Faysal Tayo - Heesta Cajabeey Cajiibey - Barnaamijka Hobolka Manta BulshoTv 4K

  Рет қаралды 1,475,749

Bulsho News

Bulsho News

4 жыл бұрын

barnaamijka hobolka maanta iyo heesihii hore fanaanka faysal tayo - heesta cajabeey cajiibey - xusuustii (AHUN) boqorkii codka maxamed saleebaan tubeec
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Live/Toos bulsho tv - stream.iqbroadcast.tv/Bulsho/#
Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshotelevision
/ realbulshotv
bulshotv.net
All right reserved
Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Пікірлер: 397
@Araweelo110
@Araweelo110 2 ай бұрын
It’s 2024 and Iam still listening to this masterpiece🫶 habeen axad soo galayso, 19may 2024 5:00 bn dhagaysanayaa. Faysal codkiisa cajiibkaa baa sii bilay quruxda heesta😍siduu dareenka u cabirayo iyanna waa cibaaro kalle! Waxaan rajaynayaa markuu qof commentkaygan like saaraba inaan dib usoo dhagaysan doono
@shushuomar
@shushuomar 2 жыл бұрын
Mid ka mid ah heesaha aan ugu jeclahay ninkaan wuu isii jecleysiiyay wana ku raaxeystay. plz qofkii aan saas u heesi karin yuu indhaha naga abusing. Thank y Faysal Tayo🌹❤️
@TheReal_Man
@TheReal_Man 2 жыл бұрын
Dhagahana ku dar nooh
@arfahdaud5329
@arfahdaud5329 27 күн бұрын
Wlh xiita aniga kamacajiso
@cabdiqaadirmaxamedaxmed620
@cabdiqaadirmaxamedaxmed620 4 жыл бұрын
Waxaan ku soo celceshaday ilaa toban jeer walaahi Codka Alle hakuu barakeeyo saaxiib Faysal Tayo fanaan la mid ahi in uu jiro wakhtigan uma malaynayo runtii
@faysaltayotayofaysal4940
@faysaltayotayofaysal4940 4 жыл бұрын
Sharfi korkaaga sxb
@farhanfiloofficial5183
@farhanfiloofficial5183 3 жыл бұрын
@@faysaltayotayofaysal4940 codkar baa tahay zxp
@Shaacuur
@Shaacuur 3 жыл бұрын
@@faysaltayotayofaysal4940 2 tobaad toos ah baan dhagaysanayaa.
@hudahassan9307
@hudahassan9307 3 жыл бұрын
Anigaba waxaan ku soo celceshanayey ilaa talkii iga damay
@justaali9025
@justaali9025 2 жыл бұрын
ninkan codkisa wu hooseya lama dhihi karo codkiiso wa macaan
@ahmedoldabdalla7443
@ahmedoldabdalla7443 4 жыл бұрын
Fanaanka sunjuud salaada ka muuqata masha allaah
@ILAMOSENTERTAINMENTINC
@ILAMOSENTERTAINMENTINC 2 жыл бұрын
It's because they only promote love and good energy ❤ no filth bro
@maryamibrahim5590
@maryamibrahim5590 4 жыл бұрын
Halkan ku dhashiyo hargeisa cadey' wlee fananiin basobaxsysa ismaciil aarka anoo layabana codkisa Ayaan fanankana arky dadki fanku u bahnaa wakuwan clyk clyk hore u soco adaanu ku caleemo saarney ❤️❤️❤️❤️
@zahramohammed4314
@zahramohammed4314 3 жыл бұрын
Haduu fanaan jiro codna jiro wa fanankan faysal dhego ku dhegaysaty walee dareen cashaq raaac allow ku xafid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@geeljireofficial9173
