Faa'iidooyinka ku jira Caleenta Iyo Lafta Gobka ah iyo Xanuunada ay dawada ka yihiin Sh.Maxamed

  Рет қаралды 431,874

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

2 жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 227
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 2 жыл бұрын
Jasaakalahu Sheikh Mohamed War Bixintaa Gobka Aad Ka Bixisay Illahay hakugu Anfaco. Aamiin yaa Waduud
@mustafefarah9434
@mustafefarah9434 Жыл бұрын
ماشاء الله جزاك الله خيرا واحسن الله إليك يا شيخنا الفاضل
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Жыл бұрын
Masha Allah sheekh RABBI ha noo kaa xifdiyo waxay soomaali ubahan tahay in loo furo iskoon ay ku bartan cilmiga RABBI ku siiyey aad kubarto oo dayarta caruurta buuga iyo qalinka sita iyagoo yaryar cilmiga dhirta labaro.
@nasramaxamed4496
@nasramaxamed4496 3 ай бұрын
Scw scw scw❤
@CabdiqaniKhadar-i9b
@CabdiqaniKhadar-i9b Ай бұрын
❤❤
@zuhoercali3173
@zuhoercali3173 2 жыл бұрын
Mashallah jazakallah sheikhnaa imbadan baanu dooxa Marka biyaha nalooga diro cunay wali ba magacyo baanu ula kala bixi jirnay love it 💯
@abalahdhuusawayne9206
@abalahdhuusawayne9206 2 жыл бұрын
Sheekh buug ku qor ubadku hakaa faaidastaan Khayr allaha ku siiyo
@halbowle0187
@halbowle0187 2 жыл бұрын
Masha Allah in badan waan cunay waana harsaday wuuna macaan yahay insha Allah in aan beero waan jeclaa balse insha Allah waan ka ag dhawaanaayaa gaalo Aaminimo iyo gaalo raacid baa nalagu ibtileeyey ceeb is qaawin fadeexo banan taalo aqlaaq dhunta dhaqanxumo Ayaan ka faidney ee qofkii diintiisa iyo aaqiradiisa unaxaaya plse baadiyaha dhaqanka loo noqdo
@meysunhubi4503
@meysunhubi4503 2 жыл бұрын
Walalkey adi wa garani aniga balse magaranayo inas ifafahisa wanrabilahay athigo rali ah
@abshiro7230
@abshiro7230 Жыл бұрын
@@meysunhubi4503 waa geed miro yar yar o mcn dhalo qof walbo muqdisho garanyo
@saynab7503
@saynab7503 Жыл бұрын
Rabi haku barakeeyo sheijhwax badan baad noo faa iidaysay runtii
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 5 күн бұрын
Jazzakallahu khayran Sheikh Ilahay haku xifdiyo wax badan yaanu kaa faiidnay.
@muxammedxasanmmm6064
@muxammedxasanmmm6064 2 жыл бұрын
Maashaa allah waa in geedkaa oo aan la goyn ama aan lajarin
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Jizaaka Allah kheyr yaa sheekh. Aqoonteenaa yar, taas ayaa u sabab ah in aynaan manaafacssn.
@januarySl2024
@januarySl2024 2 жыл бұрын
Shiikh jazaaka Allaahu khayran Maanta waxad na siisay muxaadaro dahab ka qiimad badan. Dad badan oo xanuun meel cidla ah la fadhiya sida kuwaa aad dawaysey oo aan tamar iyo talo hayn ayaa maantaba dhirtaa aad sheegtay isku dawaynaya. Dhirta Somaalida gebiahaan ama dawo ayay leedahay ama manaafac kale.
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 2 жыл бұрын
Sheikh Mohamedow Walaal Khair Illahay haku Siiyo Oo Cilmiga Iyo Caqligaba Iyo Cimrigaba Haku Brakeeyo.
