Lafoole Laxaw Caashaq Lyrics (Best Somali Love Song)

  Рет қаралды 1,194,879

King Production

King Production

Күн бұрын

Пікірлер: 924
@ShiineRox
@ShiineRox 5 ай бұрын
Away dadkii 2024 qalbiga laga dilay wll cafimad iyo nolol qurux badan Baan ku rajeynaya😢💔
@FatumaAbdullahi-k7b
@FatumaAbdullahi-k7b 4 ай бұрын
Aamin 😢
@CabdiMahad-f1k
@CabdiMahad-f1k 3 ай бұрын
6 10 2023 qofkii aan jeclaadaY ee iigu Horsey ayaan waan kujeclaadaY lkn imaad wanaajin wallhi waxaad igaysaty dhawac anaan kaso kaban karin anigu kuma qudheen wallhi sidaad qalbigayga uugu ciyaarty Maanta maalin aan ahayn ayaad ogandoonta Dhiptaad imarisay😢😢😢😢😢
@fardawsamohamoudiise4705
@fardawsamohamoudiise4705 2 ай бұрын
Ilahy qofkasta mesha bugta alle ha u dhayo😢
@MDRaxmaadan
@MDRaxmaadan Ай бұрын
Ilaxaw rapiyow Amiin yarapii ❤
@maxamedmahdi7010
@maxamedmahdi7010 Ай бұрын
. ​
@ubaxberbera4807
@ubaxberbera4807 2 жыл бұрын
Mnta oo tarikhtu thy 17/12/2022 Wxn dhgysanya anigo oyaya hestan Qofkasta oo Murad leh alle ha siyo Qalpigi kasto sidyda gubanaya alle ha qabojiyo Inta comontigyga argty wxn ku leyhy wll cfimd iyo cimri dherer kuwrn😭❤️
@Sasa-zj3oo
@Sasa-zj3oo Жыл бұрын
Qalii ku rajeena Qalbiga ku dageyy🥺♥️♥️
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 Жыл бұрын
Uwaxeey setahay hada walal qalbigi maku qawoowe
@ubaxberbera4807
@ubaxberbera4807 Жыл бұрын
@@bartaynoloshicusbeyd8103 wllshey qali wn ficnhy adina seeithy
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 Жыл бұрын
@@ubaxberbera4807 alx abaayo aniga habenkas Ann massage ku so qoraye Ayn walwalsana hada alx
@hamzehussein2320
@hamzehussein2320 Жыл бұрын
Wllo 2 bilood kadib hada ma ficanthy
@kalsoonidiiluntey4526
@kalsoonidiiluntey4526 Жыл бұрын
😢😢😭😭😭😭 Oh Qalbigu Xoog badanaa 😢Hadaan Ogaan lahaa nolOshu inay Sidan u xanuun badan tahay wlhi baan ku dhaartee qofna uma dhawadeen xataa saaxiip 😢
@najiibhashim9243
@najiibhashim9243 Жыл бұрын
Samir sad kaaga waad heleysaa
@muhanaddelmohan8429
@muhanaddelmohan8429 Жыл бұрын
😢😢
@apdirahmanmawlid6868
@apdirahmanmawlid6868 Жыл бұрын
Mcnkisa iyo qadhadhkisaba mrkasta wa inad diyaar u noqotaa
@imanabdrxman967
@imanabdrxman967 Жыл бұрын
dhibane kasta waa sxpky marka saxiib samirka badid😭💔👐
@Maryam02029
@Maryam02029 Жыл бұрын
Sorry wll Alle badal qayr qaba hku siiYo 😢🥰
@hodanmuhyadin3612
@hodanmuhyadin3612 4 күн бұрын
One of my bestfriends sent me this song she is so heartbreaking right now 😭 iyada darteed u dhagysanaya . I’m always here for you sxb mcn dhib iyo dheefbo . ❤
@itz_abdi
@itz_abdi 4 күн бұрын
After 5 hour I heard the song😢
@luqaafo.x1246
@luqaafo.x1246 Жыл бұрын
Ninkeyga ba ad iyo ad ujeclaa dhib iyo dhef wa laso maray 4cunug buu ilahey nasiiyay alxmdu ❤2018 ano dadkisa lanol oo wali guri goni idajin buu nag arosay😢wa ogaday hdanh wu furay ani wali wa jecla😢 😢😢😢wadanka wuu katagay neyrobi buu imaday 😢1sno kadib wuu nawaday guri bawada dagnay😢hben aso jifo telkisa baray maser wuxuu la shekesanayay gbr ilmo adero yihin qoraladii ba aqriyay mida igu xanuunka badned waxe ahed waxe dhahday wllalow nagba qabta ee idhaf asnh wuxu dhahay nag tas majecli adi ayuu qalbigeyga dhankagu jiraa 😢wlhi hbnka aqriyay 1/2/2020 hben isnin ah wlhi qalbiga cadi iburburay 😢sa u ooynayay wa matagay 😢wakacay 2rakaco tukaday 😢kadib waxa goansaday ina ilmaha bas firsado ilmahanh wa iska soxiray 😢alxmdu hda wax Jacel ah uma qabi
@iqyaarcabdi2354
@iqyaarcabdi2354 Жыл бұрын
Ax ax ax waaa Qiso xanuun badan sorry walashey
@luqaafo.x1246
@luqaafo.x1246 Жыл бұрын
@@iqyaarcabdi2354 Haa wll waxa qarinaya kabadan malin un qof icawiyo wan heli donaa insha allah
@zoyamukhtaar6399
@zoyamukhtaar6399 Жыл бұрын
@@luqaafo.x1246 sorry wl ilahay qalbiga ha kuu qaboojiyo malaha raga qaar abaal malaha ma dareemay inaad jacayl u hayn hada se maxaad ku sugan tahay wl
@luqaafo.x1246
@luqaafo.x1246 Жыл бұрын
@@zoyamukhtaar6399 wan ushegay wunh daremay ina danbo kalehen hda waxajoga somali asnh meshii bu joga furin wuu igadiiday anh waxa dhahy somali iska joga wuxuu iga somaray dhanka walidka walidko waji kadiyarsaday walidkanh wax mafhmayan wll anh dhibkeyga wa qarsaday oo umaba shegin 🥺hda xalkeyga wu ficanyahy marbo hdo malinkasto ihortagnen 🥺isoduceyaa in ilahey muradka leyahy isahlo wllo
@gabarmudug1134
@gabarmudug1134 Жыл бұрын
Walaal qisadaad aad iitabtay sorry byo😢😢
@abdiwaliabdullahi868
@abdiwaliabdullahi868 Жыл бұрын
Jacaylow aabaha was muxuu xanuun iyo murugo ii soo tusay❤️😥😭😭 dhalinyarada iga danbaysa iska ilaaliya in qalbigiina qof u qalmin u hibaysaan hadii kale qalbi jab baa ka qadasan iyo xanuun Waligaa ilowbi doonin siiba jacaylka kugu horeeya Waliga ilowbi maysi xanuunkiisa iyo murugadiisa
@YurubCali-jw1sl
@YurubCali-jw1sl 3 ай бұрын
Kula mid ban ahay apowe hada seithy
@SuheebMohamed-j5i
@SuheebMohamed-j5i Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@sahal3922
@sahal3922 3 жыл бұрын
Soomalida waxa uugu wacan niyad jabka badan waxa la fudud in ay qof ku yidhaahdaan waan ku jecelahay iyagoo aan jeclayn
@IqraAhmed-r3q
@IqraAhmed-r3q 3 ай бұрын
Absolutely 😢
@hoodoabdi4426
@hoodoabdi4426 9 ай бұрын
10/4/2024/ maliin ciida sacadu waa 1:35 habeniimo dadku way wad farx sanyiihiin lkn anigu qabigan ka gubanya qof kasta oo ga danpeya farintaydan arka pls iso duce 😢😢
@Bashaar.B.W.
