LAYAAB! XAASKIISA HORE ISAGOO DILI RABO AYAA WAXAA BADBAADIYAY 5-TOODA CARUUR...

  Рет қаралды 47,303

Hosow Pro

Hosow Pro

Күн бұрын

Пікірлер: 170
@ibtihaashcabdi3791
@ibtihaashcabdi3791 3 жыл бұрын
Manshaa Allah runtii wiilkan wa qofka kali shoshalmidiyaa ugu akhlaqbadan intaan arkay wallkay horay uscoo
@nasrachannel3431
@nasrachannel3431 3 жыл бұрын
wan ilmeyay wlhi subhanallah ilahow adigan ka magan galnay dhibatadas o kale walal Waku mahadsantaha sida quruxda badan aad Nola wadagtay o had iyo jeer wax dhiri galin ah ama wax un laga faidi karo aad nogu so xushid Guuleyso ❤️
@munabille8980
@munabille8980 3 жыл бұрын
Qisadan sanad kahor ayaan documentrygeda daawaday waxay noqotay mid kamid ah qisooyinka ugu qalbi taabadka badan een arkay hooyadaan caruur halyeeyo ah ayey dhashay ilaahow udaa 😢❤️. Thanks hossow wlalo intaad luuqadena hooyo noogusoo Turjumtay
@aminoabdidahir9169
@aminoabdidahir9169 2 жыл бұрын
Waxa dhacooyo dhan walojeda Yaa duubooyo
@istaralimahamed2721
@istaralimahamed2721 3 жыл бұрын
best youtuber Somali ah waxaan rajeeyna ina sidada u dhowr sanato ina adeer inshallah guleyso
@fartuunmire3255
@fartuunmire3255 3 жыл бұрын
Koley tan Geesinimo wey dhaftay waa jacel hooyo 🥺🥰
@drsfahan9555
@drsfahan9555 3 жыл бұрын
Gesiyaal wye wlhi Ubadkas cml Allah nasiiyo😍
@shukriahmed1026
@shukriahmed1026 3 жыл бұрын
waa sax loo baahnaa inay hooyadood caaweyaan
@abukarmohamed6048
@abukarmohamed6048 3 жыл бұрын
Team work caadi ah ayey smeyeen wlhi👏🏿
@sucaadqueen1997
@sucaadqueen1997 3 жыл бұрын
Mantay wad iga oohisay wlhi carurta naxarista ay leyihin 😭😭thnks hosow
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 3 жыл бұрын
Haa wlhi Allah hano dhafa
@fartuunfarahfarah4729
@fartuunfarahfarah4729 3 жыл бұрын
Ilaahay caruurteeda hau daayo hana soo hadeeyo kuligood good job
@rodaomar2916
@rodaomar2916 3 жыл бұрын
Maasha allah wa run wa wiil aqlaq badan
@naimaomar7865
@naimaomar7865 3 жыл бұрын
m.a ilmo baariyo najecel allow noga dhig ubdka
@naimaomar7865
@naimaomar7865 3 жыл бұрын
alx alle dile aya dhinto ninkn hadu hesan lahaa xabadobdn wuku tirin lahaa blse tas allah uma qadarin
@fatumahassan4278
@fatumahassan4278 3 жыл бұрын
Very brave children. She is very lucky to be alive.
