Maandeeq Kaban

  Рет қаралды 54,655

LBchannel

LBchannel

Күн бұрын

Пікірлер: 33
@yaasmiinyuusuf7110
@yaasmiinyuusuf7110 6 жыл бұрын
0:44 heestaa maxaan jecelahay alloow maandeeq cimriga iyo caafimaadkaba u siyaadi. Hir kan beenee ii hilaacayee Ee naftayda hanqaaraye I hantiyee aanan haynin Waan u hawl gelayaa Huqdisaanan ladaynin Nabsi baa hiiliyoo Ii hagaajin hilinkee Nabsi baa hiiliyoo Kuu hagaajin hilinkee Daruur yay i hareysaye Ee dushayda ku hortayee Een harraad bi'iye waayayn Raacdadaan hiigsanaayee Harsan waayay darteedaa Nabsi baa hiiliyoo Ii hagaajiin hilinkee Nabsi baa hiiliyoo Kuu hagaajiin hilinkee.
@adamabdi6629
@adamabdi6629 5 жыл бұрын
Yaasmiin Yuusuf Wll aad baad u mahad san tahay qoraal keedii
@adamabdi6629
@adamabdi6629 5 жыл бұрын
Yaasmiin Yuusuf Heestani soo qabo ina adr Oo maandeeq qaadeeso Iyadoo qoraal ah Intaan goor habeenimo dhul aan laga goyoonayn mas ku jiidhay buuraha garan maysid adiguye Garanug sideedaan gabadanada seexdon gacal tooyo waaye
@shaaficecishqi8739
@shaaficecishqi8739 5 жыл бұрын
Caleek caleek waxgarad sideediibaad usoo qortay thnks wllo
@shaaficecishqi8739
@shaaficecishqi8739 5 жыл бұрын
@@adamabdi6629 waankuu ayaa sxb diyaar
@CSeerbiya
@CSeerbiya 5 жыл бұрын
Erayadii Cabdulaahi Diiriye Sooraan IHN
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 5 жыл бұрын
Cumar seerbiya salaam sare saxb video yadaada iyo barnaamijyadaada intooda badan xusuus reebka ah ee Aad Kasoo duubto abwaaniin iyo fanaaniin hore iyo kuwa hada wali fanka kujiro Aad baan ujeclahay kumahadsanid wakhtigaaga Aad kubixisay barnaamijyadaan muhiimka ah 👍
@CSeerbiya
@CSeerbiya 5 жыл бұрын
fanka Soomaalida ma soo marin cid la cod ah saddexdan gabdhood , Maandeeq, Marwo Maxamed iyo Aamina Feyr Xuseen codkooda keliya ayaaba Muusic ahaa
@shaaficecishqi8739
@shaaficecishqi8739 5 жыл бұрын
Cumaroow ha hilmaamin xabiiba xasan tooxow oo niyad heesta
@Abdullaahi_Ali_Abdi
@Abdullaahi_Ali_Abdi 3 жыл бұрын
3:15! Daahir calasoow miyaa qofka hadlay hhhhhhhh only kaftan LB chanel the one only legend ...✌💕💕💎✋✋✋
@LBchannel
@LBchannel 3 жыл бұрын
Cabdulaahi Cali Cabdi Thanks sxb.
@daamey7
@daamey7 11 жыл бұрын
alaah maandeeq ex.codkii macaanaa somali qaraaami songs
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 11 ай бұрын
Cajaaib hees xusid mudan Old is gold
@adanmadaxay9335
@adanmadaxay9335 5 жыл бұрын
Heestani waa heesihii halgankii afka ee somaliland oo sarbeebaysan waana heesihii soo baxay badhtamihii laxdanaadkii oo raacdadu waa daba socod yacnii geelii layga qaaday raadkiisaan hayaa weeye 1981 ayaa laysku soo gaadhay 1991 na waa la dhiciyey
@abdirahimabdi6748
@abdirahimabdi6748 5 жыл бұрын
Wale sxb s. Baad ka so hadheey
@mawlidshafec4571
@mawlidshafec4571 6 жыл бұрын
Ax walaahi heestan saan uraadinaayey caawo oo dhan waan daalay waanan dhafrey thanks qofka soo galiyey Noolow
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
Axsan fanaanad
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 5 жыл бұрын
Yaa salaam
@Hamdamowlid5
@Hamdamowlid5 5 жыл бұрын
Eraydii abdilahi diiriye sooran
@shaaficecishqi8739
@shaaficecishqi8739 5 жыл бұрын
Haaa waad lasocotaa wllo ❤🙏👏👌
@abdirahimabdi6748
@abdirahimabdi6748 5 жыл бұрын
Waxan ka xumey waxeey ku dar daranteey cod macani iyo qurux iyo heeso heeygu sheegina lakiin weey nosheey ilaheey cimriga haw dheereyo
@shirwacoogle659
@shirwacoogle659 6 жыл бұрын
Axyaa heees 😍😍
@osmansufi4066
@osmansufi4066 5 жыл бұрын
Waa ereyadii Alle ha u naxariistee cabdilahi diiriye sooraan iyo laxankiisii
@amuinammo4295
@amuinammo4295 8 жыл бұрын
maandeeq cod macaana
@ibrahimsuleiman1044
@ibrahimsuleiman1044 6 жыл бұрын
Maandeeq
@fdama
@fdama 11 жыл бұрын
Heesta kowaad maxaaa la yidhaaha?
@abdullahijamac6758
@abdullahijamac6758 3 жыл бұрын
Cabdijibaar alkhaliiji ayaa qaadayaa zhp
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 4 жыл бұрын
eshcalaa jiliin
@omanejamac4998
@omanejamac4998 4 жыл бұрын
ggf
@aaashaq1
@aaashaq1 5 жыл бұрын
Heesta hore magaceeda igu caawiya fadlan
@abdullahijamac6758
@abdullahijamac6758 3 жыл бұрын
C/jibaar alkhaliiji ayaa qaadaa
Xulka heesihii hore #6
25:31
LBchannel
Рет қаралды 18 М.
Mandeeq   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:04:37
ahmed nur adan
Рет қаралды 100 М.
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
The joker favorite#joker  #shorts
00:15
Untitled Joker
Рет қаралды 30 МЛН
Khadra Daahir-Sida Laygu Kaa Ladhay-.wmv
8:26
Khaliif Faarax Xayir
Рет қаралды 2,3 МЛН
Laxanka Murug - Faadumo Cabdulaahi Maandeeq
11:03
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 35 М.
Laqanyada Jacaylka
9:33
LBchannel
Рет қаралды 79 М.
kaban jubba
1:04:26
Hamza Warsame
Рет қаралды 27 М.
Heello.SSC00189
8:41
HiddoSongs MaryanOmar
Рет қаралды 23 М.
Fadumo Cabdilaahi Maandeeq | Raaxeeye Burcaawi
12:04
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 26 М.
Xulka heesaha Sahra Axmed #2
14:11
LBchannel
Рет қаралды 70 М.
Maandeeq    Qaraami Xul ah - 5 Heesood
37:08
Shabakada Dhanka Bari
Рет қаралды 20 М.
Faadumo Cabdillaahi Maandeeq 🔥Iyo Heesta "NINGARAD"
5:56
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 126 М.