@Bashaar.B.W. 3 ай бұрын
alle hakaa dulqaado wll
@abshircqadir5360
@abshircqadir5360 Жыл бұрын
Aadanaha adunka ku dul nooli hlka shey ee ay kawada nugul yihiin Waa jaceylka hadu asiiibo qofka wax ka halis badani ma jirto ❤. Dhalinta inta jaceylkodi ku gul dareysaty waxan idin leeyhy so kabasho wacan jaalayaal 🦋💯
@HamzeCazka
@HamzeCazka 3 ай бұрын
¡NzhallaH Pro
@Boqor7
@Boqor7 3 жыл бұрын
Waxa da, aya roob qabow badan , waxan kursi so dhigtey barandada anigo jawi xasusa laydha iyo dhibcaha robka ku qaadanaya , wakhtigan jacayl baa ladara dhacaya Habeen Isnina sacadu 10:45 Gobtu Wa wadanka uganda casimadisa Kampala , Xasuus 2021 😪
@mohawacayz773
@mohawacayz773 2 жыл бұрын
Jawi 🙏😓💧
@lunibark9978
@lunibark9978 2 жыл бұрын
waa haben rooban isniin so galayso #11:28 #8/28/2022 goobtu waa hargeisa xafada 150ka xusuus waxaan sugaya sagootinka habaryartay tagaysa ingiriiska murugo dareemaya
@sadaambollo8290
@sadaambollo8290 Жыл бұрын
Xasuusaha qaar waa kuwo aan ka guurayn maankaaga si kasta oo aad isu mooganaysiisid Weliba waxaa ladhka kugu kicinaya heesaha dareenka noocana ka turjumaya markaad dhagaysanayso. Wn rajaynayaa wll inaad kasoo kabatay.
@NoloLi1665
@NoloLi1665 11 ай бұрын
Imka se thy
@Yuusufgraath
@Yuusufgraath 10 ай бұрын
Sxb adba ku sala Maya laganow
@Araweelomoh
@Araweelomoh Жыл бұрын
Xasuus wllhie caawa waxn so xasusteyy habeeno badann aan iskga dartii usoo jedayy oo aan sugayey fariintisa balse anu wax fariin ah isoo dirin aad ban ku jeclaa blse jacaylygu ciyaar io dhayal ayu kula noqdee dib bad ka garnn doonta😭💔
@hamzaapdi7279
@hamzaapdi7279 Жыл бұрын
😥😥 Jacaylku ciyar kwyn
@Qurux472
@Qurux472 Жыл бұрын
Ax xanuun weeye😢
@omarxaaji2217
@omarxaaji2217 4 жыл бұрын
Hesaha jacelka inti lafoole u soo addo like iisaara
@fatxa144
@fatxa144 Жыл бұрын
Jaceylkeyga ugu horeyey si xun i galay guur isoo bandhigtay wuu iga baxay mana ilaawo dhawac igu reebay hda mida wada socona afarsano isaga qeyr ha iga dhigo kii ku baxsan lahaa 😢😢😢😢😢
@deganmuuse
@deganmuuse 5 ай бұрын
in aan qalpi japo daaye xita iguma qayliyo hadana anuu hees calaacal ah ma daayo illahow siduu qalpigayga u ilaaliyay kiisna u ilaali inta iga dampeysa ee fariintayda akhrin doonta wxn ka codsnayaa in aad iigu duceysan in illahy calaf isku kaayo daro😭🤲❤️
@suhaybabdirahman-ru1il
@suhaybabdirahman-ru1il 3 ай бұрын
Alle calaf iyo mustqabal ifaya Haydiin siyo iyo nolol raxale iyo unad bariyiin i.n❤
@SleepyCat-df7ez
@SleepyCat-df7ez Жыл бұрын
Haduu nabsi jiro ha igu kaasoo celiyo oo sidaan kuugu liitay ha kuugu laamadoodsado inanoow😭😭😭 Kalgacaylka leebkiyo Ila laacay hootadu Anuunbuu I luudshee Show dhankaaga laydhiyo Leexaba kumuu kicin😢❤️‍🩹
@qancisokukis2496
@qancisokukis2496 Жыл бұрын
Nabsigii ma kuso qabtay qofkii aad jeclayd😢
@XaaworuushCali-og5yz
@XaaworuushCali-og5yz 10 ай бұрын
Ax yaa jacayl qof aan usoo ooyin muudareemin jaceyl dhaba 😭, inta bogsatay waasalamaaya.🥺
@baaruudhersi2926
@baaruudhersi2926 4 күн бұрын
Anaa bogsaday, weliba jacayl aad ii dhibay Ka bogsaday😢
@LipaanHussein
@LipaanHussein 11 ай бұрын
Saacadu waa 11:59 habenimo waxan joga wadanka Tunusia waxan jifa sariirtayda dusheda hestan aya si bilaa sanqadh ah igu baxaysa, inan an xoog ujeclahay aya niyadayda kuso dhacaysa sidi Tv inan ka dhex daawanayo ayay igu sawirmaysa quruxdedi iyo hadalkedi naxarista badna waqtigu wa is gurayaa dhankaas iyo Europe ayan safar kusi ahay ALLE ha iskakaya siiyo qoftas an niyada ku hayo calaf wa halkiise maxaan maalmo sugaya.😢😢😢 marka an Europe cagaha dhigto ayan kuso noqon dona farintaydan insha ALLAH.❤
@MiijhDfrrf
@MiijhDfrrf 11 ай бұрын
Allaha Ku sahlo sxb safarka iyo qoftaa aad jeceshahayba
@Zaynab_033
@Zaynab_033 7 ай бұрын
Ma nabad tagte 😮
@Nasroahmed12
@Nasroahmed12 5 ай бұрын
I,a wee hagage ma nbd tagte😢
@IqraAhmed-r3q
@IqraAhmed-r3q 3 ай бұрын
Ma tagtay huno 😢
@AyuubCasismire
@AyuubCasismire Ай бұрын
SAALAMA wllo manabad Tagtay
@cabdikariimabokoraxmed6036
@cabdikariimabokoraxmed6036 3 жыл бұрын
Heestan intay tabatay like💔😢
@natashaasad2595
@natashaasad2595 2 жыл бұрын
😥😥
@Keyf88-8
@Keyf88-8 Жыл бұрын
Yeah men it’s heart touching 😢
@HiboMaxamad-w4r
@HiboMaxamad-w4r Жыл бұрын
🤣💞💞💞💞
@HeemaalGraphics
@HeemaalGraphics Ай бұрын
Anuunbaa laliitoo Ladi waayey jiifkee Shaw aduu ladnaanbaa Raaxada ku lulataa 😢😢 12/26/2024 Habeenimo 1:34 AM Tariikh aan maalin maalmaha kamida dib usoo Akhrisan doono insha Allah anuu caashaqa dhigay heeryadiisa culus like isaar si aanu iga lumin qoraalkan walal😢
@najiibhashim9243
@najiibhashim9243 Жыл бұрын
Inaa seexdaa rapaa heestaan markaa maqley hurdada dhan wey iga haadey😢 8/9/2023 ma ilaawi doono wlh😢😢
@fahmoyuusuffahmoyuusuf7471
@fahmoyuusuffahmoyuusuf7471 Жыл бұрын
Maanta ee tariikhda ee tahay 21/2/2023 qofka u soo raad saday heestaan love dhac kusii💘
@Caaqil_lyrics
@Caaqil_lyrics Жыл бұрын
Markan akhrinaayo commen-tiyada dhibanayaashu soo qorayaan Heestu waxay ii samaysaa dareen iyo dhadhan gooniya !! Ma ihi qof dhawacan balse waxaan xiiseeya heesaha calaacalka ah alle ha u boogo dhayo inta qalbiga ka dhawacan 🤲🤲
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. Жыл бұрын
Sidoo kaleh fariiimaha ay qorayaaan dadka jacaylku naafeeyay caadi maahan, gabigaygaba waan dareeen badalmaa anoonan dhibaneh u ahayn jacayl.
