SOMALI MOVIE "DIIMOW" XAAJI ILKA DHEERE

  Рет қаралды 364,373

SAHAN MEDIA

SAHAN MEDIA

9 жыл бұрын

WAA SOMALI MOVIE QOSOL BADAN
SUBSCRIBE OUR KZbin CHANNEL

Пікірлер: 353
@salaadicusubow7478
@salaadicusubow7478 Жыл бұрын
Inta 2023 kuceshatay oowali kaxiiso dhicin alxamdullilah🤲❣
@Queensafa-cs2or
@Queensafa-cs2or Жыл бұрын
😢
@Adnodahir-ti3zh
@Adnodahir-ti3zh 10 ай бұрын
Me
@user-zt7sr1vd8m
@user-zt7sr1vd8m 21 күн бұрын
))))♧♧$¡]】❤❤​@@Queensafa-cs2or
@ramlafarah3496
@ramlafarah3496 5 жыл бұрын
2019 yaa kaxiisin wli like
@ramlafarah3496
@ramlafarah3496 5 жыл бұрын
@@ShaamShow hhhhhl😁😁 dhiimow wax looxiso waayhy bunshadii dhan roob ku da ooyo iydana waa iska jiif jiifta leee
@omarahmad5053
@omarahmad5053 4 жыл бұрын
@@ShaamShow oo hada xakeeba jookta saxiib
@sumayoahmed3583
@sumayoahmed3583 4 жыл бұрын
Aniga illa yarnteydi dawn jiray
@somboy8693
@somboy8693 8 жыл бұрын
aniga filmkaan markaan daawanaayo waxaan aad ugu helaa jawiga nolasha roob iyo meesha jawi free ah stress la,aan roobka lo,a da guriga jawi macaan wlh
@hanimohamed2694
@hanimohamed2694 8 жыл бұрын
sx waye wlal qof walo wadankisa jogo noloshisana kufaraxsan jawigiisana waa daganyhy
@cilansomali3780
@cilansomali3780 7 жыл бұрын
wa rawayad qosol badhan wan kaheley cml
@user-fx5lf3rd4b
@user-fx5lf3rd4b Жыл бұрын
Wlhi isku mid ayaan kula ahay jah
@darwishboy5255
@darwishboy5255 4 жыл бұрын
Ilahay ha u naxaristo diimow. Qabriga ale ha u wasiciyo
@ibtisaam_channel
@ibtisaam_channel Жыл бұрын
Xasuus walhi 2015 fiirsan jiray ilaahay ha u naxariisto 😢just waan daawanayaa 2023 ❤
@darwishboy5255
@darwishboy5255 4 жыл бұрын
Dimow ialahy ha u naxaristo. 2019 biishi 11 tarikh 12 ayuu dhintay
@aghader8751
@aghader8751 4 жыл бұрын
Shakaal Ismaciil ilaah ha u naxariisto
@kowtharhajiabdi1657
@kowtharhajiabdi1657 Жыл бұрын
Anigoo yar dawani jiray hada 21 ban jira alhamdulillah 🥰 2023
@halanesky
@halanesky 4 ай бұрын
Waa duqowode Msh allaha ani hada dawanoyaa 😂😂😂😂😂
@bakalamediaproduction8539
@bakalamediaproduction8539 4 жыл бұрын
ALLE janadisa haku warabiyo Aaamin qof talent ayuu ahaay
@istabraqsiyaad7984
@istabraqsiyaad7984 2 жыл бұрын
One of my childhood memories after that time I was watching 22/2/2022 alhamdulilaah 🙄🙄
@maqustte
@maqustte 2 жыл бұрын
We are same bro ✌🏾😢 wlhi this ruwayad never gets old .
@jabibabaa4022
@jabibabaa4022 11 ай бұрын
Taarikh aan soo laban doonin baad qortay😢😂
@user-tn1eq9cw2e
@user-tn1eq9cw2e 8 ай бұрын
​@@maqustte¹
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 4 жыл бұрын
2020 like ii saar😂😂😂
@xaraggoelmi4417
@xaraggoelmi4417 8 ай бұрын
2023 hhhhhh
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 8 ай бұрын
​@@xaraggoelmi4417😹😹😹
@cautaauyabopo617
@cautaauyabopo617 Жыл бұрын
Hadda ayaan daawaday marko cadey ayaan kudaawaday kkkk alla diimow alle hakuunaxriisto❤️❤️❤️my funny (2014)
@luuljabriil7775
@luuljabriil7775 Жыл бұрын
Madhintay😭
@hogya7423
@hogya7423 Жыл бұрын
@@luuljabriil7775haa
@user-re6nb7mv7q
@user-re6nb7mv7q 7 ай бұрын
2024 like ❤🎉😂
@ebyanish3760
@ebyanish3760 3 жыл бұрын
Hadda xaaalkaaan hala.daaweyo amii kale ifataaalka hala xiiro hhhh diimow allow ku naxariistoo
@adenahmed7051
@adenahmed7051 2 жыл бұрын
Allaha unaxarizto dimow the one only Legend buu ah 2014 ban dawady riwayadn Cawa Jimce 14 7 2022 ban dib udawdy (Galkaio)
@arashidahmed8159
@arashidahmed8159 5 жыл бұрын
34:54 😂😂😂Dooro minin ku xaar xaartay wax looyeelay waye
@cmshow5425
@cmshow5425 4 жыл бұрын
Nin see uur loogu baaraa horta wax caqli gal ah ayaa la rabaa lkn ruwaayadda iyo talentiga jiliinka waa iga gadanyhy✌diimow AUN
@zinmarkabdulahi1964
@zinmarkabdulahi1964 Ай бұрын
Nolosha Xiligaan bey macno leheed yaa ilajoogo 2024
@NaciimoCusman-bh7ve
@NaciimoCusman-bh7ve 26 күн бұрын
aniga kula joogo 2024🥺🥰🥰
@abdirahmanlove5125
@abdirahmanlove5125 8 жыл бұрын
diimow aad baan u jclhy waa qofkalya ika qosol siyow
@rihannaraha38
@rihannaraha38 8 жыл бұрын
kkkkkkk....fiqfiqfiq..Allah kalida ...best Somali movie ever
@marganey9158
@marganey9158 3 жыл бұрын
2021 Inta ila daa waneeso ismuu jiya☝️
@alibinali123
@alibinali123 6 жыл бұрын
Diimo he was my best teacher somali marko cadey 😊
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 6 ай бұрын
Wow wuxuu ahaaba macalin soomaaliga bara MaashAllah Allaha ha u naxariisto
@manker6445
@manker6445 Жыл бұрын
My childhood was enjoyed by this man who made me and my family laugh. I pray to God to have mercy on you🤲🏻🥹
@ibrahimmaxamed8430
@ibrahimmaxamed8430 Жыл бұрын
We are same pro long life all prothers😢😢😢❤❤
@queenalmasabdalle7884
@queenalmasabdalle7884 3 ай бұрын
16 April 2024 inta dawnesa waa idin salaamay
@abdullahibulla
@abdullahibulla Ай бұрын
wka qaaday legemad
@ismailyoung1639
@ismailyoung1639 Жыл бұрын
Xasuus qaali ah markii iigu horeeysay waxaa daawaday 2008 caawa ii koow ah 27 Feb 2023
@Akram-mashqare
@Akram-mashqare 4 жыл бұрын
2020 ✌️❤️ Alleh haku naxariisto diimow
@shukalatinainaismail1149
@shukalatinainaismail1149 4 жыл бұрын
Aamiin
@shukalatinainaismail1149
@shukalatinainaismail1149 4 жыл бұрын
Aamiin
@abdullahibulla
@abdullahibulla Жыл бұрын
Yaa dawanayo diimow 2023 😂😂😂
@user-mz6zo3jh5g
@user-mz6zo3jh5g Жыл бұрын
Ani😂
@abdullahibulla
@abdullahibulla Жыл бұрын
@@user-mz6zo3jh5g Hada mkgu horeyso mise yarantadi wa dawan jirty😂
@alizamoha4845
@alizamoha4845 Жыл бұрын
2022/09/30 keda dawanoya dimow waqti bdn waa kudaawaday allaha ku nxriisto ⚰️⚰️🤲🤲
@abdullahibulla
@abdullahibulla Ай бұрын
allaha ku naxariisto baaba diimow yaranteeni wanaga qoslisy
@sabrinahmd1515
@sabrinahmd1515 8 жыл бұрын
Best movie ever 👌🏼👌🏼👌🏼
@hanimohamudmohamed6761
@hanimohamudmohamed6761 Жыл бұрын
23/7/2023 Malin axada❤😢 rabbi hakuu naxariisto😢❤
@RaageRoople
@RaageRoople 8 жыл бұрын
hands down the funniest somali actor
@anisaxhappyhennahappy2113
@anisaxhappyhennahappy2113 11 ай бұрын
😮
@mariajamac1392
@mariajamac1392 7 жыл бұрын
ninkan riwaayadisa qosol miiran waaye 😂😂😂😂😂😂
@user-uf2pm8lq7f
@user-uf2pm8lq7f 7 ай бұрын
Ano 13 sano jiro ban firsaaan jiraay hadana 22 sano ban jiraay manaa kaxisaa dhaco ❤Rabiyow kunaxaariso Alla mxa inbadaan iga qosolsise😢
@azifahahmed4462
@azifahahmed4462 9 жыл бұрын
Ani naag kale matumin, naagteey lee tumay
@user-rt7lp9xo5o
@user-rt7lp9xo5o 4 ай бұрын
2021 dawan jiry alle hau naxaristo waxa ku çeshty 2024/25 February 😢
@liinahaajihaaji4029
@liinahaajihaaji4029 7 жыл бұрын
illahay muqaadiirtiis unbadanaa kulaha 😂😂😂😂😂😂😂
@maxamedadan4051
@maxamedadan4051 3 ай бұрын
Waxaan daawan jiray 2015 walina maka xiisa dhigin wlhi maantan waa 2024 April 7 soon 28 allh kuunaxariisto😢
@MMM-ed1yp
@MMM-ed1yp 7 жыл бұрын
wlhi ilka dheerahaan waa iga yaabiyay ilaaheey muqaadiirtiis
@JimcaleFaait-sb6rz
@JimcaleFaait-sb6rz 4 ай бұрын
2024 bisha 10 ee march oo shacbaan marayo 29 bari soon tahay😂😅❤
@CqadirCaqil
@CqadirCaqil 3 ай бұрын
Old still gold 2024 still watching ❤
@MOHAMEDMOHAMED-jf7ks
@MOHAMEDMOHAMED-jf7ks Жыл бұрын
10/27/2022 Allah ha unaxariisto diimow 😭
@mohamedalidaqle5976
@mohamedalidaqle5976 8 жыл бұрын
Soomaaliyey ninkaan xaaji ilka dheere haduu nool yahay wax ha loo qabto, waxtar weyn ayuu u yeelan doonaa dadka iyo dalka. waa ninkii Awkoombe bedeli lahaa. wcs
@nimcomaxamedxasansss3388
@nimcomaxamedxasansss3388 8 жыл бұрын
Maxamed Ali Daqle wll wuu nool yahay wa reer marka waa saxiibul ciyaay wll
@abdalasiid4070
@abdalasiid4070 8 жыл бұрын
wuu nool yahay wuxuu ka tuugsadaa wadada makka al mukarama runtii busaarad xoog badan ayaa heesato
@abdirashiidabdiqadirdaaci6173
@abdirashiidabdiqadirdaaci6173 6 жыл бұрын
matuugsado beenta ka daa
@dalnuursheibraahin8272
@dalnuursheibraahin8272 5 жыл бұрын
matuugsado ee dadku beenta ka daaya waxne qof uguma baahna ninkaa
@hiboguleed7391
@hiboguleed7391 5 жыл бұрын
Maskiin diimow wlhi waa nin shactiro bdn allah u gar gae
@zaki_26
@zaki_26 6 ай бұрын
I'm still watching it 3rd January 2024 ❤😁
@sankacadde6542
@sankacadde6542 6 жыл бұрын
Waa soo rooray maahanee waa tumi lahaay
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 Жыл бұрын
2023 yaa iga dambeeya mise Last one ani waaye 😂 Like saar
@fadumocadee7473
@fadumocadee7473 Жыл бұрын
Waikanaa🤣🤣🤣
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 Жыл бұрын
@@fadumocadee7473 kkk majoogti lee 😂😂 last one isku maleeyay 😂😂
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 Жыл бұрын
@KINGis Alpha37 haha 😂😂 old is gold 🙂 maa ileedahay 😂
@MaxamedCusmaan-ju9xl
@MaxamedCusmaan-ju9xl Жыл бұрын
Rabi janatul fordowsa kaa warabi qabrigaa kubwasici😭😭 still I am watching this video 😭
@bashirfarah5535
@bashirfarah5535 7 жыл бұрын
halii daweeyo ani WA jiranahay kulahaa hhhh ilahey haku xafido diimow
@user-yw2lk9ld9y
@user-yw2lk9ld9y 2 ай бұрын
2010 daawadeh wlhi anoo saaid uyar 14 sano kdib hdaa dawanayah markle
@princessabyaniitamoha7120
@princessabyaniitamoha7120 9 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ma sha allah. Riwaayad. Qosol badan wyy
@nuurcali2555
@nuurcali2555 4 жыл бұрын
Alle ha ku naxariisto insha allah
@cusmaansheekh1911
@cusmaansheekh1911 Ай бұрын
Alle ha unaxariisto diimoos Gabadha intee kudanbaysaa?
@husseinnoorjamaame8733
@husseinnoorjamaame8733 9 жыл бұрын
Diimow qosolka aad iga keentay dartii 200$ dhab dheh kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@tasniimxassan6423
@tasniimxassan6423 Жыл бұрын
Maba ka daalo ruwaayadaan wllhi 2023 😊
@kowtharhajiabdi1657
@kowtharhajiabdi1657 Жыл бұрын
Same🤣👋
@sucaadocraxmaan9969
@sucaadocraxmaan9969 6 жыл бұрын
doctorka iwocooyo maahe iminkaan waa kuxim ximneelahay ardiimoowaaa😅😅😅😅
@bileduuble8043
@bileduuble8043 4 жыл бұрын
Allaha unaxariisto maskiinka
@user-um4pn6jj4j
@user-um4pn6jj4j 4 ай бұрын
3 mar 2024😢 allow ku naxariso 😭😊
@Abdikadar.
@Abdikadar. Жыл бұрын
Best movie ever 👌
@maxamedsiraaji4916
@maxamedsiraaji4916 4 жыл бұрын
hhhhh yaa 2020 daawanooyo
@somboy8693
@somboy8693 8 жыл бұрын
The best Somali movie ever Diimow
@nimcomaxamedxasansss3388
@nimcomaxamedxasansss3388 8 жыл бұрын
wa digtoorka wa faarax digtoreysadana wa xaliimo xaaskii a waa maryan salaad wan idin salaamay waaw
@adoontaallaah7464
@adoontaallaah7464 8 жыл бұрын
lkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk alla berka ruwayadan xasuus bey igu tahay
@aashomohamed8706
@aashomohamed8706 8 жыл бұрын
wasorori mahee watumi lahaay kulahaa hhhh
@rashidadan1644
@rashidadan1644 8 жыл бұрын
Hahahaha so freaking funny Walahi lol fuuley dheh lol
@tubtatoosanchennal6854
@tubtatoosanchennal6854 5 жыл бұрын
Who is waching still 2019
@faadumomaxamed9425
@faadumomaxamed9425 5 жыл бұрын
Waa lagula fiirsanoyaa
@dekamohamed9510
@dekamohamed9510 5 жыл бұрын
Me
@osmanmaahi8409
@osmanmaahi8409 5 жыл бұрын
Me
@Akram-mashqare
@Akram-mashqare 4 жыл бұрын
2020 😂😢
@add9095
@add9095 Жыл бұрын
@@faadumomaxamed9425 *
@dqrgmeyre6737
@dqrgmeyre6737 7 жыл бұрын
qosolkaaa iga dhamaaday kkkkkkkkkk
@axmedceebe4961
@axmedceebe4961 11 ай бұрын
Alle yaa raxma diimoow
@alimohamedisack2734
@alimohamedisack2734 8 жыл бұрын
Haa bro Maageey hhhhh waaka qeyliyay
@xilkasslow5166
@xilkasslow5166 3 жыл бұрын
21/5/2021 Ya ila dawanaya Diimow Allah yrxma funny bu aha
@ayaancusman2020
@ayaancusman2020 3 жыл бұрын
ibisi taal hhhhhhhh kkkkkkkkkkkkkk 😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂🤣🤣🤣🤣🤣allah u naxristo wallahi waa funy
@calicabdiraxman9722
@calicabdiraxman9722 7 жыл бұрын
ruwayad shidan iga dheh diimow iyo inta qeyb ka ah ruwayada wan tageraya siday uu jileen ruwayada hormar padan ayaa idin rajenaya
@zeydahusni527
@zeydahusni527 Жыл бұрын
Jaajuumoow Allah yarahma xasuus maxaa tiyaatarka noo shactireeyey😂😂😂😂😂
@alishamoha9334
@alishamoha9334 7 жыл бұрын
ilah ku xafido dimow love uuuuh
@Ahmed.simba2
@Ahmed.simba2 2 жыл бұрын
After 7years 2022 dawanoya wlhi
@cabdiqadargooga484
@cabdiqadargooga484 Жыл бұрын
Still i wachting 2023🔥
@samiyasoomaali4018
@samiyasoomaali4018 7 жыл бұрын
hhhhhhhhh diimow ilkadheere caadi mahin waa ubooteyay kulahaa 😂😂😂 fanoole farakama qodno
@btsofficial3413
@btsofficial3413 2 жыл бұрын
2022 Yaa Dawanoyo 😂✌️
@abdishukriguliyewhytoknow5290
@abdishukriguliyewhytoknow5290 7 жыл бұрын
Sxp gaba manshaalh waye aqliileey
@aishaamhed7498
@aishaamhed7498 3 жыл бұрын
Allow ku naxaristo
@barreabdikariin6225
@barreabdikariin6225 8 жыл бұрын
nin culus ahaa diimow xaaji iilka dheere
@makkadagan876
@makkadagan876 4 жыл бұрын
Codkan isiiba aan kusiiste wilko ku jiro aya uegyahay 😂🤣
@saladyaquub8182
@saladyaquub8182 3 жыл бұрын
Haa wilkas asigaba diimow uu ka koobiyeeyey
@makkadagan876
@makkadagan876 3 жыл бұрын
@@saladyaquub8182 Haa sax Thank you 🥰
@qalbiwaxjecek4297
@qalbiwaxjecek4297 7 жыл бұрын
diimow Yurub noogu keena cadi mahan
@dqrgmeyre6737
@dqrgmeyre6737 7 жыл бұрын
ya allah qosol badanaaa kkkkkkkk
@moismail6233
@moismail6233 8 жыл бұрын
114 anaa dhunjikaro
@miiraali6622
@miiraali6622 9 ай бұрын
Jimco 6/10/2023 greek 22:00
@bashirfarah5535
@bashirfarah5535 7 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 soo Funny walahi
@SirtaJaceylka
@SirtaJaceylka 5 жыл бұрын
walee diimow daawadashiisa kama caajiso
@quullejr1035
@quullejr1035 5 жыл бұрын
Reer Qoryooleey funny waaye
@mahadadam3255
@mahadadam3255 9 жыл бұрын
Kkkkkk maku riiriixa Marko kale lee ha ii ahaato lol
@abdicj2795
@abdicj2795 9 жыл бұрын
Kkkkkk kulaha hadii aanan qaylin lahayn maanta dhan intaan fadhiyi lahaa
@ilbaxnimadasomalida6015
@ilbaxnimadasomalida6015 8 жыл бұрын
hadii naag la tumo uur maa laqadaa abidkey ma maqlin kkkkk
@queensiham2376
@queensiham2376 Жыл бұрын
