WAA ISKU WAREERNAY MAR KLE LAHJADA/ REER WOQOYI VS REER KONFUR….?

  Рет қаралды 89,484

King Ceyda

King Ceyda

Күн бұрын

#king #ceyda #subscribe #for #more

Пікірлер: 761
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋😢❤
@ayuubmaxamed8299
@ayuubmaxamed8299 Жыл бұрын
Scw❤❤❤❤❤
@ashrafcabdulaahi8498
@ashrafcabdulaahi8498 Жыл бұрын
Scs 😘
@deganfirin3169
@deganfirin3169 Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@cabdiwaasac7156
@cabdiwaasac7156 Жыл бұрын
Scw
@cabdiwaasac7156
@cabdiwaasac7156 Жыл бұрын
Scw
@khatimabirik4862
@khatimabirik4862 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeble and the most shine of all Allah created is prophet Mohammad scw scw scw 🥰🥰 🥰
@hadawuxumadayjaljiguwalisx1546
@hadawuxumadayjaljiguwalisx1546 Жыл бұрын
kanawalayidhahda cayda warunti
@anishtaqurux4987
@anishtaqurux4987 Жыл бұрын
Saalax refer hargeisa ma ahan Bushuq ku lahaa Waa xafajo
@miyar5502
@miyar5502 Жыл бұрын
Salawatu llahi calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 Жыл бұрын
Buul waa analysis soomaali
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 Жыл бұрын
Aqal soomaali dheh
@Niimmoh4
@Niimmoh4 Жыл бұрын
Aniga waa ku faraxsanahay Somalidu lahjadaay dontaba haku hadashe inaay isku soo dhoowato qalbiyada Allah ha isku furo amiin❤❤❤❤❤
@enjoynow9748
@enjoynow9748 Жыл бұрын
IF YOU ARE MUSLIM REMEMBER ALLAH EVERY TIME
@anishtaqurux4987
@anishtaqurux4987 Жыл бұрын
Qoorash waa qoosh
@guuleedaxmed1018
@guuleedaxmed1018 Жыл бұрын
King ceyda haynu gaadhsiino 300k🎉🎉
@maligooner7993
@maligooner7993 Жыл бұрын
This is my kind of favourite content 👌🏾 king Ceyda thanks for entertainment !saalax is brilliant and very very funny 😂
@muunamaxamed9466
@muunamaxamed9466 Жыл бұрын
Team ceyda maranaba noo hoos❤️💪 part 4 pleas🥺🙏
@hanaa-rizak8914
@hanaa-rizak8914 Жыл бұрын
Ha walahi wan rabna😢
@abdiazizmhamoud1239
@abdiazizmhamoud1239 Жыл бұрын
1.foorno = moofo 2.buul = aqal somali 3.ii boor qaad = ii dhalaali ama i balashe 4.salool = daango 5.cajiin = qoosh 6.keshali = rajistiin aa 🤣 7.mareer = madheedh 8.sharabaad = sagsaan😇 9.margi ,cunaha , qoorta isku mid 10.sijaayad = sali 11.tuumbo isku mid weye dhman qasabadu wa ta tumbda la galiyo 12.kal iyo moye = tib iyo mooye 13.fiish = bareso 🤣 14.fiish = xafajo😅 15.daaf = ma garanin😅 16.duuf ka sanka = diif 17.duri = hargab ,qufac 18.fuuqa = jaqid mise ruugis 19.qaruurd ,qururad = dhalo weye🤣😂 20.gasac = daasad 21.baaf = sixni ,tashti 22.ruug = xoq weye mlaa 23.meydhid = dhaqis 1xabo so sheega from #S.land WARAABE_UTAAG 😅🤣
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
Waar wll waad la keentay aniguba laba mid ayuunban garan waayey 🤣
@cabdinuuraxmed4423
@cabdinuuraxmed4423 Жыл бұрын
(1),Daaf= indhaha ayuu ku dhacaa, subixii marka aad soo toostid indhaha wey isku dhagan yihiin, badanaa biyo diiran ayaa lagu dhaqaa, isha uu markaas kaa haayana wey gaduudataa, gacamahana waa laga ilaaliyaa. (2), Foorno= waa meesha rootiga lagu sameeyo ama buskutka iyo xalwadda. (3), Ruug ma ahn ee wa rug oo ah xoqid ama sifeyn, badanaa waxaa loo adeeg sadaa alaabta.