@barwakojamac7012
@barwakojamac7012 3 жыл бұрын
Quite0l
@ديمةمحمدسعيد
@ديمةمحمدسعيد 3 жыл бұрын
Ilaahay amarkii beryahaan saaid ba u xiiseeyaa muqaladada xataa waa ka fakaraa inta muqal oo idhaafa inan dib u daawado horay usoco wll qli👏👏👌💥
@ayannittamohamed5647
@ayannittamohamed5647 3 жыл бұрын
Ajiib Masha Allah 💖💖💖
@hamdiabdullahi9685
@hamdiabdullahi9685 3 жыл бұрын
Waa qiso cahiib ah waxeyna tusaale utahay iney ilmaha hoyada eysanna qofna sisanen
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 3 жыл бұрын
Haa wlhi
@amalismail7772
@amalismail7772 3 жыл бұрын
Awlaadu waa cajiib👌😻
@nasramohamud1629
@nasramohamud1629 3 жыл бұрын
Nio video xld kle nagaliyayba Si kasta eeysan diinta uheysan Lkn hooyo waa uun hooyo. Hooyo sidaan ujecelahay Ilahow hooyoyinkenna Noo dhowr🤲🤲🤲
@kingmoha1644
@kingmoha1644 3 жыл бұрын
Wllka hormar waacn no soo badi waan kula socda mashaa Allah
@zamzamabdi7841
@zamzamabdi7841 3 жыл бұрын
Cawaan dawanayaa waxaan moday inaa aniga ahay mooday ax gesiyaal cajaaib
@fowsiyabashir5833
@fowsiyabashir5833 3 жыл бұрын
Masha allah waa caruur mila tiraiya kartida waa loo dhadha hooyadu waa lama huraan🙏
@bakarbulshawi8724
@bakarbulshawi8724 3 жыл бұрын
Thank you osman hosow brother
@asmaadagan638
@asmaadagan638 3 жыл бұрын
Mashallh hormar wacan my proh
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 3 жыл бұрын
Asc waso dahy anwey tnx bro
@ajkhaled
@ajkhaled 3 жыл бұрын
Faa'ido malahan wlhi qof qamri cabo habeen ayaan xasuusta Inaan Dambi galey anigo Addis ababa joogo illahy dambigaas ha iga Caafiyo Balwad hada aan lee Yahay Allah ha Iga joojiyo🤲🤲🤲
@fadumoshugri6245
@fadumoshugri6245 3 жыл бұрын
Allah hakaa madoobeeyo dibigna Allah uga toobad keen weli damiirkaagu wuu noolyahay oo muu kaa dhiman hadaad weli is qoomamynayso ee is daba qaba wakhyiga marba marka ka dabyesa waa soo yaranyaa wedkna waad uga sii dhowanaynaa Allah hayna wada hanuubyo anaguna waan soo ducynyaa dhibkuna waa waxynu ka dhaxlay 30 sano ee aynu bilaa dowlada nahay uun
@qadiijoqurux1998
@qadiijoqurux1998 3 жыл бұрын
Alxamdulilah allahi hooyadood ubadbaadiyey
@fahmadhagane6340
@fahmadhagane6340 3 жыл бұрын
Waa ilhay awoodisa in carurteda badbadiyan ilahay kasakow
@nicimaiidmuuse2350
@nicimaiidmuuse2350 3 жыл бұрын
Mansh allh hore usoco walal hosow pro shafar korkaga
@fahmadhagane6340
@fahmadhagane6340 3 жыл бұрын
Ajiib waa ilmo wanagsan hooyadoodq difacay mansha allah
@fartunibrahim4133
@fartunibrahim4133 3 жыл бұрын
omg caruur aqli badan ahaayen
@meryamali8267
@meryamali8267 3 жыл бұрын
That was so sad wlh🙁aabaha oo hooyada dili rabo🥺
@maryammohamed4583
@maryammohamed4583 3 жыл бұрын
Waa geesiyaal 😍😘😘
@sagalmohamed2036
@sagalmohamed2036 3 жыл бұрын
Angela and Michael sheeka dooda soo daa wllo waa islaan American ah iyo wiil yar oo African ah
@adoontiialle3162
@adoontiialle3162 3 жыл бұрын