San uqoslayey waan furey wlhi illahey qabriga haku nuriyo 🤲
@abdullahibulla
@abdullahibulla Жыл бұрын
Aamiin🤲🤲 anoo yar daawan jiray hada soo radiyy diimoow legend😢😂😂
@ayaneabdi76
@ayaneabdi76 8 жыл бұрын
kkkkkkkkkk waarkan Waa funny
@saciidomacalin5736
@saciidomacalin5736 Жыл бұрын
Ilaahay haunaxariisto
@user-em8mp6jb6j
@user-em8mp6jb6j Жыл бұрын
2023 Yaa Daawanaaya
@samiiroabullahihajisamiiro4510
@samiiroabullahihajisamiiro4510 8 жыл бұрын
Abidkeey ma maqlin nin ilmo dhalaayo kulahaa hadii hada la bilaabay qeer iyo sali waaye kulahaa hhhh wlhi waan qoslay
@hannaibrahim3237
@hannaibrahim3237 8 жыл бұрын
Kkkk ipisi taalka ku yeh diimow wax qasan dheh lool
@mrdeez2681
@mrdeez2681 8 жыл бұрын
War nin uur maqaadee ee kaadidaa naagtiis u bedeshay ee naagtaa uur leh
@hodanmaxamuud2716
@hodanmaxamuud2716 8 жыл бұрын
..+Lance Hunter
@zakiyusuf2864
@zakiyusuf2864 8 жыл бұрын
+Hodan Maxamuud er
@alikhalif6370
@alikhalif6370 6 жыл бұрын
Hodan Maxamuudfoi777
@dr.basharnur209
@dr.basharnur209 Жыл бұрын
Kkk NAAG DADOW MADILIN NAAGTEY LEEWAAYE kulahaa😂🤣😂
@ninomahardikapradana9113
@ninomahardikapradana9113 7 жыл бұрын
I LOVE THIS DRAMA MUACH MUACH
@samiiroabullahihajisamiiro4510
@samiiroabullahihajisamiiro4510 8 жыл бұрын
Waa ku xibna xibneen lahaa mahane dhaqtarka ka dahaa kuma lohoo Wax waalan hhhhh
@sunduzaxmed3231
@sunduzaxmed3231 5 жыл бұрын
Camera manku wuu qoflayah 🤣🤣🤣🤣🤣2014 dawan jire
@abdulz3327
@abdulz3327 6 жыл бұрын
2018??😀😀
@qadiijomohamed5708
@qadiijomohamed5708 8 жыл бұрын
waaaa cajiib
@saidhirsimohamud4890
@saidhirsimohamud4890 Жыл бұрын
Illaahay ha UNAXARIISTO
diimow qosolka aduunka
18:12
chelsea fc
Рет қаралды 1,4 М.
Noo balami (Somali Short Film) Ajakis
28:53
somalia24tv
Рет қаралды 472 М.
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 2,7 МЛН
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 48 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 36 МЛН
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 28 МЛН
Sheeko Gaaban Kala daran
22:51
hamareymedia
Рет қаралды 609 М.
SOORAAN IYO JAWAAN FULEY BEEN BADANAA RIWAAYAD CUSUB 2017 FULL HD
24:09
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 4,5 МЛН
SHEEKO GAABAN TUUG MA ARAGTAY MA ARKIN DHEH
17:07
SAHAN MEDIA
Рет қаралды 203 М.
Daawo sheeko xiisa badan, Cali Hiiraan, Marshaale (AUN)
41:03
somali Bantu comedy ( Bantu Moms)
22:40
TheAfrobantu
Рет қаралды 182 М.
Abooto Kutubeey
32:07
Abdullahi Hashi
Рет қаралды 407 М.
Sooraan iyo jawaan riwaayaddii jinka qosolkii aduunka
49:58
Dhaxalreeb TV
Рет қаралды 203 М.
#сериалы2024 #новинки2024
1:00
Kino Box
Рет қаралды 1,6 МЛН
у Петрова сын родился
0:53
RusRoflTime
Рет қаралды 3,1 МЛН
ЕНЕШКА 2 СЕЗОН | 3-бөлім | АНГЛИЯҒА КЕТЕМІН!
28:02
Где твоё гостеприимство? 😂
0:54
Иви
Рет қаралды 1,4 МЛН