LACAGTII AAN KUSOO ADEEGANAY WAXEEY NOQOTAY 4206,35 EURO!

  Рет қаралды 6,034

Aaramoow

Aaramoow

Күн бұрын

Пікірлер: 41
@sahroabukar1795
@sahroabukar1795 2 ай бұрын
Ma shaa Allaah abaayo Naciima Allaha kuu barakeeyo family gaaga aniga waxan jeclahay Yariiseyda ugu yar ma shaa Allaah
@aaramoow
@aaramoow 2 ай бұрын
Mahadsanid Sahra!
@FaisaAAhmed
@FaisaAAhmed 2 ай бұрын
Masha allha allha hadin barkeyo cfm ku gashata iyo cimir dheer
@saadiaali2726
@saadiaali2726 2 ай бұрын
Reer aaramoow masha allaah tabaaka allaah 🎉🎉💞🌸🥰🌺🥰♥️
@hamdohussein9853
@hamdohussein9853 2 ай бұрын
Masha Allah Abyo Allah ha kuxafida famalkada❤❤ waqti badan waan idiinku xeranahay
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 ай бұрын
Manshaallah rer Aaramow waa idin sallamay janis qurux badan alah idin barakeyo 😍🥰 nice 👌
@salmaaraale8743
@salmaaraale8743 2 ай бұрын
Mansha allah allha nii barakeyo lacgta doolar ahan meeqo aye kutahy
@aaramoow
@aaramoow 2 ай бұрын
Magaranayo walaal!
@Farhia_ali
@Farhia_ali 2 ай бұрын
Maasha Alaah. Abaayo❤❤❤
@SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py
@SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py 2 ай бұрын
Maansha allah ilaahy ha idiin xafido nimco degan farxada alle ha idiin siyaadiyo❤
@aaramoow
@aaramoow 2 ай бұрын
Aamiin shukran walaal!
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 2 ай бұрын
Masha Allaah beautiful family welcome back we are you missed you❤❤❤ wcs wr wb ❤
@safiyoahmed8557
@safiyoahmed8557 2 ай бұрын
Idinkane waxii nacden soomaaliya u soo dhiiba ehelka waxii reer tabared waa iska raban wee idin duceeynayin❤
@barwaqoahmed2438
@barwaqoahmed2438 2 ай бұрын
Maa shaa Allah May Allah protect you all AMIIN YAA ALLAH ❤
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 2 ай бұрын
Big discount ayaad sameyseen almost 80% Ilaahey ha idin barakeeyo reer Aaramoow.
@AminaAhmed-v4r
@AminaAhmed-v4r 2 ай бұрын
Maasha allah tabaarakalah naciimo adiga iyo familkada ilaahey ha idiin xifdiyo 👍❤️
@aaramoow
@aaramoow 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal!
@naimaahmed423
@naimaahmed423 2 ай бұрын
Masha Allah 💯💯💯
@khadijahaaji6683
@khadijahaaji6683 2 ай бұрын
Maashaa Allah ❤️ ❤️ ❤️
@habibahassan2046
@habibahassan2046 2 ай бұрын
Masha Allah Barakalah
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj 2 ай бұрын
Waaaaaw MashAllah
@xaawoyacquub8860
@xaawoyacquub8860 2 ай бұрын
Masha allah❤❤❤❤
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 2 ай бұрын
Masha allah
@faadumohussein4233
@faadumohussein4233 2 ай бұрын
Mashaa allaah❤❤❤❤
@RiyahMahamed
@RiyahMahamed 2 ай бұрын
Wcs masha Allah abayo
@Rahmo-pf1rv
@Rahmo-pf1rv 2 ай бұрын
Maashallaah naciimo no so sheek hadi aad arakto
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 2 ай бұрын
Maansha allh tabarikalah hab lahaygii wan idin salamay mom
@aaramoow
@aaramoow 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal!
@qaasimmahdi1079
@qaasimmahdi1079 2 ай бұрын
Masha Allah Amiin 🤲🤲🤲
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 2 ай бұрын
Maa shaallah my family qurux badan ilaahay haidin xifdiyo dhamaantiin
@aaramoow
@aaramoow 2 ай бұрын
Aamiin shukran!
@OmarHassan-pe4gr
@OmarHassan-pe4gr 2 ай бұрын
Asc walaashey nimco dalkee degan tihiin hormar wacan inshllh ❤❤
@aaramoow
@aaramoow 2 ай бұрын
Wadanka Finland
@OmarHassan-pe4gr
@OmarHassan-pe4gr 2 ай бұрын
Mhds❤
@Saynabhussainisaq
@Saynabhussainisaq 2 ай бұрын
Rer aaramow Turku makafuranyahay dukaankaas sidookale Turku hilibka ma keentaanmiyaa
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql 2 ай бұрын
Asc walaasheey waan ku salaamay aad baad u mahadsan tahay waana isticmaali jiray markey caruurta ii yaryaraayeen dadkaan u sheegana majeclayn in ay meeshaa tagaan laakiin cidii kafaaiidaysanayso waa faaiido aad u badan aniga markaan qiyaasay waxay ila tahay inaad isticmaasheen 400-600 Euro
@toxa_misty
@toxa_misty 2 ай бұрын
Tolow America maledahay
@HodanMusa1
@HodanMusa1 2 ай бұрын
Caruur tiinu ma 3 bayo? Uun baa why I thought I saw one boy
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj 2 ай бұрын
Oo walacag badane Nimcoy ma geel ayaad sogadateen kkkkkk weli video ga madhegeysan intaaanan dhegeysan ayaan soqoray komantiga lacagta ankayabay sowtey alaabtu taano taana ahayd secamal hee
@aaramoow
@aaramoow 2 ай бұрын
kkkkkk, Maria daawo muuqaalka markii laxisaabay intaas ayay noqotay!
@safiyoahmed8557
@safiyoahmed8557 2 ай бұрын
Masha Allah
NACIIMO MAXAA ISKU DHIBTAA, TALOOW FAQRI MIYAA MISE FAAIDO??
26:01
BIYO SACABADAADA AYAA LOOGA DHARGAA!
14:01
Aaramoow
Рет қаралды 5 М.
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,8 МЛН
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 34 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 25 МЛН
UGU DANBEEN GURIGEENA AYAAN IMAANAY!
22:01
Aaramoow
Рет қаралды 1,6 М.
KAALAYA NALA ARKA BEERTA SIDA AY NOOGU BAXDAY!
15:01
Aaramoow
Рет қаралды 2,7 М.
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 391 М.
MAXAAN KUSOO ARKAY BARAAWE?
16:19
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 99 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,3 МЛН
WAATANAA BOOYADA GURIGA DHAN DABKA SIISO!
17:15
Aaramoow
Рет қаралды 3,7 М.
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,8 МЛН