kuwa Maanta Hogaaminaya Ummadda Sh Maxamed cabdi Umal

  Рет қаралды 45,296

Salafmedia

Salafmedia

Күн бұрын

Пікірлер: 97
@anthonypie9509
@anthonypie9509 8 ай бұрын
May ALLAH SWT reward you shiekh for the remainder and make us those who follow the Qur'an and hadith❤❤❤
@HafsaMomed
@HafsaMomed 8 ай бұрын
Mansha allah🎉🎉🎉❤
@nimoahmett9299
@nimoahmett9299 7 ай бұрын
Cimriga iyo cilmiga alle hakuu barakeeyo Caafimadkana alle hakuu barakeeyo Adduun iyo aakhiraba alle ha ku dhawro adiga iyo ehelkagaba, Sheekhygii sh muxamed cabdi umal❤
@xasansuuley8939
@xasansuuley8939 9 ай бұрын
Maasha alaah jizaakalaahu qeer sheqeyga sheeq maxamed cabdi umal
@abdirizakmohamed4777
@abdirizakmohamed4777 9 ай бұрын
ماشاء الله شيخنا طال الله عمرك وختم لك حسن الخاتمة وكثر الله لنا أمثالك أحبك لأجل الله
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 9 ай бұрын
Sadaqa rasuululaah salalaahu caleyhi wasalam alla maxan maanta waxbadan oo ilahay rasuulkiisu inoo sheegeen taagan ilahayow na badbaadi😢
@MoustaphaMudir
@MoustaphaMudir Ай бұрын
Allahu yaxfadka culimadeena
@zainabmaxamuud6091
@zainabmaxamuud6091 7 ай бұрын
Allaha ku xafido yaa sh Umal .waa waxa nahaysta sida Geel iyo gurguurte.
@Sara-ed7ol
@Sara-ed7ol 9 ай бұрын
ALLAAHU AKBAR!! ALLAAH CAZA WAJAL ha inoo xifdiyo culumada anagana naga dhigo shacab wax maqla ok ku dhaqma. Allaahuma Aameen ❤
@mohamedaminofficial9212
@mohamedaminofficial9212 7 ай бұрын
Jazakalallah sheik ❤
@farahsaid6913
@farahsaid6913 9 ай бұрын
Sh khayr illahay haku siiyo anigoo caama ah baa layaabanaa sacabka
@mucaadmaxamed6779
@mucaadmaxamed6779 9 ай бұрын
ماشاء الله شيخنا العلامة محمد عبد أمل ❤❤❤
@barlinhabiba2464
@barlinhabiba2464 9 ай бұрын
Mashaallh shiiq waa dhamayaay
@HafsaMomed
@HafsaMomed 8 ай бұрын
Mansha alah shiiq waa
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 9 ай бұрын
Subxanallah walahi way cadahay manta😢😢😢😢
@hibakismail9988
@hibakismail9988 9 ай бұрын
اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد
@Hinda356
@Hinda356 9 ай бұрын
Manshaalh ❤❤
@mustaphetotti8871
@mustaphetotti8871 9 ай бұрын
Maasha Allah kulan Qurux badan weeye iyo wacdi qiimo leh❤
@maryanadan2980
@maryanadan2980 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😮😮😮😮😮😢😢🎉🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤😂😂😂😂❤😂❤😂😂❤😂😂❤😂😂😂😂
@maryanadan2980
@maryanadan2980 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😮😮😮😅😅8😅😅😅😅😊😊😊😊😊😊8❤❤❤❤❤❤❤❤2❤1❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HafsaMomed
@HafsaMomed 8 ай бұрын
Allahu akbar😊😊😊🎉🎉
@HafsaMomed
@HafsaMomed 8 ай бұрын
Walal shawaya😂😂❤❤❤
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 9 ай бұрын
Waa kuwa maanta umada aay soomaalida ka mid tahay hagaaminaaya
@abdifatahhajiuu4573
@abdifatahhajiuu4573 9 ай бұрын
Maashaa Allah . Ilaaahay ha noo kaaxifdiyo culumadeena.😊
@Moustapha97
@Moustapha97 9 ай бұрын
Jazakallah shekhuna 🤲
@buunkahasancade-fe3yr
@buunkahasancade-fe3yr 9 ай бұрын
Waa waqaca jogna doqonka hoganka nohayo iyo kuwa baraha bulshada hogamiye oo fa ido sogudbin allow xumanta nagadhowr
@ilhaanabdi7744
@ilhaanabdi7744 9 ай бұрын
Masha Allah masha Allah sheikh umal aduun iyo aqiiraba Allaha hagu gargaaro
@garadgelle_officail
@garadgelle_officail 9 ай бұрын
Mansha Allah Tabarakallah
@CumarHassan-e9f
@CumarHassan-e9f 9 ай бұрын
Sheeq alle ku xifdiyo aduun iyo aaqiro
@MoustaphaMudir
@MoustaphaMudir Ай бұрын
Soo gudbiyaha khayrka allaha xifdiyo
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 9 ай бұрын
Maan sha alaah sheeq umal
@abdirizakapdalla6720
@abdirizakapdalla6720 9 ай бұрын
Shiikh alla habarakeeyo
@Inspirationchannel-uc3yv
@Inspirationchannel-uc3yv 9 ай бұрын
❤ I love kulumada dinta. Waxan ku talin lahaa iney culumada sanad walbo kulmayo iney fiqul macasar ka umada ucadeyan sida buyucda cusub iyo qabdhismedka nolashaa فقه المعاسر arinkan baahi wayn ayey umada uqabtaa, marka please culumudaa garsiyaa.
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 9 ай бұрын
Ilahey ha soo hanuunsho kuwa
@MohamadFarhanJaamac
@MohamadFarhanJaamac 9 ай бұрын
Alla habarakeeyo 18:29
@ayanmahmoudphadif1269
@ayanmahmoudphadif1269 9 ай бұрын
SallAllah u calahi wasalam
@halimahassan657
@halimahassan657 9 ай бұрын
Asc maansha Allaah jzk Qayran.
@abdiqaadirCali-xt9ke
@abdiqaadirCali-xt9ke 9 ай бұрын
فضيلة الوالد الشيخ محمد عبد أمل
@CabdiKani-u9c
@CabdiKani-u9c 9 ай бұрын
MaashAa allaah
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 9 ай бұрын
Jzkallahu kheyr 🌷 🌷 🌷 🌷 🌷 😊
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 9 ай бұрын
Shiikh cabdi umul waa taa taajir waaye
@badr3628
@badr3628 9 ай бұрын
jazakalah kheyr sheekh
@sahidgelle1682
@sahidgelle1682 9 ай бұрын
MASHA, ALLAAH,
@xasan127
@xasan127 9 ай бұрын
sheikh umul culumada somalida ayagaa kaalintooda gabay
@anabfarah1178
@anabfarah1178 9 ай бұрын
الله اكبر
@Inspirationchannel-uc3yv
@Inspirationchannel-uc3yv 9 ай бұрын
❤ I love kulumada dinta. Waxan ku talin lahaa iney culumada sanad walbo kulmayo iney fiqul macasar ka umada ucadeyan sida buyucda cusub iyo qabdhismedka nolashaa فقه المعاسر arinkan baahi wayn ayey umada uqabtaa, marka please culumudaa garsiyaa.❤
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 9 ай бұрын
Sidaa u noolaaneysid miyaa wahaabida ka sugee ineey kuu sheegayaan?
@linklion1274
@linklion1274 9 ай бұрын
Waaa Maantey SoomaaLi Waxa Haysta
@majid2968
@majid2968 9 ай бұрын
Alow na bad baadi
@ahmedahmedabdullemaow1217
@ahmedahmedabdullemaow1217 9 ай бұрын
Dadka culumada caaynaa waxaa leeyahay ogaada macalin baa ALLA WAYNE hortagaysaan walaalayaal ee qof walboo naftaada utur عن عبدالله بن مسعودٍ قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: ((سِباب المسلم فسوقٌ، وقتاله كفرٌ)). Walaal caaydu ma ahan qofka muslimkaa dabeecadiisa وَعَنْ أَبي هُرَيْرَةَ  أَنَّهُ سَمِعَ النَّبيَّ ﷺ يَقُولُ: إنَّ الْعَبْد لَيَتَكَلَّمُ بِالكَلِمةِ مَا يَتَبيَّنُ فيهَا يَزِلُّ بهَا إِلَى النَّارِ أبْعَدَ مِمَّا بيْنَ المشْرِقِ والمغْرِبِ. متفقٌ عليهِ. Xaqa ALLHA nawaafajiyo
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 9 ай бұрын
Sheekhoow adiga iyo Sheekh Mustafa isa soo sharaxa madaxweyne iyo madaxweyne kuxigeen insha Allah somaalida waay idin dooraneeysaa ee tuugada naga qabta
@hamzabishar6820
@hamzabishar6820 9 ай бұрын
كلام صحيح
@MoalinAhmed
@MoalinAhmed 9 ай бұрын
Masha allh
@hiboilix2104
@hiboilix2104 9 ай бұрын
Allaha ku barakeyo sheekhana Haduu xoolo ahaan lahaa lama gateen 😂😂😂 warunti shekhu xolahaa dhaama dadka qaar
@xasan127
@xasan127 9 ай бұрын
sheekh umul akhiro zamanka waxaa ka mid ah culumo dadka cayaysa sidad hada samaynaysid sida ilah rabo maha.
@shuaibdaacad1673
@shuaibdaacad1673 9 ай бұрын
Mashallah
@anabfarah1178
@anabfarah1178 9 ай бұрын
هذا الواقع اليوم 👈
@DaudiabdiAbdi
@DaudiabdiAbdi 9 ай бұрын
J. Kheeyr
@linklion1274
@linklion1274 9 ай бұрын
SubxaanaLLaah
@yasinmoallin7446
@yasinmoallin7446 9 ай бұрын
Shiikha kuwa uu sheegayo ayuu U haystaa in ay sharci yihiin in la afeeco ayuuna aaminsanyahay. Xagee ayuu U socdaa
@osmandahir4559
@osmandahir4559 9 ай бұрын
Mansh a شيخناالفاضل الله يحفظك من كل شر wa hadhal xaqiqa ah wawaxa manta jiro
@QueensabnaainaAli
@QueensabnaainaAli 9 ай бұрын
Ma.
@HafsaMomed
@HafsaMomed 8 ай бұрын
🎉sss
@naciimoabdikaafi4009
@naciimoabdikaafi4009 9 ай бұрын
Waqtigeda wan jognaa ilahy hana xifdiyo
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 9 ай бұрын
Afkooda Ku dumiya dowlad nimada
@yusufamiin76
@yusufamiin76 9 ай бұрын
Dad cilmi ku yar yahay oo xasid ah qoraalkooda waa caay iyo aflagaaddo uun heerka ay joogaan ayay cadayn utahay aflagaadadaas, marka Sheekh umul wuu ka dhan yahay waxaas allaha dhowro
@adan10000
@adan10000 9 ай бұрын
In wax lasheego oo umad lasaxo waa sax laakiin Alhlaaqiyaad wax loo sheego iyo Aadaab Islaami ah in loo maro yaa larabaa wadaad Umul Akhlaaqiyadkiisa hasaxo. Magaarayo Abidkiis Culimada la jecel yahey.
@ifrahaden3782
@ifrahaden3782 9 ай бұрын
Sax somalida dhika haysta manta waa kuwa qabyaaladastayaal iyo caamo
@bashirsheikh8630
@bashirsheikh8630 9 ай бұрын
Apologies.
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 9 ай бұрын
😅😅😅😢😂😊
@abukalthum1175
@abukalthum1175 9 ай бұрын
Wadaadku waaguu taageeiriyijay nimanka fiican wuxuu ahaa nin garwayn oo quruxbadan oo haybadu kamuuqato oo dahalka helicopter og!!!!
@abdullahimuhammadali4124
@abdullahimuhammadali4124 9 ай бұрын
Walaalow wadaadka anaa lajoogo ee garkiisi xanuun buu kuwaaye wuu kadaataa hada xitaa wuxuu mariyaa daawadha garka soosaro bal un inu garkisa dib uhelo.
@Sara-ed7ol
@Sara-ed7ol 9 ай бұрын
Sheekh Umal garka iskama xiirin ee xanuunkiisuu kaga daatey. Su’aal la weeydiiyey ayaan dhegeystey uu leeyahay daawada garka bixisaan marsadaa. ALLAAH SWT caafimaad ha siiyo. Mideesa kale @abukalthum1175 heybad gar weyn laguma yeesho ee camalka wanaagsan ayaa muhiim ah . Sheekhana weli waa sidii haddii uusan ka sii fiicneeynba. Jzk
@mohaxassan1685
@mohaxassan1685 9 ай бұрын
afweene waa munaafiq labo wajiila ah waagii hore waan taageeri jiray laakiin kadib waxaa iisoobaxday in wixiisu diin aheen ee dan aytahay
@Masago2025
@Masago2025 9 ай бұрын
Yaa ku yiri taageer shib naga dheh.. qaalalaah/qalarasuul kadhaqan wadaad iyo fir firqo taageer laguma dhihin
@hamzabishar6820
@hamzabishar6820 9 ай бұрын
Walal sun qabil miya jida
@Masago2025
@Masago2025 9 ай бұрын
@@hamzabishar6820 walaal qabiilka aa meeel kasta nala galay ilaa aan culumada u dhageysano kanaa i xego xataa hadaw ku hadlo qalad waa inaad raacdo ileeyn waa kugu qabiile
@adan10000
@adan10000 9 ай бұрын
Yaa jecel in la amaano oo neceb shaqsi Somali kale ah oo magac iyo maamuus leh una ogoleyn. Wadaadkan Umul lagu sheego is a Narcissist
@axmedmuusebmwwaasuge8446
@axmedmuusebmwwaasuge8446 9 ай бұрын
Sheekooy ku maqashey shacabka soomaaliyeed weey ka gudbeen casrigii jaahiliga iyo falsafada duur joogta lagu hogaamiyo waa lagaa arris badan yahay cabirka culumada islaamka munaafaqada hahaha daayo soomaali oo dhan waa culumo?????
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 9 ай бұрын
Umaloow Xadiithka aad sheegoosid adiga uu ku quseeyaa😂Jaahil ka hadli dooni arimaha caamka ah waaba adiga😂
@adan10000
@adan10000 9 ай бұрын
Narcissist Umul.
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 9 ай бұрын
Umal Qabiiliste Shalay Markii Farmaajo xakumaayey dalka sidaan uma hadli jirin Laakiiin hada Hawiye ayaa dalka xakuma marka waa kasoo horjeedaa 😂😂😂WAA KULA FAHANAY SHEEKADA
@AboweAdo
@AboweAdo 9 ай бұрын
Hawiye dad miya wa qabyaaladiiste wa baadiye allow farmajo no so celi
@AboweAdo
@AboweAdo 9 ай бұрын
Ninka ugu horeyi culimada xushmeeyey wa farmajo ciil udhimo
@AboweAdo
@AboweAdo 9 ай бұрын
Aabo farmajo allow so celi baadiyo aan hogaan kaseenin aya saaran
@AboweAdo
@AboweAdo 9 ай бұрын
Ninka ugu horeyey sh, cabdarashidi uduceeyey wa farmajo
@AboweAdo
@AboweAdo 9 ай бұрын
Caqliga iyo Il baxnimo wa lo dhasha ee iska yellow ma,ahn
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 9 ай бұрын
Qarni iyo bar jabka iyo dib udhaca umadda muslimiinta ah ku dhacay waxaa qeebta uwa weyn kageesta wahaabiyiinta
@Somali100
@Somali100 9 ай бұрын
Tuug wahabi ah dantiisa fiirsa aa tahay waxba diinta haku dhuman walagu yaqaan
@nimoahmett9299
@nimoahmett9299 7 ай бұрын
Khayr, sharaf, cilmi, caqli, diin dadnimo iyo raganimo ayaa lagu yaqaan, ee naftaada u tur Sh umal alle ayaa doortay e alle hanoo barakeeyo oo hanoo sugo
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 9 ай бұрын
Umal Been badanaa😂REER BAADIYAHA waa amaantay sababto ah adiga ah😂 laakiin Quraanka ayaa sheegaayo Reer Baadiye waxay yihin, AL ACRAAB ASHADUL KUFUR
@AboweAdo
@AboweAdo 9 ай бұрын
Adaa baadiyo ah
@AboweAdo
@AboweAdo 9 ай бұрын
Sh, afkga ka daa
Barnaamijka su'aalaha | Sh Maxamed Cabdi Umal | Xalqadii 16aad
1:04:06
Sheikh Maxamed Cabdi Umal
Рет қаралды 4,1 М.
Xalqadii 2aad || Su Aalo iyo Jawaabo Sh Maxamed Cabdi Umal
1:19:46
Salafmedia
Рет қаралды 105 М.
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 17 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 57 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 39 МЛН
Dawada... Murugada. iyo walwalka || Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil.
1:06:37
Calaamadaha Qiyaamaha Qaybtii 2aad Sh.Maxamed Cabdi Umal
1:22:00
Baraarug Media
Рет қаралды 245 М.
Caqlaaniyiinta By Sh. Maxamed Cabdi Umal  13-11-14 Q 2aad
1:45:00
Salafmedia
Рет қаралды 62 М.
7 October 2024
57:04
Masjid Madiina Buulaxubey
Рет қаралды 30
Shiicada Sh.Muxamed Cabdi Umal
1:24:44
Baraarug Media
Рет қаралды 291 М.
SU AALO & JAWAABO FADHIGII 19 AAD || Sh Maxamed Cabdi Umal
54:48
Barnaamijka su'aalaha | Sh Maxamed Cabdi Umal | Xalqadii 17aad
53:51
Masjidka 6-ka Official Channel
Рет қаралды 16 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 17 МЛН