Khadra Daahir-Sida Laygu Kaa Ladhay-.wmv

  Рет қаралды 2,244,919

Khaliif Faarax Xayir

Khaliif Faarax Xayir

14 жыл бұрын

Hooyada Jaceylka Khadra Daahir cige Iyo Hees Kamida Kuwa Ugu Qaalisan Looguna Jecelyahay Heesaheeda aan kala dhicin ......... Xeeldheerideeda iyo halkaraanimadeedana Waxay Heesta Ku Leedahay
Labadii is doortee
isku laab ahaadee
kala laalmi waayee
dani kala lugoysay
Midba Gees Uliicee
Liqi Waayay Oontii
Midka Kale La,aantii
Ku Leeleeley Dunidee

Пікірлер: 768
@ahmedabdiabdille
@ahmedabdiabdille 11 ай бұрын
Waxan dhageysanayaa Aug 21.08.2023 waxan joogaa dalka Kenya 🇰🇪 waxaan safar✈️ usii ahay dalka mareykanka 🇺🇸 insha allah waa🎤 hees jaceyl xambaarsan murti iyo macaan ana waan rajeyn in aan helo mid baariya oo laabta igeliso insha allah cidkastoo qoraalkeyga akhriso way mahadsan tahay khadro daahir alle ha'unaxariisto 🤲
@najah140
@najah140 10 ай бұрын
Hope you inaa nabad tagtay
@nashadabshir2760
@nashadabshir2760 10 ай бұрын
Wllo Inzha allj mustaqbl wngzan bnku rajaynaya iyo marwo baariya
@SaynabSaynabshucayb-um3yz
@SaynabSaynabshucayb-um3yz 2 ай бұрын
Ale haku rumeyo hamigaga wllkie 👋
@housseinyacoub8622
@housseinyacoub8622 18 күн бұрын
Alah ku rumeyo
@Sinjibiil10
@Sinjibiil10 7 күн бұрын
Salaamnid axmadaw walaal👋
@samiirabdi7486
@samiirabdi7486 4 ай бұрын
2024 ka Yaa Daawanaya Markale❤ Rabi haw naxaristo mamo Khadra Dahir Cige 😢
@ahmedabdi7580
@ahmedabdi7580 3 жыл бұрын
Laamadood: jiif murugo iyo ciil kuladhan yahay. Luun: waa marka cadhuufta afku adkaato oon daraadii waxay samaysaa heer dibnaha kamuuqda. Liiq: marka cadceedu godkeeda ku hoobanayso. Libta: guusha
@Libaan99
@Libaan99 2 жыл бұрын
Macalin shaqo wacan sxb 👍 👍.
@mohasojedo1994
@mohasojedo1994 Жыл бұрын
Mahadsanid
@axmedc.raxman7778
@axmedc.raxman7778 10 ай бұрын
Luun:waa runtaa oo marka haraad daraadii qofku xitaa cadhuuf iska waayo lkn luun i gawraco waa marka candhuuftii adag isku xdho dhuunto oo usan qofku xitaa hadali karin waxna liqi karin waana marku qof mudo dheer biyo caabin
@fardushurre1668
@fardushurre1668 5 ай бұрын
​@@axmedc.raxman7778👏
@abdilaahihussencg9169
@abdilaahihussencg9169 Ай бұрын
Luunka waxa kale oo keen gaajada raagta qoofku hudasan waxab cuuni xaat wuu luuma waxan maa laqi kaaro
@mahameddhagayare
@mahameddhagayare 2 жыл бұрын
Xasuus 2018 gabadh aan lasheekaysan jiray ayaan habeen isku dhacnay 2 habeenimo ayaan heestan fariin ahan ugudiray anoo wajaale jooga inantaan habeenka fariinta udirayay waa marwadayda hada jimce 9/12/ 2021 hal bil kadib hargaysa arooskayagii❤❤🎸 Alxd ❤
@Showtimecontrols
@Showtimecontrols Жыл бұрын
😂
@mohameddhoodhe4059
@mohameddhoodhe4059 3 жыл бұрын
Heestan waxa jeclaa oo mudo laga joogo 22 sanno ibaray walalkay Cawl kaaso aduuunkan maca salaamayey 19-October-2020, Xusuus iyo xaal aaduun allah godka ha u nuuro