@geeljireofficial9173 3 жыл бұрын
Waaaw waa joogaa maxamed suleebaan tubeec xaqiiqdii waad keentay heestana waad ku raaxaysatay jawi dagana waad joogtaa alla ya cizak Taoyo From Mogadishu Salaama ka dheh Mahadsanid
@faysalyuusuf9164
@faysalyuusuf9164 3 жыл бұрын
Waaaw faysal fanaaan waaa dhaafay 12/08/20 arbaca iyo hoygii fanka somaliyeed hargeisa hadhwnaag jawi degan galab barwaaqaysan waaan idin slaamayaa dhamaaan umada somaliyeed melkastood joogtaaan fRom hargeisa
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 3 жыл бұрын
Xasuustii tubeec Ereyadii abwaan hadraawi
@rashidmoh7262
@rashidmoh7262 3 жыл бұрын
Faysel tayo waa heesa qaali ah Thank 100% good Wayo hestu waa hees aad u adeg Nin qofka ku geesi karraa wuu heryey thank
@Djibouti3311
@Djibouti3311 3 жыл бұрын
Borama ila Sweden aan ka imaanayay ayaan heestan kusoo ceshceshanayay, runtii Faysal codkii AUN legend Tubeec uu keenay🙏
@c-rxmnalmania
@c-rxmnalmania 10 ай бұрын
Heestan anba marwalbo aan safar grlayo waa ii wehel ❤
@hassanhussein4802
@hassanhussein4802 4 жыл бұрын
Fanaaan iyo baar aa tahay wlhi keep going waaad iga gadantahay hestaaan
@abdulkadaryusuf4906
@abdulkadaryusuf4906 4 жыл бұрын
War walaalayaalooow ama saan uheesa Ama dhibka naga daaya
@ismaeldaher3491
@ismaeldaher3491 3 жыл бұрын
War xaji Fanku Waa fanki Hoore Wlh
@aminaali3689
@aminaali3689 3 жыл бұрын
Masha Allah wllo codkaga iyo daganantadaba waa wow nice 🥰🥰😘😘
@hodosomaliland8891
@hodosomaliland8891 3 жыл бұрын
Waaa fanan qiimo leh aadban uladhcy codka iyo siduu wx usharaxayo 🥰💙💟💛💛🧡💗
@awilahmedhersi7441
@awilahmedhersi7441 4 жыл бұрын
Statuska ayey bulsho TV soo dhigeen maalin kasta profile ka page ayan gali jiray , hada waan helay tilmaamaha gacanta action ka qayb wayn ayey ka thy heesta Keep going bro faysal tayo
@anfaclibaan9287
@anfaclibaan9287 3 жыл бұрын
Mashallaha fanakana lambarkisa hala isiyo walhi saida ayan ugu bahanahy walhi 💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔❤❤❤❤❤💘💘💘💘💘😭
@faysaltayotayofaysal4940
@faysaltayotayofaysal4940 3 жыл бұрын
Faysal tayo Facebook ku qor waad helysa lnbarkiisa
@Zureer
@Zureer 3 жыл бұрын
Maasha Allaah eysh calaa cod💃🏽💃🏽💃🏽💃🏽
@qadarxasan9945
@qadarxasan9945 3 жыл бұрын
Wowww so nice cod wlhi hestaan kama daalo waan ku ceshtaa sxb keep going runtii
@iqrabacadoomar1718
@iqrabacadoomar1718 2 жыл бұрын
Same same wlhi ❤️
@ifrahsacid2114
@ifrahsacid2114 3 жыл бұрын
Heewaa walhee reer somaliland ayan hees lagu gaadh in yaab🙋‍♀️
@Shaakiryare690
@Shaakiryare690 2 жыл бұрын
Murtidu waqooyi bey ku aasan tahay Hargeysa maruun waan iman
@malmo4235
@malmo4235 2 жыл бұрын
Maxay utartaaaa marka
@M0eDahir
@M0eDahir 3 жыл бұрын