@haliimomohamed9928
@haliimomohamed9928 Жыл бұрын
waa haysaa legenow 😂
@fathiyeeeyyyy_
@fathiyeeeyyyy_ Жыл бұрын
Wllalow reer xmr ma ahn jirtey😂😂😂
@hafsakhadar8833
@hafsakhadar8833 Жыл бұрын
daaf bakooroobay intii garanaysaa garanaysa ok😂😂😂😂
@filsanibrahim2976
@filsanibrahim2976 Жыл бұрын
Oh my goodness I am so glad to be the first person who commented on your video king ceyda legend of all times boqorka dusha my abowe 🥰❣️🥰 love you keep going 🥰🌎🌹
@Umalkheir27
@Umalkheir27 Жыл бұрын
Ceyda allow kudaa waayo waayo I love you so much😍😍😍🤴
@marwamustafe8270
@marwamustafe8270 Жыл бұрын
😂😂CYda wnku wataa prothr.From sOmaLiLanD💚
@raxmiita8r384
@raxmiita8r384 Жыл бұрын
Keep going my brother's tow legends one love 🥰❤️❤️👑❤️ ceyda and zaalax
@mabrukaabdihakiim2567
@mabrukaabdihakiim2567 Жыл бұрын
Isku mid manihin foorno waxn unaqan ( Offin )😂😂😂 reer somaliland
@mahamedmurtiile188
@mahamedmurtiile188 Жыл бұрын
Saalax ma yaano somali waxaan u naqaanaa tashti waxaa lagu maydhaa dharka
@xaliimosiciid5080
@xaliimosiciid5080 Жыл бұрын
Saalax marka danbe soo qaado 1.nirig 2.dacsad 3.dhaydh 4.niqaam 5.kabadhka dharka 6.kaawiyad 7.falaasad 8.marmar 9.siliig 10.sibidh 11.tarey 12.dawaarle Waad fahmeysaa adigu hadaad reer waqooyi tahy salaxow
@fadxicabdilaahi184
@fadxicabdilaahi184 Жыл бұрын
Foorno=Moofo Buul=aqal Somali Ii boorqaad=ii baalashee Salool=Daango Cajiin=Qoosh Keeshali=rajistiin Mareer=madheedh Sharabaad=sagsaan Margi=Margi Tuubo=Qasabad Kalmooye=Tib moye Fiish=Barayso Fuuqsanaya=Nuugayaa Qaruurad/Muraayad=Dhalo Baaf=Baaldi/Sixni dhar Dharka dhaq=dharka xal
@abdullahibezen5714
@abdullahibezen5714 Жыл бұрын
Walaley afsomali miya kuhadloysaa mise?
@sacdiiyoaadaan1075
@sacdiiyoaadaan1075 Жыл бұрын
Dharka maydh Wye Wllely wa khalad wxagu
@asmaabdilahi2852
@asmaabdilahi2852 Жыл бұрын
Baaf =tashgi
@faadumocismaan5156
@faadumocismaan5156 Жыл бұрын
Waad saxantahay saxiib❤❤❤
@amalmohamodmohamed6967
@amalmohamodmohamed6967 Жыл бұрын
Caajiin means : Qoosh✅
@yahyeahmed9313
@yahyeahmed9313 Жыл бұрын
A Legend never bring shame
@mahamedmurtiile188
@mahamedmurtiile188 Жыл бұрын
King ceyda sxb waxaa loo yaqaanaa qasabad iyo banbad inikuna waxaad u taqaanin tunbo
@tayochannel9643
@tayochannel9643 Жыл бұрын
WA BALAN INAN HARGAYSA UGA YIMADO INAN BARNAMIJKA KA MID NOQDO INSHA ALLAH
@samiira08
@samiira08 Жыл бұрын
From Waqooyi 🙌🏻😂❤️
@hawahassan3858
@hawahassan3858 Жыл бұрын
😂😂😂😂 wan ka helaa lahjada, lkin Ceyda xooga Jiliinka badan naga daa 😊
@hanaaa5389
@hanaaa5389 Жыл бұрын
Wuu is yeelyelaya😂😂
@abdikaadirabdiasiis5499
@abdikaadirabdiasiis5499 Жыл бұрын
ᴋᴋᴋ ᴍᴀ ɪʟᴀ ᴀʀᴀɢᴛᴇ🤣
@kafiyaabdillahikafiyaabdillahi
@kafiyaabdillahikafiyaabdillahi Жыл бұрын
Dadku isku arag maha inusan maqal waa sura gal
@marwalucky
@marwalucky Жыл бұрын
Qorash maxa ldhaha qoosh wye😀
@cartancartan8452
@cartancartan8452 Жыл бұрын
Hhhhhhh hhhh kkk
@arwamagan7359
@arwamagan7359 Жыл бұрын
War cajiin waa qoosh waxan magaranayo wuu naceebee yay wllhi inanti I ayaa dhaan Tay
@ayuupyuusuf3454
@ayuupyuusuf3454 Жыл бұрын
King ceyda my pro keep going coming soon 300k
@mariyamaxamed
@mariyamaxamed Жыл бұрын
Noosobadi king ceyda 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@farxiyomacalin91
@farxiyomacalin91 Жыл бұрын
Walaalahay qaali king ceyda iyo saalax keep going ❤️❤️❤️
@Amaalmostapha
@Amaalmostapha 7 ай бұрын
laa ilaaha ila laah ceyda salaax wuu ka walaya cajiinka anaga qoorash uma naqaane waaa qooooosh😢😂❤
@farhanmohammed5326
@farhanmohammed5326 Жыл бұрын
asc king ceyda iyo salax dheere Marka hore waan idin salamay marka xiga waa codsi hadii😂aad awoodaan mar naamijka aad ayuu u wanaksan yahay lkn ku soo dara irayada marki aad ka jawaaweysan soo raaciya sawirka Sida marki oo lahaa buulka maxaa lagu dhahaa af Somali reer koonfur waxey dhahan caqal somali marka sawirka soo raaciya eray walbo please ❤❤❤❤❤
@nimcoliina997
@nimcoliina997 Жыл бұрын
Qoraash maah waa qoosh cajiina kimis intaaba waan unaqana hadaan nahay reer waqooyi😂💚🗯❤
@MaryanManka-xb7pe
@MaryanManka-xb7pe 3 ай бұрын
King ceyda❤❤❤❤❤❤❤❤
@muztaphemustafe5831
@muztaphemustafe5831 Жыл бұрын
Saalax qoorash maha Ee waa qoosh💯
@fadumaahmed1264
@fadumaahmed1264 Жыл бұрын
Sax
@amalmohamodmohamed6967
@amalmohamodmohamed6967 Жыл бұрын
✅✅
@naciimamaxamed2774
@naciimamaxamed2774 Жыл бұрын
Saalax reer waqooyi saxa maaha waxyaabo bdan buu khaldayaa
@saynabxarrago9746
@saynabxarrago9746 Жыл бұрын
Saalax yuutuub u sameeya fadlan waa nin heer caalamiya
@cabsiraxmaandiini4138
@cabsiraxmaandiini4138 Жыл бұрын
Ceydow waxaa weydiiyay rooti maxaa utaqaanin dheh
@cadeynuuni5851
@cadeynuuni5851 Жыл бұрын
Please part 4🤣🤣✌
@hanihassan3329
@hanihassan3329 Жыл бұрын
Okay Saalax waxaad wediisa wllo Shalmad Garan Baangiye Roog Daqiiq Tamaashiir
@sabirinmaxamed1128
@sabirinmaxamed1128 Жыл бұрын
Aboowe waan kahelay king ceyda😢
@hipaakhelzon4265
@hipaakhelzon4265 Жыл бұрын
First comment team king cayda marnaPa noo Hooz
@qadijoomar9567
@qadijoomar9567 Жыл бұрын
Keep going bro king ceyda funny wllhi part 3 buul aqal somali ama buush
@FarxiyoCabdi-rv1zx
@FarxiyoCabdi-rv1zx Жыл бұрын
Scw 😊😊
@axmedcalimursal5640
@axmedcalimursal5640 Жыл бұрын
Xalid , dhaqid ,mayrid, rugid iyo wash waa isku mid la socda asxabta woqooyi iyo koonfur labadaba wan ahay .
@najmaabdilahi12
@najmaabdilahi12 Жыл бұрын
Saalax xoga wanu kala duwaney anagu sinxi u naqana ka dharka lagu medho from hargeisa
@nimcohussein4689
@nimcohussein4689 Жыл бұрын
reer gofar hormarwacan💖💞💚💛
@nalkaabubakar1439
@nalkaabubakar1439 Жыл бұрын
I love how is wearing a Barcelona jersey
@mahamedmurtiile188
@mahamedmurtiile188 Жыл бұрын
Legend king ceyda waxaa laga wadaa quruurad waa dhalo
@clmalikxusen7821
@clmalikxusen7821 Жыл бұрын
Cayday macal ninkan wa kaqaldanyay afku waa qoosh zxp
@hamdiali2910
@hamdiali2910 Жыл бұрын
Asc wllo shoolad waa luuqad sawaaxili
@fardowsoibraahim785
@fardowsoibraahim785 Жыл бұрын
King ceyda barcelona⚽️ isla tageerna waku wata jah🥰
@wayoflifewayoflife1135
@wayoflifewayoflife1135 Жыл бұрын
Hhhhh team reer koonfur weynu isla kadeedanahyba😂🤣🙌 Keep going taliye💯🙌🤴
@lastqueenofhargysa3201
@lastqueenofhargysa3201 Жыл бұрын
Qosol iguma hadhin king ceyda wn ku wata from hargysa part there kaa sugayna wll🥰
@khaliilali9378
@khaliilali9378 Жыл бұрын
Qoorasha maaha xoole waa qoosh ,cajiinka
@haboonmahamed7259
@haboonmahamed7259 Жыл бұрын
Part 3 plz plz plz
@SumayaHassan-jn8gm
@SumayaHassan-jn8gm Жыл бұрын
nio filsan no keen waxan maba naqane uu ku hadlayo ninkaniye from somalinad
@mahamedmurtiile188
@mahamedmurtiile188 Жыл бұрын
Xalis iyo baydhis iyo dhaqis waa isku wada mid wll ee iska fahma soomaaliga
@faaraxaadan
@faaraxaadan Жыл бұрын
micnaha alaabtaa lgu dhaqaa uu kawada ceeda baaldiga
@ssh1898
@ssh1898 11 ай бұрын
I'm somali sijui
@nastaxomaxamed646
@nastaxomaxamed646 Жыл бұрын
Wlhi wan qoslay masha allha kiip goin king ceyda
@munadeheeye5751
@munadeheeye5751 Жыл бұрын
Hhhhhhh wllhi funny waaye part 3 sugaynaa ( Daso ) waaye buulka sida gambisaha udhisan salax sheegaay from slland
@AliskiDawlad-it4qd
@AliskiDawlad-it4qd Жыл бұрын
Waxa soosamaysan lahjadaa markaa lays foodaynayo waqooyi aahana laysku hanjabayooo eerayada la isticmaloo pro keeep going 😊
@doorodooro6893
@doorodooro6893 Жыл бұрын
Aqal somali ceyda afkeenii hilmaami rabtaaa😆💯
@hanad____69
@hanad____69 Жыл бұрын
bahasha indhaha waxaa la dhahaa xafajo wuu qaldy king
@saaraqueen2946
@saaraqueen2946 Жыл бұрын
King ceyda keep going 💪 🤴💋❤
@amalaare6840
@amalaare6840 Жыл бұрын
Saalax waa ciyaal wax badan buu khaldayaa Cajiin waa qoosh Quraarad waa dhalo Baaf waa tashti ama saxani dhar Buul aqal soomaali yar ooka wayn ka ag dhisan Mareer waa madheedh Finish waa barayso Xafajo waa fiishta reer xarka
@sacadcabdi8578
@sacadcabdi8578 Жыл бұрын
Saalaxoow adio caadi ma tihid qoorash waa maxay? Qoorash maaha ee waa qoosh😊😊😊😊😃😃😃😋😋😋👍👍☺️
@muunamaxamed9466
@muunamaxamed9466 Жыл бұрын
Soo samey wlo comment ga ani rer waqoyi aya hay su'aashyda 1:quri kimiseed 2:kabadh 3:midiibad 4:gafeedh 5:jaariyad 6:dalad laba loo kala yaqana mid waa ta roobka laga qato☔️taas ma ka wado ta kle ee la xidho xijaabka oo kle aya ka wada ina soo sameyso barnamijka lahjad ee Comment aya rajynaya🙏
@cabdifatah2117
@cabdifatah2117 Жыл бұрын
Mauna maxamed waxa ahay qof dumara reer koofur ah reer waqoyina kama dheeri ama kama fogiyoo odaykeyga ah ama ninkeyga ah rer waqoyi kalaya an isu so dhawaane wallo 2: kabadh = gabar 3: midiibad = baaquli 4: gafeedh = shalo 5:jaariyad = shaqaalo 6: dalad ereyka mid aya u aqaan waa ta roobka wax kale oo sida xijaabka lo xedhanayo aya garan 💕
@muunamaxamed9466
@muunamaxamed9466 Жыл бұрын
@@cabdifatah2117 aa wll waa sxdey badidod lkn dalad ta xijabka cml ah aya ka wada wll
@xamdayasiin2807
@xamdayasiin2807 Жыл бұрын
Hooy ceyda nogadaa ciyaarta lahjada
@maaidoxasan9416
@maaidoxasan9416 Жыл бұрын
Keep going comin soo 300k I.a👊✊😫🖤
@aaminachamac3250
@aaminachamac3250 Жыл бұрын
Part 4 plz
@zakiahmed4134
@zakiahmed4134 Жыл бұрын
REER JIGJIGA WEEWE🤘
@shaymaalrisakmohamed2555
@shaymaalrisakmohamed2555 Жыл бұрын
Foorno ofin weeye qoorash maaha waa qoosh fushuq maa ha waa xafajo from duriyada
@naciimocabaas4094
@naciimocabaas4094 Жыл бұрын
Keep going king 👑 ceyda
@foozia426
@foozia426 Жыл бұрын
2 wiilba wan jeclahay maasha allaah
@nimcoaragzan5842
@nimcoaragzan5842 Жыл бұрын
Qosol igu dishen wlhi 😄funny boy ceyda 😀
@abdirahmanrashid6866
@abdirahmanrashid6866 Жыл бұрын
Part three
@Canadian_262
@Canadian_262 Жыл бұрын
Cajiin Waa Qoosh Keeshali Waa Rajatiin Habluhu Xidhaan Kan yar waqooyigii saxda ahaa maaha kalmadaha qaar wuxuu doonu iska odhanayaa bro bahasha indhaha ka soo baxda xafajo ayaa la dhahaa fujuqo lama yidhaa waxbu iska odhanayaa lama hayo hadalkii waqooyiga Quraarad weeye mahaa qaroorad baaldi iyo sarkeel waa isku mid baafna waxanu u naqaana Sixniga Dharka Baafna waanu u Naqaana ee kan yari waa anbad bro
@indheygaradofficial236
@indheygaradofficial236 Жыл бұрын
Ilaahay amarkii labada dhinacba erayada ay adeegsadeen waan aqaan Waqooyi galbeed somalia iyo koonfurna midna wali matagin erayada ay wada adeegsadeena dhamaantood waan aqaanaa
@amira__moha
@amira__moha Жыл бұрын
Salool baadhahnaa anaga rer Puntland
@abubakaryare2773
@abubakaryare2773 Жыл бұрын
Saalax waxa ka qaldan jawaabihiisa Koonfuur v.s waqooyi Foorno = ofin Aqal soomali = gombis Cajiin = qoosh Keeshali = rajistiin Fiish = xafanjo Baaf = tashti Baaldi = baaldi From jig-jiga guys 😎🖐
@asmaabdilahi2852
@asmaabdilahi2852 Жыл бұрын
Aqal somali =buul
@amalmohamodmohamed6967
@amalmohamodmohamed6967 Жыл бұрын
Real soomaliga saxda Reer Mudug iyo Reer Jigjiga Kuhadla From Rer Mudug✅
@rahmaclaahi3492
@rahmaclaahi3492 Жыл бұрын
Aqalsomali ;building Rijistiil kishali
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk Жыл бұрын
Haysku nixin adeer is dajiya
@daganugbaad1486
@daganugbaad1486 Жыл бұрын
Foorno waa moofo😅from hargeisa 💚🤍❤️
@amalmohamodmohamed6967
@amalmohamodmohamed6967 Жыл бұрын
☑️
@sunduseyyyyy12345
@sunduseyyyyy12345 Жыл бұрын
Durey:hargab Fish:waa pareesda darbiga Mudhish:yaanyo shiisid Teydh:oomada dhrka Qaruurad:muraayad
@yusufmahmuth1260
@yusufmahmuth1260 Жыл бұрын
foorno =baasto gaagaab fiish = barayso buul =cooshad cajiin =qoosh boorqaad =iidhalaali or ii balashee saloool =gaango kiishaliyo or ookiyaalaha feedha = rajestiiin
@nafiisanuura9322
@nafiisanuura9322 Жыл бұрын
Qoosh dhe qorasha maaha waa qoosh
@ccaziizxaashi6675
@ccaziizxaashi6675 Жыл бұрын
cayda reer xamr asal ah waye wallahi
@ilhanabdullahi5829
@ilhanabdullahi5829 Жыл бұрын
Keep going my brother kind. cyda Make part 3
@rahmamuuse4317
@rahmamuuse4317 Жыл бұрын
Saalax lahjadiisa wax badan baa qaladka ah marka iska sax
@abdirahiim4665
@abdirahiim4665 Жыл бұрын
Wan ku samay pro king ceyda isheg mel an kala so xiriiro
@yaxyeiid1570
@yaxyeiid1570 Жыл бұрын
Teamkiina malaysia caawiya idirska itaabo geeya malaysia hadaad naxaysiin
@Caskaawi
@Caskaawi Жыл бұрын
ing cayda waa ku salamy marka hore marka 2aad waxaan rabaa inaan barnaamijkaan kula sameeyo si online ah anoo ku hadlaayo lahjada maay marka ila soo xariir🏃🏃
@hudaabyan6635
@hudaabyan6635 Жыл бұрын
mariir waa mash mash
@habonhabona955
@habonhabona955 Жыл бұрын
Part 3 waan sugynaa wll
@umumuscab-wz8gb
@umumuscab-wz8gb Жыл бұрын
Qosol ba idilay cawa King ceyda shactira waye
@SaciyoCaliaadan
@SaciyoCaliaadan Жыл бұрын
Asc walalkay waxa rajanay inaa Takto Hargaso ❤❤❤
@marwaadam7305
@marwaadam7305 Жыл бұрын
Cajin wa naqana qorshana majiro wa qoosh
@saynababdirahman8812
@saynababdirahman8812 Жыл бұрын
Team Reer waqooyi salax legend
@najmonalka-zf2nc
@najmonalka-zf2nc Жыл бұрын
Waa markii ii guhoraysay ana community soo qoro codsigayga ii taxi galiya plz
@hoodocabdi9239
@hoodocabdi9239 Жыл бұрын
madheedh waa geed midhihiisa la cuno from somaaliland
@zeynabjama4460
@zeynabjama4460 Жыл бұрын
ciyda waankuwataa duray iyo hashiq hashiq kulahaa
@bashiirxaanshi-ot2bn
@bashiirxaanshi-ot2bn Жыл бұрын
The legend my prother king ceyda
@baasheofficails9549
@baasheofficails9549 Жыл бұрын
Cajiiin means qoosh
@sihaamabdishukri-md5ew
@sihaamabdishukri-md5ew Жыл бұрын
Ahmaret. Ykadg hlka🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️
@sacdiyoxaji123
@sacdiyoxaji123 Жыл бұрын
Cayda Allah ku xafido ❤❤❤❤❤❤
SUNDUS SAAXIIBTAADA AMIIRO KASOO DHAX SAAR GABDHAHAAN…?
29:55
King Ceyda
Рет қаралды 24 М.
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 28 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 6 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 48 МЛН
WAA ISKU WAREERNAY/ LAHJADA REER WOQOYI VS REER KOONFUR😂😂…?
20:45
CHALLENGE LAHJAD : SHAADIYA SHARAF IYO MADAR OO ISFAHMI WAAYEY & LAMA FILAANKA DHACAY
19:17
LAHJAD RER HARGAYSA IYO RER MUQDISHO
26:40
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 693 М.
AMIIRA OO CEYDA GACAN U QAADAY CEYDA AAD UGU XUMAADI…😭
16:17
Cimraan Channel
Рет қаралды 226 М.
LAHJAD REER WAQOOYI VS REER KOONFUR QOSOLKA ADUUNKA 😂😂
16:21
KOKO OO AAN DHULKA LA GALNAY XANAAQA ADUUNKA KUTASHO AQOONTAADA
14:34
Cumeer BigFan
Рет қаралды 210 М.
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 28 МЛН