Wll waad ku mahadsen tahay inaad noo soo gudbisay Mnsha allh Allh swt siduu doono ayuu kuu badbaadiyaa❤️☪️❤️
@siradm
@siradm 3 жыл бұрын
Waxaa la yiri Wax la dhalay iyo dhul baa marti loo yahay, waxay ogyihiin ineysan ka maarmin weyna jeclaayeen oo hooyo fiican bay ahayd sida muuqatta, qofwalbow/hooyo ilmahaaga abaal gasho oo xiriirka kaala dhexeeya wanaaji oo ogow dad iyagaa kuugu dhaw waxaana kaala dhexeeya jacayl iyo xiriir aan shuruud lahayn si aad xilkaaga u gudatto barrina boqorad u noqotto kaftan maaha ee ha ka kaftamin, martisoon marti kaaga fiicani majirtee, hadalka u wanaaji inad jeceshahayna u sheeg oo ugu cel celi, kay ku dhahaan ku ka sii macaan dheh
@drsjuweriyesayidomar6437
@drsjuweriyesayidomar6437 3 жыл бұрын
Mash allha maalmahan joogto ayaad wax soo duubtaaa
@sucaadcannel5805
@sucaadcannel5805 3 жыл бұрын
.maansha allah wllo horey u soco hargeysa cadey baan kaa salamayaa
@engyahyeahmedabdisalam8618
@engyahyeahmedabdisalam8618 3 жыл бұрын
Hosow pro Zxp waan ku salamay 🤝
@maariishmaxamed5511
@maariishmaxamed5511 3 жыл бұрын
Maasha alaah ilaahaw awlaadbaariyaan kuwaydiisana waxaaba cajiiba caruurtu shaqooyinka ayqabteen
@fatimaabdukadir1141
@fatimaabdukadir1141 3 жыл бұрын
Mahadsanid walakey wanka helay hore usoco pro
@fatimaabdukadir1141
@fatimaabdukadir1141 3 жыл бұрын
Mahadsanid walakey
@jasminyusuf7983
@jasminyusuf7983 3 жыл бұрын
Masha Allh wllky hosow pro horey usoco
@khadracabdi8920
@khadracabdi8920 3 жыл бұрын
Mashallah
@qumanosmaan4001
@qumanosmaan4001 3 жыл бұрын
Mansha Allah Ilaaaah ha u dhaaafo caruurteeda shaki kuma jiro in ay geesiyaal yihiin❤❤❤❤❤
@anabh5771
@anabh5771 3 жыл бұрын
Mashaa Allah waan fiirsaday
@sahrujahaji6058
@sahrujahaji6058 3 жыл бұрын
Hooyanimo ❤️💖ilaahow ku darajee aakhiro io aduunbo 🥲
@saynabsiciid8931
@saynabsiciid8931 3 жыл бұрын
Waxay ahayd qiso cajiib ah Mahadsanid
@xaamdixaarago2008
@xaamdixaarago2008 3 жыл бұрын
Thanks abowe caruurta waa halyeyo
@warsan11
@warsan11 3 жыл бұрын
Sheekadan hore ayaan u dhegaystay aad bay cajiib bay u ahaayeen carruurta.
@maryammohamed4583
@maryammohamed4583 3 жыл бұрын
Shukran 😍😘
@boqoradacommentska5812
@boqoradacommentska5812 3 жыл бұрын
Hosow abwe barnamijyadadan ani uma arko entertainment ahaan balse waa wacyi galin wanagsan wayo dadkeeni somaliyed waxay aad uaminen dhaqanka reer glbedka inuu yahy mid fcn lkn maogo xumaan faro badan inee leyihiin marka wad kumahad santhy sosarista ama qashifaada xumantoda
@naimaabdi954
@naimaabdi954 3 жыл бұрын
M.a waan ku farxay
@deeqshowtube
@deeqshowtube 3 жыл бұрын
Hoosow wll muuqaalkaaga hore ayaan muuqaal ka sameeyey fasax ma u ahay wllkey haddii ay macquul tahay thanks
@deeqshowtube
@deeqshowtube 3 жыл бұрын
Thanks wll qaali
@hashimabdi7667
@hashimabdi7667 3 жыл бұрын
Walal Sharaf Mudan Hoosow Bro Salamullah
@queensabriin8516
@queensabriin8516 3 жыл бұрын
