Waamaxay Cajaaibta 7 ah ee aduunka ? | Cajaaibta 7 ah |

  Рет қаралды 265,991

OGAANSHO

OGAANSHO

4 жыл бұрын

Cajaaibta 7ada ah ee aduunka , wax badan ayaan maqalnay cajaaibta 7da ah ee caalaamka , laaakiin maxay yihiin , maanta waxaan uga hadlaynaa muuqaaalkaan cajaaibtaas 7ada ah iyo waxa ay yihiin ,waxaa xusid mudan in 7/7/2007 loo codeeyay doorashada cajaabib cusub sida darbiga weyn ee shiinaha betra urdun , lkn halkaan waxaan ku soo gudbinayna a7dii cajaaib ee hore laguna magacaabo kuwa asalka ah cajaaibta asalka ah waana cajaaibtii caalamkii hore
waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho
cajaaibta duunka
cajaaibta 7da ah ee caalamka
waamaxay cajaaibta dunida?
cajaaibta

Пікірлер: 317
@noonecanbeat2607
@noonecanbeat2607 4 жыл бұрын
Omer wll wxan ka codsanaynaa hdii aad tixgalinayso codsigeena in aad wx naga tusto technology yada iyo waxyaabo badan oo ku saabsan horumarka technology yada please inta igu raacsan like Saara mahdsanidiin
@izumi4954
@izumi4954 4 жыл бұрын
KagaN AkhrinYOw AllaH Haka BadbadiO adi io Muslimta dhami Carona 😰🤲🏻
@mohamedhashi7542
@mohamedhashi7542 4 жыл бұрын
Xanaan Somalilander safiya AAAMIN WLLSHY QAALI ANAGA IYO DHAMAAN MUSLIMIINTA MEEL KASTOy JOIGAAAN
@Stylemenfashionchannel
@Stylemenfashionchannel 4 жыл бұрын
Ameen ameen ameen
@updyrisakfaisal82
@updyrisakfaisal82 4 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin yaa Allah
@jaceyldhab3477
@jaceyldhab3477 4 жыл бұрын
Amin sister lakin Waxman wata su'aal sawirka Kim saharan ma'adibaa mise 🤔🤔🤔🤗🙂😜😜😝😻🙉
@nuradinsuleiman7950
@nuradinsuleiman7950 4 жыл бұрын
@@jaceyldhab3477 PRO IGU CAAWI ONE SUBSCRIBE ilahay HAKU SHARFEE
@goalshighlights6206
@goalshighlights6206 4 жыл бұрын
Halka balwad aan leeyahay ogaansho jannal ❤❤❤❤❤❤❤
@neiljaxtyn4504
@neiljaxtyn4504 2 жыл бұрын
sorry to be so off topic but does someone know of a trick to get back into an Instagram account?? I somehow lost my login password. I would love any tips you can give me.
@nuunowacademy2100
@nuunowacademy2100 4 жыл бұрын
Malinta qiyaame Waxan Ka Marqaati Kici Donaa Aqligeyga Iyo Garadkeyga Inad Kordhisay Ustad Alah Ku Xafido🙏
@3HDTrolling
@3HDTrolling 4 жыл бұрын
Video gan hadii aad ogaan laheydeen juhdiga waqtiga maalmaha uu qaatay baarista la soo baaray aadna DISLIKE SAARTAAN WAA WAX LAGA XUMAADO ONE LOVE OGAANSHO
@knanhalane3363
@knanhalane3363 4 жыл бұрын
Dadka qaar ineysan dislike garaneen laga yaaaba
@mohamed88466
@mohamed88466 4 жыл бұрын
Like iyo dislike macno ma samaynayaan markay kaa go'an tahay inaad dadka usoo gudbiso waxaad ku dhaanto Qofkii 47-aad ee dislike saara ayaan ahay
@maamuus2023
@maamuus2023 4 жыл бұрын
Ben ahmed Oo markaa wad ku faanaysaa inaad dislike saarto waa yaab walhi
@mohamed88466
@mohamed88466 4 жыл бұрын
ABDALA official may Kuma faanayo lkn wxaan xusayaa inaanay like iyo dislike midkoodna macno samaynayn
@Comps223B
@Comps223B 4 жыл бұрын
Mataqana horta sababta ay somaliada qaar badano kamida usaaran dislike makala yaqanan qaar badano kamida
@khaaliddiinaari7893
@khaaliddiinaari7893 4 жыл бұрын
Ilaahay cilmiga iyo cafimadka haku siyadiyo c.inshar
@salaamchannel7420
@salaamchannel7420 4 жыл бұрын
Runtii wax badan ayaan maqlay 7da cajaaibta todobada laakiin maanta ustaadkeena ayaa iga jaahil bixiyay Mahadsanid ustaad
@queensomali2612
@queensomali2612 4 жыл бұрын
Mashallah the editing and the video quality is beyond perfect keep going on
@cumararka5543
@cumararka5543 4 жыл бұрын