@mariacabdi4913
@mariacabdi4913 Жыл бұрын
Heestan tiktok kagah ka so arkayy wlhy😅😅
@sukhramohamoud1735
@sukhramohamoud1735 9 ай бұрын
Same wlhi
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 Жыл бұрын
Qalbigii kugu lamana maad lexa jeclaynine lumisaye ha raacdayn 💔😭 dadka qaar uma qalman in wakhti lagu lumiyo xasuus dheerna lala wadaago 😭
@deqowmaalim8361
@deqowmaalim8361 6 ай бұрын
Xaqiiq💯
@Abokorrrr
@Abokorrrr Жыл бұрын
Qalbigii kugu lamaana mad lexjaclyn lumise ha racdyn:💔😒Boqorka Codka lafoole Rabbiga waxaan kaga Baryaa Cimri dheer iyo Caafimad🔥❤️🐐
@karamoige5268
@karamoige5268 Жыл бұрын
What a song!😮😮 Anuu baa lalabayoo Caashaqu ilulayee Shoo jacaylka Laabtiyo Lubuga kumaad hayn Xumaa markaa qof aad xiriir wadaagteen ood ku kalsoonayd ku khiyaamo Oh My Heatt Broke💔😳 28/05/2023 2:44 habeenimo baan Daraadaa usoo Galay Asmay Maxaa saas usamysay😢😢
@faadumofani5615
@faadumofani5615 Жыл бұрын
Wll iska Samir dunidaa sidaas ehe 😢
@faadumofani5615
@faadumofani5615 Жыл бұрын
Wll iska Samir dunidaa sidaas ehe 😢
@AliHassan-hj7gs
@AliHassan-hj7gs Жыл бұрын
2022/05/08 😢
@Cabdi-qn8qh
@Cabdi-qn8qh Жыл бұрын
(💯)Habeen walaba waxan so raadiyaa heestan aadna waana waan u jecelahay qof I jecelna waan haystaa se jacaylka aan dareemayo ee ardaynimada iyo hanti LA.aanta igu helay ayaa aad ii jilciyay habeen walabana waa ii warwar iyo fikir alleh ka barayaa rug san inaan a wadaago nasra 🙏🥰♥️14/9/2023 ❤️‍🩹
@abdiwahabonelove
@abdiwahabonelove Жыл бұрын
Sorry sxb waa arin cakiran lkn raganimo iyo karti muji waad guleysan donta sxb guul ayaan kurajeyniya insha Allah 🎉🎉🎉
@Cabdi-qn8qh
@Cabdi-qn8qh Жыл бұрын
@@abdiwahabonelove thanks masuul alleh Haku sharfo 🥰🙏
@samiiroedebsan1565
@samiiroedebsan1565 Жыл бұрын
Idamka alle isbadal baa iman xal waara ayaan kuu rajayn powe
@nasraaadan7606
@nasraaadan7606 Жыл бұрын
Mcn insha allah ardaynimada iyo hanti la,aantaba waynu ka bixi doonaa Mar walbana anigaa garabkaaga ah qalbi jacaylkaan kuu qaadayna wllhi mid iga go,aaya maaha waligay wiilkii koobaad ee aan jacayl xad dhaaf ah u qaaday tahay wllhi rabi anigoon oori kuu noqon oo ubad kuu dhalin ima dilo 😢❤daryeel naxariis jacayl iyo farxad intaba waan kaa helay wllhi si walba oo aanu iskugu dhacno qofka wada jirkeena iyo wada joogeena ka taliya tahay mcn rabi calaf ha iigu kaa daro mcn ❤😢
@Cabdi-qn8qh
@Cabdi-qn8qh Жыл бұрын
@@nasraaadan7606 kaldeeqadayda ♥️alleh inama Kala qarin dono mcn adina wehel buuxa kaa helay qalpi jacaylka aan ku qabana xubinxubin iigu dhamaaday mcn 💯💋commentiyadas xasuusta alleh waxan rajayanayaa inanaad xasuus madow iiga dhigi doonin 💋💯🙏❤️‍🩹
@othmanmohamet3029
@othmanmohamet3029 2 жыл бұрын
heestan waxn dhegaysaneyayey hapeen aan qayilayey run ahaantii waa hees aad qiiro igu peertay heestani murqaanka ayey ii saxaysey waxana marwalpa soo xasuusanayey gapr uu jacayl dhaga dhexeyey oo aan kla hadhney Markii Danpe waxan leyahy kuma ilaapi doono r**ma😭❤🔥
@nadiirafaysal2489
@nadiirafaysal2489 2 жыл бұрын
legend
@ahmedhazzan673
@ahmedhazzan673 2 жыл бұрын
Legend unba dareemi kara xaalda😢😭
@guulfarnado8905
@guulfarnado8905 Жыл бұрын
Imika aad baan u jeclaa markaan mirqaamayo oo aan joogo dhul aanu jaad jirin waan dhagaystaaa
@Qurux472
@Qurux472 Жыл бұрын
Xanuun weeye 😢
@zihaambashiir5489
@zihaambashiir5489 25 күн бұрын
Waxan dhagaysanayaa maalin khamiis ah taariikh duna tahy 2/1/2025.08:41 subax nimo waxan daree mayaa xanun saida😭😭
@phtumomohamtt9060
@phtumomohamtt9060 10 күн бұрын
Khaamistisa kle aniga dhagysnyo 😢
@MATAANoffishical9791
@MATAANoffishical9791 2 жыл бұрын
Heestan caawa iigu horaysa markaan maqlay waan ooyi gaadhay waaban ooyi lahaa ee dadbaa ila joogya qof uu jacayl heley un baa garan kara caawa tariikhdu waa 2023 /1/28 /
@ayaanxarago4456
@ayaanxarago4456 Жыл бұрын
😢😢😢😢
@IkranMursal-we5rk
@IkranMursal-we5rk Жыл бұрын
Isku mid nahay hadana waan ooyi lahaa dadbaa ila joga kampala io jacayl aan lagula wadin
@AminaAbdulahi-ni1dh
@AminaAbdulahi-ni1dh 11 ай бұрын
Miskiin​@@IkranMursal-we5rk
@amineta9166
@amineta9166 2 жыл бұрын
Xiligu waa 27/5/2022 sacaduna tahay saqbar 1:02 pm habeen jumce ah waxan qorayaa fariintan anoo ilmeynaya jawiguna usan i saxneyn illahay xaaladaha iyo caqbadaha nollosha haynoo wanaajiyo inteena mucaashaqiinta ah 💔🙏😭.
