Laftagaren uu ku qancay oo uu shirka ila hadda ujogaa, Axmed Madobena sababay inuu shirka isaga baxo

  Рет қаралды 9,439

SMS Somali TV

SMS Somali TV

Күн бұрын

Maxaa MW C/casiis Laftagareen uu ku qancay oo uu shirka ilaa hadda ujoogaa, Axmed Madoobena sababay inuu shirka isaga baxo? arimahaasi iyo kuwa kale ku saabsan khilaafka ka taagan arimaha doorashada waxaan ka wareysanay Ambasiddor Cali Fiqi oo ku sugan mareykan.

Пікірлер: 15
@Huruuse-o5c
@Huruuse-o5c Күн бұрын
Sida muuqata, Lafta-gareen raalli kama aha shirka, isaga ayaa Axmed Madoobe ka shisheeya, laakiin wuu xeeladaysanayaa sababkastaba haku kalifta e!
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 Күн бұрын
Daarod iyo Eelay ba madaxdooda dadkooda danahooda beey ka shaqeeyaane madaxda Hawiye yaa u diiday in ay danaha dadkooda iyagane ka shaqeeyaan????
@AbdulDelta1
@AbdulDelta1 Күн бұрын
Madaxwaynuhu wuxuu ku fashilmay hogaanka qaranka, waxaa u haboon inuu xilka iska casilo
@WalidAbdul-malik
@WalidAbdul-malik Күн бұрын
Kani hadal mataqaan 😮😮😮😮
@truthhurts2085
@truthhurts2085 Күн бұрын
Oromo qoralka iska sax😂
@WalidAbdul-malik
@WalidAbdul-malik 21 сағат бұрын
@@truthhurts2085 aniga oromada iyo raxanwayn waa is kugu Kay mid midna mafahmo
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ Күн бұрын
,aniga waxan kutalin laha madama ladhahauo madhiici karto qof iyo cod eergada waxa dootrnrso. 2002. Qoor halaga dhiigo tii hoore
@CabdiFatax-ud9mn
@CabdiFatax-ud9mn Күн бұрын
Somaliya waa dal burburay oo kalatagay aniga waxaa iimuuqata in qolawalba inteeda ilaashato oo meesha lagukatago mar hadaan madaxwaynaha ladoorto uu noqonayo qabiil haduu fiicanyahay iyo haduuxunyahayba
@truthhurts2085
@truthhurts2085 Күн бұрын
Oromo iska nasta idinfahanaye qabil kastu noqdo waan kuqancsanahay
@AbdulhakimHashi-t6j
@AbdulhakimHashi-t6j 23 сағат бұрын
Sheegow waa siyaasi deggen, eraygiisu miisaaman yahey oo aad ugu fiirsada waxa uu sheegaayo. Waa ruugcaddaa wuxuu sheegayo garanaayo. Hassan waa mooryaan aan wax aqoon ah laheyn ee fadhi ku dirir ah
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ Күн бұрын
2002 qof oo eergad1 qoof hadoortan
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 22 сағат бұрын
AMP Cali Fiqi Waa Doplamaasi hadal yaqaan waaye❤❤❤
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 Күн бұрын
Hal gobol baa meesha ka maqnaa macnaheeda ma,aha in aan la, aadin Doorasho cod iyo qof.
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 3 сағат бұрын
Ninkaan farmaajo ayaa magacaabay
@abdulxassan4657
@abdulxassan4657 23 сағат бұрын
Wariye Hassan Cade....Tababaro saxaafadeed ayaad ubaahantahay....Mic.ayaad iska soo qabsanaysaa adiga oo shaqadan wariyanimada aadan wax fikir ah ka haysanin.
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 43 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,7 МЛН
Safarkaygii dalka Cambodia 🇰🇭  Nolosha soomaalida Cambodia
22:28
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 134 М.
DFS | JUBLAND | DOORASHOOYINKA SOMALILAND | SHIRKA ERITREA
26:58
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 14 М.
AQOONYAHAN KA FAALLOODAY LAFTAGAREEN (4799)
47:25
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 12 М.
Maamo jiijo kabay oo catoosh yare qado shidan siisay farxad addunka
5:47
Durdur Media Group
Рет қаралды 25 М.
Special Address: H.E. Hakan Fidan, Minister of Foreign Affairs of Türkiye | XI Global Baku Forum
36:32
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 43 МЛН