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 2 жыл бұрын
Allaha u naxaristo
@salansacad
@salansacad 2 жыл бұрын
Aamiin alle ha unaxariisto
@MohamedHassan-pu6wk
@MohamedHassan-pu6wk 2 жыл бұрын
saleeban axmed mursal miyaad walaalalo ahaydeen cawl alle how naxariisee iyaga iyo mustafe bootan iyo mustafe xeedho 19 October 2020 malin talaaalado mise axad ahay ayaan jeclaa inay ahayd wllhi waan naxay siday iminka dhacday geeridiisu markaan arakay commankaga
@Short_factz
@Short_factz 2 жыл бұрын
Even the queen passed away now 🥹🥹
@abdirahmanmacaani452
@abdirahmanmacaani452 3 жыл бұрын
Qof Jaceyl Arkay unba dareeni kara waxan hees waa dhaaftay Nafta bee ku dhaafineysa 😥😥mamo Khadra Heestan Sidee rabto Bee ugu Raaxeystay
@mtofficial2953
@mtofficial2953 2 жыл бұрын
Heestaan waxay igu leedahay xasuus aan dhamaan runtii jacaylkeygii ayaanu isku qaadi jirnay sida ay heestu ka hadlaysaba wakhti iyo dan baa na kala geeyey💔 lkn waayihii waa kuwo wali ila nool hada oo aan qoys iyo ubad leeyahay wali xasuustu Waa mid nool🥲 long life maamo khadra dhool❤️ Abwaan Cali sulayman bidde oo heestaan curiyey AUN Ahmed cali cigaal oo laxanka ku laray Cimriga Allaha u barakeeyo Aways goobe oo kabanka macaan tumayna Allaha janeeyo
@hajjimunir9676
@hajjimunir9676 2 жыл бұрын
GOAT OF ALL TIME AYAAD TAHAY SHB MCN DHANKA FANKA MURTIDAAN KUGU JIRTA TIYAATARKA PETROLDAADIS MAAD KUSOO BANDHIGTID ALYACNI MACNAHA 🤣💪
@xafsaabdimanaan2572
@xafsaabdimanaan2572 2 жыл бұрын
Badhaadhd kunoollada mama khadra eebe ha unaxristo 😢
@MohamethHusien
@MohamethHusien 3 ай бұрын
2024 yaa ila dhegaysanaya😢
@cabdigujipages9358
@cabdigujipages9358 2 ай бұрын
Jacaylka 1ad sa lagu ilaaba way adagtahay libaax
@duuleyare8546
@duuleyare8546 2 жыл бұрын
😭markastoon dhagaysto heestaan ilin ayaa igasoo butaacda waayo qof aan dunida uugu jeclahay ayaa layga reebay 2019 waliba xabsi aan galay ani iyo iyadaba😭😭😭 kadib layga saxeexay inaan gabadhaa wacayn lkn naf wax jecel saxeex ma xidhee markii een saa usoobaxay moobeel walaalkay kuboodoon numbeekeeda oon sida faataxada u xifdisanaa ku dhuftay saa codkeedii markeen maqlaan ooyay iyana sidoo kle maalinkii ilaa maanta waan wada hadalaa waanan isku faraxsanahy inkastoo masaafo noo dhaxeeyo 5 years ayaa noobuuxsany xidhiidhkayaga intii jacayl soomartaa iso duceeya wllhi saan ubarty gabadh kale numberkeed daayee maba hunguriyeeyay
@abdilahihussen4017
@abdilahihussen4017 Жыл бұрын
Sxb allan kugu dhaarshee maa ka dhaab sxb jacayel noocasah waali maa arag
@badrigass4135
@badrigass4135 Жыл бұрын
How is That Love ❤️😍 Jaceyl waad soo martey Alle Ha isu kiin Amaansado Adigiyo Gabadha Aad jeclayd eed dhibaatada intaa leeg iyo Calool Adeyga usoo martey.
@jimcaleabdirashidabdule6088