@kingmoha6307
@kingmoha6307 2 жыл бұрын
Aamin
@mumtazqalanjo2300
@mumtazqalanjo2300 2 жыл бұрын
My queen abaayo anigaa kula talinaya qof wax jecel hadaa tahay waayo anigaa jacayl jabkiisii kasoo kabsaday Alxamdulilah hadii aad qisadaada ila wadaagi karto waxaan rajayn inaa caawimaad ku siiyo waa haday qiso jacayl tahay🖤💔🔥
@nourabukar6673
@nourabukar6673 2 жыл бұрын
😥😥😥😥
@CqaniClaahi-gx6tl
@CqaniClaahi-gx6tl Жыл бұрын
Amiin.amiin
@XiisMaxamuud-yq1fg
@XiisMaxamuud-yq1fg 8 ай бұрын
Ax😢😢
@Cawonour-is4fj
@Cawonour-is4fj Жыл бұрын
19/7/23 Wednesday 1:50 at night. Looma bogi karo heeska waa xasuusta dhibane kasta oo saaxiibkey ah😢
@SaedMohamed.
@SaedMohamed. 3 ай бұрын
Dhamaan dhalinta soomaliyeed waxaan kula talin lahaa qalbigiina ha u hibaynina qof aan u qalmin . Qalbi kasta oo daacad ah guul baan u rajaynayaa
@zuhayliinasaed4940
@zuhayliinasaed4940 Жыл бұрын
Still 🎶 listen 17: 30 6/3/2023 yaa ila dhagaysanaya💔💔😰 Anun baa la liitee Ladi wayay jifkee Shoow adi ladnanba Raaxada kululataa 💔😰
@khadrasiciid6418
@khadrasiciid6418 Жыл бұрын
24/4 /2023 Aun baa la liite ladi wayay jifkee shoow adi ladnanba Raaxada kululataaa😢
@CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh
@CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh Жыл бұрын
Sanad cusub 2:40. 1 /1/2024 Anun baa la litre ladi wayay jiifkee shoo Adu ladnaan baa raaxada ku lulataa😢💔🖐️
@Leeahmed4
@Leeahmed4 3 ай бұрын
Caawa ayaaaan dhagaysana roobna waana hayaaa jacaylna ima hayo dar alle ayaaan u jeclahay heesaha noocan oo kalaaaa 6/10/24
@bahjaabdirashid7484
@bahjaabdirashid7484 Жыл бұрын
2023/9/22 friday wxa jirty wiilaan aaad ujeclla asna sidoklle wuuijecllaa nasiib daro sidaan rabay wax umaydhicin isjiid jiid dheeer kadib wlllhi mau mllayn jirin inaan wligay klla tagayno wlipa ani wxanba u haystay inaan asiga aanleeyhy pllse my noqon heestan ayaan udiray intaan caga jiid kadareemay baga siduu shakigayga ahaa bay noqotay afcad buu iigu sheegay inuu nolal klle sameestay wlhi mlinkaa saan unaxay wligeey ima soomaryso naxdintaa midlmida ugu danbeen goaan ayaan gaaray wyo intuu qalpiga iiga ciyaarayey kufilan wlllhi siduu iiila dhaqmay alaaa og alx waaan iska masaxay waxwllpa aaanka haayey pllse qalpiga kamasixi waayey 😭😢😭😢😭ilhow badal qeer qaba oo wangsan intii iga sidayda ooklla ah qalpiga allha nii qaboojiyo samir io imaaan😭
@SmilingBakedCustard-is8mc
@SmilingBakedCustard-is8mc Жыл бұрын
I.a badal khayr qaba ❤
@abdulqanidahirismail3677
@abdulqanidahirismail3677 Жыл бұрын
Raxmaanku haxafido abwaan weedhsame cimridherer iyo caafimaad hakuwaaro
@DeeqaJamac-nv1il
@DeeqaJamac-nv1il 5 ай бұрын
Abaal aayn kaga haya inta yar aad idarensisay agtaada waxaan ka ka hayay😢💔💔 2022.2024😢
@caliibrahim8406
@caliibrahim8406 5 ай бұрын
Markay taariihkdu aheed 1/2/2021 Mid aan zaaxib nahay ayaa waxa uu dulmiyay gabadh aad u jaclaheed Ila mudo labo 2 sano ah Wax gabadha xidhiidh lamuusameen gabadha uu la sameeyana 1 weak mawada socdaan Markaa waligaa qof ku jecel si kibir leh hawga tagin waa nafs❤😢
@IqraAhmed-r3q
@IqraAhmed-r3q 3 ай бұрын
😢
@wiillhooggangchannel9305
@wiillhooggangchannel9305 Жыл бұрын
Aamus mooye nin ragii ooyi Kari waa 14/5/2023 anuun baa la liito ladi waayay jiifke Wan zo boqan dona markan bogzado Inta ay tabatay heestu like ta 😢
@Qurux472
@Qurux472 Жыл бұрын
Ax xanuun Weeye cashaqu😢
@Qurux472
@Qurux472 Жыл бұрын
Saacadaas bay ii Baxaysa qalbiga xanuunka dareemaya😢
@daahiromar7178
@daahiromar7178 10 ай бұрын
@@Qurux472shoo adi layaab buu Laxawgeyga kulayahay 😢 ben mu shegin
@beerlula598
@beerlula598 13 күн бұрын
seed dareeme😢😢😢
@footballerboy4000
@footballerboy4000 Жыл бұрын
Qalbigii laciibkii❤️ Ee kugu lamaana👩‍❤️‍💋‍👨 Maad lexa jeclaynine🥺 Lumisaye ha raacdayn💔 Kambaala
@HiboMaxamad-w4r
@HiboMaxamad-w4r Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤ wow
@HoodoMaxamuud-ce1ge
@HoodoMaxamuud-ce1ge 5 ай бұрын
12/8/2024 2:15 habenimo haben isniin so galayso cawa arin baa ka firkaya bal qoralkayga wan ku noqon habenka anigo faraxsan ama anigo iska caadiya oo ku hungoobay xagan rabaya allow arin farax leh igala so kulmi 😢
@abdiasiisahmed8725
@abdiasiisahmed8725 5 ай бұрын
Amen hn
@ShucaybAhmed-c7s
@ShucaybAhmed-c7s 5 ай бұрын
Eebe riayada ha kuu rumeeyo
@NajahMoh-sw3kl
