LAMA FILAAN AYEE IGU NOQOTEY NESI OO IGA SO HORBADEY YAABKII ADUNKA

  Рет қаралды 28,843

Saciid serbia

Saciid serbia

2 ай бұрын

Пікірлер: 61
@ozhkanbegam
@ozhkanbegam 2 ай бұрын
Aan ku wada salino nebiga Muhammad s.c.w ❤❤❤
@muqtaaribraahin2611
@muqtaaribraahin2611 2 ай бұрын
Scw scwscw
@CabdicasiisMaxamad-vg1ik
@CabdicasiisMaxamad-vg1ik 29 күн бұрын
Scw
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 2 ай бұрын
Diin-laantii oo qofa ,matante xirtay asagoo intaas le-eg buu fumarkii ku leeyahay dhunkasho ama Dharbaaxo,dumarkii ayagoo gaalo ah Bay xishoodeen,waa iska saas marka xikmadu dhamaato,Subxaanaka yaa cadiim. Matante waa iSurweelka gaaban,waana Cawro in ninku xirto maro lawgiisa ka koraysa ,Subxaanaka yaa cadiim. Illaahoow nasug,Aamiin yaa Rabi, Wasala-Allaahu calaa nabiyinaa Muxammadin wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam.
@mohamedabdiwahaab3460
@mohamedabdiwahaab3460 2 ай бұрын
sxp waxan jooji qabri baa noo dambeyo 😢 Alle na wuu noo jeedaa ☝🏼🥺 { ألم يعلم بأنّ الله يرىٰ }Alle wuxuu leeyahay
@user-uf5ut5du8x
@user-uf5ut5du8x 2 ай бұрын
Waan kugu raac sanahay inuu joojiyo😢 waayo diinteena suuban inama fareyso sidan😢 sorry
@mohamedabdiwahaab3460
@mohamedabdiwahaab3460 2 ай бұрын
@@user-uf5ut5du8x side tahay wll
@muqtaaribraahin2611
@muqtaaribraahin2611 2 ай бұрын
Allh sohanuniyo wllkeyn
@AbuukarMohamud
@AbuukarMohamud 2 ай бұрын
Sax wllh lpx wad u nasteexeysay hadu fahmayo
@fatimaabukar4926
@fatimaabukar4926 2 ай бұрын
أَلَمْ يَعْلَمْ بِأَنَّ اللَّهَ يَرَى 😭👀☝🏽 Ilahey usoo noqo wll hablaha hug-ta siineydo diinta kuuma baneyn mideda kale buumada jilbaha ka sareysa diinta kuma baneyn jilbahaga cowro waaye asturo wll
@barkhadhasan1870
@barkhadhasan1870 2 ай бұрын
Wllhi gabadh waan jecly vidoe hore ayaan ka helay afsomaliga way taqaana ❤❤lkn ma i bari kartaa makle dheer from vienna
@burhanismail7249
@burhanismail7249 2 ай бұрын
Sacid sarbia I'm watching you from kenya and I love you ❤ keep going broh
@haniabdi3866
@haniabdi3866 2 ай бұрын
Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 2 ай бұрын
Masha allaah❤
@FuadOmar-wo1jk
@FuadOmar-wo1jk 2 ай бұрын
Nesu igu salaam ❤❤❤
@Soore-views
@Soore-views 2 ай бұрын
100k iska sug proh🎉❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali 2 ай бұрын
HORE. MAR. WACAN
@AbdirahmanpepePepeabdirahman
@AbdirahmanpepePepeabdirahman 2 ай бұрын
Zxibna xalada kwrn pro ❤❤
@adenali6381
@adenali6381 2 ай бұрын
Ayado 100 challenge jirto maxa utoorbidi bahtilad nocan ah ceeb waye waxan sumcadna ma ahan qofgan nijasada xita iska daqdo mita kale Xaas aya ledahay kwrn wadanka u dalatay carurna ku heyso wax waxa jiro la doho xeer mitna ma daqanit wa iska noshahay maacal galadi aya ku aqli dhamo sii ahan marki laku ego sida daqan ahan tada iyo muqada yacni qabka iska dhigto madaxa iyo labiska 😢 Ilah hakuso aruriyo
@user-pi1yf4kp7l
@user-pi1yf4kp7l 2 ай бұрын
Waxan qofki ugu horeyay e dawaday zxb qali keep pro ... wan ku tageera zxb qali...
@user-qp7zs8hg7c
@user-qp7zs8hg7c 2 ай бұрын
Challenge rock paper scissors sosameye adi xaskga please 🙏
@saciidosman4353
@saciidosman4353 2 ай бұрын
Saciid sarbiya keep going
@SiidnuurMacalinSiidnuur-ec9ex
@SiidnuurMacalinSiidnuur-ec9ex 2 ай бұрын
Waa kula socnaa❤
@hilowleosman
@hilowleosman 2 ай бұрын
Saciid serbia legend
@user-dp3ct4eq2g
@user-dp3ct4eq2g 2 ай бұрын
War gaaaladii wee Kugu ad keeyeen😂
@meysarcadaanichannel8960
@meysarcadaanichannel8960 2 ай бұрын
Said barnamijkaaga ad buu u fican yahay ee dhamaad u yeel end ok
@user-fb1ks5jw1f
@user-fb1ks5jw1f 2 ай бұрын
Subxaanalaah yaa kuu baneeyay inaad ku dhagdhagto naagaha galada ah illaahay usoolaaba wll
@user-uf5ut5du8x
@user-uf5ut5du8x 2 ай бұрын
Haa wallahi 😢
@user-xl1st9lb6d
@user-xl1st9lb6d 2 ай бұрын
Waxan arki jirnay nin gabadha uu guursado haday gaal tahay soo islaamiya ugu yeedha diintan xaqa ah lkn kan asahiibaa la kaxaystay waana la badalay
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 2 ай бұрын
Maxa ula yaabeysiin ha idiinka baashalo odiga mida kale ma araktaan miya kuwa somalia joogo wexeey sameeyan saciid jano ayu noqona😷😷😷😛😛😛
@user-ki7si8jz8h
@user-ki7si8jz8h 2 ай бұрын
Siciid serbia salaan sare❤
@abrahman129
@abrahman129 2 ай бұрын
❤ legend
@Moogane
@Moogane 2 ай бұрын
Ilaah ka baq sxp waxaan dambi
@sadiageedi617
@sadiageedi617 2 ай бұрын
War dhalin yarada si fiican wax ugu sheega nin kaan waa dhinyaro qurbo iyo cidlo arkay la yabi mayo hooyo aa ahay caruurta hacayine ilaashada
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 2 ай бұрын
Cunsuriyiin waa ye car waa kaas nin cad hasameyo ku li weey shuminayan
@user-re8xk2pm7f
@user-re8xk2pm7f 2 ай бұрын
My friend saciid Serbia ❤🎉😊😊
@mohamadalhrbey2905
@mohamadalhrbey2905 2 ай бұрын
jooji walaalo
@AxmadCabdiqorane
@AxmadCabdiqorane 2 ай бұрын
Saxiibkay saciid wakuwatA sobadi
@mustafa5516
@mustafa5516 2 ай бұрын
Ninkan ilahey hasoo hanuniyo maskinka
@user-uf5ut5du8x
@user-uf5ut5du8x 2 ай бұрын
😢
@LAANDHEERE360
@LAANDHEERE360 2 ай бұрын
Sxp aan mid ku dhaho gabdhaheenii soomaaliyeed gaalad aan meydhan inaad guursato wer ilaahey ka baq maa saasaad mualim kutahey
@barkhadhasan1870
@barkhadhasan1870 2 ай бұрын
Yaa ku yidhi gaalad ma maydhato bal waxan waxuu ka hadlaayo day waykaa nadaafad badanyahan reer baadiye
@mohamedilyasabdi3735
@mohamedilyasabdi3735 2 ай бұрын
😂😂😂
@teamcadeofficial9119
@teamcadeofficial9119 2 ай бұрын
Wll serbia ayan ubahanahy ma helaya
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 2 ай бұрын
Waa adiga leh Serbia ayan ubahanahy ma helikara Serbia qof ma ahan e waa wadan saas u ogoow waana wadamada gaajada ah yurub 😷😷😷😛😛😛
@mohamadalhrbey2905
@mohamadalhrbey2905 2 ай бұрын
Waxman an Shaxaxun
@zamiirabshirdalxoreeye4227
@zamiirabshirdalxoreeye4227 2 ай бұрын
Noosoo badi
@qadrawi419
@qadrawi419 2 ай бұрын
ᵐᵃʳⁿᵃ ⁱˢᵏᵃ ᵈᵃᵃ❤
@Apdala-kaatun64
@Apdala-kaatun64 2 ай бұрын
Sxb surwaal caadi ah gasho iskda buumaha sxb wlhi
@mohamadalhrbey2905
@mohamadalhrbey2905 2 ай бұрын
Will Muslim oosmaaliyayd
@bushra445
@bushra445 2 ай бұрын
Serbianku waa dad adag wey ka fara maceysten
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 2 ай бұрын
Serbia waa wadamada yurub ugu gaajesan yurubtaan kale aye tuuksi u yimaadan 😷😷😷😛😛😛
@UbaxMaxamed-qg5gv
@UbaxMaxamed-qg5gv 2 ай бұрын
Lkn videokan xaasgaga ma arkay so miyaa wll waba yaabe 😮
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 2 ай бұрын
Xaaskisa ma ah e waa saaxibo sambo xaas kulaha 9 sano aye isla socdaan ilaa waqtigaas dheer maxu diinta u sogalinwayay asigaba hawada kabaxsan asiga dhaqan celis u baahan ada naxa walh 😷😷😷😛😛😛
@user-tn4dp1jm7x
@user-tn4dp1jm7x 2 ай бұрын
🎉🎉
@user-uf5ut5du8x
@user-uf5ut5du8x 2 ай бұрын
Maanta waa kiss or slap lkn bari maxaa dhici kara wax kasta wafududeysaneysaa marka kuguma taageerayo . Iska daa wllky 😢 wax lasoodhiga way badanyihiin ee ajanibta latabto mahan
@Hassanahmed-fk6id
@Hassanahmed-fk6id 2 ай бұрын
Adigu wax ka badal barnamijyadan aad wado Haka muuqato islanimadu
@naasiripoor4326
@naasiripoor4326 2 ай бұрын
Waan ku salamay 😅
PRANK QAMRI AYAN CABEY KADIB MAXA DACEY…….😱
16:53
Saciid serbia
Рет қаралды 133 М.
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 7 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 97 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 77 МЛН
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 11 МЛН
Safarkaygii Serbia 🇷🇸  || Gabar cadaan ah oo afsoomaali ku hadlaysa
11:40
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 317 М.
BEENTII UGU WEEYNEYD E MUNIRA IGA SHEEGTAY
9:44
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 18 М.
NESI OO IGA QAADATEY ILMAHEYGA .SIDAN MA FILEEN WLH ..😱😱
9:04
PRANKI KII UGU XUMA ABID TEAM 27..😱 Malysia
8:06
Saciid serbia
Рет қаралды 16 М.
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 7 МЛН