@kobcintaaqoonta6476
@kobcintaaqoonta6476 2 жыл бұрын
Maashaa alaah ilaahay ha barakeeyo sheekh Maxamed ismaaciil Cilmi badan oo kusaabsan geedka gobka ayuu ka hadlay
@aadanyabal5181
@aadanyabal5181 2 жыл бұрын
Jazakallaahu qeyr aad ayaad u mahadsan tahay sheikh
@mimik2959
@mimik2959 Жыл бұрын
Sheikj buug ka qor geedkaas iyo dhirta kale oo midaawaadka ah.. khayr Allaha ku siiyo aaduun iyo aakhiraba
@garadroble2712
@garadroble2712 2 жыл бұрын
Masha allaah cilmi naafic ah aduun iyo aakhiro alle haku siiyo sheikh
@abdirixin1348
@abdirixin1348 2 жыл бұрын
Mansha allah shiikha allah haku barakeeyo
@miskifarah4859
@miskifarah4859 2 жыл бұрын
Maashaa Allaah Sheekheena Jzkheyr
@sahrasuudi1474
@sahrasuudi1474 2 жыл бұрын
Maan sha allaah tabaar kalaaah allaahu akbar
@ahmedjabiiba341
@ahmedjabiiba341 Жыл бұрын
Sheekh Maxamed jazaaka Allah luqaha ayaa aad iibararsan jilbaha wixii kahooseeya mudu badan ayaan qabaa sheekh maxaan isku daweyaa isoo jawab jaka allah
@xasanclaahi1564
@xasanclaahi1564 2 жыл бұрын
Maasha,allaah,Ajar,iyo,Xasan aad,Ilaahay,hakaa,siiyo
@_e_-yj2rm
@_e_-yj2rm Жыл бұрын
Masha alaah sheekh marka lacabayo meeqa caleen yaalaga shiidan
@manasharif8471
@manasharif8471 2 жыл бұрын
Yaa sheikh Allaah sw, hakusiyo cafis iyo cafimad . Cadowkaga Allaah hakaa Qabto amiin yaa Rab
@abdihassan2472
@abdihassan2472 2 жыл бұрын
Jazzakumullah sheikh
@JamaaleAli
@JamaaleAli 2 жыл бұрын
Shukran, tilmaan iyo talo fiican. Illah ha kaa ajer siiyo.
@shaimaali3955
@shaimaali3955 Жыл бұрын
ما شاء الله جزاك الله خيرا
@aminahyusuf4959
@aminahyusuf4959 2 ай бұрын
مشاءالله تبارك الرحمن ربي يحفظك ويسعدك ويوفقك في كل خير شيخنا الفاضل اللهم امين يارب العالمين
@abdifatahelmi6574
@abdifatahelmi6574 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarka Allah jazaka Allah Khayr Sheikh
@wasaim5143
@wasaim5143 2 жыл бұрын
Masha Allah jisakumulahu kheyr Shiiq
@xasanclaahi1564
@xasanclaahi1564 2 жыл бұрын
illaahay,cafis,iyo,caafimaad,Haku,siiyo,sheekh
@mercedes7890
@mercedes7890 Жыл бұрын
Jlq sheeq
@iqramaxamud4890
@iqramaxamud4890 8 ай бұрын
Mansha Allah sheekh alle haku barakeeyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@bashiirmohamedmaxamuud5806
@bashiirmohamedmaxamuud5806 2 жыл бұрын
Allaah haku xafido
@nimcomaxaned9773
@nimcomaxaned9773 2 жыл бұрын
Mashallah Alle khayr haseyo
@karbajeawale934
@karbajeawale934 3 ай бұрын
Jazzaakallaah khayral jazzaa raxmaanka hooskiisa hadhsado sheikh insha allaah aamiin aamiin aamiin
@munaaden9549
@munaaden9549 2 жыл бұрын
Masha Allahu ilaahay ha noo kaa xifdiyo sheekh
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 2 жыл бұрын
سبحان الله
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 2 жыл бұрын
لا اله الا الله وحده لاشريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير
@ayishahalsomali7539
@ayishahalsomali7539 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@user-yq5px8wl2k
@user-yq5px8wl2k 5 ай бұрын
Maashaa allaah ilaahay ha barakeeyo shiikha
@boqorkaafrica656
@boqorkaafrica656 2 жыл бұрын
Mnsha Allah Jisaakalahu Khyr
@dayibahmed1005
@dayibahmed1005 2 жыл бұрын
Allah ha kaa abaaliyo Sheekh geedkan anigu waan jecelahay waana beeraa waxaan beerey 2022...1laa 2021 boqol geed
@fosiyabedda421
@fosiyabedda421 2 жыл бұрын
Mashallah
@dayahlion3635
@dayahlion3635 2 жыл бұрын
English maxaa lagu dhahaa geedka
@bisharbidii4597
@bisharbidii4597 Жыл бұрын
Walalow mcn geta gobka ah magac kala maleyahay? Garisa banjogaa eh magaca halkan logayaqana majiraa?
