Labo Daran Mid Dooro - Qeybta 1aad

  Рет қаралды 940,855

Xasan Gacaliye

Xasan Gacaliye

Күн бұрын

© Bakar Studio, 1999.
Curinta: Abwaan Cabdi Maxamed (Ilkacase)
Jilayaasha:
Nuur Cusmaan "Jeyte"
Saciid Khaliff Cali
Nimco Xasan
Xuseen "Carab"
Maryan Cabdulle
Farxiyo Cumar
Ilyaas Cabdisalaan
Mahad Abuukar Cabdi "Bukur"
Abuukar "Sanbus"
Qiimenta:
Xuseen Ow-Faarax Dubad
Cali Cusmaan Nuur "Daroog"
Siciid Maxamed Xarawo
Cabdulle Raage Darwiish
Cabdulqaadir Xirsi Siyaad "Yam-Yam"
Cabdullaahi Cabdiraxmaan Xasan "Daash"
Aadan Maxamed Saalax
Bashiir Ibraahim Cabdi
Dhismaha Sheekada:
Cali Mooge Geeddi
Isku-Dubaridka:
Cabdullaahi M. Iimaan
Maqalka:
Cismaan Xaaji Goobdoon
Filim-Qaadista & Tifaftirka:
Faarax Cumar Nuur
Digital Video Editor:
Jim Nyambok
Post-Production:
Integrated Systems Ltd., Nairobi, Kenya
Muusikada: ?

Пікірлер: 350
@Abdikadir1
@Abdikadir1 5 жыл бұрын
Anoo ilmo yar ah baan mopil shiinees ah kadaawan jiray😭😭 Jeyte iyo ilkacade ilaahay haidiin naxariisto❤️😢😭
@tigershroffshroff4258
@tigershroffshroff4258 5 жыл бұрын
Aamiin
@tigershroffshroff4258
@tigershroffshroff4258 5 жыл бұрын
Aallow unaxariiso abkowgey nuur ismaan jayte iyo dhamaan muslimiinta ##amiin
@coolvids5549
@coolvids5549 2 жыл бұрын
Aamiin
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Anoo caruura wlhi Universal TV ka daawan jirey waayowayo iyo xusuus😢 Allow unaxariiso Jeyte iyo ilkacase
@Mohamud_A._Xamaraawi
@Mohamud_A._Xamaraawi 4 жыл бұрын
Odayaashan ree waqooyiga ah ee 2012 riwaayadaha bartay yaa usheega jn 1999 aaan xamar ku samayn jirnay riwaayadaha.
@Mawlid842
@Mawlid842 5 ай бұрын
😂 Aar waruun taa wlhi😂😂❤❤
@alixamari1031
@alixamari1031 4 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto jeyte isaga iyo inbadanba oo xaqdaro lagu dilayba insha alaah inta daawanaysa 2019 like iisaara thanks
@liibaanqowdhan3209
@liibaanqowdhan3209 4 жыл бұрын
2020 hadaad daawaneyso like saar
@cabdimalikmaxamad7975
@cabdimalikmaxamad7975 4 жыл бұрын
Kkkk
@حمدي-ب5ث
@حمدي-ب5ث 6 жыл бұрын
Jayte iyo ilkacase alle haunxristo jilayal cajiba ayay runtih ahayen Miss u wlhy😭 Sep/2018☝️
@AjeeyAbdi-b7d
@AjeeyAbdi-b7d 7 ай бұрын
Waxaan daawanayaaa maanlin khamiis ah bisha ramadaan ay tahay maaalintii 3aad 2024 xiligana waa xili aad ukulul ee bisha maarso allow caafimaad na wada sii somalia mideey❤❤❤❤❤❤
@mohamedholland7768
@mohamedholland7768 7 жыл бұрын
Allah ha u Naxaristo wlhi wxy ahaayen majaajileystal cajiib ah " horta iskda wax gardaraN Mar hda Qoriga wadato ada Garleh kkkk funny 😂✌"
@AliMaskiin
@AliMaskiin 4 жыл бұрын
Sahra amed
@calimaxamed9179
@calimaxamed9179 5 жыл бұрын
Into daawatay 2019 like ii saara
@hassanhussein3923
@hassanhussein3923 4 жыл бұрын
Majirtaa cid daawanayso 2020
@abdullahitooyo69
@abdullahitooyo69 8 жыл бұрын
Allah unaharisto xiray xira dhuxul iyo ilkacase waa majjilaysta yaa can ah
@mohamedbaariyowhassan5723