Marka hore ASC waxaan jecleestay Inaan talo kusiiyo waxaana rajeenaa inaad aqrin doonto fariin teeda Waxaajira dad dhagoola aan Fahmi Karin codkaaga iyagoo Laga yaabo ineey rabaan ineey Fahmaan mooduuca aad kahad leeyso Sidaa darteed waxaa kaa codsanaa inaad qoraal ugu sooqorto mooduuca aad kahad leeyso haba yaraadaan Waadna Mahsan tahay walaal❤❤
@iskaashifamily9337
@iskaashifamily9337 4 жыл бұрын
Mahadsanid Omar inshar waa arday dhigta dugsiga sare waxaan raba in an amanada an wax ka ogado muqalkan muqalka higa nogu so dhig
@asmahassan2247
@asmahassan2247 4 жыл бұрын
7 cajaaip 1)haramka masar midka ugu weyn e masar 2)beeraha laalaan e ciraaq 3)taalada sayoos e greece 4)macbadka artaamiiz ee roman 5)heekal musaloos e turki 6)taalada rootez 7)taalda Alexandria e masar
@maalinwalba2489
@maalinwalba2489 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@boqorkasomalida8303
@boqorkasomalida8303 4 жыл бұрын
8 qalcadii Daraawiishta ee Taleex
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
@@boqorkasomalida8303 ninkiii dhisay anba maskaxda lahaaa ma garanaysaaa pro
@abdiqays7136
@abdiqays7136 4 жыл бұрын
谢谢
@ismailmaryacase3184
@ismailmaryacase3184 4 жыл бұрын
Muuqaal Quruxbadan iyo macluumad muhiima . OGAANSHO 💝✌️
@fadumosaid114
@fadumosaid114 4 жыл бұрын
Sxb cumar inshaar channel kaaga waa kobcayaa 1 million subscribers buu gaari insha allah ilaahay hakuu barakeeyo.
@abdirahmannuur2117
@abdirahmannuur2117 4 жыл бұрын
Wan ku faraxsanhy dad ugu horeyo ina ka mid noqdo😍😍😍😍
@AbdirashidDCaabi
@AbdirashidDCaabi 4 жыл бұрын
Awal hore waan maqli jiray Cajaa'ibta 7 aH lkn Manta aqoon baan u leeyahay mahadsanid 0gaalka Dunida "0mer inshar"👏
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 4 жыл бұрын
Mashaa Allah waa taarikh cajaaiba shukran OGAANSHO👍🌷
@maankacade6675
@maankacade6675 4 жыл бұрын
First aya ahay cawa mclin inshar love isar ❤
@hanadyuusuf9185
@hanadyuusuf9185 4 жыл бұрын
Anaa u horeeya'''' Maal mahaan dhan first viewer ahey Cajiib
@cumarlaki884
@cumarlaki884 4 жыл бұрын
Maxaad rabtaaa marka Oo aad soo wadaaa
@hanadyuusuf9185
@hanadyuusuf9185 4 жыл бұрын
@@cumarlaki884 walal inshallah wax wanaagsan soo wadaa🙏
@abdirahmaanshaka816
@abdirahmaanshaka816 4 жыл бұрын
Cumar Inshaar aadbaan ugu xiranahy m.a
@Kororsoofficial
@Kororsoofficial 4 жыл бұрын
Ustaad omar inshaar waad iifaa,ideysay ee alha kuusiyaadiyo wll niyadaada allaha kuu wanaajiyo
@Indhocade212
@Indhocade212 4 жыл бұрын
Commentska wxa KZbin loogu sameeyay si ay dadku Fikir uga dHiibTaan qoraalada lasoo dhigo idinkuna Hadalo maLaa Yacni aH ka HadLaysaan Haaatan aynu dhiiri Gelino MacaLinkaa wakHtigiisa qaaliga aH inoo Huray💕💎
@Boi10-j5z
@Boi10-j5z 4 жыл бұрын
Mahadsanid maclin omar inshar Keep going
@Mustafa-uq5dj
@Mustafa-uq5dj 4 жыл бұрын
Waa wax lagaxumaado in qof somali ah uu dislike saaro vedio sidaan cml uqurux bdn oo wllkeen somaliyed waqti galiyey si uu wax qurux bdn oo cilmi ah noola wadaago. One love Somali maxamed ❤🖐❤
@nabadnolol7414
@nabadnolol7414 4 жыл бұрын
Allow noo ka xifdiyo wlalkeen Omar inshar allow balayo kasta ku garab mari
@diiniabdi6627
@diiniabdi6627 4 жыл бұрын
Asc, Omar inshar:) Fadlan miyad so gudbiin karta ama maad noturjumi karta Buuga ( The richest man in babylon) Mahadsaniid:)
@somalixpressproductions5845
@somalixpressproductions5845 4 жыл бұрын
Nosoo Guudbii fdl
@wiilhoog3204
@wiilhoog3204 4 жыл бұрын
Wll Cumarow waa codsi hadii aad awoodo bugaas nooso turjun, waa hadii aad awoodo 🙏🙏🙏🙏
@muhipoahmed6432
@muhipoahmed6432 4 жыл бұрын
haa wll noo soo gudbi
@yahye9343
@yahye9343 4 жыл бұрын
Titleka videoga qurxi walaal, saan qof kasto kuma dhufanaayo, waa tips aan ku siinaayo keliya.. ❤️ Hore usoco!
