LAPTOP-YADA $500 KA YAR EE ARDAYDA 2024 - TOP 5

  Рет қаралды 5,101

Eng Yuyu

Eng Yuyu

7 ай бұрын

Xulka laptop-yada qiimaha jaban ee ardayda sanadkan 2024 ayaan muuqaalkan kugula wadaagayaa. Haddi aad tahay arday jaamacadeed, arday dugsi sare, ama aad raadinayso laptop loogu talagalay isticmaalka maalinlaha ah, muuqaalkan ayaa ah goobta ugu habboon ee aad ka xulan lahayd dookhaaga.
Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
/ engyuyu
Igala soco:
Facebook: / engyuyu
Instagram: / eng_yuyu
Twitter: / engyuyu7
===================================
#eng_yuyu #Laptop

Пікірлер: 35
@azmarluck2862
@azmarluck2862 5 ай бұрын
Thanks
@abwaandiyaardawladofficial
@abwaandiyaardawladofficial 6 ай бұрын
Zhp xge kalaso xiriiraa❤
@user-sw4et9yu3r
@user-sw4et9yu3r 6 ай бұрын
HP ENVY X360 2-in-1 laptop 2-Es, Review ku samee Eng laptop-kan!!
@EngYuyu
@EngYuyu 6 ай бұрын
Hayye walaal.
@maajidpoi11
@maajidpoi11 6 ай бұрын
Wllo ku software engineering ama programing ku fiican Top5 so sameee
@AbrahamMocalim
@AbrahamMocalim 5 ай бұрын
Eng wllo waaa cod si laptop ka ugu jaban oo ugu fiican muuqaal sameynta? Noo sosheeg
@user-xs3xo5ev2i
@user-xs3xo5ev2i 6 ай бұрын
Ardayda C.S 100❤
@abdullahibulla
@abdullahibulla 6 ай бұрын
Waxa ahay arday barta computer Multmedia wxa ka helay laptopka hp pavillion. eng yuyu wku mahadaanthy maclumadka kooban.👏
@EngYuyu
@EngYuyu 6 ай бұрын
Mahadsanid walaal, guuleyso.
@Abdullahi662
@Abdullahi662 6 ай бұрын
Eng laptop video editor ku fican kaso hdl
@user-wx2ot7wm9g
@user-wx2ot7wm9g 6 ай бұрын
M.a
@user-re7wv6hf8r
@user-re7wv6hf8r 5 ай бұрын
Please mac os
@kornelyaxye5960
@kornelyaxye5960 11 күн бұрын
pavillion weeye keyga ram16 512gb core i5 wa generation11th
@user-xp5ik5cm8w
@user-xp5ik5cm8w 6 ай бұрын
zxp ama wall waxaan rabaa inaad iga caawisid mobikaygu waa Redmi Storegkiisu wuu buu xaa isagoo aan waxba kujirin yacni data iyo app bas ah waaye bls ciladaad ma iga caawinkartaa pro bls lpx😢😢
@abdirahman9125
@abdirahman9125 27 күн бұрын
Pavilion 15 Ram:12 GB Storage:512 ssd Battery life:8hrs Processor: i5
@qacshegamer3498
@qacshegamer3498 6 ай бұрын
Laptop gaming kaso hadal
@xudayfiyamamapoi9140
@xudayfiyamamapoi9140 3 ай бұрын
1 batariga 2 ram 3 ssd 4 procrckiisa
@YOUTUBER__MOHAMED_75
@YOUTUBER__MOHAMED_75 6 ай бұрын
Walal laptop 💻 yada video editor kasugoya😢
@maankagraphicdesigner22
@maankagraphicdesigner22 6 ай бұрын
Hp ayaan iibsanayaa i.a 800$ kabadan wuu u qalmaa waana ka bixiyaa ustaad
@black-day.jacksas
@black-day.jacksas Ай бұрын
Sxb ana ii gad laptop wuxuu jooga hada 290 sxb wiil 17jir hami ka leh app developing
@Yahyamaxamedbulale304
@Yahyamaxamedbulale304 10 күн бұрын
M.n
@Animallover-TV
@Animallover-TV 6 ай бұрын
Gaming ino so shg ee baw
@alinoor7648
@alinoor7648 6 ай бұрын
Aniga ahaan wey iska fcn yihiin lkn laptops 💻 used ka ah ama celiska ah sida Hp spectre iyo Hp elitebook 1030 ama 1040 ayaa ka sii fcn ayaan is leeyahy ka soo hadal😮😊
@EngYuyu
@EngYuyu 6 ай бұрын
Hayye walaal.
@suhaybabdirahaman543
@suhaybabdirahaman543 6 ай бұрын
Hp Ram 16GB Ssd 512GB Fingerprint Corei7 ah Graphic 8GB Screen touch Flexible 13inch 2.90ghz Eng Laptop kaa markaa qiimeyso kawaran dhanka multimedia & programming ka
@EngYuyu
@EngYuyu 6 ай бұрын
Very good waaye.
@ibrahimmustaf228
@ibrahimmustaf228 6 ай бұрын
Ustaad kuwa aad sheegaysid oo dhan malagu barankaraa graphic design
@EngYuyu
@EngYuyu 6 ай бұрын
Haa walaal.
@cadeyarevlogs5338
@cadeyarevlogs5338 6 ай бұрын
asus zeenbook14x oled ram 16 ssd 512 intel core i5 graphic intel irisxe touch screen facceID dolby atmos laptop kaas kawardoona waa laptop fcn qiimaha $700
@durrefarhan6010
@durrefarhan6010 6 ай бұрын
Eng In aan information kula wadaga rabbaa ee what's App Number ireeb insha Allah
@qacshegamer3498
@qacshegamer3498 6 ай бұрын
Laptop gaming kaso hadal
@qacshegamer3498
@qacshegamer3498 6 ай бұрын
Laptop gaming kaso hadal
@qacshegamer3498
@qacshegamer3498 6 ай бұрын
Laptop gaming kaso hadal
@qacshegamer3498
@qacshegamer3498 6 ай бұрын
Laptop gaming kaso hadal
@qacshegamer3498
@qacshegamer3498 6 ай бұрын
Laptop gaming kaso hadal
Sidee loo qariyaa Fariimaha aad akhrisay Messengerka
0:52
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 19 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 63 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
What's going on with Windows Laptops?
10:30
Marques Brownlee
Рет қаралды 765 М.
Sidee Ku Dooran Kartaa Video Editing Laptop
4:46
Elmi Tech
Рет қаралды 9 М.
THE BEST LAPTOPS IN 2023! | Laptop Factory Philippines
8:52
Laptop Factory
Рет қаралды 103 М.
Xiaomi SU-7 Max 2024 - Самый быстрый мобильник
32:11
Клубный сервис
Рет қаралды 537 М.
Что делать если в телефон попала вода?
0:17
Лена Тропоцел
Рет қаралды 3,2 МЛН
Хакер взломал компьютер с USB кабеля. Кевин Митник.
0:58
Последний Оплот Безопасности
Рет қаралды 2,1 МЛН
iPhone 15 Pro Max vs IPhone Xs Max  troll face speed test
0:33