MAXAAN KUSOO ARKAY BARAAWE?

  Рет қаралды 96,794

Explore Somalia with Said Fadhaye

Explore Somalia with Said Fadhaye

Күн бұрын

Waxaan safar ku tagnay Baraawe Somalia, Waxbadan ayaan soo aragnay dad qiimo baddanna waan soo barannay.
Daawo Qaybta Koowaad ee Safarkeennii Baraawe

Пікірлер: 209
@Nasiragge
@Nasiragge 3 ай бұрын
Baraawe Waa meel xadarad dheer leh,wana dadka somali ugu xirfada badan .
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 ай бұрын
Waa magaalo reer magaal
@Ikraaminos
@Ikraaminos 3 ай бұрын
Wadankaas dahabka ah ayaan leenahay nasiib darro waan dayacnay. Ku mahadsanid muuqaalka quruxda badan ee aad nala wadaagtay Saciid Fadhayow!.
@MaxamedCabdalle-lw3td
@MaxamedCabdalle-lw3td 2 ай бұрын
Haa walaahi 😢
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 2 ай бұрын
Reer baraawe garoowe baa idinka soo salaamayaa wadankeena nimcaa taal illaahaw inta dhiman noo dhamee
@IbraBoy-k4v
@IbraBoy-k4v 2 ай бұрын
Reer garoowe wala idin qaatey salanta
@icc.concepts
@icc.concepts 2 ай бұрын
Contacts nala soo wadaag si aan u dhiiri gelino wax soo saarka dharka asalka ah ee Barawe, sida koofiyadaha iyo dharka kale. Well done said Fadhiye. Salaam from Hargeisa ❤🎉
@LeylaFarah-e4f
@LeylaFarah-e4f 2 ай бұрын
Siyad Barre ilaahay ha u naxariiisto. Dalka Somaliya wuu dhisay laakiin Somali abaal malaha.
@NaasirAlasow
@NaasirAlasow 3 ай бұрын
Said, I am one of your biggest fans, you are doing such an awesome job. May Allah bless. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 ай бұрын
Thank you 🙏🏾🙏🏾
@AbdikadirOsman241
@AbdikadirOsman241 2 ай бұрын
MashaAllah, runtii aad baan ugu faraxsanahey inaan arko magaalada Baraawe waxaana u rajeynayaa barwaaqo iyo nabadgeliyo. InshaAllah.
@Ameen_hussein.
@Ameen_hussein. 3 ай бұрын
We have to make Somalia great again. aar toosa Soomaliyeey 🎉✊
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 3 ай бұрын
Maashaa allaah baraawe ileen waa caasuumad wayn oo qurux badan ❤❤❤❤
@MohamedYusuf-xb2sb
@MohamedYusuf-xb2sb 2 ай бұрын
Maasha-ALLAAH Dalxiiska aada u jeclahay marar badan waa iman doonaa,Hargeysa idinka soo salaamayaa
@shafiehussein9546
@shafiehussein9546 3 ай бұрын
Cid kasta lama daawadee FADHAYEYOW mahadsanid.
@yusufmohd192
@yusufmohd192 3 ай бұрын
Rer baraawe waan salaamay from moqadisho i.a maruun waa idin imaan doonaaa
@owsedguresuul8794
@owsedguresuul8794 2 ай бұрын
Aad ayaan ugu faraxsanahayinaan arko dhallinyaro soomaaliyeed oo diyaarad iyagu wata duulinayo maashaa allaah
@amira_somalia
@amira_somalia 2 ай бұрын
Mashallah aad ayaan iga xalay sida aad u duubtay thanks for visit my home town bro ❤
@seed3966
@seed3966 2 ай бұрын
Asc baraawe waa dhulka somaliyeed aan jeclahay mar inaan tago nabad in shaa allaah ✅✅✅
@imraanally3223
@imraanally3223 3 ай бұрын
😂mağalo cusb ay ila noqty Masha allh magaldena barwe quruxded bannka kenten adi teamkga❤ Waku mahadsanthn 🤘
@saedaden9722
@saedaden9722 25 күн бұрын
masha allah said fadhaye waa video aad iyo aad u quruxbadan.
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale 3 ай бұрын
Barawe wa maqli jire manta lee Quruxdeda arke mash allh
@SuperMama21
@SuperMama21 2 ай бұрын
ASC thank you brother for showing my beautiful city inshallah near future, I will come visit my home🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@ayaanbilan2251
@ayaanbilan2251 2 ай бұрын
Dhulkeena qurux badanaa maansha allaah ilaahayow balayada naga dhamee xitaa dhulkaas yurubta ma heysato way qurxisteen mooyee inakana waan sameyn karnaa
@FY-Editzz
@FY-Editzz 2 ай бұрын
😭😭😭😭 7 SAAC DIYAARAD AYAY U RAACAAN IN XEEBTAAN AMA DHULKAAN OO KALE REER YURUB AY HELAAN. LAKIIIN ANAGA QABYAALAD IYO WAX AAN LA AQOON AYAAN ISKU DILEYNAAA..
@MaxamedCabdalle-lw3td
@MaxamedCabdalle-lw3td 2 ай бұрын
Walahi waan disorder karnataka dalkeena 😢
@safiasaid1717
@safiasaid1717 2 ай бұрын
Masha beautiful video
@mcaadif1907
@mcaadif1907 3 ай бұрын
Yarka Al-Hindiga meel lagala xiriro said igu caawi walal. Thanks for sharing us such beautiful clips from our country 🤝
@raqianor
@raqianor 3 ай бұрын
Amazing vedio masha alllh bro ❤
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 ай бұрын
Thanks
@MalyounElmi
@MalyounElmi 2 ай бұрын
Masha Allah actually is amazing city and also i love baraawe people. Insha Allah i will visit one day to baraawe. Love you❤
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 2 ай бұрын
M.A.BARAABE MUDUL BARAAWE IYO NAWAAXIGA DEGMADA BARAAWE 🌴🏡🌿☘️🌿☘️🌴
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 2 ай бұрын
Allahayow Somali oo Xor ah Oo Midowday Allah itusiyo.
@qaasimchannel
@qaasimchannel 3 ай бұрын
Masha.allah The best view magalada Barawe❤❤
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 ай бұрын
Baraawo magaalo aan aad ugu raaxaystay
@msa_1439
@msa_1439 2 ай бұрын
Waan imaan doonaa Baraawe insha Alaah Maalin aan fogayn, From the Republic of Somaliland
@yaasirmohamed5561
@yaasirmohamed5561 2 ай бұрын
Insha allh wall kuso dhawow baraawe
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Maamulgobaleed idoor dheh
@hajicarab1237
@hajicarab1237 2 ай бұрын
Mahadsanid Said magaalo aan aad u jecla aya nagu dalxiisasay .
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 2 ай бұрын
Mahadsanid!
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 3 ай бұрын
Dhulka somalida dhamantod waxy le yihin miskid la dhaho miskid jamaca. Ree konfured ku uu naga dhul qurx badn yhy hadan nahay ree waqoyi hoooooooooooooooooooooooooy rer konfureedow dhulkas no ilaaliya oo ka ilaaliya cadawga io ethipian ka madama uu yhy dhul somaliyed ogadana dadku wxy sharf ku le yihin waa dhulka ee dhulkinu wx walba haka qali sanado. Allah ha idin xifdiyo cadawga na ha idinka qabto from waqooyi espicial booorama ((awdal satiate))
@mamgvlogs3907
@mamgvlogs3907 3 ай бұрын
Inshaallah brother Warshiikh ayaan ka sukaa Mashaallah baraawe makaala xeebeedyada aad ayan u jeclahay 🏖️🏝️☀️⛱️
@cabdiraximburci4924
@cabdiraximburci4924 3 ай бұрын
Baraawe magaalo dalxiis iyo barwaaqo alle ku manestay❤
@AhmedMohamed-pz8cx
@AhmedMohamed-pz8cx 15 күн бұрын
Maasha Allah wa magaaladaydii aan ku so koray
@fitaaxcadbi408
@fitaaxcadbi408 3 ай бұрын
Baraawe cadey❤❤❤
@MUtaama
@MUtaama 3 ай бұрын
Absolutely amazing 💯
@munaluula1529
@munaluula1529 3 ай бұрын
Masha Allah ....God Great
@shantagees9425
@shantagees9425 Ай бұрын
Siciidoow guulayso waligaa ❤️❤️❤️🇸🇴
@NUURIYE.
@NUURIYE. 3 ай бұрын
Legend said fadhaye
@geesiweyn5873
@geesiweyn5873 2 ай бұрын
Barawe caasimada k.galbeed way hormartay masha Allah ❤
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 2 ай бұрын
ANAA CARUUR AH BAAN KU SOO DABAASHAY FROM WESTERN 🇪🇺🐯🇲🇵🐯
@omaraniym
@omaraniym 3 ай бұрын
Great video Said. Masha Allah
@aminaomar6271
@aminaomar6271 3 ай бұрын
Reer Baraawe waxa nigu dhiro galinayaa in kor loo qado sameeyenta alhindiga dharka hidaha iyo dhaqanka ama la maala galiyo dadka sameeyen jiray dhalinyartane la baro si ay dhaqanka dhar sameeyenta u suulin.
@MuseIsmail-M18S
@MuseIsmail-M18S 3 ай бұрын
Mahadsanid widayow
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 ай бұрын
Mahadsanid!
@SafiyoMaxmedMaxmuud-hl8ef
@SafiyoMaxmedMaxmuud-hl8ef 2 ай бұрын
Very good news about barawe
@saidmuktar
@saidmuktar 2 ай бұрын
Mashaalh
@KharniMHaji
@KharniMHaji 2 ай бұрын
Aad iyo aad ayaan ugu farxey in aan magaladeeda Baraawe an arko waa magaalo histiri badan leh nasibdaro dhalinyada la wareeysanaaya wax badan kama yaqaan tariqda masajidka u leeyaha masajida Jamacada baraawe wuxu dhisan yahay 613 sano wa labo gabdhood walaala ah ayaa dhisey kuwa raga dhisey nah qaar 925 naso qaara na 863 sano
@omerhassan3041
@omerhassan3041 3 ай бұрын
Ilaahay ha idinku aamin yeelo laakiin diyaaradahaasi maaha sidaad u amaanaysid! Laakiin nafkasta maalin bay leedahay.
@MyYoutubeK42
@MyYoutubeK42 2 ай бұрын
Baraawe waxaan ku xasuustaa "Raasha Wabaasha" After Longtime waan ku noqon doonaa inshAllah
@IbraBoy-k4v
@IbraBoy-k4v 2 ай бұрын
Welcome barawe wadanka ugu fcn somalia 🇸🇴 waa barawe cadey ❤❤❤❤❤
@macaanos
@macaanos 3 ай бұрын
Af somali fican maashaa Allah
@MK-ps2gw
@MK-ps2gw 2 ай бұрын
10:07 I was born there on the left side in albamba I lived there till 7 or 8 then war started in 90s. So beautiful to grow up there one day I will go back insha Allah. Barawa boy ❤
@sacdiyafaantool3865
@sacdiyafaantool3865 3 ай бұрын
Masha allaah ❤
@AbdikadirOsman241
@AbdikadirOsman241 2 ай бұрын
Waxaan rajeynayaa inaan soo booqdo magaalada Baraawe sanadka dambe oo iigu dambeysey mudo fog oo laga joogo 26 sano oo aan ku qaato waqti fiican. InshaAllah.
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 2 ай бұрын
Insha alah wllkeyga qaali❤❤ waan kuu soo dhoweenayaa❤❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 3 ай бұрын
Insha allah mar waan tegin.❤❤ meelaha Qorshaha iigu jirtay ayay ka mid tahay
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 ай бұрын
Insha Allah
@abdikadirhashim6209
@abdikadirhashim6209 2 ай бұрын
barawe waa meel aad qurux badan waan idinku dhiiri gelinayaa inaad mar uun boqatan .
@The-Heart-Will-Testify
@The-Heart-Will-Testify 2 ай бұрын
barawa needs development, its on a beautiful coast. The people are also peaceful and religious
@SOMTVSOMALIA
@SOMTVSOMALIA 3 ай бұрын
Explore Somalia Nice video Markaad taariikhda baraawe ka hadleysaan dadka deegaanka leh wareysta si aydan qalad taariikh tabin ugelin
@abdirisaakali1324
@abdirisaakali1324 3 ай бұрын
Videoga amazing waaye gabdhaha ayaaba qurxinooya❤
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 3 ай бұрын
Such beautiful our country ❤️
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 ай бұрын
Aad iyo aad
@c.casiissalaad8065
@c.casiissalaad8065 2 ай бұрын
Waaw muuqaal qurux badan
@hamdihassan3846
@hamdihassan3846 3 ай бұрын
❤❤❤❤Mashallah
@Mukulaal_ceejiye
@Mukulaal_ceejiye 2 ай бұрын
The Best movie ever I seen barava maskin umacine 😍
@maxamuud1295
@maxamuud1295 3 ай бұрын
Saa ku sugaayey waxa is dhahayey calanka koonfur galbeed ayoo ka soo dari doona maamulka dagmada ayuu booqan doona lkn no problem pro thinks
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 ай бұрын
Muuqaalka dambe yuu ku dhaafin
@MohamedIsmael-g9i
@MohamedIsmael-g9i 3 ай бұрын
Nice ,jai aime la video et je pense que je vais visiter cette ville historique,.med djibouti
@qaasimchannel
@qaasimchannel 3 ай бұрын
Keep going my freind
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 ай бұрын
Thank you bro
@AbdallaKaneec
@AbdallaKaneec 2 ай бұрын
Magaalo dalxiis, taariikh weyn leh, wax soosaar iyo waliba kalluunka oo iyana banaanka iska yaalla, markaasaa la leeyahay dalka gaajaa loogu dhimanayaa, allow na fahansii
@munahussein9687
@munahussein9687 2 ай бұрын
Masha Allah 🎉🎉🎉🎉🎉
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 2 ай бұрын
Mashallah
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 2 ай бұрын
Mashaa Allaah
@jaambaCade
@jaambaCade 3 ай бұрын
hampalyo sxb video sameenta aad u sareesaa masha allah bilaw ilaa dhamaad marna kuma caajisin Horo usoco
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 3 ай бұрын
Guuleyso
@ayaanbilan2251
@ayaanbilan2251 2 ай бұрын
Fariid ilaahayopw naa daa dhalinteena dadaala
@jamuriyadabarakaysan1858
@jamuriyadabarakaysan1858 2 ай бұрын
Massa’allah barawe magalo tarikh leh ❤hargeisa
@cabdulaahicabdulaahicade6955
@cabdulaahicabdulaahicade6955 Ай бұрын
sorry wllhi atmis markan ku arky muqalka ciil ba iqabty
@wizzkeeke4484
@wizzkeeke4484 2 ай бұрын
Kofiyadaas asal ahaan waa omaan🇴🇲🇴🇲
@Kulantimes
@Kulantimes 2 ай бұрын
Said Meeshaas jini ku jiro lana dhihi jiray waagii aan joogay Barawe.
@saacidyare9194
@saacidyare9194 3 ай бұрын
Rer barwe waan idin salamaa from celbuur😂
@maxamuud1295
@maxamuud1295 3 ай бұрын
Baraawe dhul raxaweyn
@nasriina12345
@nasriina12345 3 ай бұрын
Candhutfa liqa waa magaalo reer koofur galbeed ✅️
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 3 ай бұрын
​@@maxamuud1295 Waa magaalo tuni
@NaleyAbshir
@NaleyAbshir 3 ай бұрын
B​@@maxamuud1295barwo wa magaalo bimaal iyo rer baraawo marka hataa utaliso mahan dul aa leedahay
@kaafi_ahmed6934
@kaafi_ahmed6934 2 ай бұрын
Baraawe waa meel xaadaarad kajirto runtii waxan u rajeynayaa sanadaha soo socdo in hormar badan sameyso
@jasminsaeed6937
@jasminsaeed6937 2 ай бұрын
I am in Mogadishu right now I feel stuck in one place and would like to travel are there any travel companies that can help me move around ?
@Abdulqadir-nq6ny
@Abdulqadir-nq6ny 2 ай бұрын
Baraawe waa magaalo kuwaagaan salxiiska iyoku tamashleynta waana meelaha ugu bilicsan dalkeena somaliyred ruuxii dalxiis iyo tamashleyn doonayow dalkeenaan la heli karin dunida meel udhigantee soo daawo soo daawa oo arag
@shukriahmed-i2n
@shukriahmed-i2n 2 ай бұрын
Welcome aniga magaaladina we are u.s.a
@Xaawo_sharaf262
@Xaawo_sharaf262 3 ай бұрын
Welcome baraawe igema miini 😂
@farhanaden9809
@farhanaden9809 3 ай бұрын
Magaladaydiii barawe cadey
@deqoomar5564
@deqoomar5564 2 ай бұрын
Asc walalkey nabarkiisa noo soo qor waba rabnaa
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 2 ай бұрын
Alindiga miyaa rabtaa abayo
@qaasimmaxamed7719
@qaasimmaxamed7719 2 ай бұрын
Dad aad uyaqaano sida vidyowga looduubo ayaatihiin kusiiwada waa mahadsantihiin kusoodhowaada dalkiina quruxda badan.