@mohamadibraahim930
@mohamadibraahim930 Жыл бұрын
جزاك اللة خير ا يا أخي المسلم بسبب تنشيرالخير) والله إني أحبك في الله
@muktarcadde6446
@muktarcadde6446 4 жыл бұрын
thanks zxp omar macalin utaagan hormarkeena wallhi caqoon baad noo kordhisa wllky omar ku taagersnhy
@jaapurabdikariim2102
@jaapurabdikariim2102 4 жыл бұрын
ILaahay carona hainGa Qabto 🤲
@maxameddaahirkaynaan2865
@maxameddaahirkaynaan2865 4 жыл бұрын
Amiin
@mowliidabdijacfar6877
@mowliidabdijacfar6877 4 жыл бұрын
mahadsanid wllo waad noo fa iidaysaye Alle haku shaarfo
@aardoon1917
@aardoon1917 4 жыл бұрын
ILLAHAY umadena iyo inta muslim ka ahba haka badbaadiyo cudurkaan caronaha ah, ustaaad Omar inshaar ILLAHAY haku amansado camo
@mohaaali1795
@mohaaali1795 4 жыл бұрын
Allow inta muslin allah ka haayo corona virus🤲aamin yaa rabi🙏😥😥😭
@zakariaapdirahman1
@zakariaapdirahman1 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا جزء يا أخي نبيل 🔥
@youseafadel
@youseafadel 4 жыл бұрын
ايش هذة اللغة ما فهمت شئ ؟؟؟؟؟؟
@spartaalbasit6369
@spartaalbasit6369 4 жыл бұрын
@@youseafadel حتى أنا ما افهم لاكن ممتعة
@monirayusuf30
@monirayusuf30 4 жыл бұрын
@@youseafadel صومالي
@saladibrahimmaxamed6454
@saladibrahimmaxamed6454 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal horay usoco oo hagudbin xerka muslimka
@ahmedhussein8822
@ahmedhussein8822 3 жыл бұрын
Best chanel wx badan laga faaidaya
@mamafus6940
@mamafus6940 4 жыл бұрын
Thnx ustaad Omar Inshar
@salaamchannel7420
@salaamchannel7420 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad cumar
@xiinfaniin1630
@xiinfaniin1630 4 жыл бұрын
Waa arin wanaagsan mowduuca aad ka hadashey. Thngs.