@mohamedbaariyowhassan5723 5 жыл бұрын
Ma jirta cid dawaneysa 2019ka
@mohapiowllka7635
@mohapiowllka7635 5 жыл бұрын
Haaaa
@mohapiowllka7635
@mohapiowllka7635 5 жыл бұрын
Ana daaawadoH
@queenofqueens4645
@queenofqueens4645 5 жыл бұрын
ha ani
@mohapiowllka7635
@mohapiowllka7635 5 жыл бұрын
@@queenofqueens4645 txz sister Qali
@jabrilaweys9973
@jabrilaweys9973 5 жыл бұрын
Jayte and ilkacase waa labo oo aad u jeclahay allah ha u naxariisto dhamaantood
@siraajimohamed9848
@siraajimohamed9848 2 жыл бұрын
Ala Mxay ruwayad ahyd tan jeyte and ilkacase legends😰
@abshirhassan4902
@abshirhassan4902 9 жыл бұрын
alle ha u naxariisto jilaagii weynaa umada somaliyeed waxaan u rejeey naa ineey nabda ku dadalaan gaarahaan kuwan ku nool magalada mogadisho allow nabad dar daaran waayy ee nabada ha lagu dadaalo
@ENG_Mowlid_Hagiaden
@ENG_Mowlid_Hagiaden 5 жыл бұрын
1999 bu funaanad adidas ah qaby 2019 dad ba hda fasion ahn uxiran lolzz
@saadaqcali2237
@saadaqcali2237 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@hipolitogonzales2762
@hipolitogonzales2762 8 жыл бұрын
Alaha u naxariisto i qiyaartaas, Lkn Somalia wali wa sidii ama qoray wax halagu dhaco ama qalin!!!!!!!
@MahadAbdi-c2j
@MahadAbdi-c2j 7 ай бұрын
Jeyte iyo ilkacase ilaahey how Naxariisto 😢🤲🏻🤲🏻
@halimamouhamad4890
@halimamouhamad4890 9 жыл бұрын
Ilaahoow u naxariiso inaalilaahi wainaa ilayhi raajucuun kuli nafsi mood jeyte kooxdii if tin ayuu ahaa
@mashallahwalalmahedsanidfa3999
@mashallahwalalmahedsanidfa3999 4 жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@naimasalaad2148
@naimasalaad2148 4 жыл бұрын
qofkii ila daawanaayo 2020 like iisaar jayte iyo ilkacase
@yxc4559
@yxc4559 5 жыл бұрын
Old but is gold wlh 😍❤ Rest in peace ma Allah blesse them and grant them jannah firdowz 😭
@dehunterbigstar3884
@dehunterbigstar3884 5 жыл бұрын
Aad iyo aad
@dehunterbigstar3884
@dehunterbigstar3884 5 жыл бұрын
Aamin
@abdiazizmohammud9471
@abdiazizmohammud9471 3 жыл бұрын
@@dehunterbigstar3884 in 8568y6778oppp to
@abdirahmanfiqi2823
@abdirahmanfiqi2823 5 жыл бұрын
Jeyte io ilkacase alle ha unaxariisto Dad jiliinkooda cajiip yahay
@abdirahmanosman8731
@abdirahmanosman8731 5 жыл бұрын
Mxan telephone shines kufirsaday long time ago Jayte iyo Ilkacase allah bless u amin
@sayiidqalliwalli1035
@sayiidqalliwalli1035 5 жыл бұрын
Miyay dinten sxb 😥
@saadaqcali2237
@saadaqcali2237 4 жыл бұрын
@@sayiidqalliwalli1035 haa
@sayiidqalliwalli1035
@sayiidqalliwalli1035 4 жыл бұрын
@@saadaqcali2237 hhhh sanad kadib hada maa ii aragtay alow kudaa 😂😂😂
@maxamedkayd6901
@maxamedkayd6901 4 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto waxy hayeen jilayaashi qarniga
@abdiqaniabdi3915
@abdiqaniabdi3915 3 жыл бұрын
Cajiib wlhi aniga aad baan u xiseyaa ruwayadaha majaajilistayaasha Sida, Ilkacase,Jeyte,Marshaale,ilkacase, Ajakis iyo Aw-kuukuu. Dhamaan waay dhinteen Allah unaxariisto.
