Laba Sannadood Kaddib, Maxaa Ka Qaldamay Dowladda Madaxweyne Xasan gaar ahaan Dagaalka Shabaab?

  Рет қаралды 8,568

Abdijaliil Show

Abdijaliil Show

Ай бұрын

Пікірлер: 23
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Ай бұрын
Masha Allah Taliye Abdiweli Jama Gorod Waa Ninkii Markuu MD Farmaajo Udoodtay Taliyaha Xooga Dalka Wa Gen Nabad kasameeyey Galkacyo oo Mideeyey Labada Mamul ee udhexeso Galkacyo Ciidamo Saldhigyo Oo Ay Wada leeyihin reer Galkacyo Wakaa Maanta Nabad lagu Wada joogo Allaha Nooso Celiyo
@acazaam
@acazaam Ай бұрын
Abdijaliil big journalist Daganaanta suaalahaga iyo aqyaarnimadada aadban uhambalyeynaayaa
@halbeegtrading7632
@halbeegtrading7632 Ай бұрын
SOMALIA KOOMO AYEEY KU JIRTAA ALLAHA CAAFIYO DARYEEL FIICAN MA HELIN QOF WALBA DANTIISUU KA DHEX RAADSANAYA😢 KUWA DAMIIR LEH INSHA ALLAH OO U DAMQADA😢 💪🏾
@abdikadirabdijama6352
@abdikadirabdijama6352 27 күн бұрын
Waa talo fcn alah ha ku anfaco xassan dhiiqo
@tygacadde8139
@tygacadde8139 28 күн бұрын
Taliye Abdiweli Jama Gorod waa miisanka culus wlhi
@ABDULLAHITOHOW
@ABDULLAHITOHOW Ай бұрын
Shabaab diyaar ma aheyn waana la iskugu tagay ee wax kale sheega
@user-pf4eh6hv7w
@user-pf4eh6hv7w 28 күн бұрын
taliye Abdiwali waa wayo arag tala fcn ayu dhiibay Alle haku dugo xassan shiikh inu xilka udhiibo taliyaha xoga wayo waya arag weye
@user-mr7xk1yl7n
@user-mr7xk1yl7n Ай бұрын
Qabiir Sarkaal Taliye Abdi Wali Jaamac Xussen Gorod
@user-ww4vx8tq4m
@user-ww4vx8tq4m Ай бұрын
Sxb iga caabe fecbook profel sida lacag loga furto
@CanoleXasan-qy2jq
@CanoleXasan-qy2jq Ай бұрын
Ninkaan waakhabiir
@abdikadirabdijama6352
@abdikadirabdijama6352 27 күн бұрын
😂😂😂
@afitaaxronaldo7954
@afitaaxronaldo7954 Ай бұрын
Habar fadhiso lagdan la fududaa😂 oo video ah aan dawanonaaa
@mowlidwardiye8616
@mowlidwardiye8616 Ай бұрын
Horta ninkan iyo dhagabadan tarikhdooda soo bar xili adag bey soo shaqeyen oo diyarad drone ah jirin iyo cafimaad degdeg ah inta adan hadlin wax soo bar 😂
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 26 күн бұрын
Gen Gorod Waa Nin Qibrad weyn uleh Qaabka Ciidamada loosameyo wa Taliyihii Sameeyey kumaandoska Gorgor Haramcad Danab Marka Adiga afitaaxronaldo7954 Cid Walbo Afka Hala Gelin
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 Ай бұрын
Hassan Sheikh and the leaders of the country's regions, what is being discussed at Villa Somalia is national interest or private interest? First of all, what is being discussed is the interests of those who are there, if they do not agree, what they do not agree is their own interests and not a difference of opinion in the general interests of the Somali nation. And if they don't agree, what they don't agree on is their own interests
@MahadBuule
@MahadBuule Ай бұрын
Nkkk
@asadorg881
@asadorg881 Ай бұрын
Dalalka Somalia 🇸🇴 😢
@MariamAd22
@MariamAd22 29 күн бұрын
Dadka somaliyed ineey maraban sababtuna wa iyaaga ayaa xasiid isku ah siida punttland somaliland wa waada lugoyada somalida koobfurta iyo bartamaha
@HassanAli-zp6nn
@HassanAli-zp6nn Ай бұрын
Taliya waa waaya arag talo iyo bogaadin fcn buu u diray hadii la qaadanaayo
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 26 күн бұрын
Mesha lagaarey iskadaaye hada intuu maryaa sow ma ahan mogdisho dhaxdeda in belihii isu hob arur sanayaan Mogdisho yaleh cinwaanka ah yaa sameytey bey kula tahey Wali miyaad maqashey magalo ay khawarij ta hay sato oo la iswey diinayo cida iska leh
@Canshuurvet
@Canshuurvet Ай бұрын
Taliye gorod waxaan uga mahadcelin doorkii uu kulahaa nabadaynta gobolka mudug gaar ahaan magaalada galkio oo uu door wayn ka qaatay. Anoo dhanka puntland deegaan u ahaa waxaan u haynaa abaal
@abdigah5364
@abdigah5364 Ай бұрын
Somalifaqash fashilku waa dhaqankeeda
@hodaneey6777
@hodaneey6777 Ай бұрын
Sick 😷
La revancha 😱
00:55
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 56 МЛН
Универ. 10 лет спустя - ВСЕ СЕРИИ ПОДРЯД
9:04:59
Комедии 2023
Рет қаралды 1,5 МЛН
Each found a feeling.#Short #Officer Rabbit #angel
00:17
兔子警官
Рет қаралды 8 МЛН
WAAR DAG DAG AH
21:20
JUBBA MEDIA
Рет қаралды 2 М.
Gen. SICIID DHEERE AL-ITIXAAD iyo SSDF (dagaalkii dhabar-jebinta ee 1992) Qaybta 6-aad.
23:58