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 4 жыл бұрын
Barnaamijkan aad baan usugayey mashallah waxaad modaa inaad niyadayda ogayd ogaansho guulayso
@Tusmeeye555
@Tusmeeye555 4 жыл бұрын
WALALAYAAL ISOO DUCEEYA SHAQADA ANKA SHAQEYO AYAA WAXAY IGU NOQOTAY MURUGTAYDA SI UU ALLAH IISIIYO SHAQA ADUN IYO AQIRO DHANTA IIGU SAHLO ANIGA IYO INTA MUSLIM AH EE ILAMIDKA AH INSHA ALLAH
@marwaxaashi3670
@marwaxaashi3670 4 жыл бұрын
Allaha kaa abaalmariyo Hore usoco walaalkay cumar
@sharkuulaal103
@sharkuulaal103 4 жыл бұрын
Danke bro omar inshaar 🙌🏾
@ahmedhillowle4957
@ahmedhillowle4957 4 жыл бұрын
Keep going ogaansho
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 ай бұрын
Mahadsanidin Saaxiib OGAANSHO
@iamkaafinho3
@iamkaafinho3 4 жыл бұрын
Runtii yuutubarka ugu fiican somali inaad tahay aaminsanahay. 💞
@haykalfilms
@haykalfilms 4 жыл бұрын
Mzha allH Hore usoco wll Halkan Hadaa ku xiran tahay Alle Xumaan kuma tuso
@abdiasismohamed5785
@abdiasismohamed5785 4 жыл бұрын
Mshaa alllh Ustaad Omr ishaaar
@fatahabdul2621
@fatahabdul2621 3 жыл бұрын
Mhdsanid ogaansho lakiin TAJ MAHAL ayaad ka tagtey mucjisoonka dunida 😁🥰😃
@farxiyomaxamed7838
@farxiyomaxamed7838 4 жыл бұрын
M.a Ustaadkena Inshar Alla Haku Sharfo ✔
@ANNA-vh3pi
@ANNA-vh3pi 4 жыл бұрын
Mahadsanid walal qali ah omar inshar
@anasjamalduraan7746
@anasjamalduraan7746 4 жыл бұрын
Ogaansho Kanaalka Kaliya Eee Badalay Nolashayda Allaha Kubarakeeyo Walal Ogaansho ❤
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 4 жыл бұрын
Shukran ustaad
@umumaxamedcade178
@umumaxamedcade178 3 жыл бұрын
Masha allh wall ilahy haku dowro 🙏🙏😍❤
@nuradincadawe
@nuradincadawe 4 жыл бұрын
Mnsh alh cajiib Chanel KZbin ugu wanagsan wax wangsan leed ugu imanii
@abdulahiabdishakuuryaango5751
@abdulahiabdishakuuryaango5751 4 жыл бұрын
Mhdsnid wl qli Omar inshar♥️
@zackclips3010
@zackclips3010 4 жыл бұрын
Keep goin my brother omer inshar
@mohacker_7
@mohacker_7 4 жыл бұрын
Wll cumar videoyada ku saabsan qisada guusha..... video yadaa soo badi .
@Comps223B
@Comps223B 4 жыл бұрын
Mahadsanid macalin omar
@sirahanolosha
@sirahanolosha 4 жыл бұрын
Halmar soo booqo kanaalkayga, waan hubaa innaad ka heli doonto. SOO DHAWOOW.
@abderrazak30
@abderrazak30 4 жыл бұрын
Masha allah wllky CUMAR INSHAR
@Abdixakiin-xp8re
@Abdixakiin-xp8re 5 күн бұрын
Khayr.allaahu.hakusiiyo
@Siraad12
@Siraad12 4 жыл бұрын
M.a ustad keep going
@mustafesiciid3696
@mustafesiciid3696 Жыл бұрын
Ilaah haku sheegib ee waxaad dhahdaa ( sanam ama asnaam)
@sharmagureey3312
@sharmagureey3312 4 жыл бұрын
Mashaalah walal aad iyo aad waad mahadsantahay
@bahjacabdullahiali1636
@bahjacabdullahiali1636 4 жыл бұрын
Thanks ustaad omar
@musteen6977
@musteen6977 4 жыл бұрын
Mansha alah ogaansho 300k
@cabdixaliimcawil4193
@cabdixaliimcawil4193 4 жыл бұрын
Best youtuber
@faraxj5329
@faraxj5329 Жыл бұрын
Markad wax ka raadiso internetka misana hesho isago somali ah ❤️❤️
@xamakowramram7730
@xamakowramram7730 4 жыл бұрын
masha Allah cashar muhiim ah jazaa kal lah
@DREAMER__10
@DREAMER__10 4 жыл бұрын
*Waan* *kuu* *Xiisnay* *Macalin*
@naciimacareef7199
@naciimacareef7199 4 жыл бұрын
wcs mahadsanid wllo
@abdiaziizaadan5443
@abdiaziizaadan5443 4 жыл бұрын
Nice ogaansho
@xamdayuusuf3190
@xamdayuusuf3190 4 жыл бұрын
Masha allah keep going pro
@cimraanmuslin2927
@cimraanmuslin2927 4 жыл бұрын
Omar zxp Asc... Waayadan Dambe Waxan Maqlay In Asalka Somaalidu ka soo jeedan Dadka Faraacinada la dhaho. Sidaa darteed Arintaa Wax tiraac wali ma ka samaysay? Geesta kale Maad Barnaamij ka diyaarin. Thanks.