Walle dadki fanka laha wali dadba ka nool golo joogsiga tilmaam bixinta codka tone ka u ka heesayo intuba waa 100% Waa dadki loogu tala galay xita kuwa dhagaha la’ iney fahmaan ereyada ay ku heesayaan iyo dareenka ay bixinayaan ereyada ay ku luuqaynayaa Faisal Tayo walal horey u soco dhaguhu kama daalayaan codkaage
@ahmedmohmmed441
@ahmedmohmmed441 3 жыл бұрын
Xasuusti maxamed salaban tubeec Allah ha u naxariisto aamiin
@apdirizaknaik593
@apdirizaknaik593 3 жыл бұрын
Erayadi abwaan hadraawi Laxankii Abdikarin jiir Codki legen Aun tubeec Sanadku waa 1979
@samsamabokor4319
@samsamabokor4319 3 жыл бұрын
Flanagan iyo badh waad keentay
@osmanmahamad6369
@osmanmahamad6369 3 жыл бұрын
one like kabadan baad istaahishaa but i can,t
@iqromaxamed5430
@iqromaxamed5430 Жыл бұрын
Horantii 2021 ayaaan aad u dhagaysan jirnay aniga iyo c qaadir shire aadan saxibkay marna jacaylkayga hada wan kala tagnay calaf ayaaa iga hiliyaya moyeee naftiisa inan ku biiro guul ayaan u arki jiray
@mowliidmaxamuudxasanmowlii148
@mowliidmaxamuudxasanmowlii148 Жыл бұрын
Ma sha alah cajib dadkan ayu ubahanyahay kalsonida ka muqda tonka tenbada Laxanka miraha codkaga rabi haku barakeyo sxb cod layab leh
@hassanbinadow1190
@hassanbinadow1190 2 жыл бұрын
From Johannesburg to Nrbi toban wan kuceshtee xasus barisamadki ❤️❤️❤️❤️
@Hafzar333
@Hafzar333 3 жыл бұрын
1 bil haduu dhameysto like saar hee👍
@ladnanazu6096
@ladnanazu6096 3 жыл бұрын
Somalidu mana aha 1bilyan sxp 😹
@abwaandaajiyeofficial3377
@abwaandaajiyeofficial3377 4 жыл бұрын
Aleha unaxariisto maxamed saleebaan tubeec
@bashkaxaaji2322
@bashkaxaaji2322 3 жыл бұрын
Oh my god sxb waad kentay sidanaa loo hesa ama dadka foosha kala fariista ⚘⚘⚘👍
@muqtarjamaegal6071
@muqtarjamaegal6071 3 жыл бұрын
Inan kaa keyboardka orchestra sidii uu faraha ku samaystay utumaya waa star iyo pianist you so spectacular
@moh4127
@moh4127 2 жыл бұрын
Magaciisa?
@yusufali3737
@yusufali3737 Жыл бұрын
fanaankii heestan lahaa maxamed saleeban iyo Abwaankii Qoray Hadraawi Labaduba inaga hooseeyaan allah yarxama 🤔
@bashiirxasan6483
@bashiirxasan6483 Жыл бұрын
Xususti al fanan maxamed saleebaan tubeec alle hau naxariist janadi fardowso alle ha siiyo
@aliabdiali-mahdi7998
@aliabdiali-mahdi7998 3 жыл бұрын
WoooooW Maasha Allah Sxb Faysalow Fanaan Dhamaystiran Sidaad U Mulkiday Stage ka Iyo Heestaba Kalsoonida Kaa Muuqata Iyo Masrax Soo Joogsigaaga Iyo Codka Uu Ilaahay Kugu Manaystay Hore Usoco Sxb Bright Future ayaad Leedahay All the Best Bro
@ilkacazequrpofernd2657
@ilkacazequrpofernd2657 2 жыл бұрын
Waaaaw axsan yaa hees xasuus baan kugalay heestan wakhti hore ayay ixasuusisay
@abdikadirfarey5394
@abdikadirfarey5394 3 жыл бұрын
😍😍😍😍😍 waan kaa haray faysal.
