayaad is lee dahay kali talisnimo waa arin wanaagsan marka aad aragto dalkaaga oo ay maamulayaan dad aan wadaniyada saaxib u ahayn tan kale #Kim waa ka wanaagsan yahay 100laal hogaamiye oo caada qatayaal ah Oo Somalia la dagay.........
@JamacClmaraxmaan
@JamacClmaraxmaan Жыл бұрын
Ala somalidan kibirtay ee 35 sano is cunaysa ee loo taag layahay ayaa uu bahan
@mohamedomar1552
@mohamedomar1552 3 жыл бұрын
Hadan imado hali daldalo hadan imanayana abood ayan laimanaya nafsadeyda anku difaaco
@amiin0013
@amiin0013 4 жыл бұрын
Waxuu ahaa waxa ugu yaabka badnaa waxuu ahaa nin carona loga shakiyay oo hal maddac lagu dhuftay
@mucjizo195
@mucjizo195 4 жыл бұрын
فرعون هذالامة
@wayidwayidq5906
@wayidwayidq5906 2 жыл бұрын
Barnamijyadada waa qaali sxb
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 32 МЛН
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 11 МЛН
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 19 МЛН
Madaxda ugu ilaalada adag aduunka..
10:03
Waaberi Media
Рет қаралды 72 М.
Galka Baarista: Is-barbar dhigga Taalibaan iyo Al-Shabaab
17:50
VOA Somali
Рет қаралды 172 М.
Waamaxay Cajaaibta 7 ah ee aduunka ? | Cajaaibta 7 ah |
10:41
OGAANSHO
Рет қаралды 270 М.
Qadar | Dal yar oo awood u leh inuu iibsado aduunka oo dhan!
12:32
Waaberi Media
Рет қаралды 106 М.
Tuuganimadii qarniga | Sidee ku xadeen bangi iyaga oo aan....
11:01
Waaberi Media
Рет қаралды 115 М.
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 32 МЛН