@samatarfoodcade1316
@samatarfoodcade1316 4 жыл бұрын
Keep going ustaad
@abdikariimmuuseibraahimabd1677
@abdikariimmuuseibraahimabd1677 4 жыл бұрын
sxb alle dartii wan kujeclhay
@buluqfilms6295
@buluqfilms6295 4 жыл бұрын
Omar inshar wllo waxaan u baahaney inaad soo raadiso dalalka aduunka ugu yaabka badan
@berisamaad9292
@berisamaad9292 4 жыл бұрын
cumar ishaar mahadsanid wll. waxaan jeclaan lahaa codsan lahaane in aad warbixin dhamees tiran nooga soo diyaariso MAALGASHIGA.
@maaniinboy7750
@maaniinboy7750 3 жыл бұрын
Masha allaah thanks 🙏🙏
@karama-media
@karama-media 4 жыл бұрын
Horumar weyn omer inshar iyo team kiisa
@hoodoyousuf5346
@hoodoyousuf5346 4 жыл бұрын
Muwduuc aad u fiican😘😍
@aslanalinoor3522
@aslanalinoor3522 4 жыл бұрын
Kanaalka kaliya aan aad ugu xiranahay habeen iyo maalin
@mss_zu7184
@mss_zu7184 4 жыл бұрын
Wan ku xiznay Omar🥰💯♥️💋
@Kulan-media7
@Kulan-media7 4 жыл бұрын
7 wonderful in the world; waxaa kamid ah great wall of china, ogaansho iftiinka ogaalka, mahadsanid Omar inshaar
@nuuramuuze2631
@nuuramuuze2631 4 жыл бұрын
Wlloh ilaHy haku barkaayo💥💫💎
@mucaadmuusenacho8221
@mucaadmuusenacho8221 4 жыл бұрын
MaansHa allH Wax PAdaN kaFaa iiDey mowduucaan💋❤
@sharmarkejamac18
@sharmarkejamac18 4 жыл бұрын
Video kan ka horeyey ee aad magalada pompei uga hadlasay buug anoo ka aqrinya ban video furay mise waa isku mid waan yabahay wlhi
@Suldaan7
@Suldaan7 4 жыл бұрын
Wcs jazakallah wllkeen
@zaqafie
@zaqafie 4 жыл бұрын
Maanta anaa ugu horeeyay ee liketa yaaan layla dhafin Bro maaanta pinka igu qbo
@shamsoomar7587
@shamsoomar7587 4 жыл бұрын
Anigaaa ugu horeeyo caawa happy
@maxmedcali2830
@maxmedcali2830 4 жыл бұрын
Sxp aad ayan ku taageraa alle ha ku xafidee
@HamdiIbrahim-ip1zw
@HamdiIbrahim-ip1zw 2 ай бұрын
Masha allah❤
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
شكرن اخي الكريم
@faadumomohamed3299
@faadumomohamed3299 2 жыл бұрын
Thank u bro
@giirgiirofficial3915
@giirgiirofficial3915 4 жыл бұрын
My brother cumar inshar 🇸🇴😍👌
@mahamedsaalamiin3655
@mahamedsaalamiin3655 4 жыл бұрын
Horay usoco zxp omar
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 4 жыл бұрын
Mansha Allah
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 3 жыл бұрын
Abdi asiiis oogle tv hore usoco
@hawraarsanmedia1979
@hawraarsanmedia1979 4 жыл бұрын
عجائب السبعة So gud bin wanagsan mamule
@AhmedMohamed-td9xp
@AhmedMohamed-td9xp 4 жыл бұрын
Masha allah alaha kudayo wll
Calaamadaha Saacada ?  | Dhacdooyin wax badan muujinaayo
13:40
OGAANSHO
Рет қаралды 333 М.
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 86 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 15 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 82 МЛН
A Muslim Man Enters a Church - They Laughed
39:53
Sabeel Ahmed
Рет қаралды 1,3 МЛН
Qisada guusha ( 3 ) Rag salka hoose kasoo bilaabay
14:27
OGAANSHO
Рет қаралды 229 М.
Ninkaan Hadii Aadan Aqoonin wax badan ayaa ku dhaafay .
12:49
OGAANSHO
Рет қаралды 208 М.
dhulka aan ku noolnahay  wax ka ogoow #OGAANSHO
7:00
OGAANSHO
Рет қаралды 274 М.
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 86 МЛН