Laxanka Qoomamo - Xaliimo Khaliif Magool Aun

  Рет қаралды 36,234

Khabiir Qaraam

Khabiir Qaraam

Күн бұрын

Qaraam : Qoomamo
Laxanka : Maxamed Nahaari Aun
Luuqda : Xaliimo Khaliif Aun
Kabanka : Saalax Qaasim

Пікірлер: 30
@alool1569
@alool1569 2 жыл бұрын
Xudeydi dabadii, Saalx Qaasim oo ninka labaad ee ugu gacanta macaan laxanada Qaraamiga ah
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Si Fiican Xudaydi iyo Cumar Kabanle Waxaa saddexeeya Waa Saalax Gacan Libaax leh.
@abdihakimelmi6921
@abdihakimelmi6921 Жыл бұрын
1. Jiim sh muumin, 2. Abuukar goobe 3. Saalax Qaasim 4. Cumar dhuule 5. Xudaydi in that order weeye aniga arigtidayda. My personal opinion plz. Soomaali maryooley wixii nii xilka lahaa ee qabyaaladda ha iila imaanina plz
@regularwarya
@regularwarya Жыл бұрын
@@abdihakimelmi6921 Kaliya cid aan dhadhan music lahayn ayuumbaa moodda in uu Xudeydi Jiim , Masxaf iyo Saalax cuud ku gaaro amuu ka dabo dhow yahay qaraam iyo mid dambaba. Xudeydi bahalka ayuumbuu ragga kale kaga horreyay qaarna macallinbuuba u ahaa laakiin laga bartaaba laga badi saddexdaasi waa league gaar ah.
@ibrahimabdiibrahim8935
@ibrahimabdiibrahim8935 2 жыл бұрын
Khabiir kharaami wlhi Hadaan maasuliyiinta wasaarada dhaqan iyo wacyigalinta xubin ka ahaan lahaa mushahar baan kuu qori lahaa.
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Mahadsanid sxb Dhiiri galanta aad ii soo jeedisay ayaa iga badan sxb Mahadsanid in badan.
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 2 жыл бұрын
Allah yaa raxma. Waxba waxbaa ka daran. Waa oran jiray farahaa loogu gubtay. Markaan oo kale qaadka yuu kugu yaraan.
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 2 ай бұрын
Saalax labo qof markuu kaban u tumayo waa ashqarar magaool iyo saynab
@abshircarab18
@abshircarab18 2 ай бұрын
Haa wlhi waa ila aragtay nio
@cabdulaahisaas7885
@cabdulaahisaas7885 2 жыл бұрын
Waaw yaa Saalax Qaasim🥰
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Yaasalamay saalax yaa gacan libaxle Iyo boworadii codka magol
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj 9 ай бұрын
Ahu naxariisto xaliima khaliif cumar magool aameen yaa Rabbi
@odayqaraami2165
@odayqaraami2165 Жыл бұрын
Qoomamo yaan saalax iyo magool lagu fara galin
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 3 ай бұрын
Boqoradii codka xaliimo khaliif mogool alla yarxam 😢
@CabdiYare-i1m
@CabdiYare-i1m Жыл бұрын
Maadaa facala saalax fii haadal khashabati masnucatun bi lowxi😅
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Yaa salaam yaa salaam Axsan caleeg
@mowlidkhayre1007
@mowlidkhayre1007 Жыл бұрын
Khabiir scbkey salaan sare waa mowlid khayre from tiktaaa 😂😂😂😂
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
😂😂 Salaan Sare Sxb🙌
@najibabdullahi5416
@najibabdullahi5416 Жыл бұрын
Zhp heeskan ereyadiisi yaa leh mida kale zhp heesta murug ali shiikh ma taas uun ba u hysaa
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Erayada Laxankan Imika Magool ku qaadayso Badankoosa Waxaa Leh Markaan Hubiyay Cali Sugule Dun Carbeed. Abwaan Cali Shiikh Laftirkiisu Erayo Badan buu lahaa Oo Qaraamka Lagu Qaadi Jiray Waxaana Ka mid ah Laxamadaan Murug - Saynab Cige Rogaal - Saynab Cige Riftoor - Hibo Nuura Soodaani - Cumar Dhuule Wadaag - Hibo Nuura
@najibabdullahi5416
@najibabdullahi5416 Жыл бұрын
​@@khabiirqaraam7935 mht snt zhp
@najibabdullahi5416
@najibabdullahi5416 Жыл бұрын
​@@khabiirqaraam7935 zhp meelan kala soo xidhidho I sheeg
@MKadawe
@MKadawe 2 жыл бұрын
Fan waa kii hore Codna waa Magool
@mooice9167
@mooice9167 6 ай бұрын
Macaan badnaa yaa Subxaanak❤
@garaadhayraan1885
@garaadhayraan1885 2 жыл бұрын
Waxba nagama hagratid.🥰
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Mahadsanid sxb.
@malyuuncabdinaasir6261
@malyuuncabdinaasir6261 Жыл бұрын
Khabiirkayaga noolow inta nolol jirto
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Mahadsanid Abaayo.
@shanfoolahmed4992
@shanfoolahmed4992 5 ай бұрын
Heesaha noocan ah ama laxamada qaraamka intooda badan qof dhaqanka, suugaanta iyo taariikhda somalida si wanaagsan uYaqaan mooYee cid kale ma dhagaYsato mana fahmaan oo eraYadii aYaa ( subject formula) laga dhigaY qaarna ( derivative ) aYaa laga dhigaY, calaashan ( eraYadii aYaa laYs hor iYo daba marinaYaa qaarna sikale oon sidoodiiba ahaYn aYaa loo odhanaYaa ). Markaa hadaad aragto qof heesaha noocan ah dhagaYsanaYa weligaa haku degdegin waa khubure😂.
@Naadaaryariisoo-zh4hn
@Naadaaryariisoo-zh4hn 10 ай бұрын
sulub camaraderie Aya Leh
Laxanka Beerdilaacshe - Boqorada Codka Aun
10:54
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 59 М.
Laxanka Beerdilaacshe - Cigaal & Magool Aun
10:47
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 13 М.
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,4 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,5 МЛН
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 124 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 87 МЛН
dhirta xididka hoosaa
11:36
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 164 М.
Magool Hees macaan
8:24
VivaSomalia1
Рет қаралды 685 М.
Laxanka Banaadiri - Xaliimo Khaliif Cumar Magool Aun
9:13
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 16 М.
Hud-hud- Xaliimo Kh. Cumar (Magool) / Version Cusub / Lyrics
13:03
Mandeeq   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:04:37
ahmed nur adan
Рет қаралды 101 М.
Laxanka Halhaleel - Xaliimo Khaliif Magool Aun
11:57
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 31 М.
Magool Raaxeeye
12:05
Hoodaale Channel
Рет қаралды 27 М.
Laxanka Hayaan - Xaliimo Khaliif Cumar Magool Aun
8:07
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 14 М.
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,4 МЛН