@ronaaldoyare5774
@ronaaldoyare5774 3 жыл бұрын
2021 hadaad daawaneyso sheer 🙏🏽
@samiiralimohamed5843
@samiiralimohamed5843 4 жыл бұрын
alow u naxariiiso waxay ahayen rag soomali meel wanagsan ugu jiro ilkacase iyo jeyte😪😇😭💔
@issaabdishakur6445
@issaabdishakur6445 5 жыл бұрын
Jeyte iyo ilkacase Caadi maheen Alow alle Maxaa balaayo Lasoo Maray Saacada xitaa Liiskuma Dhaafi Jirin Xiligaan 1999
@ifightwithmyself.2640
@ifightwithmyself.2640 4 жыл бұрын
Ruwaayad canjalad aan studio ka soo kireysto maxaan 2007 ku daawaday long time
@aishatha1st486
@aishatha1st486 Жыл бұрын
Soooooo many memories just came back to me 😢❤
@maxamedxasancalimaxamedxas9329
@maxamedxasancalimaxamedxas9329 Жыл бұрын
😂
@maxamedcabdullaahi7407
@maxamedcabdullaahi7407 4 жыл бұрын
wlhi somaliya dad waa ka dhinteen masha allaah aloow unaxariiso
@baabaasergio4324
@baabaasergio4324 7 жыл бұрын
Alle ha u nxriisto dhmanba majaajilaystayshii somaliyeed ee qiimaha badnaa
@libaanm.nageeye8245
@libaanm.nageeye8245 8 жыл бұрын
jeyte iyo ilkacase waxay ahaayeen jilaayaal cajiiib ah
@ilkacazeofficial8482
@ilkacazeofficial8482 5 жыл бұрын
libaan m. nageeye
@ilkacazeofficial8482
@ilkacazeofficial8482 5 жыл бұрын
libaan m. nageeye hhhhh
@sadiiqyare6756
@sadiiqyare6756 5 жыл бұрын
Waa saas
@hassanhussein3923
@hassanhussein3923 4 жыл бұрын
Waxay ahaayeen jayaal cajiiba alleh ha unaxariisto 🤲🤲🤲
@anascabdirisaaq8710
@anascabdirisaaq8710 5 жыл бұрын
Intii dhimatay Allaha unaxariisto ayaan KU qoslan ilaahayoow idiin naxariiso idinkana
@ibrahimdalbac5170
@ibrahimdalbac5170 4 жыл бұрын
Wlhy ciyaalnimo mxn ku daawaday 2008 telephon chine ah xasuustaydi iskuulka 🙋‍♂️🙈
@ebrahimchannel8283
@ebrahimchannel8283 6 жыл бұрын
Wlhi anoo yar ayn hbeenkii Dawan jiray 2018 like me
@xiiranexiirane3300
@xiiranexiirane3300 5 жыл бұрын
filiimo
@beastfromtheh0rn
@beastfromtheh0rn 12 жыл бұрын
Thank you very much. This song is so beautiful.
@abdiwahidaden7733
@abdiwahidaden7733 9 жыл бұрын
Illahay ha unaxaristo labadaba waa riwayad an ad ujeecelahay
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 4 жыл бұрын
2007 ila 2008 baan dawaan jiray😭 maanta waa 2019 👈sanaadkii cusba waxaba kama harin 2020☝️ allow na garsii.?
@abdinasiraadan2620
@abdinasiraadan2620 4 жыл бұрын
Mmm
@abdirahmanlove5125
@abdirahmanlove5125 8 жыл бұрын
ALLAH U WADO NAXRISTO
@abukarfiqi3386
@abukarfiqi3386 7 жыл бұрын
Abdirahman love
@xaliye1902
@xaliye1902 5 жыл бұрын
Jeyte Alaha unaxaristo iyo Ilkacase
@mohamedyare3826
@mohamedyare3826 3 жыл бұрын
Xasuus weeye xaqiiqdii waxaan daawaday markii iigu horeysay 2001
@hugfiyeyusufdheel9631
@hugfiyeyusufdheel9631 4 жыл бұрын
2007kii ayaan runtii ruwaayadaan dawaday iminka markaan arko waqti xiiso leh ayay isoo xasuusisaa iyo Dad igu qaali ahaa oo nan dib danbe u arkayn.
