Laxanka Murug - Maxamed Saleebaan Tubeec Aun

  Рет қаралды 17,408

Khabiir Qaraam

2 жыл бұрын

Qaraam : Murug
Laxanka : Saxardiid Jabiye Aun
Erayada : Cali Sugule Aun
Luuqda : Maxamed Saleebaan Aun
Kabanka : Jiim Shiikh Muumin Aun
..............................................................................
Erayada Labada bayd ee u danbeeya maahane inta kale waa Cali Sugule Aun.

Пікірлер: 36
@captaintripplea4468
@captaintripplea4468 Жыл бұрын
Alla muxuu codku muxobo sitaa boqorkii codka AUN🤲🤲🤲 thank you khabiir
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Mudnaan sxb👍
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Saxardiid jabiye Cali sugulle dun carbeed Maxamed Saleeban Tubeec Jiim Sheikh Muumin.......Fankeeni wacnaa🔥
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Waa hagaag sxb.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Maxaan u xasuusan waaye 😭😂😂
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 😂😅
@cabdulaahisaas7885
@cabdulaahisaas7885 2 жыл бұрын
Maaweeli naftayda kala maqane Waah Waah Waxaa saa kaa Murtiya Mahadsanid Khabiirka noo soo gudbiyay Xulkaan
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Waa tahay sxb.
@zakariyesaid1
@zakariyesaid1 2 жыл бұрын
Sawt macaan iyo boqorkii codka. Thank u @khabiir Qaraam
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Waa hagaag Dr zaki.
@luulhassan7154
@luulhassan7154 Жыл бұрын
Illahow u naxariiso kuligood Dad qaali nagu ah ayey AHAAYEEN 😢😢
@saidojama1170
@saidojama1170 Жыл бұрын
Allahumma Ameen Yaa Rabbi Ameen
@calaydhchannel2541
@calaydhchannel2541 2 жыл бұрын
Murug tolow ma jiraa Cid Tubeec ku gaadha aun😍 Nin Caashaq uu miray waa ma ladee! Masiibo miyay iga maqab tahay😥😥😥
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Waa jiraan sxb Cumar iyo Maandeeq ba Murug waa ku bokhran yihiin Si La mid ah Maxamed Saleebaan iyo Fanaaniintii kaleetaba.
@maxdar11
@maxdar11 Ай бұрын
Maroodi ma daayo mirashada'e Mayracaan u bartaan u mahanayaaye❤
@Tubeec699
@Tubeec699 2 жыл бұрын
Sowd Kaas caaqibada leh Ar yaa madashaas i barbar istaajiyo Nasiib badanaayeenaa ragii jaarka la ahaa king of voice ( 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗦𝘂𝗹𝗲𝘆𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗧𝘂𝗯𝗲𝗲𝗰) Naxariistii rabbi ha kuugu maneysto yaarabbi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 Malaayiin jeer mahadsanid 𝘄𝗮𝗹𝗹𝗸𝗮𝘆 𝗞𝗛𝗔𝗕𝗜𝗜𝗥 𝗤𝗔𝗥𝗔𝗔𝗠🙏💯❤️
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Waad mahadsantahay sxb Waa Run sxb Nasiibkaas maanan Lahayn aynu Wakhti kula qaadan lahayn Boqorka Codka balse Sxbky Ismaaciil Dubad ayaa Wakhti ii la soo qaatay Boqorkii Codka kkkkk
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
​@@khabiirqaraam7935 hhhh khabiir ileen nin rageedii ah baa kula shaqeeya guulaysta aniguna waxaan wakhti ku qaata codadkan cajiib ka ah
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
@@nuuxckaafi-su4iq Aad & Aad sxb
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 garabkagan taganehe gulayso
@nuurhubane
@nuurhubane 7 ай бұрын
Abwaan cali sugule (dun carbeed) nin wayn ayow ahaa ale ha u naxariisto asi iyo tubeec
@haboonhoodo2663
@haboonhoodo2663 2 жыл бұрын
Ala yacizak yaa khabiirul qaraam 2 bari chanalkago aniga ugu cusuban ku shaqeyaa wali waan dhex mushaaxi qaraamka aad so galisay kala cajiibzan
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Mahadsanid abaayo si fiican uga bogo.
@mohameddheere5146
@mohameddheere5146 Жыл бұрын
Cali sugule waa cali sugule hees kasta uu leeyahay waa wada hal-kudhig
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Abwaan wayn buu ahaa.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 9 ай бұрын
Markey is helan jiim iyo tubeec Kabankana laba dhaco ku raxeso moye hee iska daa malaha yasalaam Allh unaxaristo dhamantood
@maddaale
@maddaale 5 ай бұрын
Waa ashqaraar runtii, Eshqiyaasak boqorkii fanka. Heestan kama daalo wallaahi, maanta oo kaliya waxaan dhegaystay in ka badan 20 jeer oo aan buunbuunin lahayn.
@abdifatahhassan2163
@abdifatahhassan2163 2 жыл бұрын
Fankeeni wacnaa murug iyo waa laxan iyo naaxiyad heersre ah
@NimoDaad
@NimoDaad 5 ай бұрын
Alahaw naxariisto maxamed saleebaan cod macaan iyo miisiga jiimi sh muumin waala yaabay
@saaxibulqaraam5848
@saaxibulqaraam5848 13 күн бұрын
Tubeec yaa salaam ❤❤❤
@craxmanfarax2366
@craxmanfarax2366 2 жыл бұрын
alpha unaxariisto
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Aamiin.
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 Жыл бұрын
Hees xusuus mudan
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 8 ай бұрын
Heercaalami weeyaan AHUN Dhammaantood
@Guhat_8
@Guhat_8 2 ай бұрын
Class!
@sahalsiciid3488
@sahalsiciid3488 8 ай бұрын
Ilahow kan janadada gay