Laxanka: Subcis Xasuusta: Faysal Cumar Mushtiig | Codka: Khaalid Dhoobo | Qaaci Show 2022

  Рет қаралды 66,093

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Martida: Khaalid Dhoobe
Cuudka: Nuuradiin Cali Amaan
Boongaha: Abuukar Buulo-xuubey
Piano: Maxamed Xaaji
Camera: Abdirahman Muse
Mukhtaar Dhuux
Cadbiraxman khadar
Sound: Shabcaan Isko
Editing: Faysal Ashour
Soo Saaristii: Astaan HD
2022

Пікірлер: 39
@ahmedmabdi487
@ahmedmabdi487 10 ай бұрын
Yaaasalaaam 🔥💯🔥 Waa ka hadalsiiyeen qoodhay iyo xeraday qolada musicga tumaysa 😱😱😱 👏👏👏👏👏
@cabdalecabdi8964
@cabdalecabdi8964 2 ай бұрын
Fanan ad cod macan 🫡
@muusekibaar8052
@muusekibaar8052 Жыл бұрын
Nasib kaygiyeey isnici mayna ee intaad dhoofto so noqo waa sax Lkn wuxu qalday Naruura daran nasii sadey weye .aha nasiib daran asii sadey ❤❤
@workgmail-o3p
@workgmail-o3p 4 ай бұрын
Barteedii ayuu dhigay🥳🥳🥳🥳🥳
@yaasir1936
@yaasir1936 Жыл бұрын
What Legend , Faisal Omar Meshteeg , ilaahay Ha U Naxariisto
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Erayadu Muhiim maahan Mar haduusan Teembada Laxanka Uusan ka dhac dhacaynin Mar mar erayadu Waad is daba mari kartaa haday kugu istaagto Xataa Fanaaniinta Waa weyn bay ku dhacdaa Mar mar.
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 Жыл бұрын
inuu kadaayo ayey aheyd maksarka👍👍👍👍
@omartoukaleomar8106
@omartoukaleomar8106 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Waa heestii Faisal Omar mushteeg
@yasminfarah2280
@yasminfarah2280 2 жыл бұрын
Ameen Allah yarxamah
@Farxaan123Ismaciil
@Farxaan123Ismaciil Ай бұрын
Amiin yarapi
@abdiabdi4468
@abdiabdi4468 2 жыл бұрын
Codkii oo qof ah 🔥🔥🔥🎤🎤🎤
@isku_haya_umamka9242
@isku_haya_umamka9242 4 ай бұрын
Axyaa fanaan
@yaxyec4972
@yaxyec4972 2 жыл бұрын
Nasiib darraan nasiibsaday ❌ Naruuro darraan nasiibsaday ✅
@sharmakeali1132
@sharmakeali1132 2 жыл бұрын
Great correction
@sahracalixasan5534
@sahracalixasan5534 2 ай бұрын
😢😢
@sarasulub4583
@sarasulub4583 2 жыл бұрын
Waa legend
@abdirisaqahmedegal5655
@abdirisaqahmedegal5655 3 ай бұрын
Fanku waa noolyahay intay ragani Joogaan
@Alisacudi
@Alisacudi 8 ай бұрын
What a voice????
@cakoodhanaf5166
@cakoodhanaf5166 9 күн бұрын
And iga maqan baa inuugaysoo naxdin baa qalbigayga naafaysoo Nasiib daraan nasiibsadayee Aduunyo may isu Kay sheegto Markii kowaad ee aan nolosha macaankeeda bilaabolay een helay helay dareenkii dadku sheegi jireen baa aayar la igala baxay fiiladii. A. H. C . Illahay nolosha ha kuu nuuriyo anigana ducaan kuugu darayaa halkaa jeceshahay.
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 2 жыл бұрын
Waa bilow waanu keeni
@amalmohammed7381
@amalmohammed7381 Ай бұрын
Eshcalaa hees dhobo wa keenay
@MaxamedMaxamud-iq1fz
@MaxamedMaxamud-iq1fz 10 ай бұрын
Ale how u naxariisto
@farhiyaqueenqueen1235
@farhiyaqueenqueen1235 Жыл бұрын
Voice
@khadarcumarjaama6867
@khadarcumarjaama6867 2 жыл бұрын
khalid husein legend
@alibaax5346
@alibaax5346 Жыл бұрын
Heesta sharcigeedu mariyay, yaasalaam
@yasin7517
@yasin7517 2 жыл бұрын
What a fantastic voice!
@saidawehliye3464
@saidawehliye3464 Жыл бұрын
Maksarka codka wuu ku dheelay.. musiga is la helka kooxda ma saxna faracyda laxanka subciska si sax ah uma soo dhawaaq baxayan. Laxanka Subciska waa kuwa ugu dhadhanka macan laxamada heesaha . Heesta Originalka ah lama gaarayo hadi an dadal badan lugu bixin
@Fadka213
@Fadka213 10 ай бұрын
Kani subcis maahee wax kale ku sheega. Waayo laxanku ma dhamaystirna u fiirso: Weynoow wax lagaa… ma waayi jirine Weynoow wax lagaa… ma waayi jirinee Wanaag ii xigsii wax yeellada Hayyaay wanaag ii xigsii… wax yeellada” Markuu intaa idhaa waxay ahayd inuu kusoo xidho; “hayyaay garo oo yaan wanaag la gees marine” Uu keenay balse laxanka xaqqiisa ha la siiyo.
@ahmedomar1355
@ahmedomar1355 7 ай бұрын
Musician-ka mawada socdaan bilowga u fiirso
@bilealijama5712
@bilealijama5712 2 жыл бұрын
Cishqigu Waa Todobo Haddii La Tirsho Maxa Ku Xiga Asxaapeey
@workgmail-o3p
@workgmail-o3p 4 ай бұрын
MIDAAN TAGIN TAAKO LEY GALIYEE
@foosmohammed9519
@foosmohammed9519 2 жыл бұрын
Wiilku wa cod macyahay lkn ereyada hayska so saxo kolka danbe
@mustafaanouriye6793
@mustafaanouriye6793 Жыл бұрын
Eshcalaa hees
@ahmedabdi910
@ahmedabdi910 7 ай бұрын
😮😮😮😮😮😮
@garyaqaanqaalib592
@garyaqaanqaalib592 2 жыл бұрын
Kaban iyo durbaan kali ah ayaa loogu tala galay way kharibeen heeski wlh
@SaidAdan
@SaidAdan 2 жыл бұрын
What a Title! 😀😀 Somali youngsters are joke.
@jibriiljessow7959
@jibriiljessow7959 2 жыл бұрын
Naruurdaraan nasiibsaday
@ubax7758
@ubax7758 2 жыл бұрын
Wlhy heestan kama daalo😒😒😒😒😒
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 8 МЛН
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 47 МЛН
Qaraam: Subcis   Al-Ustaad   Faysal  Cumar  (Mushteeg)  AHUN
13:12
Goray Haldhaa
Рет қаралды 981 М.
Khaalid Dhoobo Xasuustii Kuluc Heesta Diiga BulshoTv qaraami
8:25
Bulsho News
Рет қаралды 2,5 МЛН
Mubaarak Octobar - Heesta - Yaxyax - Astaan Music 2021
6:59
Astaan Music
Рет қаралды 1,5 МЛН
XAAMUD UBAXLE  MARBUU OOYAA QALBIGU HEES CUSUB QAACI
7:52
Digaale Music
Рет қаралды 1,1 МЛН
CABDIKARIIN CALI SHAAH HANAAN SOCODKA LAAFYAHA QAACI DAYAX BAND 2020
8:23
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2 МЛН
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 8 МЛН