Yaa Sallam Yaa Cumar Mahdi Waa ninka keliya ee aan xataa hal heello aan dhaafin Dhaman wadda Qaaday wow Qofkasa Loo Yaqaan The king of songs
@khabiirqaraam79352 жыл бұрын
Si Fiican sxb hadal Maleh ninkaas Xoog buu u sheegtay Fanka.
@ismaaciilarbache52442 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935#Khabiir#Qaraam
@hamsealiabdullahi79032 жыл бұрын
Fanaaniintii qaadday jawhara luula Cumar baa calanka u siday alle ha unaxariisto hees uu qaaday oo dhulka gasha lama arag 🥰❤
@khabiirqaraam79352 жыл бұрын
Si Fiican sxb Mar baan is iri Laxankan Jawhara Luula iyo Ila dheel tolow ma isagaa lahaa😂😅 yacni siduu ugu xoogsheeganayo Laxamadaas Siduu Rabuu u qaadaa in kastoo Qaraamkaba uu sanba biyo u kaban.