LAHJAD - Part 7 Reer Koonfur VS Reer Waqooyi (Qosolka Adduunka)

  Рет қаралды 75,889

ArimaHeena

ArimaHeena

Күн бұрын

Пікірлер: 940
@ArimaHeena
@ArimaHeena 5 жыл бұрын
Waxaan khaladney ama sikale ugu dhawaaqney waa innaga sixi kartaan mahadsanid.
@axmedcr1512
@axmedcr1512 5 жыл бұрын
Arimaheeena xayasiintaad ba ku macaantahay Waa ku salamay pro
@kingmoha1897
@kingmoha1897 5 жыл бұрын
Asc wllkega waku xiisay Armaheena aad iyo aad sxp mrka barnamisha aad soo galeso waxa ka codsna yaa ina salamaha igu soo magacaweyso maxamed Axmed gaboow lkin naanes aya ka raaba ina iisi soo sxp aan jclhy igu slan asxpta all iyo famliga All sida asaad aan walalha kle igu sln sxp like aniga igu daa ina saaro mar walibo
@aishoibraahim3322
@aishoibraahim3322 5 жыл бұрын
ArimaHeena salan kulaha acuudi bilahi wiilkan wu iga yabiyay
@KingUkofficial
@KingUkofficial 5 жыл бұрын
Waa toop
@oojaofficial2545
@oojaofficial2545 5 жыл бұрын
Arimaheena garweynta ciyow aabasheegtay bee hore maad uahaan jirtay beeraley
@zalmaanstarboy8507
@zalmaanstarboy8507 5 жыл бұрын
wll hadii aad quraanka jeceshshay like ta ha ila dhaafin
@amanproduction7995
@amanproduction7995 5 жыл бұрын
Ku saare like adna isaar subscribe
@deeqmedia9572
@deeqmedia9572 5 жыл бұрын
Asc
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 5 жыл бұрын
@@deeqmedia9572 subscribe i Saar sxb
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 5 жыл бұрын
@Baacumar Wadani subscribe i Saar
@bcjaylani1949
@bcjaylani1949 5 жыл бұрын
Wllo ilaahy dartii subscribed igu Saar
@aalaayasin1482
@aalaayasin1482 5 жыл бұрын
Wax badn baan ka faaidey reer koonfureed ka lahjadooda Wallashiin oo hargeisa joogto Please like reer hargeisa
@suhuurmohamed1727
@suhuurmohamed1727 5 жыл бұрын
Kkk somali kala lugada hadana afkodi is tabcaynayo iga dheeeh
@Abdi_yuusuf
@Abdi_yuusuf 5 жыл бұрын
Cidii reer waqooyi Like
@Mgl22-p2h
@Mgl22-p2h 5 жыл бұрын
*jabuuti* *somaliland* *ogaadenia* wa isku lahjad *somalia* iyo *somalida* *Kenya* wa isku lahjad Wax yar uun bay ku kala duwan yihiin
@Mgl22-p2h
@Mgl22-p2h 5 жыл бұрын
Aniga Somalia ma arkin wali gobolada shishe iyo kuweega dhexba jabuti iyo somaliland only ma lahjad gaara yagana
@zakariyemudey9323
@zakariyemudey9323 5 жыл бұрын
kenya maa isku lahjad nahay hhhh
@Mgl22-p2h
@Mgl22-p2h 5 жыл бұрын
@@zakariyemudey9323 anaga iskugu kaya mid ba tihiin xoogaha
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 5 жыл бұрын
@Nimco Ladan subscribe i Saar walashey
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 5 жыл бұрын
@@Mgl22-p2h subscribe i Saar
@honestgirls1802
@honestgirls1802 5 жыл бұрын
Arimaheena iyo wllken kale wan idin ku fana Luqada saxda wa luqada waqoyiga viva rer hargeysa
@aqiiofficial2217
@aqiiofficial2217 5 жыл бұрын
salaaan wa igu cusub yhy ereygaas like ha iga baqiilin
@xamsebile4833
@xamsebile4833 5 жыл бұрын
Hmm salaan maa kugu cuzub rr koonfur magac uun wda wadanaa shaw
@munii9827
@munii9827 5 жыл бұрын
Salaan maaha wa 👉sallaan
@hoodoabdirahman1200
@hoodoabdirahman1200 5 жыл бұрын
salaan ka waka lagu koro marka aqalka marka la dhisayo huno
@shiilalle
@shiilalle 5 жыл бұрын
@@xamsebile4833 AFSOMALI maahan ee waa af CARABI. SALLAM waaye CARABI ahaan Somalida qaar ayaa SALLAN uun bey dhahaan balse waa CARABI
@hodancabdirihman674
@hodancabdirihman674 5 жыл бұрын
waxbadan ka faaidny lahjada koonfuta thanks arimahena👍🥰
@maxamedcumar9124
@maxamedcumar9124 5 жыл бұрын
👏 wow somaliland♥️# somalia ♥️Nfd, kenya 💖💖✔✔ 🇭🇺🇸🇴🇰🇪🙏🙏ixtiraam buuxa Shaanta somaaali ✔💪💪
@ayanleyousuf1306
@ayanleyousuf1306 5 жыл бұрын
salaan unaqaan
@naniurban8105
@naniurban8105 5 жыл бұрын
Isbarbardhiga ba ka arkyba calankena quruxdiis viva calanka soomalia
@naaliyaali2611
@naaliyaali2611 5 жыл бұрын
Arimahena waa ku targetable wll ramadaan karim
@ifraaxmukhtaar5669
@ifraaxmukhtaar5669 5 жыл бұрын
Waa kahelay barnaamijkaan arimaheena xayeesinta aad ayaa utaqaana hormar wacan 🖖🖖🖖🖖🖖🖖
@xamdadhamac2450
@xamdadhamac2450 5 жыл бұрын
Reer Somaliland 💚💬❤
@ayang7089
@ayang7089 5 жыл бұрын
Alla qosol badana gabarey manyo waxan u naqan insan wala kalun kulaha rer waqoyi cadi maha
@nedjaaadam1579
@nedjaaadam1579 5 жыл бұрын
Haa waaruntiisa jaran jarada waxaan unaqaanah SalaaN Arimaheenow waa sax wiilka hadalkiisuh From France 🇳🇱GadhweyN wllhi Waan Qoslay🤣🤣kuye Bari danbe iyo Bari kuxigta wllhi reer Koonfurow waa laydinka sheekayn afkiinah Proh Goomisteh waa sax Goomiste anabah waan unaqaanah Somaaliland
@haniqurux8684
@haniqurux8684 5 жыл бұрын
Arimaheena waa sax jarjarta waxaan unaqaanaa salaan af reer uqooyi weeyaan
@masim107
@masim107 5 жыл бұрын
Waa barnaamij fiican lakiin ninkaa fooshaxu ee qoslay maalin dabee edhitinka hanoogu soo darin zxp waad mahadsantiih Arimahena iyo Axmed FJ
@imyou7121
@imyou7121 5 жыл бұрын
bortiyeri Somali waa goolhaye waye waa idin salamay Ramadan Mubarak
@munacasayr3733
@munacasayr3733 5 жыл бұрын
Arimaheena wlhi barnaamijkan wax badan ka bartay af koonfur waxba kama aqoon markii hore
@apdirahmanahmed8460
@apdirahmanahmed8460 5 жыл бұрын
Motor waxaa loo yaqaanaa DHAQAAJIYE AMA KICIYE
@baastoabdi4200
@baastoabdi4200 5 жыл бұрын
Arimaheena - soonku waakaa muuqda waa dhamaatay
@ayanahmedkhaire404
@ayanahmedkhaire404 5 жыл бұрын
Sax Waa kobeyste arimeheena adi wiilku funny tihin keep going bro arimaheena
@وو.زز
@وو.زز 5 жыл бұрын
Masha Allah wax badan ka faaidy mahadsnid
@Sirhassan-l6n
@Sirhassan-l6n 5 жыл бұрын
ArimaHeena kulaha Banjarle maxaa waye kulaha hadaad ila Argtay like hhhh😂😂
@guhaadbaandofficial4826
@guhaadbaandofficial4826 5 жыл бұрын
soomali waa mid lahjadaasa kala duwan uun ramadaan kariim dhamaan walaalahey
@bollahagi4889
@bollahagi4889 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh Alla Somali maxey lahjado badanthy lkn eenan is fahmeenin 😂 Walaalayaal Somali usoo duceeya inee midowdo💖🤲
@shuuchannel3135
@shuuchannel3135 5 жыл бұрын
Garweyn iga dheh axmed sikale ufahmay qosol weynaaa
@aishoibraahim3322
@aishoibraahim3322 5 жыл бұрын
Arimaheeena hore usoco pro 💙💋😍😘👈
@safiyaaxmed244
@safiyaaxmed244 5 жыл бұрын
Labandayo ma jirto Labaajada baaburta a la dhahaa mesha baburka lgu dhaqo Labadaanyo neh waa mesha dharka lgu dhaqo #hore u socda wa barnamij ficnee
@adnomohamed6458
@adnomohamed6458 5 жыл бұрын
I am the onest guys ramadan mubarak
@hafzaqurux3010
@hafzaqurux3010 5 жыл бұрын
Wow masha allah baramijkaan kugeyney wllkeyna arimaheena iyo Ahmed afgooye salaama Ramadan Mubarak 😍😍😍😍😍😍
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 5 жыл бұрын
Hafza subscribe i Saar walashey
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 5 жыл бұрын
We love you all of them huuuuuuuniye yaal
@iqracabdulahi7855
@iqracabdulahi7855 5 жыл бұрын
Waan ka helay ee noo soo badiya Insha Allah
@abdirahmaandacwi
@abdirahmaandacwi 5 жыл бұрын
Arimaheena hore usoco bro xayysiista beelo cagma dhige halkiisii waxyarba kadhimn🤣😂 hakadhicin salaanada qaarlagu sibtaa jira haha
@baliillyon7243
@baliillyon7243 5 жыл бұрын
Wraa waa yaambo beraa lagu fagaa
@farduuzabdalla917
@farduuzabdalla917 5 жыл бұрын
Anna waxn sxb nahny gabar reer burcoda markn isbaraneynay dhibka aduunka lkn hda labada luqadba wan garanaya wllhi love ban KU ahy reer Somaliland ❤️🤣
@ibraahimjoofle16
@ibraahimjoofle16 5 жыл бұрын
Gabadh Walaa Kuluun Weeyaane Kulaha Ar Rer Waqooyaa 😂😂
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 5 жыл бұрын
Viva axmed zomalilnder😘❣️🇮🇹✔️👑💯💉
@INa_muze
@INa_muze 5 жыл бұрын
gapareey maaYo=insaan walaa kaluun kulaHaa😂😂😂👈
@ninmadownaagtiisa1332
@ninmadownaagtiisa1332 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@hibakomar206
@hibakomar206 5 жыл бұрын
Anagu hadaan nahay ree puntland labada lahjad waa wada naqanaa badanaa (Sallaamo Waxan kaloo u aqan barkadaha baadiya kuyalo oo biyaha laga cabo wax loo sameyo oo barkada lagu galo) 👍👍
@horjoog4585
@horjoog4585 5 жыл бұрын
Fadlan wlshey ama walalkey Waxaan kaa codsanayaaa inaaad Subscribe igu caawisid Alle dartii Insha Allah
@shukrishacni1432
@shukrishacni1432 5 жыл бұрын
Arimaheena meesha baabuurta lagu dhaqo waa labadaanyo barnaamijkana waana kahelay pro keep goaing
@skyvlogs9070
@skyvlogs9070 5 жыл бұрын
#Boortiyeeri Somali ahaan waxaa la dhahaa #kubadQabte Barnamijka waan ka helnay 👏🏼
@abdiazizhassan5098
@abdiazizhassan5098 5 жыл бұрын
Hhhh sxb waa gool-haye
@apdiqanijr1068
@apdiqanijr1068 5 жыл бұрын
wa wxaD zamaYzaTee meL LaGa izTicmaLa mpa jirTeee😆
@iprahimyare4567
@iprahimyare4567 5 жыл бұрын
Gabar maayo waa gabadh badeed fj😂😂
@naxariisproduction3683
@naxariisproduction3683 5 жыл бұрын
Inta jecel arimahena ramadan kareem subscribe igu cimamada Hadaa tol tihiin somaliyeey 😍
@naxariisproduction3683
@naxariisproduction3683 5 жыл бұрын
@Baacumar Wadani waku saray bro adna isaar ok
@bcjaylani1949
@bcjaylani1949 5 жыл бұрын
Wllo waan kusare adna iisaar subscribed
@naxariisproduction3683
@naxariisproduction3683 5 жыл бұрын
@@bcjaylani1949 ima katusin wll hadana waku saray 92 waa ani OK
@ikraancali9903
@ikraancali9903 5 жыл бұрын
Lab danyo wa af taliyn bls ahmed ay saxn
@cosobabdi9068
@cosobabdi9068 5 жыл бұрын
caadi ma ahan funny iyo faaiido😁😉
@safiyocabdi5157
@safiyocabdi5157 5 жыл бұрын
Ok wllo wiilkaan isku af baan nahay hadalada inta badan waan iskagaga egnahy aniga waxan ahay yacni reer puntland
@faizajama4490
@faizajama4490 5 жыл бұрын
Nolol farxad leh bn ku rjayn Arimahena cwa ma ana u horeya
@Qalbiwanaag7161
@Qalbiwanaag7161 5 жыл бұрын
Masha alaah waa ka helay brnmjkan wllyal
@MuhammadChazi
@MuhammadChazi 5 жыл бұрын
lots of love coming from Miami Florida to ma homie Arimahena I got one question for ma heer waqoyi brothers and sisters what y’all call (leejo) meaning: when someone who’s stronger then u takes ur money from u
@madhaafaanmedia6213
@madhaafaanmedia6213 5 жыл бұрын
Baad = leejo
@pandawerner7983
@pandawerner7983 5 жыл бұрын
Ilahay hadan ka baqno aan run shegno afsomali saxda waa kan waqooyi 😁😁
@sacdacumar1677
@sacdacumar1677 5 жыл бұрын
Hhhhmm. haa
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 5 жыл бұрын
Walahi.wilasha.way.igaqosliyin.🤣🤣🤣🤣🤣🥰ahmed.iyo.arimehena👍👏👏
@Asadcanab12
@Asadcanab12 5 жыл бұрын
Reer Arimaheena Ramadaan mubaarak Garab halee siyo waa walaalkiina Subscire igu caawiya fadlan
@muniiradaahir8831
@muniiradaahir8831 5 жыл бұрын
Dacasad reer koonfureed caga saar masha Allah labo reer oo wllo ah labo nin oo wllhi masha Allah si macanbaad u jilcinysaan
@intaallejeceljecliyaa3852
@intaallejeceljecliyaa3852 5 жыл бұрын
Waad salaamantihiin Ramadan Mubarak sii wada Hadii Alle idmo Geedka dhulka lagu qodo waxaa la dhahaa, madaraq
@sameraahmad7480
@sameraahmad7480 5 жыл бұрын
Ani reer waqooyi ayaaan ahy lkns Af reer goonfurka Sucuudiga ayaan ku bartay waayo ‏ jiiraankayga iyo asxaabtayda dhan baa wada noqday ❣️💋❤️ waa Nasab kaamil ah
@suleenaqaali7295
@suleenaqaali7295 5 жыл бұрын
Ramadan mubarak Arimaheena Ninkaan luqadisa waa wada coppy waxna kama fahmin Arimahenow afsomaligena saxan haha reer muqdisho Ama reer konfur nahay
@munomaanka7318
@munomaanka7318 5 жыл бұрын
Arimaheena aadaa kutageeraa wlhi wllkey mcn Hormar wcn Ramadaan kariim
@mubaarak3934
@mubaarak3934 5 жыл бұрын
Labo maalmood baan jawabtada sugayay balse ima so jawabin😢. All in all go forward bro🙏🙏
@shugraanbintudacar914
@shugraanbintudacar914 5 жыл бұрын
Ramadan kariim ayan idinlehayah arimhena iyo ahmad
@naciimonuura1651
@naciimonuura1651 5 жыл бұрын
Keep goig brothers😍😍😍😘
@mahamuuttjirde468
@mahamuuttjirde468 5 жыл бұрын
l naciimo wlle mcnto adoo mahadsan wll qaalih subscribe iisaar channelkayga adoo mahadsan Instagram kaaga hoos iigu reeb ama numberkaaga
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 5 жыл бұрын
Naciimo subscribe i Saar walashey
@ilkacaseqays4105
@ilkacaseqays4105 5 жыл бұрын
msh allah arimaheena anii reer waqooyi ahay jabcada waxaad utaqaanaa baaquli
@bashiirjr3424
@bashiirjr3424 5 жыл бұрын
Walaal Beri hadaad soomi rabtid like ii saar
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 5 жыл бұрын
Bashiir subscribe i Saar sxb
@massudali4346
@massudali4346 5 жыл бұрын
Arimeheena nolow Wallky anjecłahy ayatahy hormar wacan
@hunaynali7733
@hunaynali7733 5 жыл бұрын
Mash Allah
@rabiyowjanadadaisii9844
@rabiyowjanadadaisii9844 5 жыл бұрын
inti nabad iyo Cafimd qab ku Anfurty Please Like isaara Yaaa Muslimiin
@abdulnazir-duraanyooz9152
@abdulnazir-duraanyooz9152 5 жыл бұрын
Arimaheena youtober xizhmad naga mudan
@nuurxusein1829
@nuurxusein1829 5 жыл бұрын
masha allaah walaalo jiro wlhi waxaa noo tihiin farxad iyo damashaad marka xigta arimaheena iyo axmed fj waxaan adiinka codsanenaa barnaamij ku saabsan Cuntooyinka maqaayadaha hargeysa iyo muqdisho magacyada loo kala yaqaano karinta hilibka nooyadiisa kala duwan baastada bariiska raashinka fudud macmacaanada cabitaanada dhamaan magacyada aay ukala yaqanaa bulshada somaliyeed meelkasta aay ku kala nool yihiin dad ayaa jiro aqoonin wax yabahaas xiisaha uqabaan tosaale maqayada muqdisho marka dalabka suqaar busteeki kalaankal tirinmo iyo kuwa kaloo badan wax nooga faideya labada magaalo mahadsanidiin ramadaan kariim
@maryanmajabe
@maryanmajabe 5 жыл бұрын
Arimaheena kuu xiisnay Arimaheena wad il dheeraysay mxaa kugu dhacay ma xanuunsaty wall
@leyloabdinuur6581
@leyloabdinuur6581 5 жыл бұрын
Arimaheen wll qali hori u soco wll qali
@mohaloveofficial4248
@mohaloveofficial4248 5 жыл бұрын
Taageero arimaheena hdaa thy like
@abdulkarimgbg7955
@abdulkarimgbg7955 5 жыл бұрын
waa ani
@mohaloveofficial4248
@mohaloveofficial4248 5 жыл бұрын
bro mxaaka aaminsan thy ninkaan
@fadumoina2810
@fadumoina2810 5 жыл бұрын
Viva ahmed afkaygii saxdii bu ku hadlaya 😃
@luulmohamed3064
@luulmohamed3064 5 жыл бұрын
Alle soomaalidu mxaa loodha,haa waa isku luuqad Arimaheena ninka wxba kama fahmin Aacuudkah 🤣😂😂😬
@luulmohamed3064
@luulmohamed3064 5 жыл бұрын
@Baacumar Wadani ok wllka
@mohakhadar2510
@mohakhadar2510 5 жыл бұрын
Hhhhh arimaheena sax san
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 5 жыл бұрын
@@luulmohamed3064 subscribe i Saar walashey
@nourapeaceshow9085
@nourapeaceshow9085 5 жыл бұрын
Jagne markaad ka hadlayseen ka qubuuraha lagu qodo sawirka aad soo dhigteen waa yaanbo
@ferihaahmed5855
@ferihaahmed5855 5 жыл бұрын
Arimaheena isku lah jad nahay wlhi 😎😎
@tayoqaran.1446
@tayoqaran.1446 5 жыл бұрын
Axmed FJ Rageedii Ninka inaga Qabo ayaanu Luuqada Jilicsan inagu Wareerine Salaan, Dacsad, Koolo, Siibad Ama Suusad.
@mohammedosman5439
@mohammedosman5439 5 жыл бұрын
Go ahead arimaheena give me heart love ❤🧡💜💛💜💛❤🧡❤🧡💜😘😘👋👋🖐
@aminaabdirashid2266
@aminaabdirashid2266 5 жыл бұрын
Laban dayo waa tan dharka Labajo waa tan gariga
@mahamuuttjirde468
@mahamuuttjirde468 5 жыл бұрын
Ladan wll qaalih subscribe iisaar adoo mahadsan wllo qaalih subscribe channelkayga wll hoosna iigu reeb Instagram kaaga
@suldaanismaciil7113
@suldaanismaciil7113 5 жыл бұрын
Salaan wa sax wa runtii jaranjaro wa ta guryaha
@cabdiqaniciisehussein8945
@cabdiqaniciisehussein8945 5 жыл бұрын
*Siibad *shinyeer *suusad Waa Isku mid
@asmaabdullahi3372
@asmaabdullahi3372 5 жыл бұрын
Masha Allaah wll keep guong
@arzakfamily8565
@arzakfamily8565 5 жыл бұрын
Maraki lgu daqaro maxa lagugu dubaa xabag miya mise sharoto
@Dulmar_films
@Dulmar_films 5 жыл бұрын
Xabag ladhaha
@maxamuudbile1786
@maxamuudbile1786 5 жыл бұрын
Faashad
@mohakhadar2510
@mohakhadar2510 5 жыл бұрын
Salaan waxaa ladhaha kuwa celasha ama barakaha marka arimaheena sax san jaran jaro
@mustaphehassan9114
@mustaphehassan9114 5 жыл бұрын
Shinyeer waa siibad
@cabdiraxmanwacdaro633
@cabdiraxmanwacdaro633 5 жыл бұрын
waaa sax goomestana waa ladhaha banjarlana waa ladhaha takale boortuyeri wxn unaqana gooliye
@Hayaanfilms1
@Hayaanfilms1 5 жыл бұрын
15:00 sakuun iyo saadambe anaga iska leh hhhhh
@sumayazuzu5486
@sumayazuzu5486 5 жыл бұрын
Wan jeclahay barnamijkaan runti kkk wan ka helaa noso badi mida kale aniga labada lahjadba wan fahmaa
@montanaabdivlogsflims321
@montanaabdivlogsflims321 5 жыл бұрын
Salaan waligey ma maqal lkn jaranjar wan aqaana
@xilkazxeylacadde6608
@xilkazxeylacadde6608 5 жыл бұрын
Arimaheena ramadan kariim wll maad xanunsatay maxa ku helay mise ramadanka ayaa sidan kaa dhigay wllkey horumar wcn wiilsheena
@ishraaqinaabdi4654
@ishraaqinaabdi4654 5 жыл бұрын
Dambiile kulhaa saldhig meyso marty hhh
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 5 жыл бұрын
Tilmaan subscribe i Saar Wll
@ishraaqinaabdi4654
@ishraaqinaabdi4654 5 жыл бұрын
@@qaddafisomali5749 ok
@sihaamlove6990
@sihaamlove6990 5 жыл бұрын
Goolhaye🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇪🇸🇪🇸🇪🇸🇪🇸🇪🇸🇪
@kingice2869
@kingice2869 5 жыл бұрын
Fanskayga waa chanelkayga cusub tagerahayga heeso cusub ayan so wadaaa suscribe saarta si ad ula socotaaan
@SomaliComedyChannelhanadali
@SomaliComedyChannelhanadali 5 жыл бұрын
Waa kuu saaray adna ii saar
@hassansuleiman2215
@hassansuleiman2215 5 жыл бұрын
waligay waxaan uhaystay inn aqaano afree xamarka lkn ismaaban fahaneen wll 😁😁😂😂
@yasinbhai9045
@yasinbhai9045 5 жыл бұрын
Sxb wad shidantahy runtii sxb mid maku weydiin karaah
@queencaasha7250
@queencaasha7250 5 жыл бұрын
Dar Alle ku jclhy arimahena ♥
@ABDULCHANNEL
@ABDULCHANNEL 5 жыл бұрын
Wa barnamij qosol leh. Nagu so biira BULSHO MEDIA subscribe gareyana thank you
@SomaliComedyChannelhanadali
@SomaliComedyChannelhanadali 5 жыл бұрын
Sxb waa kuu saaray adna ii saar
@ABDULCHANNEL
@ABDULCHANNEL 5 жыл бұрын
@@SomaliComedyChannelhanadali wan ku saray sxb
@ABDULCHANNEL
@ABDULCHANNEL 5 жыл бұрын
Wanku saray sxb
@mohiyohazard7289
@mohiyohazard7289 5 жыл бұрын
Salaan waa sax waaka laGu koro guryaHa ama waxa dhaadheer
@kaltuunhassan4594
@kaltuunhassan4594 5 жыл бұрын
aad baan u xiiseeya barnamijkan please wll taxane nooga dhiga Ahmed iyo arimaheeena keep going
@farxaanyuusuf
@farxaanyuusuf 5 жыл бұрын
mansha allaah axmad wan tageya bagad you Tuber noqotay
@ayuubxasan7569
@ayuubxasan7569 4 жыл бұрын
Waa jacelnahay noo soo badiya
@khadrazigadzigad5886
@khadrazigadzigad5886 5 жыл бұрын
Kkkkk gabadhayda aa hhh adi maadhalay wll shiyeer aa jinyeer aa ladhahaa 😆😆😆😍😍😍😍
@sharmaarkeabdinoorofficial9374
@sharmaarkeabdinoorofficial9374 5 жыл бұрын
Arimaheena lgnd hore usii soco
LAHJAD - Part 8 Reer Koonfur VS Reer Waqooyi (Qosolka Adduunka)
24:00
3 Bilood Kaliya Ku Baro Luuqada English.
28:18
Warsame Bade
Рет қаралды 81 М.
요즘유행 찍는법
0:34
오마이비키 OMV
Рет қаралды 12 МЛН
JISOO - ‘꽃(FLOWER)’ M/V
3:05
BLACKPINK
Рет қаралды 137 МЛН
$1 vs $500,000 Plane Ticket!
12:20
MrBeast
Рет қаралды 122 МЛН
SHEEKOOYIN REER XAMAR Vs REER WAQOOYI DAAWO ADAA QOSLI DOONE.....
12:41
LAHJAD - Part 9 Reer Koonfur VS Reer Waqooyi (Qosolka Adduunka)
21:57
LAHJAD QOSOLKA ADUUNKA KOONFUR PARI WAQOOYI
14:32
Samia AHMED
Рет қаралды 212 М.
067 | Buugga ugu waaya'aragsan ee Soomaalida | Nin Miyi iyo Markab!
1:15:42
CIRBADA HADAAD GELISID BUUFINKA 25DOLLAR QAADO hhhh
10:57
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 436 М.
LAHJAD MUQDISHO VS HARGAYSA
11:30
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 264 М.
요즘유행 찍는법
0:34
오마이비키 OMV
Рет қаралды 12 МЛН