@feisalnoor509
@feisalnoor509 5 ай бұрын
Muringa tree miya
@Hana-997
@Hana-997 2 ай бұрын
​@@feisalnoor509waa geedka qasilka ee dumarku madaxa ku meydhaan
@abdifataxyaasin7270
@abdifataxyaasin7270 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا شيخنا الحبيب
@januarySl2024
@januarySl2024 2 жыл бұрын
Dee hadaa geedkan barakaysan ee manziladdaa sare xaga Illaahay ka jooga ee dhir oo dhan ugu karaamad badan ay nu ka barakaysano oo dalka oo dhan ha lagu beero.
@fosiyabedda421
@fosiyabedda421 2 жыл бұрын
SAX WAA MUHIIM
@user-ft3ej1ni5w
@user-ft3ej1ni5w 8 ай бұрын
Masha alah ilahay hakubarakeyo shekh
@aishamuuse202
@aishamuuse202 2 жыл бұрын
Masha Allah ❤️👍
@halimadirie5301
@halimadirie5301 2 жыл бұрын
Shiikh khayr badan illahay ha Ku siiyee arday soo saar oo cilmigan barr
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 2 жыл бұрын
Sheekh Allaha kaa abaalmariyo
@aminamose1347
@aminamose1347 Жыл бұрын
Asalmu caleey kumum waa raxmtulaahii waa barakaatu walaalo sheek ilaahay deenbigaaga ha dhaafo ka waran qasiilka budada ah ama shiidan ma cabi kara misee waa ka qooyan
@fayecooking
@fayecooking 5 ай бұрын
MashAllah Caruurta oohinta badan inta la tumo caleenta gobka Madaxa loo saari jiray! dadka dego wabiyada agagaarkooda ayaa isticmaalaa !
@naimaabdikareim1867
@naimaabdikareim1867 Ай бұрын
Alle hakubarekyo shikh ❤
@hodanmohamed6749
@hodanmohamed6749 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah jzk
@nuursahin9870
@nuursahin9870 7 ай бұрын
Mansha Allah wanbilawi Insha Allah qer Allah hakusiyo
@user-kx8gx1vf2w
@user-kx8gx1vf2w 7 ай бұрын
Masha Allah cilmi NAAFI ah Alle hakusiiyo
@rajowayn5407
@rajowayn5407 2 жыл бұрын
Soo badiya brnaamijyada noocan oo kal ah
@cabdishiiqowwaxaankuriyood4479
@cabdishiiqowwaxaankuriyood4479 2 жыл бұрын
Seeloo ist icmaalaa
@faseexxassan3258
@faseexxassan3258 2 жыл бұрын
M.a sheikh jazakallaah
@xalimosacdiyo2577
@xalimosacdiyo2577 2 жыл бұрын
Masha allah
@user-pk5pg9dg7y
@user-pk5pg9dg7y 2 ай бұрын
Asxabty qofkii sheekh lanbarkii hayaa ha ii soo sheego aad iyo aad baan ugu baahahaye insha allah wllyaal qofkii garnyaa ha ii soo sheego
@XaawaAxmedXaawa41
@XaawaAxmedXaawa41 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@umurayaan4624
@umurayaan4624 Жыл бұрын
Masha allah waanu tijaabinay alxamdulilah macaanki waa u daawo qofki siinaya qof macaanle daawada haka joojiyo hadii kale wuu dhacayaa
@atariishobadiyo
@atariishobadiyo Жыл бұрын
Wllo hooyaday baa leh ee bal sideed u isticmaashay plz iigasoo jawaab
@umurayaan4624
@umurayaan4624 Жыл бұрын
@@atariishobadiyo wllo geedka xidiidkiisa hadi aad hesho sida shaaha ugu samee hadii kale caleentiisa biyo kulul ugu rid 7xabo sheekha dhagayso sidiisa ugu same sidii ku fudud
@fartunomar2762
@fartunomar2762 Ай бұрын
Jizakumuallah 🎉🎉🎉❤❤
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 5 ай бұрын
Kheyr alle haku siyo sheekh
@sharifjanagale3776
@sharifjanagale3776 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله فيك وجزاك الله خير الجزاء
@samsamm5996
@samsamm5996 2 жыл бұрын
Allahu akbar ❤️❤️❤️
@abdikarimaliabdurrahman6308
@abdikarimaliabdurrahman6308 2 жыл бұрын
Magaca gob ayaad ka garanaysaa qiimaha uu leeyahay
@hooyosomaliyed7256
@hooyosomaliyed7256 Жыл бұрын
scw masha allah sheikh allah ku xifdiyo wan cuni jiray schoolka ayu kabixi jiray lkn hada indonesia jogaa wan ku arkay maba yaqanan umaleynayaa waayo ayago cunayo ma arkin hada arko mirihiisa wa cuna dariskyga xitaa we hestaan
@FaadumoSahal-ys7ud
@FaadumoSahal-ys7ud Жыл бұрын
shaikh jasaa kalaahu khayra
@jimcaaleaaden309
@jimcaaleaaden309 2 жыл бұрын
Jaasaa ka llaah kheyr
@ayaanmohometh6374
@ayaanmohometh6374 2 жыл бұрын
Mansha alllaah
@sahroa.bdiabdullah3603
@sahroa.bdiabdullah3603 2 жыл бұрын
Maash ahAll
@user-pz7xw3wb2s
@user-pz7xw3wb2s 4 ай бұрын
Masha Allah ❤
@saidabdifatah2356
@saidabdifatah2356 2 жыл бұрын
Maashaa allah
@sahromaxamedaxmed2529
@sahromaxamedaxmed2529 2 жыл бұрын
Mansha alaah
@JamaaleAli
@JamaaleAli 2 жыл бұрын
Shiikh geedaha aad magacooda noo sheegtay, sawirkooda ma heli kartaa si aan aad ugu sii fahamno. Shukran
@omarhussien8958
@omarhussien8958 2 жыл бұрын
Chinese date...ayaa layiraa.
@Radwaan
@Radwaan 2 жыл бұрын
Waar Awdal Borame uuka buuxaaa waa budhuukh Ala mxn ka dhargay gob masha Allaah
@WahibHadi-xw7ky
@WahibHadi-xw7ky 3 ай бұрын
MERCI BCP CHEIKH
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 2 жыл бұрын
Sheikh Illahay haku Ikraamo Ee Imika Kuwan Somaliland Miygiisa Ku Qaar Kamida Ayaa Garaaca. Dadkeenii Hore na Waa Geedka Ay Boxyeen, Lama Graacaan. Bal Cilmiga Illahay Gobku Inta Badan Doox Walba u Ku Yaala. Alxamdu lilah Aladii Razaqanaa Hadaa Bifadleh. Mahad sanid Walaal Yaa Sheikhana.
@abdiwahiukure734
@abdiwahiukure734 2 жыл бұрын
Sh asc wrw waabarakatuhu sh gedka sidriga xages kabaxa dulka somalida ay dagta wa mahadsanta shiq
@user-lr6ew5mv8v
@user-lr6ew5mv8v 2 жыл бұрын
Isaga oo lashiiday waa lahelayaa sxp soo dalbo
@canabibnujama3017
@canabibnujama3017 Жыл бұрын
Masha allah tabaaraka allah
@abdirammansamir8508
@abdirammansamir8508 2 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah
@MaxamedHabane
@MaxamedHabane 7 күн бұрын
m.a sheekh
@saeedabdi3816
@saeedabdi3816 2 жыл бұрын
Jazaa Kallaah
@user-xq2hf3ws4h
@user-xq2hf3ws4h 5 ай бұрын
Maasha alaah Maasha alaah Maasha alaah Maasha alaah Maasha alaah Maasha alaah
@khadrayussuf4388
@khadrayussuf4388 2 жыл бұрын
Mashaalah ilahayhaku barakeyo sh
@sharmarkesharmarke5339
@sharmarkesharmarke5339 5 ай бұрын
Masha Allah
@abshiroha2072
@abshiroha2072 2 жыл бұрын
MASHA ALLAH 😭💞
@user-sq9bx4kh5e
@user-sq9bx4kh5e 3 ай бұрын
asxabay geedka wn tijaabiyey dhakhtrku wxu iishegey iney buro biyood ayna waxba ka qabakarin in ay igu taalo 4bari oon isticmalay cabida geedka wa la iga waayey markii comterki la igu celiyey jazakalah sheekh❤
@umuminhaj5717
@umuminhaj5717 2 жыл бұрын
Mashaallah
@JawaahirCabdi-mv7ug
@JawaahirCabdi-mv7ug 6 ай бұрын
Mash allah sheekh waxaa iga xanuusan gabdh iga xanuusatay iyad oo afar jirah ma hadlaysa. Iyad oo dhan way jajabantahay
@user-yq5px8wl2k
@user-yq5px8wl2k 4 ай бұрын
Maashaa allaah
@Fartunmo
@Fartunmo Жыл бұрын
Asc dhamaantiin walaalayaan waxaan nahay qurbo joog waxaan rabi leheen in aan ka faa iideeysano casharadan oo kale fadlan isku daya markii la sharxaayo dhirta daawada leh ama nacfiga in aad il naxariiseed nagu soo eegtaan oo aan niyada nago heysaan in aan u baahanahay magaca geedka English mahadsanidin
@ayaanmohometh6374
@ayaanmohometh6374 2 жыл бұрын
Mansha alllaah
@xasannuux5275
@xasannuux5275 2 жыл бұрын
Mansha.allah
@cabdiraxmaan613
@cabdiraxmaan613 2 жыл бұрын
Masha lleehay
@jamaducaysane9069
@jamaducaysane9069 2 жыл бұрын
Asc Sheikhoow xageee joogtaaaaaaa
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 2 ай бұрын
Maanshaallah .
@barkhadbare7001
@barkhadbare7001 Жыл бұрын
Mashaalaah
@mustafekamaal9680
@mustafekamaal9680 7 ай бұрын
Masha allah.Sheekh ismaciil.Mahad alle ha ka gaadho.Amen.Walalayaal geedka gobka English maxa lagu yidhaahda.
@hothanmohamud6626
@hothanmohamud6626 2 жыл бұрын
sheekh khayr aleh haku siyeee caleenta miyaa la qalajinayaa mise iyadoo qoyanbanu shiidnaa
@user-bk5cg4cd3v
@user-bk5cg4cd3v Ай бұрын
السلام عليكم و رحمة الله و بركاته شيخ محمد وحدة من معارفي مريضة بالسرطان و منتشر بالكبد و حوله و جسمها صار اصفر اتمنى تقول لنا عن رقية لعلاجها و شكرا
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Жыл бұрын
Masha Allaah ❣️ jxk kheyr sheikh 🇸🇴🕋🕋💎💎💎👂👂😭🤲 allaahu ma aamiin 🤲 yaa rabalcaalamiin 🤲😭😭
@fosiyabedda421
@fosiyabedda421 2 жыл бұрын
Mashallah
@user-su8ng6jm4e
@user-su8ng6jm4e 6 ай бұрын
Maan shaa all aah
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 2 жыл бұрын
Illahayow Cidii Geedka Gobka illaalisa Illahayow illaali. Cida Googoynaysana Illahayow Kaqabo.
@ibrahimmohamedabdi3792
@ibrahimmohamedabdi3792 2 ай бұрын
Waa hadiyd Alle nasiyey, calamka dhamnti lagama hello, xus ayu quranka kuleeyhy, dhogu sifeya lafaha Aya xojiya wala shidan karaa madoyimka Aya kahor tagi Kara kansarka wxu saxa calsho wxu ridaa mizanka dhiga ayu nadiif kadhigaa waxa udifacaa masxdka iny dhaqso asasqdo waa qandha jabiye waxy dawo utahy dadka xiiiqda kaqabo qofka dhikarka qabto wu dajiya wxu uficnyhy dadka daka qabo tufta qofka gaska qabo goryanka udawya yahy dadka kaxununsan beryarda wxu siiya jirka awood ilkaha dadka xanunayan calentisa iyo dhaga yara lisgu daraa meshi nabr leh dawo uleeyahy lafaha jabay ayu kabaa finanka wajiga Kaso baxo iyo xoolaha cadhoobo sixirka ayu dawo uyahy
@AyanFarhan-fw2sb
@AyanFarhan-fw2sb Ай бұрын
Wall gaskana dawo mu uyahay iyo tifowga
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
neefka caleenta gobka daaqa weligii ma caatoobo taashaan hubaa awrka daaqa aad buu u xoog weyn yahay taas waan hubaa
@cabdifaaraxkaarshe1427
@cabdifaaraxkaarshe1427 2 жыл бұрын
wll iisheeg geedkaas
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 2 жыл бұрын
@@cabdifaaraxkaarshe1427 geedka magaciisa gob ladhahaa wa miro yar oo macaan
@omarnuh
@omarnuh 2 ай бұрын
Alaihi Afdhalu Salatu Wasallam Sallallahu Alaihi Wasallam
@idiriskhalaawo3627
@idiriskhalaawo3627 2 ай бұрын
Mash alh
@user-wi2si7is5y
@user-wi2si7is5y 6 ай бұрын
Maansha.alaah
Isku daaweynta Liinta & biyaha kulul | Dr Abdi Ahmed Caabi
33:01
Salafmedia
Рет қаралды 624 М.
4 xanuun oo ay dawo u tahay Aayatul Kursi "Sh Xasan Jaamici"
55:00
Xogmaal Media
Рет қаралды 514 М.
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 2,2 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 28 МЛН
Jinka Iyo Caalamka Inaga Qarsoon Sh Maxamed Ismaaciil
1:13:02
True Cable Tv
Рет қаралды 333 М.
15 Benefits Of Pumpkin:"BOCOR GATIITOOW" Faa'iidooyin Kaa Qarsoon Oo..
18:36
Sh Xassaan Maxu Ku Daaweeya Dadka Kaso Quuste Dhakhaatiirta India Iyo Turkiga
18:33
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 80 М.
Su'aalo iyo Jawaabo Magaalada Barbara Qaybtii 2aad Sheekh  Dirir
21:33
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 2,1 МЛН
SU'AALO IYO JAWAABO ᴴᴰ┇► Sheekh Mohamed dirir
37:23
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 190 М.
Isha Xasadka | Nin Waxa uu Eegaa Dhintaan | Sheekh Maxamed Ismaaciil
13:22