@mnaaji559
@mnaaji559 7 жыл бұрын
Ilaaaahay ha u naxariisto Runtii waxay ahayeen jilayaaal Cajiiiba. aaan u ducayno
@nuurjakula2280
@nuurjakula2280 4 жыл бұрын
2020 yaa ila daawanayo
@khadarluqun8174
@khadarluqun8174 4 жыл бұрын
Amiin
@خالدمشعل-ع8ظ
@خالدمشعل-ع8ظ 7 жыл бұрын
sedex tilaabo iga horey rag la iskuma dhigtee
@CushiticSomalianMale
@CushiticSomalianMale 14 жыл бұрын
Somalian Comedy and Somalian Comedians.. i love it.. keep posting more videos...
@khadarhubsoy7725
@khadarhubsoy7725 7 жыл бұрын
Alloow u naxariiso labadoodaba, shaactiroolayaal soomaalida jeceshahey bey ahaayeen.
@nuuradiinyuusuf3528
@nuuradiinyuusuf3528 4 жыл бұрын
Ilaw unaxareso walakey jeyte iyo ilkacase
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 5 жыл бұрын
jeyte iyo ilko case ilaahey ha idin naxariisto😭
@libanali4577
@libanali4577 4 жыл бұрын
Allow idiin naxariisno majajilisto yaal cajiib ayeey ahaayeen
@mogadishutime7725
@mogadishutime7725 5 жыл бұрын
Xasus wlhi ####Like saar 2019 👍
@geeskaafrika1658
@geeskaafrika1658 5 жыл бұрын
allha unaxaristo old is gold wayihii hore mrkd aragto waad qironysa rag Wa ragii hore qaraxda qosolka ilkacase jayte marshaale awkuko allha uwda raxmdo
@AKcadde7
@AKcadde7 12 жыл бұрын
best somali actor jeyte AUN one of the best with marshale and ajakiz
@qamarbintcabdulahi6422
@qamarbintcabdulahi6422 4 жыл бұрын
illahey ha unaxaristo janatul fardowso illahey haka warabiyo labadoodaba ma noolo
@caashoaboolecaddey677
@caashoaboolecaddey677 8 жыл бұрын
allah u naxariisto jeyte iyo ilkacase aamin
@MrDahir909
@MrDahir909 10 жыл бұрын
laboba labo ku haday ley dheex gaal ley diil ila hada wax gaardaran weley ay aniiga igu tahay ma garanaayo Nuur cismaan jeyte alle ha ku naxaristo
@ShankaroonAadan-h3t
@ShankaroonAadan-h3t 7 ай бұрын
❤❤❤❤ilaahoow unaxariiso❤❤❤❤❤❤❤❤
@aliabdinur4451
@aliabdinur4451 2 жыл бұрын
Muusikada filinka ee lasocota waayo waayo we love you x 😭
@mohamedahmedwllc9029
@mohamedahmedwllc9029 Жыл бұрын
Sxb meeshan waxaan usoo galaa music gaa wllhy qiiro qiiro, waxaanan garanayn baan dareemaa, cajiib. Yaab
@najmamohamed6029
@najmamohamed6029 7 жыл бұрын
Allah yarxma jayte iyo ilkacase jilayaal loo xiisay qabriga Alle ha idiin wasiciyo
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 5 жыл бұрын
Nagmo baale o ma geriyoden
@khadarmuse8319
@khadarmuse8319 5 жыл бұрын
xidigo ,geska
@khadarluqun8174
@khadarluqun8174 4 жыл бұрын
Asc
@mohamedhaji9450
@mohamedhaji9450 7 жыл бұрын
Jilaa waa kuwii hore illaahay ha unaxariisto
@sharmaarkemohamedhersi5202
@sharmaarkemohamedhersi5202 5 жыл бұрын
Allahii marxaladan nga bixiyay ayaa mhd leh
@tommyleee3592
@tommyleee3592 5 жыл бұрын
Allow una xariiso wa ramadaane 😢😢
@mohamedabdala437
@mohamedabdala437 7 жыл бұрын
Stop talking ayaa la dhaha mesha an joogno ku laha jeyte ilaahow ku naxariiso
@abdikani08
@abdikani08 15 жыл бұрын
xasan burhaan waa ku mahadsantahay bro riwaayadaan waxbadan ayaa raadinaaey
@hodmanjeyte3316
@hodmanjeyte3316 7 жыл бұрын
dad dhinte ayad arkesin Kadib hawiye iyo darood iyo Balaayo a bilawesin aqas
@mohamedsaleban3120
@mohamedsaleban3120 5 жыл бұрын
abdikani08 qy
@abdullahiali1394
@abdullahiali1394 4 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto adwaanadeena
@zakiisaac12
@zakiisaac12 9 жыл бұрын
Oh my God, ilkacase really fired the gun at the man. Dangerous.