Qisadan asagoo English ah baan fiirsaday wax yar baana ka fahmaayay mahadsanid kama daalo inaan fiirsado waana qiso ooyin badan😥😥🖐
@hajarahmusa6853
@hajarahmusa6853 3 жыл бұрын
Maşhallah wallahi waa caruur Geeriyaal ah👏👏👏👏
@juweeriyo4
@juweeriyo4 3 жыл бұрын
Waan ilmeeyey markaan arkay caruurtan geesinimadoda
@siiyam7787
@siiyam7787 3 жыл бұрын
Wad mahdsantahy
@nazra101-o
@nazra101-o 3 жыл бұрын
Subxaanalaah Maalmahaan horoorbaa socda😱😱
@aniilahassa2538
@aniilahassa2538 3 жыл бұрын
Allahu akbar masha allah waa ilmey wlhi ❤
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 3 жыл бұрын
He wes hero kids mashallha
@hamsenour2714
@hamsenour2714 3 жыл бұрын
Mahad sanid bro hosow , qado ayaan ba ku karsaday muqaalka
@ahlamiiahmed1080
@ahlamiiahmed1080 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️😍ManshAllah Ubad qaaliya 💓💓💓💓
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi 3 жыл бұрын
Cajiiib cajiib walee waa caruur fariido ah...hooyo nasiib badan weeye..wuxuu ilaahay siiyay geesiyaaal
@mustafeofficialchannel3282
@mustafeofficialchannel3282 3 жыл бұрын
Hosow pro wll inbadan comment ficn ku aoo qorayeee markaa zxp videoga ku xiga igu soo qaado please lovena isaar
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 3 жыл бұрын
Thanks
@sucaadqueen1997
@sucaadqueen1997 3 жыл бұрын
Ax hooyo mcn
@munosahal3324
@munosahal3324 3 жыл бұрын
Masha allaha 💖❤ bro
@kamela775
@kamela775 3 жыл бұрын
hooyo daacaday ahayd miskiinta caruurteeda badayey
@hamidbarkani4295
@hamidbarkani4295 3 жыл бұрын
Balwada dhibkeeda aya sidas ah runtii 😢
@zema_c5294
@zema_c5294 3 жыл бұрын
Pzinkoo Dil Aa💔😥 Guleyzo♥️pro
@muxuboahmed225
@muxuboahmed225 3 жыл бұрын
Anu waxa ku xukumi laha diil ninkas saqajanka ah uf calosha ayan kaa ooyey walhi qisadan manta, ilahayow awlada baariyal Noga dhiig
@rihaanppe1710
@rihaanppe1710 3 жыл бұрын
Mopel la aan iheysay wan ku xisay
@xawogininuur7687
@xawogininuur7687 3 жыл бұрын
Thanks bro
@almas8915
@almas8915 3 жыл бұрын
Qisadan Australia ka dhacday hooydin way gacan beelshe wilkeyga iyo inanteda badbadiye
@abdirashidhussein9319
@abdirashidhussein9319 3 жыл бұрын
Masha Allah horey usoco
@asiliboorle998
@asiliboorle998 3 жыл бұрын
Caruura mash alah caqli baden
@arawelo9504
@arawelo9504 3 жыл бұрын
Manshala allaha 🤔
@raniitalifestyle2392
@raniitalifestyle2392 3 жыл бұрын
Mashallah keep going
@najmaxuseen2822
@najmaxuseen2822 3 жыл бұрын
Man shalha ilhayi aye qalbigan mamo jacayi nogu aburayi 😭😱😱
@naimamohomed5245
@naimamohomed5245 3 жыл бұрын
Video asalka ah intee ka dawada Pelese Mahadsanid walaal macaan hosow ❤️ Wa ilmeeyay carruurta ficilka ee ku dhaqaa,qeen Alla kuwa samankaan jooga mexeey sameen lahaayeeen waa umad social media lagu barbaariyay
@zamzamwarsame8874
@zamzamwarsame8874 3 жыл бұрын
Wxaa kafiirsan kartaa 60 minutes Australia abaayo
@zamzamwarsame8874
@zamzamwarsame8874 3 жыл бұрын
Channel kaas
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 3 жыл бұрын
