"Kuwii Shalay Qaranka Xaday ee Magacyada Kula Baxay ayaan Hada Maanta..." ibraahim Mahdi Buubaa

  Рет қаралды 11,275

Horyaal24 Tv

Horyaal24 Tv

Күн бұрын

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV KZbin Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Пікірлер: 58
@saalaxy
@saalaxy 3 ай бұрын
Asaasaq siyaasadeed IYO Somaliland Muuse 96 sanno Waraabe86 sanno Kaahin 95 sanno Gaal 99 sanno,,,,waa Qaran Halgab ah.
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 3 ай бұрын
MashaAllah MashaAllah siyasi an jeclahay nolow InshAllah Xisbigagu wu so bixi. Eid Mubarak!
@m.khadarhassan8637
@m.khadarhassan8637 3 ай бұрын
Well said mr Buubaa, hore u soco
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 3 ай бұрын
MashaAllah MashaAllah siyasi an jeclahay nolow InshAllah Xisbigagu wu so bixi
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 3 ай бұрын
Waa runtii, iska jira Xirsi, Ina Xaashi iyo Meeqaam oo hore qaranka u soo boobay
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 3 ай бұрын
Ka waran xukuumada biixi?mida kale dhulkii yaa cuney?mida kale ciidankii qaranka yaa jabiyey?
@user-horo
@user-horo 3 ай бұрын
Ibrahim mahdi buubaa madax sare fikirkiisu aad u heer sareeyo,hore usoco gudoomiye wacayi galin wacanbaad faraysaa dhalinyaradan jaahwareersan ee eex qabiil iyo waxooga yaroo faro guudkood inta loo lulo codkooda lasiisto kadibna mustaqbalkoodii lagu baabiiyo
@slanddifac5460
@slanddifac5460 3 ай бұрын
Waa runti wallhi tuug tuug dhalay oo dalkan cuney yaan la dooran iska jira
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 3 ай бұрын
Boobaa waa muuse oo kale markii oo soo dhamaaday wakhtigiisii ayuu sodaa u hadlY saylici waxba ma yeelikaro cidna
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 3 ай бұрын
WAAR SHACABKA SOMALILAND AYAGAA DALKA DUMINAYA.WAAYO TUUGII SHALAY BOOBAY AYAY QABIIL KU TAAGERAYAN.MARKAA SOW SHACABKU MAAHA DAD LIITA.ANIGU HABAR JECLO AYAN AHAY TUUKTA HABAR JECLO IN LA QABTO WALAHAY WAN JECLAHAY
@hassannur8022
@hassannur8022 3 ай бұрын
Waa runtaa Dadka ummada wax ka doonaya ma garanayaan sida ay ula hadlayaan buufi buufi
@ahmedmohamedmadar5345
@ahmedmohamedmadar5345 3 ай бұрын
Hambalyo xildibaan, sifiicn baad u hadashay.
@abdikays3958
@abdikays3958 3 ай бұрын
MAHDI BUUBA ... HORTA MIYAAD KA SHEEKAYSID ADIGOO NAAG LA QABO LA QAYILAYA NINKII QABAY UU OGAADAY ISAGOO EUROPE JOOGA UU GURIGIISA KUGU QABTAY BASKOOLAD KUU LA SOO BAXAY AAD GURIGA KA BAXSATAY ADIGOO FEEDO QAAWAN 😅😅😅😅😅😅😅
@hkayir916
@hkayir916 3 ай бұрын
Yaa ????????
@1962yusuf
@1962yusuf 3 ай бұрын
Afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 3 ай бұрын
Ka waran muuse iyo ina kaahin?
@ibrahimhassan7669
@ibrahimhassan7669 3 ай бұрын
Nin rageed xalaal ah..
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 3 ай бұрын
Walahay waa runtiisa
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 3 ай бұрын
Sida cawil oo kale
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 3 ай бұрын
Ma beenta muuse biixi ayaad run mooday doqonoow, ictiraaf bad lagu badalanayo ma rabno, Falastiin waxa aqoonsan dawlado badan hadana maaha dal, Ethiopia oo gaajonaysa adeer ictiraafkeedu micno ma leh, aqoonsi adeer waa 5ta dal ee vito power leh security council like,U.S, Russia, England, France and China
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 3 ай бұрын
Ninkaasi. Siuaasiga sheega ay. maan fahmin ujedadaiisa. Waa sheeko msfrash.
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 3 ай бұрын
Xaqiiq
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 3 ай бұрын
Dabayl xagaa waa ninkii dugsi sare oo been ah Cv ku qortey 😂😂
@NaasirOsmaan
@NaasirOsmaan 3 ай бұрын
Muuse Biixi prepaidkiisa cid dhagaysanaysaa ma jirto . Aqoonsiga uu ka hadlayaa mee muxuu Muusaha uu prepaid ka u yahay u gayn waayay MOU-ga uu Ethiopia la soo saxeexday ?
@MunaMohamud-n3w
@MunaMohamud-n3w 3 ай бұрын
Ina buubaa jazaaka allaah nin ilaahay ku tiirsan aan reer ku tiirsan
@EngasadAxmed
@EngasadAxmed 3 ай бұрын
Kan wax uu qabtay anaga ayaa dooranay oo reer cabdi ciisa ah wali degmo reer cabdi ciise bahahiisa ma arag waa munaafaq waxa uu ka horyimid ninkii iyo xisbigii dadka baray ee ucid
@maxxammedhus.468
@maxxammedhus.468 3 ай бұрын
Kan waa igu shubo waxaa loo samaystay qabiilkayga garxajis
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 3 ай бұрын
Hadii la is isfahmi waaye oo madaxwaynuhu talo qaadan waayo so xaq umalaha inuu madaxwayne ku xigeenku fikirkiisa u sheego so xaq Uma laha