@NajahMoh-sw3kl 9 ай бұрын
25/04/2024 ayaan Go aansaday inaan Kala Hadhno Qofkii 4sanno xidhiidhku naga dhexeeyay sbbto ah intan Dulqadayey een isku dulayn karayey isku duleyay Lkn Goaanban gaadhay aanan raali ka Ahayn Naftuna wey igu qasbaysay Qalbiguna wuu idiidana inaan qaato Lkn Waan qaatay Anoo Jecel Hadana Alle Dhib Kuma Tuso Walaal😩😭🙏🏼💔
@Rooda148
@Rooda148 8 ай бұрын
Ilhy wax qeyr qaba haku siiyo
@SarioabdinurHaboon
@SarioabdinurHaboon 7 ай бұрын
Same nahy lkn tarikhda kukala duwannahy 04/06/2024
@IzmahanAydiid
@IzmahanAydiid Жыл бұрын
Waa dhaqtarka sandka 2023 Alle qof kasta wuxu rabo ee qalbigiisa ku jira ha siiyo Anagana ha no sahalo ❤ Waligaa ruux si dhaba ku jecel uu ilaali sida ilmo aad dhashay 😊❤ 16/12/2023 sabti 🎉❤
@cabdiqanibaarud8979
@cabdiqanibaarud8979 Жыл бұрын
2023 ayad ila dhagaysanysa wl😢
@cabdiqanibaarud8979
@cabdiqanibaarud8979 Жыл бұрын
Ilahay qalpiyada ha ino qabojyo
@IzmahanAydiid
@IzmahanAydiid Жыл бұрын
@@cabdiqanibaarud8979 ameen
@IzmahanAydiid
@IzmahanAydiid Жыл бұрын
@@cabdiqanibaarud8979 haa
@cabdiqanibaarud8979
@cabdiqanibaarud8979 Жыл бұрын
​@@IzmahanAydiid Amn
@asiyahasan1122
@asiyahasan1122 18 күн бұрын
waxanu ahayn safar mobilkiSa ayaan si kadis ah igu dhibay waxan egay markiBa whsspkisa waxi igu horeyay ee aan arko naago xidhiidh muxibo iyo jcyl eryo wali anan ilaabi donin aniga oo isleh marun yaa magaladadi ku geeya oo waxba ma samaynka ilinta wn isku celinayaa oo dadba gaadhiGa nala saran 😢 hbenki marka xafadi imaday heestan dhagaystay hbenka waxan aan daremayay xanun murugo plse isagu ima ogayn wan ujegay wax walba plse qof wax jecel.maquuste wuxu igu qanciyay inanay waxba ka jirin wn jecelahy oo kma marme wn qatay marku sidaa idhahay wligay isma odhan jirin wli qofba jeclaNe oo ilmayn plse way dhacday fariintam waxan eegi DoNaa malin malmaha kamiDa inshallah hadii aan noolado😢😢
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Erayadii Xassan Daahir Weedhsame Wuu Dareen Hadlay Tlh 😔 😟 Maxamed Xassan Xuseen Lafoole Boqorkii Codka ❤ 💙 💜 1:15 pm Nairobi.
@samiirosaacid8982
@samiirosaacid8982 Жыл бұрын
Jacayl micnihiisa wxa garanyo qof ay qofkiisu is raban blse waqti kala fogaynyo😔
@kabaaowstudio5507
@kabaaowstudio5507 3 ай бұрын
Aad iyo aad abaayo afkaaga malab lagu qabay
@liibaanjaylani9806
@liibaanjaylani9806 2 жыл бұрын
Dadka an arkaya ma wada junior ba heestan wakhtigay so baxaday wxy ahyiid 2011 wakhtiga bay samyin teedu badnayiid intii xiliga dhagysanysay farta taga amassing lofoole
@mumtazqalanjo2300
@mumtazqalanjo2300 2 жыл бұрын
👆
@subairlamela
@subairlamela Жыл бұрын
☝️
@AzturanZacadApdirahman
@AzturanZacadApdirahman 10 ай бұрын
Qaladadka aynu galno weynu ku qasbanhy ina ku nolano Nolosha dhabta ah majiro wax sugitaan ahi 😢 Anu jacylkygi Waka tanasulay ano ka maarmeyn hadana waa samray 🥺 Maan arag wax igaga xanuun badan go,aankan qaatay hadana wali waxan ahay mucashaq la dulmiyey dulmi Kii udarna waan samaxay dhamantod 😣💔🙏🏻
@Nimcodagan-tc7mh
@Nimcodagan-tc7mh 8 ай бұрын
Ilhow calaf igu dar isaga wn jecelahy igu so duceya in calaf isku yelano wlhie kama marmi karo mrksta sidu i garab jogo aya ku jecelday runti wa qofka kale dhib io dheef ila qaybsaday ilhiw xalado xun so wada marne ilhow naga sar xaladan xun io kala fogashahan (KH) kama marmo xppi😢😢❤🤲🏻
@ruweydadaahir6289
@ruweydadaahir6289 Ай бұрын
Aamiin wll🥺
@suganta.dahson
@suganta.dahson Ай бұрын
Jacaylka ugu xun uguna xanunka badan waa midka ku gala adoon waxba haysan gabadh aad jeceshahay markay ku tidhahdo iguurso ama idhaaf ogow malintaas waxad noqon doonta dadka kan ugu liita niyad jabkasna waliga kama kacay dhalin yaro jacaylka iska dhaafa ee shaqeysta ka dib jacayl sameysta
@ajilkacaseh8280
@ajilkacaseh8280 Жыл бұрын
Inaad wx jcelaataa ceeb maahan lkin wxa ceeb ah inaad qof ku faraxsan inaad ka maqnaato adigu mxaad ugu farxi ag joojiisa aniga iga qora naftaada wxaad u sheegtaa inaad kaligaa aduunkana aad ku noolayd adigoon isaga ama yada aqoon markaa jcayl wx wayn maaha lkin waa sidaad adigu ka dhigato fikir kayga ayaan ka hdlay khasana maahan inaan isku fikir noqo 😊
@AbuuneAbuune
@AbuuneAbuune Ай бұрын
Inta naga danbaysaay iska daaya cashaqa. Jaceylka imka jira dadka dacada ah ayaa lagu guumaysfaaye . 12.13.habeenimo.2024.12.28.