@keenancalinuuri7332
@keenancalinuuri7332 2 жыл бұрын
Somalilland dad aan dhiig iyo dhaqan wadaagno guulesta waligiin nabad iyo barwaaqo kunolaada we love you am from ogaadenia Jigjiga
@Bashiradanbarre2024
@Bashiradanbarre2024 2 жыл бұрын
Cajiib runti xestaan gallabta fanankaan qadayo igu horeysay meshi logatallagallay ayuuna shigey i liked
@rahmobotan7285
@rahmobotan7285 4 жыл бұрын
Maasha Allaah Aboowe Mcne 🌺🌺🌷🌷💐💐
@faysaltayotayofaysal4940
@faysaltayotayofaysal4940 4 жыл бұрын
Raxama ❤🧡💛💚💙💜🤎
@musdafsheikhbarre7739
@musdafsheikhbarre7739 3 жыл бұрын
Hori usoco sxp mcn faysal, you will be the next tubec.
@odayibnuoday1919
@odayibnuoday1919 3 жыл бұрын
6 Sano ka horbuu soo istaagay stageka isagoo codkan cuddoon ku cimaamaday maantana waabu kasii daranyahay faysal maxmed iid tayo waxa ku soo baxay slntv got.talent
@mukhtarmahamed3119
@mukhtarmahamed3119 4 жыл бұрын
Xusuustii codkii maxamed saleban tubeec Erayada maxamed ibrahim warsame hadraawi Fanaankanina Waa Uu dadaalay cod ficana waa uu kuqaaday Somaliland Hoyga fanka umada soomaalida 💯💯💯💯💯💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤
@Enghillaac
@Enghillaac Жыл бұрын
VIVA REER SOMALILAND 🥰❤
@dhagaweyne1
@dhagaweyne1 3 жыл бұрын
Walahi ninkii si wanaagsan u dhuuxa miraha iyo laxanka waa yabayaa. Alla muxuu somaligu hodan yahay.
@musdafsheikhbarre7739
@musdafsheikhbarre7739 3 жыл бұрын
Waxan arki hya inu wajiga fananka aay ka muqata astaanta waysada,waxan aminsanhy inu yahy Ahlu kheir
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 жыл бұрын
Sujuuda dheh
@sacadhassan9184
@sacadhassan9184 4 жыл бұрын
waqooyi.fan.looga.hadh
@kaareburburiye
@kaareburburiye 3 жыл бұрын
very talented,,,,,,,,FEYSAL TAYO,,,,,ISAGOO ISWAALEEN AYUU KU LAANDHEEREYAY CODKIISA YSLAAM SI DEGAN OO KALSOONI LEH....SLAND UUN BAA LAGA HELAA DADKA NOOCANA...PURE TALENT
@Engguure74
@Engguure74 3 жыл бұрын
Waxaan is barbar dhigay codka Maxamed Suleymaan tubeec iyo wiilkaan waxaa iisoo baxday inuu noolyahay Tubeec labaad
@husseinhared
@husseinhared 4 ай бұрын
Mansha Allah alow ku dhor fan caqil cofd macan guul❤❤❤❤
@Raganimo-10
@Raganimo-10 2 жыл бұрын
Wakhtigan aynu ku jirno nin ka cod macaan ma jiro faysal tayo. Waa haddaan lays xaqirayn. ❤🙏
@shugricabdullahi5782
@shugricabdullahi5782 3 жыл бұрын
Aad ban ula dhacay Faysal tayo heeska sida dagan iyo codkisa tolmoonba tanks bulsho
@shukrimahamud6825
@shukrimahamud6825 3 жыл бұрын
Woow sawtu raxma ilahey haku xiftiyo boowe cod kana cadaw kama eego san uso heesa dadyahw mise dambiga iskaga baxa
@cabdiraxmansalebaan4946
@cabdiraxmansalebaan4946 3 жыл бұрын
Haa cod cajiipa ayuu leeyahay wiilku
@libax2866
@libax2866 Жыл бұрын
Heestii danbiga xamaarsaynd.. qof alle ahyn la caabudo allah ahayn ma jirto
@afdheerecaaradhuub2942
@afdheerecaaradhuub2942 3 жыл бұрын
Axyaa fanaan waakuwa dadkii fanka lahaa 🙌🙌👏👏👏
@zabadseed546
@zabadseed546 2 жыл бұрын
Masha Allah codka Macn Alle haku barkeyo fanan iyo badhan wayee wlhi 💋💋❤❤
@abdisalanali4114
@abdisalanali4114 3 жыл бұрын
Erayadii hadraawi allah cimriga ha udheereeyee
@sahraali9336
@sahraali9336 3 жыл бұрын
Axsan fanaan faysal masha allah COD baa ku dhacay.
@mohawarsame442
@mohawarsame442 3 жыл бұрын
Faysal tayo waa fanan Kibray walaaahi Oo tagay war wuxu Saaqidsanaaaa Tubeeca Quuusuu ku yuri landheere Adeer horay usoco
@jamadeeq528
@jamadeeq528 2 жыл бұрын
Rag mucjiso ku musika iyo fanaan top ah aya is helay 😍👍
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 3 жыл бұрын
waaaaaw💖 somliland💞
@ami-fq9lt
@ami-fq9lt 3 жыл бұрын
*wow
@ahmedabdi3780
@ahmedabdi3780 Жыл бұрын
5/100% umaad dhawaan sxb allah ha u naxariisto tubeec
@hamseahmed5285
@hamseahmed5285 4 жыл бұрын
Waa heesaha aan liicin waxan isleeyahay hees kaga daba dhufaneysaa ma jirto ama wey yartahay
@husseinhared
@husseinhared 4 ай бұрын
Mansha alah wa heybad masraxa musiga fankad walal qali wuxu kusiyey cod fanan masra ad ugudbineyso wan dareamayo wankyu farxay guul gacal gobanimo❤❤❤❤❤❤❤guul
@ubaxcabdi6006
@ubaxcabdi6006 2 жыл бұрын
Cajabeey cajiib heestaan wlhi,,🥰
@aishaadem9179
@aishaadem9179 3 жыл бұрын
Ilaahaw ku naxariso xajigaygii marxunkii Hestan i qaadi jiray Heestan Maxamed suleeman lahaa AHN Midhaha hadraawi Laxanka garan maayo ❤❤ Heestan xasuus igu dheer leedahay inka lasoo jeclaaday waxna jeclaaday fahmi kara
@mhassan0163
@mhassan0163 3 жыл бұрын
Laxanka waxaa leh , "Cabdikariin Jiir" oo Xamar ku nool oo heeso badan u sameeyey codka, Illaahay how naxariisto marxunkii xaajigaagii aamiin
@aishaadem9179
@aishaadem9179 3 жыл бұрын
@@mhassan0163 amiin Thank you 👌
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 жыл бұрын
MAXAMED IBRAHIM WARSAME HADRAAWI ILAAHAY SWT CAAFIMAAD SAREECANA IYO CIBAADO SUUBAN HA UGU DEEQO. MAXAMED SULAIMAN TUBEEC ISGANA RABBI NAXARIIS WAASACA IYO DAMBI DGAAF HA UGU DEEQO. FAYSAL TAYO ADIGANA NOLOL FIICAN IYO GUUL HALYEEYADEENII WAAD KU SUGTAY
@yurupcabdi2183
@yurupcabdi2183 3 жыл бұрын
Wlhi waa fanan buxa cod iyo qaab jilnin iso jiitay ma qiyasi karo inta jeer ankuso ceshtay heestan
@siyadsidci9526
@siyadsidci9526 3 жыл бұрын
Fysal tayo alfanaan cod mcn hore usoco
@aamiinmawliidaamiinmawliid3812
@aamiinmawliidaamiinmawliid3812 3 жыл бұрын
Mnshaallh go ahead my uncle qli
@abdiyare4308
@abdiyare4308 Жыл бұрын
Axaxaxaxaxax,illahay haw naxariisto boqorkii, codka max,ed saleeban ayuu faysal caawa i xasuusiyey habeen uu googoos nooga dhigay tiyaatarka hargaysa octobr 1985 !!!!!!!!!!.....faysalnawaa fanaan buura
@diishitaar9235
@diishitaar9235 Жыл бұрын
Axsan fannaan maashaa allaah adiga iyo all musikeshinka oo dhan waa idinka wada heley
@rayaanasli6010
@rayaanasli6010 3 жыл бұрын
Cod iga dheh ❤️
@Buulo123
@Buulo123 2 ай бұрын
Kelmeeda cabuud waa deenbi ee ilaahay uu tobdceeli subxaanlaa
@ismaiilmaxamedcilmi8885
@ismaiilmaxamedcilmi8885 3 жыл бұрын
Heestan waa hees aay miraheeda aad umacan yihiin lkn waxaa kujiro erayo shirki ah sida dadku inuu ku caabudo madowga iyo cadaankaba kucaleema saaran soo kuma canaanten Waxaan ka codsanaa fananiinta dib kasoo qaadesa heestan inee halkaas ku badalan sidii uu abwaankaba kubadalay dadku inuu ku calmado Inaa dhageesto waan jeclaa lkn eraygaasa ku nacay 😭😭😭😭😭
@zhr13yosef54
@zhr13yosef54 3 жыл бұрын
Ha wa runta walal 😢
@garyaqaanmaxamed6039
@garyaqaanmaxamed6039 2 жыл бұрын
Maxmed salben tubec rabi u naxriisay Hees way dhaftay
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 8 ай бұрын
Masha allllah nolow faysal fanaaan qaaliya❤
@shukrimahamud6825
@shukrimahamud6825 3 жыл бұрын
Wow sawtu raxma ilahey haku xiftiyo boowe codkana cadaw kama eego san uso heesa ama dambiga iska daaya
@muxiyadena1811
@muxiyadena1811 3 жыл бұрын
Eesh calaa sawd fanan jira heesta meeshediibu dhigay faysal tayo
@aweysisak6611
@aweysisak6611 3 жыл бұрын
@Faysaltayo Tayofaysal, sxb waan kuu istaagay. Cod tolmoon, dagganaan, iyo hab masrax intaba waad nagu qancisay. Barako, cimri dheer iyo caafimaad ayaan kuu rajeeyay. Waxaan rajaynaya in heeso aad leedahay aar soo saarto dhowaan!
@aadanmaxamuud2354
@aadanmaxamuud2354 3 жыл бұрын
𝚑𝚎𝚎𝚜𝚝𝚊𝚗 𝚚𝚊𝚖𝚊𝚛 𝚜𝚞𝚐𝚊𝚗𝚒 𝚔𝚊𝚚𝚊𝚛𝚒𝚢𝚊 𝚊𝚜𝚡𝚊𝚙𝚊𝚢
@hussenbishar5726
@hussenbishar5726 Жыл бұрын
Xasustii al fanan Au tubeec...barteeda dhigtay🎉❤
@aarbarigobolkaraga5356
@aarbarigobolkaraga5356 3 жыл бұрын
Cajabay cajiibay ahn boqorkii codka maxamed saleeban tubeec eraydii abwaan maxamed ibraahin warsame haadrawi
@asiyamuuse7380
@asiyamuuse7380 3 жыл бұрын
cod dahabiya waaaaw❤❤
@maariyahassan5171
@maariyahassan5171 4 жыл бұрын
Cod macn ilaa xad wooow 👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻💗💗❣💕💕💕❤
@faysaltayotayofaysal4940
@faysaltayotayofaysal4940 4 жыл бұрын
Shugarn wllqali ii noloow intay nolo jirto
@ioe6468
@ioe6468 4 жыл бұрын
Ok ilayn ragu way isdawaaadaaan.😕😕😕😕😕😕😕
@ayanlecabdallemedia8649
@ayanlecabdallemedia8649 2 жыл бұрын
Classic 🙏 Caadi maaha 18/03/2022
@saidalaba1553
@saidalaba1553 3 жыл бұрын
love it❤👌
@Raaye_Rijaal
@Raaye_Rijaal 2 жыл бұрын
Heeskaan waxaan ku xasuustaa Awowgey Bashiir Siyaad oo ahaa Kamaniiste marwalbana garaacan jiray. Allaha unaxariisto Awoowahey Hees iyo badh waaye Sidoo kalle Tubeec oo hore u qaaday Allaha unaxariisto. From Niorobi, Kenya.
@mmaahir_y3848
@mmaahir_y3848 4 ай бұрын
Barteed ayuu dhigay legnd tayo 24/2/2024 aya dawanayaa
@moktarhoussein8234
@moktarhoussein8234 Жыл бұрын
Luuqda ama codka haybada ah een raggi ku heshiin waxa u dheer sida uu u yaqaano hab dhaca luuqda qaabka dareenka loogu turmajo sawirka waxa kaluu aad ugu xeel dheer yahay xulashada heesba heesta ay markaa tahay in dadka ay taaban og tahay waa nin ereyada xataa abwaanada yaqaan mida uu wax ka qaadan karo ku fogaan maayo al fanaan faysal tayo hobol baad tahay noolow sxb ❤👌🖐👊🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@mubaarikfahmiibnufiin3292
@mubaarikfahmiibnufiin3292 3 жыл бұрын
Faysal tayo inta ila aragtay faryadiisa intee ila aragtay😁
@sulubmohamed1584
@sulubmohamed1584 4 жыл бұрын
Now hadaan san loo heesayn ha layska daayo waxa heesta la yidhaa
@abdirahmancmm
@abdirahmancmm 3 жыл бұрын
Ama sidan u heesa ama nagadaaya wll ciyaarta 🤷‍♂️
@wasaayekamasaare5013
@wasaayekamasaare5013 7 ай бұрын
What a voice behind the world I swear 💙💙📍🇸🇴💙💙 17.13.23
@xasangaas4734
@xasangaas4734 4 жыл бұрын
Woòooooo🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗 faysal tayo best remix qaraami Bulsho tv keep going
@ami-fq9lt
@ami-fq9lt 3 жыл бұрын
*wow
@maryamibrahim5590
@maryamibrahim5590 4 жыл бұрын
Ka gabada yaa ayuhal Xaabada geeska no more bk iyo wixii lamida waxasa fanaan
@suleimanmahamed5264
@suleimanmahamed5264 2 жыл бұрын
Hees ta kaliyaan ugu jecelahay heesaha Clacsic 😍💖
@diishitaar9235
@diishitaar9235 Жыл бұрын
Mashaa allah
@kaareburburiye
@kaareburburiye 3 жыл бұрын
Sifiican ayuu u qaaday walee,,,,
@daudhassan7040
@daudhassan7040 3 жыл бұрын
Heestani way adagtahay in dib loo qaado hadana sideeda loo keeno laakiin ninkani Tubeecba isagaa kaga fiican heesta sida aan u arko
@sagalduraan3489
@sagalduraan3489 Жыл бұрын
Waa runtaa cod rageed oo wayn buu leeyahey, aad ayuu heestaan ugu soo baxahyaa.
@canabmaclim9423
@canabmaclim9423 2 жыл бұрын
Alla wyyy kama daalo🎻🙈
@axmedwarsame9716
@axmedwarsame9716 2 жыл бұрын
Caajebay Cajabey heestan Wa heesi Antiga aha
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 22 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 64 МЛН
Faysal Tayo | Qaaci Show Astaan TV 2022
25:46
Astaan
Рет қаралды 56 М.
CABDIKARIIN CALI SHAAH IYO IKRAAN JAAMAC WAANO QAACI DAYAX BAND 2020
9:08
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,3 МЛН
Marduuf | Shankaroon | Xasuusti Pro Dalxa | HORSAT QARAAM 2021.
8:02
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1 МЛН
HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023
5:59
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 3,9 МЛН
Khaalid Dhoobo Xasuustii Kuluc Heesta Diiga BulshoTv qaraami
8:25
Bulsho News
Рет қаралды 2,4 МЛН
Qaaci Show 2019
37:40
Tixmaal Media
Рет қаралды 7 М.
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 22 МЛН