LABISKA IYO QURUXDA DABECIGA MIYAD JECESHAY MASE ?

  Рет қаралды 8,530

Hamda Home Decor

Hamda Home Decor

Күн бұрын

Пікірлер: 69
@aminogarad2974
@aminogarad2974 19 күн бұрын
Kun dhaan ina warsamaay aniga ugu horeyo ❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 19 күн бұрын
Qalbi ❤❤❤❤
@munamuxumed7596
@munamuxumed7596 Күн бұрын
Mashallah tabarakallh qof karti badan❤❤
@dekaahmed3065
@dekaahmed3065 19 күн бұрын
You are passionate Ina adeer Allahumabarik
@Musayma
@Musayma 17 күн бұрын
Mazha allh qlpyyyyy❤❤❤ waaa fikrad quruxpadan inad quruxdada isticmashid ood nash nashatid gude iyo dipad bah🥰
@amiishaahmed9865
@amiishaahmed9865 19 күн бұрын
Xamdiyeey noo soo duub lebiska Toobabka, cabaayadaha, khamaarada iyo coloradooda Wakhti yada la xidhaba. Mahadsanid
@faadmamohamed7291
@faadmamohamed7291 18 күн бұрын
Asc abaayo skin care products ka link down blow manoo soo dhigi kartaa please
@ZeinabIbrahim-j7i
@ZeinabIbrahim-j7i 14 күн бұрын
Xamdiyey dhinacaas labiska naga dhis abaayo Aad ayaan kugu xidhnahay horena usoco ku leeyahay
@Umuyaasiryusufcali640
@Umuyaasiryusufcali640 17 күн бұрын
Mashaa alllah
@marwaadan7906
@marwaadan7906 18 күн бұрын
Xbbty labiska iyo isqurxinta naga dhis soomaali hadaanahay midabada qurxoon naga khaldan green orang baa u badan labiskeena
@saynabjama2038
@saynabjama2038 18 күн бұрын
Masha Allah gabadh fariida qaali caloosha maxaan ku socodsiinkara skin care waan isticmaala wadankii hooyana waan joga qaali waxaad nooga soo sheekaysaa collegen iyo waxay tarto
@Fad-p4i
@Fad-p4i 19 күн бұрын
Aad iyo aad qalbi mekab majecli alx naftyda ku kalsonhy🎉❤
@xabiibomacalin7350
@xabiibomacalin7350 19 күн бұрын
Xamdiyey abaayo xal isii ilaahey dartiis Mar walba komantiya kuu soqora abaayo depression ayaa igu dhacay saan ufekeraye wallhi waan xanusanahay ciyalkeyga wey yaryaryihiin gabdho ayana ugu waawen abaayo somaliya joga aabehey wuuw iga xanusanyahay ana curadiis ah shaqoyina radiye wan wayey hadan shaqo ado xita gabdhaheygan ucabsana abayo wadanki wuw xumaday waan warersanahay waxan dhaqtar xita ku aado maheesti bal wax iishega iina soo duceeya😢😢😢
@NazriVIPUGAARASO
@NazriVIPUGAARASO 19 күн бұрын
Alle arimahaaga hakuu yasiro xabiibti
@xabiibomacalin7350
@xabiibomacalin7350 19 күн бұрын
@NazriVIPUGAARASO aamiin abaayo
@Fad-p4i
@Fad-p4i 19 күн бұрын
Sorry abayo alaha kusaqiro amuraha aabe alaha kucafiyo astaqfarta badi iyo saliga nabiga scw badi😢
@yuuuuga1
@yuuuuga1 18 күн бұрын
@@xabiibomacalin7350 Abyo manta isowac isoo qor inaad thy Xabibo waan kula hadli kara manta waqti ku sina aan walhi iga goin
@IkraanAbdishakuur-e4s
@IkraanAbdishakuur-e4s 18 күн бұрын
Mashaalaah xamdaay waa mahadtahay sxq
@awoabdi7598
@awoabdi7598 18 күн бұрын
I love your videos especially this one. More videos like this habo pls
@saidaiskufilan2166
@saidaiskufilan2166 19 күн бұрын
Masha Allah Tabarkallah
@fadumaweyrah9478
@fadumaweyrah9478 18 күн бұрын
Jah naaag ta kaliyaa aaan ku daydo wll allaaaah ha ku barakeeeyo
@najahabdirahman2887
@najahabdirahman2887 18 күн бұрын
kalsonida la sheegaba adigan ka baraney xamdiyey ilahy maskaxdada ha ku barakeeyo wll ❤
@xaliimoahmed8673
@xaliimoahmed8673 18 күн бұрын
Hamdiyey ablkaaaga magudi karo ilove you qalpi😢❤mahdsnid wax loo dhaafo majirto hadan oslo hadaan joogi lahaa intaan ku casuuman mdxa kaa dhunkanlaaha kundhaaney abaayo qaali dhiga ugu sharfbdnow mar waan kulmi doona i.n❤
@farhiakitchen
@farhiakitchen 18 күн бұрын
Masha Allah makeup waa lagu doqobaa Abaayo ❤❤
@samraali4860
@samraali4860 19 күн бұрын
Masha Allah ❤
@nabilamanac8189
@nabilamanac8189 19 күн бұрын
Mashalah
@Fatumaahmed5
@Fatumaahmed5 19 күн бұрын
MashAllah
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 19 күн бұрын
Masha alaah caddey
@queensiham7511
@queensiham7511 18 күн бұрын
Asc xppti xamdiyey Calosha waxa lagubixiyo kasohadal qali
@ilhanmohammed9569
@ilhanmohammed9569 19 күн бұрын
Mashallah my beautiful sister, may Allah bless you and your family. 💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷🥰
@HaniAhmed-nr6vr
@HaniAhmed-nr6vr 18 күн бұрын
Mansha allaaaaah❤❤
@bisharoabdirahman7625
@bisharoabdirahman7625 19 күн бұрын
Queen waxaa thay qofta aan kabartay saving iyo inaan kuxisaabtamo xoolo aan anigu leeyahay. Waana dhaqan galiyay
@yuuuuga1
@yuuuuga1 18 күн бұрын
@@bisharoabdirahman7625 waaaw mashlaaah Guleyso wax fcn ayad sameysay
@SugraCadey
@SugraCadey 19 күн бұрын
Manshallah wll
@samirahassan2023
@samirahassan2023 19 күн бұрын
Masha Allah 🎉🎉🎉🎉🎉
@fariidofikar1467
@fariidofikar1467 17 күн бұрын
❤❤❤❤❤😊😊😊
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 19 күн бұрын
Manshaallah hamdi you looking different wajigada waa ka shaqausay waa isku ekaday 🎉❤🎉
@yuuuuga1
@yuuuuga1 18 күн бұрын
@@dahaboosman1228 haaa qalbi alx 🥰🥰ala maxuw Dhib isoo mariyay 🥰🥰
@walaalahaisjecel5628
@walaalahaisjecel5628 19 күн бұрын
Asc xamdiyey horay usoco abaayo hooyo kudayasho mudan ayaa tahay ❤❤❤❤
@deeqadagan2113
@deeqadagan2113 19 күн бұрын
M.a abyo horta dadka qaar midabkiisa ayey ku caayaan wlle waan layaaba wllhi markaas ayaa qof wlba waxuusan eheen ayuu raadinaya wll aniga nh sidaan ayaan ku qanac sanahy ayaan ku dhahaa wlle allah ayaa isiiyey inaa badalo nh marabo, waxaaba lii dhihi jiry wad caatowdy naaya is cayili aniga waxaan dhaha sidala isku cayiliyo wy fududahy lkn sida la isku caateeyo ayaa adag aniga caatanimada ayaan ku qancsanhy wlle dhahaa . Aduunka qof wax kaa sheego waad arkysaa lasheegayey been ma ahn wlle aniga waan iska dhagatiraa swlbee hadlkooda iidhaawacan lkn hadlkoo meel dheer ima gaarsiinaaya hadda qaato wyo ayaga ayaa qancinaya nh lkn aniga mideyda ayaa meesha ka maqn marka inaa teyda ku mashqulo mxaa iidiidey waa my wye marka wax Walbeeto uu allah ku siiyey ku qancaa ku shukriya wlle 🤲🥰.
@nasrajamac5218
@nasrajamac5218 18 күн бұрын
Hapo qurux Xafidullah ❤
@Annuu-wu7es
@Annuu-wu7es 18 күн бұрын
Abyo waxaa ilowday inaa noo sheegto waxa aaad la shine kaa dhigay oo aad tiri 2 shey weeye
@MaxamedMaxamuudsabriye-o1d
@MaxamedMaxamuudsabriye-o1d 19 күн бұрын
Anigaba majecli makeup 💄 waana kugu raacsanhy inaad ahaatid sida alle kuu abuuray waxaagna aad nidaamsatid
@akJasmine
@akJasmine 18 күн бұрын
Natuus abaayo adigo raaliya kan aad Meg abka loga marmo
@ladanahmed9630
@ladanahmed9630 17 күн бұрын
Labis waaa aqaan alx soo kle waxiii calor kayga ku soo baxayan waan aqaan soo kle makeup ma marshado badanka ilaa aaan arooska ka aadayo mooyee se dhibta ihysaa ah kabah dhaadheer ayaan ku qurxoonahu hada waan ku xanuumsaday waaan joogiyay waxan dareemayaa inay labiskayga wax ka qaldanyahiiin😢
@Annuu-wu7es
@Annuu-wu7es 18 күн бұрын
Ooo aad uga maarantay make up maanta ilowday ba points kiii aad kusoo gashay inaa taabato
@KawtherAbdi6
@KawtherAbdi6 19 күн бұрын
Welcome back habo❤
@somali_shorts-m
@somali_shorts-m 18 күн бұрын
❤❤❤
@fadumojama2521
@fadumojama2521 19 күн бұрын
Xabiibti xamdi gå vidare ❤❤❤❤❤
@nasiibaamino9379
@nasiibaamino9379 18 күн бұрын
Hamdi my energ 😢 ❤
@saaraapdi2729
@saaraapdi2729 19 күн бұрын
Ayan kabaay qali gacmaha iyo lugaha cream ah noso gali😢❤❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 18 күн бұрын
@@saaraapdi2729 waan soo galiyay qalbi
@Happ147
@Happ147 19 күн бұрын
Naa xamdiyey wa kujeclahy qali Skin care bilowdey noso gali wanso gadan lahaye
@yuuuuga1
@yuuuuga1 18 күн бұрын
@@Happ147 haye qalbi 🥰🥰
@salmarashiid2744
@salmarashiid2744 19 күн бұрын
xamdiy abyo wlhi kartid oo qof tahay aniga macalimady taahy wlhi wax badan waa kaa faiiday
@raZaaaana
@raZaaaana 19 күн бұрын
Quruxay❤
@ShukriSheikh-g3i
@ShukriSheikh-g3i 18 күн бұрын
Quen nolosha wax badan baa iga Bartay nolow sistar
@yuuuuga1
@yuuuuga1 18 күн бұрын
@@ShukriSheikh-g3i qalbi 🥰🥰🥰
@sudajibril7117
@sudajibril7117 19 күн бұрын
Waan kugu raacsan ahay cidi ma dhan waligay xiita makeup wali ma marsan
@fadhijamaa8282
@fadhijamaa8282 19 күн бұрын
Shaatigan school leedayda kenya cml u eg iga cun
@yuuuuga1
@yuuuuga1 18 күн бұрын
@@fadhijamaa8282 Kenya hadey Skolka kaa dhigten Abyo mahan inoow yahy waa labis wana kalar leh micno goniya.
@ashkancantar5350
@ashkancantar5350 19 күн бұрын
xamday,quruxbadaney maalinba maalinta kadambeyso waad si quruxbadnaaneysa allahuma barik.muuqal walba dharkaad kuso gasho wan copy-gareya meel ban kusii qorta😄maashaallah dooq cajiib ah baad leedahay.codsi byo muuqalkaad 8 beri kahor sogelisey oo aad kaga hadleysey taariqdada hore , turaaxada sidey kugu saarantahay ayaan kaheley ma inoo sogelin karta sidad uxiratey .
@yuuuuga1
@yuuuuga1 18 күн бұрын
@@ashkancantar5350 Abyo mahad sanid muqalkan waa keee Dharka Ayaan wataa. Isoo sheg waan ku soo galina balan waaye
@Manaarcali
@Manaarcali 18 күн бұрын
Hamdiyey abyo talo isii sanad iyo bar ka hor ayan dagal galay jamacad inan an isla dhigano be eheed dagalki aan galay wuxu igu noqde caqabad ma ilawo wax ceeb ah ina sameyay oo kale ayan uga xumada fikirkeygama kama baxo pls ila tali
@ZahriinaClaahi
@ZahriinaClaahi 18 күн бұрын
Abyo isku caqabad nahay
@ZahriinaClaahi
@ZahriinaClaahi 18 күн бұрын
Iso qabo
@Haffyy
@Haffyy 17 күн бұрын
Sorry abayoyal hadi laga qaldana ood naftada difaceysay waa wajib inad qof iska celiso hadi adiga aad qaldanedna qofkas cafis weydiso adigana ilahay bari inu ilahay qalbigaga xumanta kasaro kana dhigo qof faraxsan oo qalbi nadif ah respect siz🫡 ♥️
DHAQALAHA IYO ISKU FILNANTA GABARTA SOMALIYED 🍑🧡
20:12
Hamda Home Decor
Рет қаралды 28 М.
JIRKADA WAA QABKEE. MIDABKADA KALARKA KU SOO BAXA MATAQAN
17:09
Hamda Home Decor
Рет қаралды 16 М.
Молодой боец приземлил легенду!
01:02
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 1,7 МЛН
Каха и лужа  #непосредственнокаха
00:15
Увеличили моцареллу для @Lorenzo.bagnati
00:48
Кушать Хочу
Рет қаралды 8 МЛН
ROUTINE KAYGA MALINTA JIMCAHA
16:10
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 84 М.
DHIRIGALIN. NOLASHADA GORME BADALI KARTA
15:19
Hamda Home Decor
Рет қаралды 6 М.
GURIGA CUSUB O  DAGAY (HOUSE TOURE) IDINKAGA SAMEYE
22:06
Riyaq Abdi
Рет қаралды 72 М.
MANATA IYO ROUTUNEKEYGA
9:56
Rayaan Bajaaj Production
Рет қаралды 59 М.
gabdhaha gaagaaban labiska ku qurxoon || somali makeup
19:17
Touha Bella
Рет қаралды 53 М.
RASHKA BOY | ARIMIHI EX-XASKA SOCIAL MEDIA KU FAFISAY MAXA RUN KA AHA |
1:03:55
DAG DAG WALEYGU SO DAGAY LACAG SOCOTO AYAN NOQDAY
18:17
Ruumi Channel
Рет қаралды 9 М.
Молодой боец приземлил легенду!
01:02
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 1,7 МЛН