@TawakalmoHamett
@TawakalmoHamett Ай бұрын
Waxaa da,aya roob aan badneyn iyo neecowda roobka oo aad moodo in mar marba marka kazii danbeysa kasii macantahy wana happen khamiis soo galayso bishii 12/12/2024 goobtuna wa hagerdheer kenya🇰🇪 oo aan u imi howlo buufis oo uga soo socdaaley caasimada soamalida ee jigjiga oo an ka waday hayaankeyga wax barasho saacaduna geskuna 3:27 daqiiqo Waxa icidleysey qof aan rajo wayn oo nolol iyo mustaqbal.ahaan uga fikiri jirey in padang ku han waynaa wa se amar alle in qofkii aad shalay la kaftami jirtey la farxi jirtey manta aad kala fogatan anoo og walipa inan.jecalahy ayaan wax walpa amusnaan oa doorbidey ileen jacayl wakhtigis dhacay waxpa kama qaban karee Ku idhaama mooye ku iga liito kuma helo😢 War dadka idin jecel haysta oo ilaashada 💔😢
@marwo1198
@marwo1198 Ай бұрын
Illhay rajo kasto ood aduunka ka leedahay hakuu rumeeyo wll guul badan baan kuu rajnayaa
@ahmedaaro3863
@ahmedaaro3863 2 жыл бұрын
Anuunbaa ladaabtoo Kalgacalka laaaceee Show aduu liskiisiiiii Inanyahay mabad liqin Abwaan weedhsame
@mahamedhaaji77
@mahamedhaaji77 5 ай бұрын
Jaceel abahaa was wax jecel ladhaho ma jiro Labo sano ayaan bukaan socod u ahay Waligaa qofna ha jeclaanin 💔😭😭
@ZacadMO
@ZacadMO 5 ай бұрын
Kada madaxey 😂😂
@sowdoabdiqadir64
@sowdoabdiqadir64 18 күн бұрын
Sax waliga qof hajeclan wlhi 🥹
@abdiwaliabdullahi868
@abdiwaliabdullahi868 2 жыл бұрын
Annu baa lug go’ayoo caashaqu ilurayee show adi laayaab buu laxawgeygu kulayahay heesta waxaan dhageysan jiray 2019-2020 xanuun weeye
@abdiwaliabdullahi868
@abdiwaliabdullahi868 Жыл бұрын
Heestaan dhagaysigeeda kama daalo sanad baa ka soo wareegay xiliga qolkaas soo dhigay qofkii xanuun soo arkaa dareemi kara oo jacaylka xanuunkiiza soo arkay ❤️❤️❤️😭😥😥😥
@Saprina-uw1ii
@Saprina-uw1ii 2 ай бұрын
​@@abdiwaliabdullahi868 comment walbo oo hes qalb jab kahadlyo ban kugu arkyaa hada bad bogsaaty ana boskagi ku jire mnata 😢
@iftinabdullahi7115
@iftinabdullahi7115 Жыл бұрын
yaa dhagaysanaaya 31/7/2023😢 shaw luqun jabkaygaba libin baad kadhigataa
@hibaaqcismaan1319
@hibaaqcismaan1319 Жыл бұрын
Saacadu waa 1:40 duhurnimo waxaan dhagaysanayaa heestan anigoo uu iga tagay qofkii marxaladan igaliyey ee qalbigayga hantay isagoon wax sababa isheegin 2023
@najmomurzal4616
@najmomurzal4616 3 жыл бұрын
3 year ka dib ya ila dhagaysanaya lafoole fananka kaliya i sameeya♥️🥺
@apdirizakmo3645
@apdirizakmo3645 3 жыл бұрын
5 yrs kadip ayn dhgysanyaa
@muqdisho205
@muqdisho205 2 жыл бұрын
Me 🌍
@najmomohamed8135
@najmomohamed8135 Ай бұрын
Waxan haysta xaajigayga oo ad ijecel ana aan ad u jeclahay hadana hestan marka dhagysto qalbig ad i xanuuno illah waxan ka barya ina noqono kuwi nolosha wada dhamaysta i love you ali yusuf ali
@abaasdahirhashi2364
@abaasdahirhashi2364 3 жыл бұрын
Qof walba xasuus bay igu ledahay bu yidhi ma laso wada khayamay, anigu dhib yari igu so maray jacaykuba ❤😱 2021 bisdi Dezember sanad dhamadkii illahaw kan kle cimri dheer iyo cafimad qab nagu dhamee
@abdisallan
@abdisallan 3 жыл бұрын
Isku bilbaaaa Lana wada helay
@ahmedomar985
@ahmedomar985 2 жыл бұрын
2022 december baan dhageysanayaa .waad caafimaad qabtaa sidaan rajeynayo
@abdirizaksalad8516
@abdirizaksalad8516 23 күн бұрын
4/1/2025 subax barqo ah ayaan ka dhageysanaya Caen france anoo meel camp ah ku jiro
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 Жыл бұрын
Lafoole waa fanaanki ugu da’da yaraa fanaaniinti hore ✅🎵🎵🇸🇴🎶🎶🎼🎼✔️
@AnfacD
@AnfacD Жыл бұрын
Masha Allah Allahayow Badbaadi Umadaan Muslimka ee ku dhamaatay.