@mohamedsiizza7429
@mohamedsiizza7429 7 жыл бұрын
See loogu ogolaaday in flim ka dhexdisa xabad run ah lagu rido ninka , madaxiisona kormarsiiyay wlhi it's dangerous
@abshirdamacciyaalwaaberimu3497
@abshirdamacciyaalwaaberimu3497 6 жыл бұрын
ZECHARIYE ISAAC no qabiil
@XasanGacaliye
@XasanGacaliye 14 жыл бұрын
Aragtidaafu waxaad ku dhiiban kartaa adigoo dadku hal doon ha wada saarin, qabyaaladduna adeegsanin. Tan kale Soomaali iyagaa is-dooxay oo waxba isku reebin, ha noqoto Woqooyi, Bari, Bartamaha iyo Konfuurta.
@MOHAMEDMD1
@MOHAMEDMD1 9 жыл бұрын
ilaahay ha u naxariisto labadaba ilkacase iyo marshaale iyo cali hiiraan ba waan daawadaa waa majaajileestayaal qosal ah,waxay metelayaan xaqiiqda muqdisho ka jirta dadka la iska baadhanaayo,weliba ku badneed 1999 ilaa 2005 kii,imikaba weli way jirtaa laakiin sidii hore way yar dhaantaa,inkastoo weli dadka sidii loo kala xoogweynahay loo baadho dariiqyada qaar
@abshirdamacciyaalwaaberimu3497
@abshirdamacciyaalwaaberimu3497 6 жыл бұрын
SNM USC dhila ku dhashay here jeyte intee ugu tageera qaranka
@updykareemallimohamed7793
@updykareemallimohamed7793 3 жыл бұрын
2021 Ya ila dawanaya
@elyaasahmed7796
@elyaasahmed7796 4 жыл бұрын
Nuur Cusmaan Jeete 😭
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
2020/2021 yaa,daawanaya
@cabdifitaaxmahamuudaliwama103
@cabdifitaaxmahamuudaliwama103 4 жыл бұрын
Ilahow unaxarisa inti dhimatay
@cabdixakiinahmedmaxamedahm9727
@cabdixakiinahmedmaxamedahm9727 5 жыл бұрын
Dad u dhigma ilko case iyo jayte wli lama hayo illaahay ha unaxariisto
@mohamedshuke6049
@mohamedshuke6049 6 жыл бұрын
Illahey ha u naxaristo ilkacse and jeysto
@dibujeedxassan5249
@dibujeedxassan5249 6 жыл бұрын
SH.ISMACIL SH
@ruun14
@ruun14 4 жыл бұрын
2020 ya ila fiirsoya
@alvarodehaggio3430
@alvarodehaggio3430 4 жыл бұрын
2020 hada dawanesid like saar 👍👍👍
@mahadofficial8915
@mahadofficial8915 3 жыл бұрын
Allha unaxariisTo JeyTe Iyo ilkacase Janatu Firdowso allha k waraabiyo
@xidig3833
@xidig3833 2 жыл бұрын
Habenkaa dhashay so baxday riwaadaan
@abdisamadkhalif8791
@abdisamadkhalif8791 4 жыл бұрын
Xabada run run ayu uriday kwrn Ilkacase Hollywood standard wey dhaftay ruwayadan very true action waye, they took another level for the acting.