Kuma xirno inaa sanadkan ama sanad ah hore hooyo naxariitda ilmaha kasta daremeysa kan igu xun xita hadi hooyadiisa ladilo Raba naftiisa ururi kara
@umumaida6601
@umumaida6601 3 жыл бұрын
Masha allh walaal plz asxabta ku xiran walalkee plz II soo boqo yuotoobkeega plz ina sher gareey plz asxabta ismoojiya
@nimcoyousuf2112
@nimcoyousuf2112 3 жыл бұрын
Wana kufrxay wana kanaxay waa arin cajiba
@dhamaystiran8342
@dhamaystiran8342 3 жыл бұрын
caruuur somaliyed haday ahaan lahayen wlhy albaabkay orod oga bixi lahayen hhhhh
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 3 жыл бұрын
Adiga waxaas iska dhaadhaciya hada adiga hooyada ka ordilahed Aniga kama ordilahed wlhi blhi tlhi Wan Isla dhiman laheen
@cadesharaf5185
@cadesharaf5185 3 жыл бұрын
Hore usoco sxp
@mklsl3663
@mklsl3663 3 жыл бұрын
Waa markii sedaxaad ee aan sheekadan firsado
@nimcoyousuf2112
@nimcoyousuf2112 3 жыл бұрын
Aniga xita wlhy waa cajib iyo Awood ilahay
@hafsoali1104
@hafsoali1104 3 жыл бұрын
Xaged kadawate wlal maxana kuqoran
@hafsoali1104
@hafsoali1104 3 жыл бұрын
Xaged kadawate wlal maxana kuqoran
@mklsl3663
@mklsl3663 3 жыл бұрын
@@hafsoali1104 60 minute Australia
@mklsl3663
@mklsl3663 3 жыл бұрын
@@hafsoali1104 channel magaciis wayay laakinse sheekadan waad ka dhex baari kartaa
@shah--wah8477
@shah--wah8477 3 жыл бұрын
Mansha alla wall nolow
@sihamosman1138
@sihamosman1138 3 жыл бұрын
Bro barnamijyada dilka nagada kuwiii hore fiicna naga badal ado mahadsan ❤️❤️❤️
@suweydaqurux869
@suweydaqurux869 3 жыл бұрын
Masha allh caruurta 😥😥😥😥😥
@nourcade2639
@nourcade2639 2 жыл бұрын
Keep going 🤩
@sharafabdiwali2676
@sharafabdiwali2676 3 жыл бұрын
Wexey mudan yihiin noble peace prize in la gudonsiiyo
@AhmedAli-jh2tu
@AhmedAli-jh2tu 3 жыл бұрын
Good job
@idmanshariif3157
@idmanshariif3157 3 жыл бұрын
Qiso cajib ah wye ilheybana kuqady carurtas hoyadod badbadado
@zakariaaminahmed6023
@zakariaaminahmed6023 3 жыл бұрын
Hosow pro m.a waakuwataa
@halimaali308
@halimaali308 3 жыл бұрын
Subxallah 😢 yaab badan
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 3 жыл бұрын
Wow! GEESIYAAL DHAAF WALIBA DECOMENTRY MUDAN IN CARUURAHA CAALAMKA AAD LOO BARO IYO CARUURTAA SIDEY HOOYADOOD HALIS INTEY UBAREEREEN AY UBADBAADSHEEN thanks hasow this channel faa'iido uun baan ka daawadaa markasta👍👍👍👍💯👌🥰
@aahilyare3135
@aahilyare3135 3 жыл бұрын
Zxp share ii samey Plz 🥰👍👍👍
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 3 жыл бұрын
Brave children
@sahrujahaji6058
@sahrujahaji6058 3 жыл бұрын
Hosow 🙏
@muhandasofficial607
@muhandasofficial607 3 жыл бұрын
Hosow pro Hada Ma'ahn waqtigan kugu so xirmay
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
كارثة بليلة عيد الكريسماس
11:56
قصص عمر | Omar Stories
Рет қаралды 788
LAYAAB | GABADHAAN WAXAY ISKU SAMEYSAY WAXAA U SABAB AH...
8:41
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН