LAHJAD - Part TWO - Reer Koonfur VS Reer Waqooyi (Qosolka Adduunka)

  Рет қаралды 370,793

ArimaHeena

ArimaHeena

Күн бұрын

Part one halkaan kadaawo • LAHJAD - Reer Koonfur ...
Wax kabaro Lahjadaha Afka Soomaaliga

Пікірлер: 2 400
@ArimaHeena
@ArimaHeena 6 жыл бұрын
Majcelaan laheyd inaan sameeno PART THREE ?
@saabiriinsiman6333
@saabiriinsiman6333 6 жыл бұрын
ArimaHeena Haa wallo
@upahaj6825
@upahaj6825 6 жыл бұрын
Haa aad aan ujecelan lahaa
@sihamBae-hr1tp
@sihamBae-hr1tp 6 жыл бұрын
ArimaHeena haa wllky
@galgaduudboy3131
@galgaduudboy3131 6 жыл бұрын
ArimaHeena haaa
@aliakfilms4894
@aliakfilms4894 6 жыл бұрын
ArimaHeena yes boss !
@xamdafeeroole574
@xamdafeeroole574 6 жыл бұрын
Yaa ree xamar luuqadeena like wixi reer xamar aaween😍😍
@quenkeyla8337
@quenkeyla8337 6 жыл бұрын
Xamda Feeroole reer xamar ❤💋❤👈
@itz_Marwa456
@itz_Marwa456 6 жыл бұрын
Xamda Feeroole ani rer hargeisa ha ahay se wa idin jeclahay walalahayo😘😘😘😘
@xamdafeeroole574
@xamdafeeroole574 6 жыл бұрын
أخبار يوتيوبرس sdoo kle wlhi idinma necbin aad ayan idiin jeclahay 😍😍😍😍😍😍
@eastafricana1584
@eastafricana1584 6 жыл бұрын
Okurrrr here we are
@variousartists-topic6823
@variousartists-topic6823 6 жыл бұрын
sxb, aniga reer Xamar ayan ahi.
@iamsuldaan2092
@iamsuldaan2092 6 жыл бұрын
Somaliland and somali wAa walaalo hadaa wadani thy like ii saar
@jamaladem9945
@jamaladem9945 6 жыл бұрын
maria moha land of somali
@iamsuldaan2092
@iamsuldaan2092 6 жыл бұрын
Jamal Adem 😘
@safiyoabdi5275
@safiyoabdi5275 6 жыл бұрын
maria moha 👈runta shegty
@waxogow358
@waxogow358 6 жыл бұрын
wlo maye waa dawlad iyo meel kamidah dowladaa
@Bskvka
@Bskvka 6 жыл бұрын
maria moha waa cadow dagaal ka dhaxeeyo
@fadxicabdi5273
@fadxicabdi5273 6 жыл бұрын
Rer waqoyi khatarban nahay nio 😂😂From BORAMA
@hanadlp9305
@hanadlp9305 5 жыл бұрын
Rer borame cdi ma ahn m.a weyye mardhaw an imaday dadka nh wey iso dhaweyn 😍
@abdiqaniyasin4385
@abdiqaniyasin4385 5 жыл бұрын
Viva purCo
@ikranabdirishid9806
@ikranabdirishid9806 4 жыл бұрын
Haaa
@amaarlyrics7908
@amaarlyrics7908 4 жыл бұрын
wll wa runta reer borama khatr ayyay yihin ♥
@Tariikhda
@Tariikhda 4 жыл бұрын
Reer waqooyi Waa afsoomali liga saxda ah
@Deeqsan123
@Deeqsan123 6 жыл бұрын
Aar wiilka somaliland qurux dii somaliland buu wataaye 🙏🙏❤️🙏
@umuss7874
@umuss7874 4 жыл бұрын
Wilka kalaba kama liito quruxloshin
@abdulkhaliqxusein8082
@abdulkhaliqxusein8082 4 жыл бұрын
@@umuss7874 kalama liitaan
@mrkl9165
@mrkl9165 2 жыл бұрын
بذسر
@faaatuushcadey1537
@faaatuushcadey1537 2 жыл бұрын
Isku seem ley Wye isdeji pro
@caytosolution
@caytosolution 6 жыл бұрын
Cidii reer waqooyi ah like saar
@iloveyou-ze8ld
@iloveyou-ze8ld 4 жыл бұрын
Hhh
@somalindsomalilnd2404
@somalindsomalilnd2404 6 жыл бұрын
War inta rer woqoyigeee waliba from saylaca liketa ha iladhaafin aftaliyani iyo wxn isu jira fahmiba mayeee ❤️👊
@yaasmiinyaziin5015
@yaasmiinyaziin5015 6 жыл бұрын
Inta reer soomalilnd like sara😍
@abdiato21
@abdiato21 6 жыл бұрын
Yaasmiin indho plz wlshy adoo mhdsn oo raali ah subscribe ii saar
@helloweyiiishekadhu3996
@helloweyiiishekadhu3996 6 жыл бұрын
Yaasmiin indho dee kugu tageey walal
@HISOKA35
@HISOKA35 6 жыл бұрын
Yaasmiin indho Hhh reer cerigabo mad tiraahdid
@yaasmiinyaziin5015
@yaasmiinyaziin5015 6 жыл бұрын
@@HISOKA35 sanaag sow somalilndba mahaa nio😒
@sawsanabdi573
@sawsanabdi573 6 жыл бұрын
Nio ree jigjiga iyo ree hargaysa ayaa isa soo yara gala lkn lahjadahoo dhanba way qurux badan yihiin ❤️❤️
@Team_27_funs
@Team_27_funs 4 жыл бұрын
Jigjiga iyo hargeisa asal isu dhaqan iyo dad iyo murtiba weyi kalaiya gumaystihi ayakala jray
@shonazef7351
@shonazef7351 4 жыл бұрын
Sawsan Abdi Darood iyo Isaaq isku dhaqan bay ahayeen barigii hore Somalida kale wey iskaga dhawayeen xaga gabayada/ caadooyinka
@mohamedabdi4519
@mohamedabdi4519 4 жыл бұрын
Anba Reer Sool ban Ahay Wllo
@nimcomohamed3134
@nimcomohamed3134 4 жыл бұрын
hargeisa noga shidnthy afkayga ❤
@saahilalii
@saahilalii 6 жыл бұрын
We Love reer Xamar Anaa kadhashey inta reer xamar eh like ii saara plze
@abdiato21
@abdiato21 6 жыл бұрын
Sirta Jaceylka plz subscribe ii saar adoo mhdsn
@sacdiyamohamed6785
@sacdiyamohamed6785 6 жыл бұрын
Sirta Jaceylka runtii aniga kadhashay tolkega
@saahilalii
@saahilalii 6 жыл бұрын
sidoo kale✔💯❤
@amaalyufus2402
@amaalyufus2402 5 жыл бұрын
@@abdiato21 kkkkk
@cabfiraxmanaxmed4903
@cabfiraxmanaxmed4903 4 жыл бұрын
Wlhi reer waqooyi qaldaan
@queensomalilander8836
@queensomalilander8836 6 жыл бұрын
Wixi reer waqoyi ❤❤❤❤❤One Love 👌👌🤣❤❤❤❤
@hibobnnxuseen6679
@hibobnnxuseen6679 5 жыл бұрын
Kkkkkk qoosalkii aduuka
@qaalicawil1121
@qaalicawil1121 4 жыл бұрын
👌👌👌👌👌👏👏👏
@elmimohamud2364
@elmimohamud2364 6 жыл бұрын
Intii reer waqooyiya like izaara
@fahmohussein4606
@fahmohussein4606 6 жыл бұрын
Elmi Mohamud waku saare🤣nus ka ahay
@maryancumar2300
@maryancumar2300 6 жыл бұрын
E
@ayaanidil9254
@ayaanidil9254 6 жыл бұрын
Kkkkk walhi lahjada waqooyi iyo Somali galbeed ama DDS waa isku lahjad
@elmimohamud2364
@elmimohamud2364 6 жыл бұрын
@@ayaanidil9254 wa run wlhi 😂😂😂 ninkan reer waqooyiga ah wa calool istaag 😂😂😂
@liibanhassan9339
@liibanhassan9339 5 жыл бұрын
Haaa zxp siii wad
@zuhaanabintuinazayid9001
@zuhaanabintuinazayid9001 4 жыл бұрын
Rer waqoyi khtar nhay from to lascanod 😊😹
@jamamexico6961
@jamamexico6961 4 жыл бұрын
Really
@nevermindme3
@nevermindme3 4 жыл бұрын
Ani xita mashallah mcnto😍❤️😭
@boqorotidireedasaldireed3595
@boqorotidireedasaldireed3595 5 жыл бұрын
Masha Allah will rer waqoyigaa adban ugu hestaaaa he this the best language somliland hore u socdaaa
@raasaanahmett8000
@raasaanahmett8000 6 жыл бұрын
I love u heer waqooyi codkoodi
@natashahassan7468
@natashahassan7468 6 жыл бұрын
Muna Keyse wlhi anigaa kaa darn❤
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 6 жыл бұрын
Lahjada waqooyiga anigaa ku baraya ila soo xidhiidh hh
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 жыл бұрын
Bar ama Baro hhhhh. Bar ama baro😏😏
@zahratalazhaar7023
@zahratalazhaar7023 6 жыл бұрын
Muna Keyse thanks sister we love somalian people also
@fihiimafihiima5458
@fihiimafihiima5458 5 жыл бұрын
RaaSaaN Ahmett love
@Hamdamowlid5
@Hamdamowlid5 6 жыл бұрын
Reer hargeisa like isaara 😂😂
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 жыл бұрын
hamda mowlid zxb rer hargiesa ha odhane wxd tidhaa rer waqoyi ama Rer Somaliland qurxeey wad yara qaldante
@Hamdamowlid5
@Hamdamowlid5 6 жыл бұрын
Sagal Khalid hhh hye qaali dumar wad saxsan tahy xbbti
@alinational6459
@alinational6459 6 жыл бұрын
hamda mowlid hhh
@Qorsul
@Qorsul 5 жыл бұрын
Reer xamar like ku saray 👊👊👊😂😂😂
@hodanmursal7181
@hodanmursal7181 5 жыл бұрын
@@Qorsul yh09ijn.nghbvxzaq223333qf
@suldaanqadar741
@suldaanqadar741 6 жыл бұрын
inta qof oo reer Xamar ah like ii saara😍
@aasiyabajeheheje3203
@aasiyabajeheheje3203 6 жыл бұрын
kororsi tube wax Ayaakusiiyay isii igadheh Kkk Lkn haduu kuusari waayay anigaa kuusaarayo wll
@mushtaqclahi9327
@mushtaqclahi9327 6 жыл бұрын
M. Qadar call badinada😂😂😂😂
@mushtaqclahi9327
@mushtaqclahi9327 6 жыл бұрын
hye😍😍
@eastafricana1584
@eastafricana1584 6 жыл бұрын
Ayyy🇸🇴🇸🇴
@deqadahir5335
@deqadahir5335 6 жыл бұрын
Haaaaaaaaa
@Cusman__alkhamis1
@Cusman__alkhamis1 6 жыл бұрын
Reer zomaliland Ani idin jecel😘one love
@xamsexadaari3127
@xamsexadaari3127 4 жыл бұрын
Wn Ku zoo dhaweynaynaa wlloH
@abzeko2927
@abzeko2927 4 жыл бұрын
Id.Muzhti Zmall haye
@theQueen-bh1uw
@theQueen-bh1uw 5 жыл бұрын
Wiilka heer waqoyiga waa wiil aad u degan mashallah. O si aqliyesan u jawabaya.
@labtechnologistahmettyuusu174
@labtechnologistahmettyuusu174 6 жыл бұрын
inta reer Hargeisa ka soo jeeda like ta ku qabtah
@cabfiraxmanaxmed4903
@cabfiraxmanaxmed4903 4 жыл бұрын
Waaryahe luuqda reer xamar ka ah Iyo ta reer waqooyiga wax badan ayay Ku kala duwan nahay
@sucaadnur5100
@sucaadnur5100 6 жыл бұрын
Rer somalind ❤️❤️❤️
@abdiato21
@abdiato21 6 жыл бұрын
Sucaad Nur plz wlshy aadoo raali ah subscribe ii saar
@sucaadnur5100
@sucaadnur5100 6 жыл бұрын
AßDI ATO ok wll
@sucaadnur5100
@sucaadnur5100 6 жыл бұрын
Somaliland is the best
@abdirisakhassanfeerow5223
@abdirisakhassanfeerow5223 6 жыл бұрын
Rer xamar madax iisarantihin✌
@abdiato21
@abdiato21 6 жыл бұрын
abdirizak Hassan Feerow plz zubscribe ii saar🙏🙏🙏
@bahalkumar1722
@bahalkumar1722 6 жыл бұрын
Wxiba af somali ku hdlo like saar 😍😍 ..
@abdiazizaliahmed8218
@abdiazizaliahmed8218 5 жыл бұрын
Magaalad xamar iyo hargeyso waan jeclahay like
@abdilaahiomer4662
@abdilaahiomer4662 4 жыл бұрын
Waa shoorti
@GeniusZone101
@GeniusZone101 6 жыл бұрын
somaliland inta tagaraysay like sar
@abdimajidhazar2605
@abdimajidhazar2605 6 жыл бұрын
Viva Af reer waqooyi 🤣😂
@ayaanahmed5132
@ayaanahmed5132 6 жыл бұрын
Axmed muu yidhi mgcisa? ...kayare rer waqoyigu SOMALILANDER qruxdii duriyada waad wadata huno mnshalhh
@axmedfjofficiall
@axmedfjofficiall 6 жыл бұрын
Ayaan Ahmed hh thnks
@luulomar7674
@luulomar7674 6 жыл бұрын
Wale qurxdii duriyada wuu wata Ka yare ahmed
@nasrudiinmaxamuud2148
@nasrudiinmaxamuud2148 5 жыл бұрын
Inaadeeer dhe,,, buufi axmed ku tirsada pro
@abdilaahiomer4662
@abdilaahiomer4662 4 жыл бұрын
Hhhhh walee quruxda aad daydaysanba ma anigaaba arkaba arimehena manad arkaynba
@MYA738
@MYA738 4 жыл бұрын
Quruxda arimaheena aanka muuqan ee Ahmed ka muuqata xageed ka aragtay wariifo
@qalbinuuraosman6587
@qalbinuuraosman6587 6 жыл бұрын
I am from NFD but I like more reer xamar ❤️❤️🙌🏼🙌🏼
@hindaibrahim1409
@hindaibrahim1409 4 жыл бұрын
From Somaliland ❤❤❤❤
@marktuan8692
@marktuan8692 6 жыл бұрын
Ani reer xamara ahay waa uqirsanahay reer waqoyi lahjadooda naga qurux badan
@ramlacadeey2328
@ramlacadeey2328 6 жыл бұрын
IGA tag .arabic ubadn .
@zakidalnurshe5311
@zakidalnurshe5311 6 жыл бұрын
somali bts army real reer xamar Mathis Dabajog Lee thy see ilathy Easy haha
@aishaisse2991
@aishaisse2991 6 жыл бұрын
somali bts army wow Bts maad tagarta nh 💖
@marktuan8692
@marktuan8692 6 жыл бұрын
somali Bts army hhhh haaa
@marktuan8692
@marktuan8692 6 жыл бұрын
Somali army kaligey 'umaleye saasa ugu qortay bas waaye waa badalaaa magaca😀
@inaliidcaze9409
@inaliidcaze9409 6 жыл бұрын
Somalilnd dal jirah😁
@mohamedafgooye9951
@mohamedafgooye9951 6 жыл бұрын
Ina Liid Caze wall iku subscribers
@ZulthanTv
@ZulthanTv 6 жыл бұрын
Ina Liid Caze halyey
@munalanecleey7019
@munalanecleey7019 6 жыл бұрын
Ina Liid Caze qaad land😂😂😂😂😂
@inaliidcaze9409
@inaliidcaze9409 6 жыл бұрын
Muna Maxamad Qadaad Wayn😂😂
@munalanecleey7019
@munalanecleey7019 6 жыл бұрын
Ina Liid Caze cunsuriland😂😂😂
@Bahjiina7
@Bahjiina7 6 жыл бұрын
Horta qoraalkyga lama arko miyaaa wabaaa 😢😢😢😂
@galgaduudboy3131
@galgaduudboy3131 6 жыл бұрын
Bahja mohamed hhhhhh
@munirabashirmohamed563
@munirabashirmohamed563 6 жыл бұрын
Bahja mohamed hhhhhhh
@caadilyare4405
@caadilyare4405 6 жыл бұрын
تتتتتتتتتتتت
@zaabiriinzaqiyozaytuun9976
@zaabiriinzaqiyozaytuun9976 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@liibannor6694
@liibannor6694 4 жыл бұрын
Rer mudug rer Mudug dhalay ban ahay Labadooda midna kuma jiro😂 nin banan dagay ban ahay
@thetruthx235
@thetruthx235 3 жыл бұрын
Hahahah, from galkacyo-cadaleeeey. Labaduba waan ku hadli karnaa
@fatuushmohamed2126
@fatuushmohamed2126 4 жыл бұрын
Arimaheena qalbiga ayan kaa jeclahay wllky waxad tahay shaqsi qalbi fiican allah ku daayo cadowgaada cagta hoose
@SomGaming77
@SomGaming77 6 жыл бұрын
dhaqanka koonfur iyo ka waqooyi sidaas ayey ukala duwanyiin waa xaqiiq waxaan reer koonfurta ku hadlayo waa italy words
@shukriabuukar8449
@shukriabuukar8449 6 жыл бұрын
ina cadaani idinkana wa english words
@farxaanwadani8201
@farxaanwadani8201 6 жыл бұрын
afkii saxdaa ahaa waqooyi waxaa ugu dambeesay markuu siiyaad uu ka tagay hada afkii la yaqaanay kuma hadlaan
@farxaanwadani8201
@farxaanwadani8201 6 жыл бұрын
mida kale koonfur wa lahjado badan tahay maha sida waqooyi oo kale oo hal lahjad leh magalo walbo waa lahjad
@dirabdiabdalla312
@dirabdiabdalla312 6 жыл бұрын
@Somaliland allow dhowr faasha meerdo xitaa waanka isticmaalnaa ereyada taliyaaniga jaale
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 6 жыл бұрын
cusbada iska daji argagixiso waaxid klkk
@susharafchenal5079
@susharafchenal5079 6 жыл бұрын
Hhhh Ahmed markaa arko midoo reer hargsa Nola joogto soo xasuustaa wllhi inta afka hooyo JCL like ilasomar I love somli🇸🇴🇸🇴
@bensaryemofficialpodcast1246
@bensaryemofficialpodcast1246 6 жыл бұрын
Maya siilka hooyada ayaad soo xasuusata ileyn dhaqan malahidaa hablana malihidaa hooyada ayay garac ahaad oo kugu soo korisay xaraan ugandese yahoe foosha xun
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 4 жыл бұрын
@@bensaryemofficialpodcast1246. Aan ku maagee bal iminka maxaad inanta ku cuntay? Xishoo wllo.
@hafsomohamed8571
@hafsomohamed8571 4 жыл бұрын
Bilaa akhlaqlimo wye waxaa iskadaya ok wll
@fatimaahmed7788
@fatimaahmed7788 4 жыл бұрын
@@bensaryemofficialpodcast1246 laxyahay hada gabadha maxaad ku maagtay wax qaldanba may sheegine mise depression baa ku haya
@hoodocali421
@hoodocali421 4 жыл бұрын
@@bensaryemofficialpodcast1246 bisinka xishood inaanta maxaad ku haysataaa
@geeriujoog8955
@geeriujoog8955 6 жыл бұрын
Viva Somaliland soo yaaca😍😍😍😍
@abdullahiabdirahim2079
@abdullahiabdirahim2079 4 жыл бұрын
Masha allah walal arimaheena barnamijkan noosoo badiya waxbadan ayan ka fa iday
@martialart1019
@martialart1019 6 жыл бұрын
Rer xamar rer Somaliland naguwashene qoralkaan hada fahanty like haila dafin
@lululakiinantajeclfanankaa6478
@lululakiinantajeclfanankaa6478 6 жыл бұрын
inta reer xmr ah i saar like luqda 👈😘 hore u soco waliga
@abdiato21
@abdiato21 6 жыл бұрын
Lulu Laki inanta jecl fananka axmed resY plz wlshy adoo r Aali ah subscribe ii saar mhdsn🙏
@yusufbuled107
@yusufbuled107 6 жыл бұрын
Lulu Laki inanta jecl fananka axmed resY
@ikrammahmudahmed1295
@ikrammahmudahmed1295 6 жыл бұрын
Anagaba hdlk saxda ah ka wadano rer waqoyiga
@sacdiyocabdi2875
@sacdiyocabdi2875 6 жыл бұрын
Kkkkkkk reewaqoyi hadalmayaqanaan rerexamar kuleh
@hafsaahmedmohamed8302
@hafsaahmedmohamed8302 6 жыл бұрын
Oww heesti ehed bun iyo usame salool ileen salool daango bey uyaqanin 😂😂😂 hda leeba fahmay inta ila qabta like isaara
@nuzeiramukhtarnuzeiramukht3870
@nuzeiramukhtarnuzeiramukht3870 5 жыл бұрын
Ani Kula fahme
@shariifamuxidiin6302
@shariifamuxidiin6302 5 жыл бұрын
kkkk
@cadnaancusmaan205
@cadnaancusmaan205 5 жыл бұрын
Anina waa kula fahmay
@abuuhasan8991
@abuuhasan8991 4 жыл бұрын
😂😂😂😂 salool daango waalhi reer xamaraku waa waad qosala
@naruurohassan6043
@naruurohassan6043 4 жыл бұрын
Baabacne waa la dhahaaa😂 Hadii lagu dhaco Baabac noo sameee waa inaa fahmtaa salool Lee laga wadaaa
@caaliyaabdullahi1616
@caaliyaabdullahi1616 6 жыл бұрын
Suuli} muskhul. Bisad.yaayuur. Qaado.malqacad Aqalsoomaali.buul Rajastiin.keeshali Salool.gaangihhhh.dango Carmal.garoob Iskaalsho.sharabaadyo.iyo sigisaan Mashmash.qurac macan hhhh Sali.caw Sijaayad Fiish.bareeso Xafajo.hhhh ala suuxay Madbaq.jiko Moobeelka wuu baqtiyay.mayee wuu suuxay Baanad.kashawiito Buume.nigis Hhh Hhhh hargaysaawi.hhh Barfuun.cadar Xir.iyo alifle hhh ale ilka iguma harin
@caaliyaabdullahi1616
@caaliyaabdullahi1616 6 жыл бұрын
Kororsi tube waan kusaray ina hoyo
@farahbashir3932
@farahbashir3932 5 жыл бұрын
im loving this lander guy he is from my beutiful country he is full of wisdom and sensible person that's how somaliland people are .
@maanoawil1183
@maanoawil1183 2 жыл бұрын
Arimaheena Waa ku wata pro from reer waqooyi ♥️😂
@queenriduu1789
@queenriduu1789 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂ma nolii arimahena iyo Ahmed so funny aya tihin✌
@fardosahassan4917
@fardosahassan4917 6 жыл бұрын
Aniga ugu horeye like ha ila dhafinay wuuuw😂😂arimaheena I loofe yue❤
@mohamedafgooye9951
@mohamedafgooye9951 6 жыл бұрын
Fardosa Hassan wall iku subscribers
@asmiitainahaybe486
@asmiitainahaybe486 6 жыл бұрын
Labadani dhalin yaro way isku eeg yihiin mise aniga mooday 🤔🤔🤔
@walalgashaan8977
@walalgashaan8977 4 жыл бұрын
Haa kistoo madaxa
@hanadaqaa1
@hanadaqaa1 5 жыл бұрын
soomaaliya iyo somaliland waa walaal o hadaad jeceshahay like ii saar
@muhamuudbille9158
@muhamuudbille9158 4 жыл бұрын
Somilamd iyo somalia waa isku mid jaahil ha iska dhigin Isaaq uun ayaa xanaaq.san daarood iyo goda biirsay ma rabaan go aanka Somalilamd ee Gooni isku taaga
@asmahaan4326
@asmahaan4326 6 жыл бұрын
Pro hore usocda guul iyo gobonimo brother incha alh part soo saara incha alh
@haponnazer7227
@haponnazer7227 4 жыл бұрын
Rer waqooy afkyga waa lga yapay 😂😂😂😂😂
@vevomusicsomalirapper2120
@vevomusicsomalirapper2120 4 жыл бұрын
Rer somaliya inay idhahdan af Somalia ni data maha wayo isku adba ma nihin😛 ,
@karaama1320
@karaama1320 4 жыл бұрын
Reer waqooyi:salool Rer konfur:daango 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohasmartboy3053
@mohasmartboy3053 3 жыл бұрын
Daango weligy ma maqlin🤣🤣
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 6 жыл бұрын
Reer waqooyi ❤️❤️❤️❤️
@fardosoabdullhi5487
@fardosoabdullhi5487 4 жыл бұрын
Arimahene waxan weydina gariga naftirkisa birta lagu qado maxa utaqan nosheg sxb inad kaso jawabto wan rejeynaa sxb jwb wacan
@daganmohamed6711
@daganmohamed6711 6 жыл бұрын
manzha allah wlhi fnny reer waqoygayga somaliland ✋✋✋
@najaxcabdiraxman8376
@najaxcabdiraxman8376 4 жыл бұрын
*Ree waqooyi like iisaara*
@garotadorona
@garotadorona 6 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 love ykhee rer xamar afkii dhabta ahaa weye wxa kle waa laiska soo aruursady
@mustafeaxmed8807
@mustafeaxmed8807 5 жыл бұрын
Waqooyi waa one ah
@musceecade8421
@musceecade8421 4 жыл бұрын
Runta weeyi
@ilkacasejourney4372
@ilkacasejourney4372 4 жыл бұрын
Waligiin ayeydaan gaadhay reer waqooyi
@queenmuhiimaofficial3982
@queenmuhiimaofficial3982 4 жыл бұрын
Hahahha been badnaa
@munasheikhabdilaahi8535
@munasheikhabdilaahi8535 6 жыл бұрын
Hhhhh funy waaye walahi wan jeclahy dadka reer somaliland nolaada dadka reer somaliland 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@filsanaxmed2233
@filsanaxmed2233 5 жыл бұрын
Masha Allah soodhawo ahmed wllkey
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 6 жыл бұрын
Hhhhhhhha somalilnd taageero buuxda
@riyaaqmaxamed1745
@riyaaqmaxamed1745 4 жыл бұрын
M,a
@roblemohamed7004
@roblemohamed7004 6 жыл бұрын
From buuhoodle Reer koonfur meehsa afsomali kuma haysaan Keesheli kulaa Ritijaan Bal Ritijaan maba aha afsomali 😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂
@tufaaxdarajo1000
@tufaaxdarajo1000 6 жыл бұрын
Roble Mohamed rijitaan maha wa Rajastiin
@roblemohamed7004
@roblemohamed7004 6 жыл бұрын
Asma Ladiya 😂😂😂😂🤣🤣🤣
@salu156
@salu156 6 жыл бұрын
Roble Mohamed hdaaa malaha madbaq iyo malqacad iyo bayd baa afsomali ah miyaa
@simansomalijclcdy2993
@simansomalijclcdy2993 6 жыл бұрын
Roble Mohamed kkkkkk wlhi anee iku dhacday mama rer hargesa i timid ano umala ah waxe iku diri nasaha xiro xanunka wu ka jogsanaya keyshali maxa ladhaha an dhahay ano suga wax xanun jojiya ah kulaha rajabeto waxa dhahdan qosol ani
@nuzeiramukhtarnuzeiramukht3870
@nuzeiramukhtarnuzeiramukht3870 5 жыл бұрын
Hhhhh adinka inaga daran afkaba muruq kaa galayo bee abti meesha waxba kuma heysiin rer koonfur idin dhaamo Naga taga lahjad warer san baad wada taan
@mss_zu7184
@mss_zu7184 4 жыл бұрын
Somaliland💋♥️
@lalisag4854
@lalisag4854 6 жыл бұрын
Somalia🇸🇴❤️❤️
@naciimomuumin2454
@naciimomuumin2454 5 жыл бұрын
rer xamar codkoda zhidanaa intii rer xamal like izaara
@deeqaaabi2944
@deeqaaabi2944 5 жыл бұрын
Reer somaliland iyo reer somalia waa bulsho walalo ah allow somalia nabada uso celi hadanunahay reer somaliland wanu jacelnhy walalhayga somalia ❤❤❤❤❤❤❤
@fadowsomocoow3889
@fadowsomocoow3889 4 жыл бұрын
Hhhh hdlka Reer waqooyiga wlhi waa qosol Miiran Ani arimaheena ku heesta rer goofur yaa ila ah❤️
@reymaz8
@reymaz8 6 жыл бұрын
Hhh rer wuqoyi caadi mhn😂😂
@abdirashidyussuf1901
@abdirashidyussuf1901 4 жыл бұрын
Kan ree waqoyiga ah intaso jeer ayuu marba erayo kasaaraya meesha nigis midka jilbaha macnaha yara dheer Miya nigis layidhi ? May halkaana wuu qalday mida kle si buu yara qajilsan yahay markasu erayo badan kasaaraya meesha
@ayaanaaddisu6694
@ayaanaaddisu6694 6 жыл бұрын
Wixii reer xamar ah like isaa ra hali dhafin wiila shaan cadi maahan
@nashaadjama9286
@nashaadjama9286 6 жыл бұрын
Asc wllo caanaha badanee waa kee haday tahay caano ari waa fadhi haduu geel yhyna waa ciir ama suusac maad garatay
@salmahassan1079
@salmahassan1079 3 жыл бұрын
Who's watching 2021 again?
@فخورةبنفسها
@فخورةبنفسها 5 жыл бұрын
Mnzhallah rer waqooyi & rer koonfur wa isku mid un we are Somali weyn
@ina_duraan14k
@ina_duraan14k 4 жыл бұрын
Hmm soomaaha anigu reer waqooyi ahay balse inankaa reer waqooyiga ahee meesha fadhiya waxyaabo badana ma garanaayo qaarna waabu khaldayaa😅💔
@thiagotakaweyne6562
@thiagotakaweyne6562 3 жыл бұрын
@@ina_duraan14k ma khaldane waqooyiga goboladu xata kelmadaha qaar kusi kala duwanyihiin
@nasraahmed3749
@nasraahmed3749 6 жыл бұрын
Wixii reer waqoyi ah like iyku qabta 😂😂😌❤️👈
@ikraanileys9583
@ikraanileys9583 4 жыл бұрын
@sumayoahmed1072
@sumayoahmed1072 6 жыл бұрын
😂😂😂 I am still watching this is hilarious arimaheena make more videos like this plz
@fardowsamohamed7731
@fardowsamohamed7731 6 жыл бұрын
Abowe waxasamesa challenges fara badan sida. Spicy ramen 🍜 with any of your friends, you can also do who knows me best between your friend or bro or siz, waxasamesa challenges fara badhan in sha Allah I bet you will get more subscribers and likes otherwise all the best
@simranlove7299
@simranlove7299 4 жыл бұрын
Arimaheena aad aya ku salamaya waxan ka mid ahay taageeradada cusub oo dhawaan kugu soo biiray nolow inte nolol jirta walal qaali 🙏🙏🙏🙏
@mariahassan5125
@mariahassan5125 6 жыл бұрын
Soomaalia luqado badan aya loga hadla wiilka reer waqoyiga ayan kuheysta
@anuushali9099
@anuushali9099 6 жыл бұрын
Anaka hda reer puntland nahay luqada waqooyiga iyo tan konfurba wan ku hdlna wana wada fahana 👀😎😜😆
@zkicade7151
@zkicade7151 6 жыл бұрын
Niyadsan Nalka Haaah wlhi labdaba waan isticmaalanaa yacii afsomaliga saxdaa anagaa Ku hdlnah👍👍👍
@anuushali9099
@anuushali9099 6 жыл бұрын
zki Cade benta mhn anaka meliba nama xirto
@cc-bo3jm
@cc-bo3jm 6 жыл бұрын
Faanka puntland u tahay baayo ha u bixin waa iga kaftan yaah hh
@anuushali9099
@anuushali9099 6 жыл бұрын
cabdi raxmaan hhhh wn ogahay lkn tani wa xaqiiq puntland non stop wye dhanwalba
@giridhichannel718
@giridhichannel718 6 жыл бұрын
Sidaas weye
@zeinabmohamed9818
@zeinabmohamed9818 6 жыл бұрын
Arimaheena✋✋❤😜
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 жыл бұрын
Arimaheena Axmed fj, its so funny Love it😂😂😂
@almasosoble8102
@almasosoble8102 6 жыл бұрын
Arimaheena abowe hestaa vlog yaada adkusameyso magaceyda ayaa raaba abowe plz iso quur
@ayaanibrahin3452
@ayaanibrahin3452 6 жыл бұрын
Reer waQoyi madaXa I sarantiin 😙😆
@ifraaxqalanjo860
@ifraaxqalanjo860 4 жыл бұрын
Inta soomaali ah like ii saara
@abdiazizaliahmed8218
@abdiazizaliahmed8218 5 жыл бұрын
Reer xamar is the best xamar amo muqdisho waxaad u taqaanto ha noolaato
@hamdahabib3126
@hamdahabib3126 6 жыл бұрын
Arimaheena I like all ur clips
@fosiyashire9646
@fosiyashire9646 3 жыл бұрын
masha allaah arimaheena waxaan kujeclhay ixtiraam masha allaah
@ayaan-177
@ayaan-177 6 жыл бұрын
War somalida reer koonfurta ayaaba kala lahjad ah 😂😂😂😂😂😂
@mohaisse8887
@mohaisse8887 6 жыл бұрын
Reer xamar intii ah like saaara Keep going bro
@sumayoahmed1072
@sumayoahmed1072 6 жыл бұрын
😂😂😂 viva somali ❤️
@midnimofilms7366
@midnimofilms7366 6 жыл бұрын
Sxp ninka waxad waydiisa shuun mxada u taqnan
@captain_bile236
@captain_bile236 6 жыл бұрын
Adoo jiifo ma fiirsanoosidoo gacanta midigta maku heesatidoo😃🤣like ku qabo reer koofur iyo reer wuqooyiyoow
@somdaily5939
@somdaily5939 6 жыл бұрын
Wllhi cadi mahan guul iyo gobonimo
@abdiato21
@abdiato21 6 жыл бұрын
Suhayb Bity plz wly adoo raali ah sbscribe ii saar🙏🙏
@deeqwaaberi9928
@deeqwaaberi9928 6 жыл бұрын
7:26😂waryaa(Kiyaawo) ayaa la dhahaa duluf😂 11:50 waa(Kabiir)hadii uu Dugsi quraan uu yahay.hadii uu iskuul uu yahayna waa(Kaabo Galaas)waxn sheegayna waxa logu hadla XAMAR gaar ahaan D.WAABERI😍👌🏼
@fadumaally6353
@fadumaally6353 4 жыл бұрын
Rer waberi thy masha allah sido kle anba
@mariamruun4274
@mariamruun4274 3 жыл бұрын
🤣🤣 Haa horta Tabliq mu dhahy horta. Reer dharkenlay ahay kaabe galaas iyo kabiir kula naqanaaa reer D.waaberi uma Gar aha🤣
@greatsomalia8138
@greatsomalia8138 6 жыл бұрын
Masha allah dhamaan intii great somalia 🇸🇴 ama Somaliweyn ku faanta like hala saaro
@fatmaibrahim2472
@fatmaibrahim2472 5 жыл бұрын
Omg this video made my day Very funny wallahi reer xamar aya fican wallahi 😂
@bashkaelmi8472
@bashkaelmi8472 5 жыл бұрын
Rer xamarka iyo rer waqooyigapa lapada lahjadood waan wada isticmalnaa puntlnd one love 👌👌👌😘😘😘😘
@mocalaale4263
@mocalaale4263 5 жыл бұрын
reer #Mudug best kor isku sooqaada like ta isiiya ❤️
@Workhard127
@Workhard127 6 жыл бұрын
Wallah my Somali people waa xaraabe 😂😂😂😂
@nastehochanell3391
@nastehochanell3391 4 жыл бұрын
axmad xiligaan ayuu masuul u egyahay masha allaah
@lalu7838
@lalu7838 5 жыл бұрын
Inta reer koonfur liketa dhac dhac ka se
@maxamedcabdullaahicali502
@maxamedcabdullaahicali502 5 жыл бұрын
Lahjadda gobollada dhexe ayaa dhexdhexaad ah midda ugu quruxda badanna was taa into igu raacsan like saara
LAHJAD Part 3 Reer Koonfur VS Reer Waqooyi (Qosolka Adduunka)
13:46
LAHJAD - Part 10 Reer Koonfur VS Reer Waqooyi (Qosolka Adduunka)
21:28
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 21 МЛН
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,4 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 75 МЛН
LAHDAJ REER MUQDISHO VS REER HARGAYSA
15:54
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 372 М.
AF MAY MAY IYO AF WAQOOYI QOSOL IYO QARAAXO
17:10
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 212 М.
LAHJAD - Part 8 Reer Koonfur VS Reer Waqooyi (Qosolka Adduunka)
24:00
MAR WALIBA WAX CUSUB NOOGU IMOOOW HADAA NAHAY { TEAM WRONG TARGET }......
11:40
LAHJAD - DJABUTI VS PUNTLAND || QOSOL IYO QARAAXO 😂 ||
22:50
Yahye Hunter
Рет қаралды 31 М.
SOMALI VS SOMALILAND! |  FUNNY!!
12:45
ItsJustMaHmoud
Рет қаралды 176 М.
Game Adag |  LAHJAD  Ciyaal Xamar VS Reer Somaliland | BeerCasaad
20:46
OMREEYN IYO LAHJAD
20:51
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 204 М.
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 21 МЛН