@saddammohamud
@saddammohamud 2 жыл бұрын
That is how painful the situation is when you love someone who doesn't care you this song it touched me so much
@abdisahalabdullahi
@abdisahalabdullahi Жыл бұрын
Waxaad kahadashay runta
@yasmiinsaciid4569
@yasmiinsaciid4569 Жыл бұрын
Sida iyosi kadaran ayaanku darenkey aya kadaran wax ankle raxeysanay jeclk ankle qabo
@cabdishakuur723
@cabdishakuur723 Жыл бұрын
True 😢
@maryamacantoob7315
@maryamacantoob7315 9 ай бұрын
😊​@@abdisahalabdullahi
@fadximadar3323
@fadximadar3323 2 жыл бұрын
The only song in Somalia that touches the hearts of the people😰💔
@sadaamafrican6861
@sadaamafrican6861 2 жыл бұрын
Feeling 💔🥺
@cabishakuuralel4414
@cabishakuuralel4414 Жыл бұрын
​@@sadaamafrican6861😊 1:33 peopleto O o.... Oopppppppp00ppp
@cabishakuuralel4414
@cabishakuuralel4414 Жыл бұрын
p
@caliawoowe7877
@caliawoowe7877 Жыл бұрын
Speak somali wra you are ciyl weedow😂
@AbdiGhani-islam
@AbdiGhani-islam Жыл бұрын
QURAN ONLY TOUCHES OUR HEARTS say Astaqfurullah
@abdisalammoha-c1r
@abdisalammoha-c1r Жыл бұрын
wa habeen ay sabti soo galeyso taariikhduna ku beegantahy 27/oct/2023 heestan aad bey ii taabatay oo qof aan in badan daneynayey ayaa i fahmi wayey ana cawa ayaan go'aan kama dambeys ah ka gaadhay aanana mar dambe wax daneyn ah u muujinin halkaasna aan isku ilowsiiya nafteydana aan qasbo mararka qaar si walbood qof u rabto hadana xadadka qaar lama dhaafo oo naftaada lama dulleeyo
@HanaanAbdiaziiz
@HanaanAbdiaziiz 4 ай бұрын
Qof aan ku ixtiramayn allaha qalbiga hakaga reebo abowe 😢
@abdisalammoha-c1r
@abdisalammoha-c1r 3 ай бұрын
@@HanaanAbdiaziiz amiin abyo thnks
@mahamuttsaid8986
@mahamuttsaid8986 Жыл бұрын
Qalbigii laciibkii Ee kgu lamaana Maad laxa jeclaynine Lumisaye ha raacdayn😢
@mowliidguleid4558
@mowliidguleid4558 Жыл бұрын
We are still listening 16/1/2024 that sweet voice, legendary is legendary 🎉🎉🎉🎉 Mohamed Hussein lafooley And the words are the great man weedhsame 🎉🎉🎉🎉
@MESUT188
@MESUT188 5 ай бұрын
Anuun baa la liitoo Ladi waayay jiifkee Sow aduu ladnaan baad Raaxada ku lulataa 🥺💔 14/08/2024
@deganmuuse
@deganmuuse 5 ай бұрын
❤🥹
@xaajichanal665
@xaajichanal665 5 ай бұрын
Show ladnaan baa ku lulataa leexada [Leexi] waa xariga Geedka la suro oo laga laaclaacshowo Dadka qayb ba wax bay dhahaan Kuwo leexo dhaha Kuwo wiifow
@abdiladiifhassan4515
@abdiladiifhassan4515 6 жыл бұрын
Qalbigii laciibkii Ee kugu lamaanaa Maad laxa jeclayne Lumisaye ha raacdeen💔 Hargaysa 2:00 habeenimo ban dhagaysanayaa heestan
@pubgmobile-lp9gy
@pubgmobile-lp9gy 5 жыл бұрын
Laxiibkii weeyan
@fatimasaed6838
@fatimasaed6838 5 жыл бұрын
😭
@Asmahmohamoud
@Asmahmohamoud 8 ай бұрын
Qalbigii laciibkii Ee kugu lamaanaa Maad laxa jeclayninee Lumisayee ha raacdayn." Wedhsame🔥
@Rana_barbi
@Rana_barbi 3 жыл бұрын
Hestan xasuus garay igu yelan donta noloshayda qof ijeclaba ibarey akhirkina anu iguso waregay waqti anan wxba kaqabn karyn😢💔
@Birdia423
@Birdia423 Жыл бұрын
Nolasha weey iska dhib badantahe wlh dadka qaarna waxan ka shaleeya inaan waligeenba kulmin lkn we dhcday wana ina dhawaceen thts live😢
@Umumuniira-f2t
@Umumuniira-f2t Жыл бұрын
Heestan waan jeclhy sababta ama aqaan 1/8/2023 jacyl xad dhaafan daremaya walow aan haysto qof ijec😢❤
@NasroSaciid-p2u
@NasroSaciid-p2u Жыл бұрын
22/may/2023 7:50 haben nimo waxan ahay naf aan goan la heyn lkn caawa waxan rejey naya inaan intan ka badan nafteyda dhib ku heyn sida igula dhaqante wll qof kale haku sameyn nabsigeyga kuma qabto 💔🥲🥹
@hafsamohamed9590
@hafsamohamed9590 3 жыл бұрын
Lumisayee ha racdeen😪 Still wacthing 2021 /29/ 8
@NuuraCabdishire
@NuuraCabdishire 12 күн бұрын
😢2025 1/ 15 😢 habeen xanuunkiis wataaa😢😢
@asiajama5600
@asiajama5600 Жыл бұрын
12/5/2023 ano xanun badan daremya ayan hestan dhagysanya inan ku jeclado khalad miyay ahyd🥹
@daahiromar7178
@daahiromar7178 Жыл бұрын
Sorry 😔 qalad may ahyne ! Waqtiga halka aha maleyna
@HoodoCaday-ml9ft
@HoodoCaday-ml9ft Жыл бұрын
Wa adunyo 😢😢😢
@MixbaxIsmali
@MixbaxIsmali 3 ай бұрын
Wa hben tarikhdu tahay 4/12/2024/4:47. Hbenimi sabti💔wa haben aan waligay maskaxdayda ku bixi doonin Qalbi xaanuun aad u wayna aan daremayo waliba ilahy moye aan cid kale ii ogayn 😭💔ilahow qalbiga ii qabooji Ada Wayne meel aanay naftaydu waxba ka ahyn ayn farxad ku raadsady kuna dhawacmay💔natijadedina wan haysta 🥺💔wlhi way xanun bdantahy wax aad qalbigaga ushegtay inad happy ku noqonayso aanad ku gubato💔😭🥺ADIGA KU LOOHMO SI WAYN IIGU LABANL AABAN😭 KAAMA SAMRI DOONO WLHI💔😭
@zamowade8437
@zamowade8437 4 жыл бұрын
Lafoole fanaan cod leh Haben khamiis ah 01/07/2020 Xusuus gaara
@naciimanuura-qo1ie
@naciimanuura-qo1ie 5 ай бұрын
Manta taariikhdu waa 08/ August/ 20024 monday . Heeskaan waxaan dhagaysanayaa anigoo qalbigaygo gubanayo murug badan dareemaya 😪💔 . Qofkasta oo marxaladaan kujiro dareema waxaan leeyahay kolay noloshu waa baaqi alle qof kugu fahma nolosha haku siiyo . Inta wali xidhiidh aan samayna . Kafiirsada qofka aad xidhiidhka lasamaynaysaan qalbigiinana hawada bixinina . Waxaad waad jeclaan kartaan balse caqligiinu hashaqeeyo . Kalsoonida hawa bixin . 🚫🤷‍♀️
@abdiqani5587
@abdiqani5587 2 жыл бұрын
still Listen 8/1/2023 Ya ila Dhagaysanayo 😏🖤 intii iga Dambaysay like Ha iga ilaawin wllo❤
@aaminasiciidcumar4938
@aaminasiciidcumar4938 2 жыл бұрын
wllo 👋🥰
@almaasmohamuudmohamed1187
@almaasmohamuudmohamed1187 Жыл бұрын
Ani😂
@ayaandhool2547
@ayaandhool2547 28 күн бұрын
Last day in 2024 still I’m listening to
@mohamedabdullahi9308
@mohamedabdullahi9308 3 жыл бұрын
Heeskan waxan ku xasuusta jcylkaygi Muna Borama qaaali hdn nin noqday xilkaygii wan gabay dilla ma Aadan degtayn anna gaabiyey
@queenzaabarin4422
@queenzaabarin4422 Жыл бұрын
2/10/2023 Hben Isniin Sacadu 21:20 Xasuuus💔😩😭ma ilobi doono Qalbigii lacabkii Ee kugu lamana maad laxa Jecleyn lumisaye Hasi deyn😭🖤
@SaacidDek
@SaacidDek 2 жыл бұрын
Inta 2022 jaceel Darti Udawanaysa Love isoo sara😘
@AxmadeMaxamad
@AxmadeMaxamad 27 күн бұрын
Xiliyada qaar waxad is odhanaysaa Nolozhu Wax Qiimo Male Zappaptoo Ah Waxad Arkaysaa Qof Wanaagsana Oo noqonaya Ka Dunida Ugu Xun Tallo iga qaata Walalyal Qofna Adu Haba Xiisayn WaTa Aad Ka Badbaadayso Qalpi Qof inuu Kaa Jabiyo My team No Diciifnimo
@DeeqCabdi-mt1fy
@DeeqCabdi-mt1fy Жыл бұрын
Illahayban ka baryaya malinkan kujiro inuu igu badali doono maalinkalo khayrle kana wanagsan sidan 5:25 galapnimo waxa da aya roob aad uwayn oo dabaylo wata waxanan fadhiyara barandaha dabaqa sare ee hotelka aan daganahay xasuus kambala ... Galbigii laciibkii ee kugu lamaana maad laxajeclayne lumisaye ha raacdayn 💔🥹
@cabdiqanibaarud8979
@cabdiqanibaarud8979 Жыл бұрын
Amin
@fartuunmohamed3775
@fartuunmohamed3775 10 ай бұрын
😭😢😢🥲ilaahayow qalbiga Ii cafi yarabbi Wad awooda wax kaste maa arki Dona waa adunye asago sidi dheyman ii radinaya sidu ii qayanay Oo qalbiga iga dhawacay wan aamiini la ahay Insha allah ilaahyba kheyr kaa rajeynaya 🥹🥲😢😢😭
@daahiromar7178
@daahiromar7178 4 ай бұрын
Lagayabe inu malin un kuso raadiyo
@farxiyomaxamed5050
@farxiyomaxamed5050 2 жыл бұрын
qalbiga ixanuunaya💔🥺🤲
@JaamaAli-kh7of
@JaamaAli-kh7of 2 ай бұрын
Wax badan baan dareemayaa ka dib dhagaysiga heestaan balse wax walba Kama hadli karo wayo waxaan ahay abbe qaba marwo sharaf badan ❤ wixii hore only xasuus ha iga ahaato 😢😢nasibkaya wan helay adan raadso wall😢😢
@rithaahmed8286
@rithaahmed8286 Жыл бұрын
22/5/23 habeen arbaca ah 8:10 anu baa lalabayo caashaqu ilulayee show jaceylka taabtiyo lubigaba kumaad hayn😢
@zarkman2538
@zarkman2538 Жыл бұрын
Allaha kufududeeyo😢
@zafaapdirahmaan
@zafaapdirahmaan Жыл бұрын
Annu baa ba lahashada U ahaa lilaahiye Ama kuba lumaye Shoo luqun jabkeeygaba Libin baad ka dhigataa 💔🔥
@fowsibrown1793
@fowsibrown1793 Жыл бұрын
Xasan dahir ismail (weedhsame) Heesihiisu wa wada hit❤
@dr.abdirahman3068
@dr.abdirahman3068 26 күн бұрын
Hadaad xanuun dareento qofka xanuunka kuu keenya ka fogow. Talada qaata 👋. Jacyl ha eegin dhibaatada ka fogow
@adammaslahabdi8303
@adammaslahabdi8303 2 жыл бұрын
Anuu baa lug go'ayoo Caashaqa ilurayee Shoow adi layaab buu Laxawgeygu kulayahay Annu baa lahashada U ahaa lilaahiyee Ama kuuba lumayee Shoo luqun jabkeeygabaa Libin baad ka dhigataa Waxay ka mid tahay heesaha faro ku tiriska ah ee anan marnaba ku daleyn dhageysigooda 2019 ilaa iminka oo uu gabagabo yahay sanadka 2022 waan dhageysanayaa dagananta aan ku daremayo ila malintaa bilaabay iyo iminkadaanba waa isku mid fov song Dharaaro xasuuseed💔😰
@dualleyare4307
@dualleyare4307 6 күн бұрын
5 year kadib bey ila soo hadashay ah qalbiga wax walpa yaa sidii hore kusoo celiya show luqun jabkaygaba libin baad ka dhigataa 😢
@hamzaapdi7313
@hamzaapdi7313 2 жыл бұрын
Show adi layaapu Laxawgaygu kulla yhy😪 Monday 8 August 2022 9:33pm hapenimo Dareen cajipa & lafole Old is Gold
@XayaadMohamed-yi4ls
@XayaadMohamed-yi4ls 7 ай бұрын
Heestan waxan dhegaysanayaa 20/6/2024 habeen jimacaa sacaduna tahay 8:22 saacda geeska Africa Heestan waan ogayay markaan daarayba waayo erayda heesta laxanka codka iyo dareenkayguba isku mid ayay noqodeen 😢😢😢😢
Isa Seeg  - Lafoole 2013
11:33
Filmsheeg
Рет қаралды 3,8 МЛН
MAXAMED LAFOOLE || CILAD LI'I || HEES LYRICS 2014
7:55
ZAMI FILMS
Рет қаралды 3,3 МЛН
Caleb Pressley Shows TSA How It’s Done
0:28
Barstool Sports
Рет қаралды 60 МЛН
Somali Lyrics Presents - Hiloow - Lafoole 2010
6:44
King Production
Рет қаралды 177 М.
Hees cusub  Ubixi Xasuusta  Lafoole 2013
12:16
DALSAN FILMS
Рет қаралды 568 М.
Lafoole New Album 2010 & Heestii Laxow :-(Best Somali Love Song)
7:41
King Production
Рет қаралды 786 М.
LAFOOLE IYO FOSIYA RINDAI, HEESTI (DHUUYAALEY
10:14
DE ROCK STONE
Рет қаралды 621 М.
Lafoole Heesti Ruun
9:04
Kozar yare officail (Yare)
Рет қаралды 7 МЛН
Lafoole New Song - Hees Cusub - Caashaqa Ha GuulGuulin 2013 Remix
9:32
Deeyoo Media
Рет қаралды 1,2 МЛН
LAFOOLE| HEESTII LAXOW#hawraar
7:40
Doogsan media
Рет қаралды 179 М.
ABDIFATAAX YARE HEES "JACELKII MIYUU KU HELAY" 2012
5:38
SAHAN MEDIA
Рет қаралды 1,9 МЛН
Caleb Pressley Shows TSA How It’s Done
0:28
Barstool Sports
Рет қаралды 60 МЛН