@maxxammedhus.468
@maxxammedhus.468 3 ай бұрын
Xisbiga wadini guul. Ina bubaa eey cadaqata ah waxaa tahay igu shubo. Hadaan garxajis nahay nama matashid
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 3 ай бұрын
Sida Guruje 😭😭😭 ee iska habataqaya
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 ай бұрын
WAXAAD MOODAA BAADILKII IYO XUMAANTII INAY BADATAY!!!!!.NINKANI HADALKIISU WAA WAX WANAAGSAN, LAAKIIN DADKII WAXAY U BATEEN INAY TAAGEERAAN, XAARAAN CUNE, OYO XIMAAN KA BAAYAC MUSHTAREEYE!!!!!!!!.
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 3 ай бұрын
Adop tuuga cawila beenaale
@SuadKab
@SuadKab 3 ай бұрын
Odeyaasha nu ubaahanahay dhalinyaradii uu muuse Biixi siyaasada u furay ee golaha wakiiladu waa kuwaa wadankii iyo dadkii soodoortay ku ciyaaraya markaa ilaahay hanoo dhawro Muuse Biixi iyo ina kaahin iyo inta la midka ah ee dalkan lexejeclo kaqabta ee ilaashanaysa dhalinyaro wakuwaa fashilmay
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 3 ай бұрын
Ina mooge aanu madexweyne u diranee ninka baa anagu asnu taageerynaa
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g 3 ай бұрын
Mid waliba wuu babaya mukuu soo socdana wuxu iska dhigaya mala ig waar ilahay talo saarta reer Somaliand midna ha dhegeysanina ninkii aad is tidhaahdan waddan waa lagu aaminaya doorta.
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 3 ай бұрын
Daba dhilif iga dheh?
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 ай бұрын
Rooda iyo buubaa raaca
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 3 ай бұрын
Ka mid ayuu aha dadkaa?
@Mohkh647
@Mohkh647 3 ай бұрын
War ina buubayow cida ka dhax hadlysa wanu argna wa muuse & gudafadisa
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 ай бұрын
muyuu galay siduu uga dhex hadlaa kkkkkkkkkkkkkkkk beryahan waxaas uun baah maqlaa erayo inagu cusub weeye
@NuraQallib
@NuraQallib 3 ай бұрын
​@@TogdheerBurco-x3pdee hadaad qofkale wuxuu kusoofaray aad kuhadlaysid waxaad udhigataa inuu kaadhex hadlayo waana run muusa kadhex hadlaya
@husse0512
@husse0512 3 ай бұрын
Bedeluu, new blood is needed. Change is good, but change is not easy to happen.
@ArahmanHasan32-ub9jw
@ArahmanHasan32-ub9jw 3 ай бұрын
Hunqaaco ayaa uqabata
@husse0512
@husse0512 3 ай бұрын
Ader, kuwaad ku sheegayso in ay wax dhacayn, xukumada 7ka sanadood xukunka haysay ma imika ayey ogaatay. Mise waa xikmadii ahayd. "Tuug intaanu ku odhan Tuug, tuug ku dheh".
@MubYus
@MubYus 3 ай бұрын
kan maanta oo dhan ayuu hadlayaa , hadalkiisuna ma qeexna.
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 ай бұрын
IIMAANKII BAA KU.MADOOBAADAYOO, HADALKIISA MA FAHMAYSID!!!!!!.TUUGTII WADAN KA XADAY, AYAAD U SACAB TUMAYSAA!!!!!!.XAARAAN IYO XALAASHII BAA ISAGA KAA DHAX DARSAMAY!!!!!!.
@suberh8985
@suberh8985 3 ай бұрын
Anagaa far waaweyn kuugu dhigeynee wuxuu sheegayaa ragga Wadani isku guray iyo kuwa ku soo socda ee uu Kaah ka mid yahay
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 3 ай бұрын
Ibraahim wn ku fahamnay inaad kulmiye hoos ka tahy khatar iga dheh
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 3 ай бұрын
Ibraahin dufle kkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hassannur8022
@hassannur8022 3 ай бұрын
Buubaa u sheeg in addigu aanad u hanjabayn ee aad si xushmad leh aad codka u waydiisanayso
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 3 ай бұрын
Qaranka cisaaqa miyaa
@MahamuudCabdi-nk7yk
@MahamuudCabdi-nk7yk 3 ай бұрын
kuwa cayaya waa kuwa huwanta ah ibrahim waxa jahadkaya waa waxjira aqli salima ayuu jugula hadkaya
@cabdinasir8591
@cabdinasir8591 3 ай бұрын
XIL MAHDI MAANU ISAGU AHYN KUWII LA SOO MACASHAY KULMIYE, MAYNA SXBADII HAYN, MISE ANIGAA QALDAN.
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 3 ай бұрын
Ninkan aqoon uma lihi lkn waa nin baarqab ah
@cartancartan8452
@cartancartan8452 3 ай бұрын
Walahy kaa tahy qaban maysid guudoomiye
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 12 МЛН
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 19 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН
حقيقة 1186 هكتار وصراع بركة والشرفاء العلميين
51:26
حميد المهدوي Hamid Elmahdaouy
Рет қаралды 281 М.
Xildhibaan Maxamed Abiib oo hadda xadhigiisa ka hadlay.
6:36
Galaydh Media
Рет қаралды 93 М.
FAADUMO SICIID OO AFKA FURATAY | WADDANI BASAAS AYUU IGU SHEEGAY
16:25
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 12 МЛН