@ifraaxali1190
@ifraaxali1190 3 жыл бұрын
2021 hadaa daawaneyso like ii saar👈
@shafieabdirahman
@shafieabdirahman 4 жыл бұрын
Mar hdaa qoraga wadato adaa gar leH cajiip wlhi Allow unaxariiso majaajileystayaashaan
@OmarDalnuursheSokaStudio
@OmarDalnuursheSokaStudio 12 жыл бұрын
allah ya raxma nuur cusmaan jeyte
@walaalqaysar4015
@walaalqaysar4015 4 жыл бұрын
Hdad dawanayso 4 30 2020 oo ramadaan ah like isaar plz
@gashaanleguureeye4779
@gashaanleguureeye4779 4 жыл бұрын
alle hu naxariisto
@kingmontana6912
@kingmontana6912 6 жыл бұрын
Allahu naxariisto jeyte iyo ilkacase
@akirtulzaturki8119
@akirtulzaturki8119 4 жыл бұрын
Alla ninka xabada madaxa dushiisa laga mariyey hadeey ku dhici leheed kawaran
@HassanMohamed-zq2ns
@HassanMohamed-zq2ns 8 жыл бұрын
yar xamakal lah ilkacase iyo asxabtiisa amiin yaa Rabi kulahaa dirac iyo kabasaar ayan ku murmeynay adunyo oo dhan ayaa timid kulahaa
@supersamir924
@supersamir924 7 жыл бұрын
Hassan Mohamed hkñllvxzx
@supersamir924
@supersamir924 7 жыл бұрын
Hassan Mohamed
@supersamir924
@supersamir924 7 жыл бұрын
Hassan Mohamed
@abdulaziz-wj7dj
@abdulaziz-wj7dj 3 жыл бұрын
Beutiful background music please name of music
@dalla112
@dalla112 6 жыл бұрын
ALLA YA RAXMA 😭 jeyte & Ilkacase
@muhaaabdi7529
@muhaaabdi7529 4 жыл бұрын
Allow u naxariiso 2020
@a.awyska3047
@a.awyska3047 6 жыл бұрын
Ilaahey ha u naxriisto lawadood ba
@AliAhmed-od9bq
@AliAhmed-od9bq 9 жыл бұрын
Nuur cismaan jeyte allaha unaxariisto
@mohamedxabeeb9163
@mohamedxabeeb9163 4 жыл бұрын
Ilhow idiin raxmdo dalkeena Allah nabd nooga dhigo
@yoocali
@yoocali 12 жыл бұрын
The Song he is doing the parody on is called Ceelasha Sanged by the late Cumar Dhuule Cali AUN........
@xidigyuusuf590
@xidigyuusuf590 8 жыл бұрын
allow u naxariso aamin aamin
@libanibrahim6077
@libanibrahim6077 7 жыл бұрын
amiin
@axmednuuribraahim1115
@axmednuuribraahim1115 5 жыл бұрын
Yaa ila daawanayo 2019
@risak4687
@risak4687 8 жыл бұрын
alle haydiin naxariisto
@threRealNews
@threRealNews 4 жыл бұрын
Inta nabada jcl like ii saar
@yeeyowaadan6473
@yeeyowaadan6473 3 жыл бұрын
Walaahi wa aa lajiley markaan dha shey hadana 22sano jiraa
@eastafricanqueen2796
@eastafricanqueen2796 4 жыл бұрын
Ilahay naxaristi jano hasiyo
Labo Daran Mid Dooro - Qeybta 2aad
8:41
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 449 М.
SOMALI MOVIE "DIIMOW" XAAJI ILKA DHEERE
1:06:38
SAHAN MEDIA
Рет қаралды 380 М.
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 1,1 МЛН
SHEEKO GAABAN TUUG MA ARAGTAY MA ARKIN DHEH
17:07
SAHAN MEDIA
Рет қаралды 229 М.
SOORAAN IYO JAWAAN FULEY BEEN BADANAA RIWAAYAD CUSUB 2017 FULL HD
24:09
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 4,7 МЛН
kkkk Qosolka iskku celi Awkuku Vs Oday cabdulle
6:36
QAANSO
Рет қаралды 454 М.
Sheeko Gaaban: Ajakis & Jeeri
15:13
somalia24tv
Рет қаралды 1,2 МЛН
TUUG MA ARAGTAY IYO DAACAD LA'AANTA KAJIRTA SOOMAALIDA QAARKEED .3gp
16:23
Sheekadii Waxbarasho, Awkuuku, Jeyte iyo Ziyatom
11:21
Said Nabadon
Рет қаралды 1,4 МЛН
SHEEKADA MAGAALO JOOG XUMO QEYBTII 14-AAD OO XIISO BADAN XAMBAARSAN.
10:16
Somali National Television
Рет қаралды 1,4 МЛН
Waa Maadeeys Addunyadu, Dadkuna Way Matalayaan - Q6
9:01
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 87 М.
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН