Laxanka Jawhara Luula - Xaliimo Khaliif Magool Ahn

  Рет қаралды 1,242

Khabiir Qaraam

Ай бұрын

Qaraam : Jawhara Luula
Laxanka : Cumar Subagle Ahn
Erayada : Cali Sugule Ahn
Luuqda : Boqoradii Codka Ahn
..................................................................................
Aawaye ciyaalkii ku hayay luuqdani waa Maandeeq😂 lol.

Пікірлер: 15
@Tubeec699
@Tubeec699 Ай бұрын
Magool king of voice rabbow kuu naxariiso 🤲
@faatimaaadan1195
@faatimaaadan1195 Ай бұрын
Yaa Salaam❤
@kingaaryan3116
@kingaaryan3116 Ай бұрын
Jawi roobaad neecaaw macaan dhacayso saacadu waa 4️⃣:3️⃣5️⃣ iyo cod wax lagu sifeeyo aanan jirin ayagaaba jawi abuura laxamada qaraamiga ❤
@hamseahmed5285
@hamseahmed5285 Ай бұрын
❤waaw
@SaxanSaxo-x6l
@SaxanSaxo-x6l Ай бұрын
Mahadsani Khabiir❤
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar Ай бұрын
Codkaani waa magool 100% Sxb welcome
@hassanomer2863
@hassanomer2863 Ай бұрын
Heestani magool maaha waa maandeeq waan hubaa codkooda layskuma qaldi karo Maandeeq wali way nooshahay hala waydiiyo ilaahay cimrigeeda ha dheereeyo
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 12 күн бұрын
Ollalaah!. Waar Maxaad Tidhi!.
@YahyeOmer-yo6mi
@YahyeOmer-yo6mi Ай бұрын
Waa magooo loonoqon maayo b
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics Ай бұрын
Waxba War Uma Hayaan Maandeeq Iyo Magool Miyaa La Isku Qaldaaba. Jannada Rabbi Ha Ku Casuumo Boqorada Codka.
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Ай бұрын
Aad & Aad Sxb Sare👍
@abdikarimhassan3436
@abdikarimhassan3436 Ай бұрын
Asc waxaan u malaynayaa inay tahay maandeeq saaxiibayaal.
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 Ай бұрын
Magool maaha waa maandeeq codkan Maxamed Yuusuf ayaa la qaaday
@Highilighschannel1470
@Highilighschannel1470 Ай бұрын
Magool maaha masuul waa maandeeq halkaas inaga hubi lagayaabaa in typing error
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Ай бұрын
May sxb qoraalku iigama dhicin. Luuqdu waa Magool way cadahay. Codka Magool Cid kale laguma khaldi karo. Taariikhda heesta la qaaday iyo waxaas waa la isku khaldi karaa. Lkn codkan waa Maya. Tan kale xiliga heestan la qaaday oo mar hore ah waxaa jirta in isla xiliyaas la helayo Magool oo qaadaysa Heellooyin kale. Marka taas ayaaba wax iftiiminaysa.
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,5 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 17 МЛН