@agh7185
@agh7185 2 ай бұрын
So much potential 😢
@xuseencabdiqadir9161
@xuseencabdiqadir9161 2 ай бұрын
Your dream come true
@abdifitaheosman5486
@abdifitaheosman5486 Ай бұрын
Fadlan laaamiyada runways ka hala dhiso
@Tooxcade
@Tooxcade 2 ай бұрын
Make Somalia great again
@guleedciise4497
@guleedciise4497 2 ай бұрын
Cajiib bal Arag dadkaas Hibada Alle siiyey
@farhiyaabdullahi6681
@farhiyaabdullahi6681 2 ай бұрын
Allow Alle naago waa weyn oo iska dhigayo carruurta qurbah ku dhalatey camal markey hadlayan yaab badana
@cabaas8626
@cabaas8626 2 ай бұрын
😂😂
@maankamuuse743
@maankamuuse743 3 ай бұрын
Beautiful girls in baraawe ❤
@ziaxoxoxo3720
@ziaxoxoxo3720 2 ай бұрын
Which hotel did you guys stay at name of hotel
@Drsayidcali
@Drsayidcali 2 ай бұрын
Magaalada wexey dakadaheeda udhismn😢😢😢i baan layaabay
@MohamedDukow-n4y
@MohamedDukow-n4y 2 ай бұрын
Waaaw barawe magaalo aan tegay 1978
@mohamedmuuse444
@mohamedmuuse444 2 ай бұрын
Carabtaan baraawe degen xagee na ga soo galeen
@AlAk-bm8dy
@AlAk-bm8dy 2 ай бұрын
Waa dad markii soodagay boqortooyinkii hore ee soomaaliya xataa afka duwan ee kuhadlooyiin waa af kiswahili yar soomalida xagaas dagta waa Tuni Raxanweyn
@afrahhussein3136
@afrahhussein3136 2 ай бұрын
Carabtu iygaaaa iskaleh
@AlAk-bm8dy
@AlAk-bm8dy 2 ай бұрын
@@afrahhussein3136 malaha sxb meesha waxaa soo dagay soomali siiba reer Tuuni ee baro taariikhdaada xataa buugaagda carbeed ama kuwa Galbeedka saas aa kuqoran ee baro taariikhdaada walaal
@odaykee4342
@odaykee4342 3 ай бұрын
kabtan ayub ayaan moodaayey sawirkachire😊
@ElmiM-j4n
@ElmiM-j4n 3 ай бұрын
Life jackects please!!
@kim_maanka
@kim_maanka 2 ай бұрын
Caasimada kgs❤
@hoyotrucking5049
@hoyotrucking5049 2 ай бұрын
Barawe without buufo 🥯 wax badan idinka dhiman
@sakariyejamaladam9860
@sakariyejamaladam9860 2 ай бұрын
Magaaladaa kaliya hadii aan maamul gooniya u noqdo aduunkaan ku xidhi lahaa waana wax soo saar iyo dhul qaaliya
@abdullahibadri9612
@abdullahibadri9612 3 ай бұрын
Waa magaalo af sawaaxili looga hadlo oo u baahan in is dhexgal loo sameeyo si af soomaaligana ey ugu hadlaan.
@maqoslemaquuste9089
@maqoslemaquuste9089 3 ай бұрын
Af sawaaxili maahan af barawi baa layiraah sawaxiliga ayay shabah daa xoogaa
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 2 ай бұрын
Qasab ma ahan midaa teena ayaa naga weyn inaan ku hadalno marwalbo
CAJIIB - WAX KA BARO BARAAWE!
14:37
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 37 М.
SAFARKII KOKO BULLE EE MUQDISHU
13:49
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 158 М.
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 30 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
SIDEE LAGU TAGAA EYL?
10:04
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 32 М.
Somalia gave its coastline away, here's why it matters
16:55
CaspianReport
Рет қаралды 598 М.
Guryosamo - Xaafada Casriga ah ee Sabo Wanaag ee magaalada Garowe
19:40
Safarkaygii Baraawe 🇸🇴 || My journey to Barawe Somalia
19:47
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 130 М.
DAARUSALAAM - XAAFAD CASRI AH!
10:11
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 26 М.
Safarkaygii Marka Cadeey 🇸🇴 || My journey to Merca Somalia
30:51
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 263 М.
Maxaa Ku Dhacay Fankii @aarmaanta?
14:35
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 35 М.
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36