@jimcaleabdirashidabdule6088 9 ай бұрын
Saaxiib Alle haysku kiin Simmo❤
@MOHAMETT628
@MOHAMETT628 2 жыл бұрын
Kadib dhimashadeda hada imatay uduce wllky Allah Jannatul Fardowso geeyo Aamin 😭✋🏽
@najaxjamal7937
@najaxjamal7937 2 жыл бұрын
Waxan dhagaysanayaa 18 /7/2022 /oo ay dhimatay khadra daahir cige /3/7/2022/ ilaahay haw naxariisto😢 ana heesaa hayga madoobeyo aamiin iidhaha inta iga danbaysaay🤲🥰
@mustafeabdirisaaq8159
@mustafeabdirisaaq8159 Жыл бұрын
Aᴀᴍɪɪɴ Iɴᴄʜᴀ Aʟʟʜ Wʟʟᴋʏᴏᴡ 🤲🤲😢
@Khaalid155
@Khaalid155 2 жыл бұрын
Kama daalo heestan anigu jawi baan ku galaaba runtii waa hees dagan oo dareen jacayl wadata hooyo khadra alah ku xafido cimri dheer iyo cafimaad ku noolow ❣️🖤
@firdhiye2351
@firdhiye2351 2 жыл бұрын
Sidaan wada ogsoonahay ruux walba marka uu waajaho waaya dag waxyaabaha aadka u badan uu rajeya ayaa waxa ka mid ah dadku wajiya fiican inay kuso dhaweeyaan waliba qofka marka aduunka uu ka dookhday misena ka calmaday hadaba heestaan waxay ka hadlaysa laba ruux oo kala lumay waayuhuna kala dheereeyay waxaa ad dareen ii galisa (sida laygu kaa ladhay Hadaad igu lamaantahay Laabtaan ku galin Libtaan la hoyan lahaa Soo maynu kala lumin) Waxay cabiraysa sida lamanayaasha ay u caawiso habta qofkasta bini aadana u bahan yahay naxariistaas. Waaya badan noolow maama khadra ❤
@shukriabdiqadir2934
@shukriabdiqadir2934 5 жыл бұрын
Heestan xusuusbay igalisaa mrkn somalilnd ka imanayay ayn jcylkygii waayay oo wan is khilaafnay wakhtiga iyo waayahan soo qaadanayna wlhi hadan kaga sheekayna waad ooyi any way waxan ku nolahay wadanka TurkeY ilaa imikna maskaxdayda kama bixin isagna uu isoo xidhiidhiyaa ana wan xidhiidhiyaa si walaaltino leH😭😭 illahow meel walbo oi dunida kga noolyahay xafid oo dhawr
@mustafabdiuk866
@mustafabdiuk866 4 жыл бұрын
After 9 months maxaa kuu hagaagay
@sidiiroonrabaaog4222
@sidiiroonrabaaog4222 4 жыл бұрын
Mustaf Abdi uk bb wlhi Anba hadaa arkay waala qiirooday 😰
@mustafabdiuk866
@mustafabdiuk866 4 жыл бұрын
@@sidiiroonrabaaog4222 gabdhaha lkn hal cilad eey qabaan oo ah go.aan aaan laga fiirsan oo laga shalaaayo maalmo ka dib lkn gabdhaan ma aqaan sxbked sidey isku waayeen
@sidiiroonrabaaog4222
@sidiiroonrabaaog4222 4 жыл бұрын
Mustaf Abdi uk way qalbi jilcan yihiin
@siradgulaid3369
@siradgulaid3369 4 жыл бұрын
p
@yaasmiinyuusuf7110
@yaasmiinyuusuf7110 5 жыл бұрын
Hooyadii jacaylka, alla maxay dhuuxa iyo dhiigaba ina dhaqaajisay axyaa khadra dhool.
@somkeysenior2088
@somkeysenior2088 5 жыл бұрын
Aad io aad wlshY mamadii jacylka khadra
@khalidsalebaan1262
@khalidsalebaan1262 10 ай бұрын
Ereyada 100% Codka 100% Music 100% Best song❤
@ahmedwadani3669
@ahmedwadani3669 2 жыл бұрын
Heestaan waxan ku soo xasuusta mar aan jeclaa gabar yar markaan raaci jiray Waxaraha ariga 6sano ayaa jiray 💝💝 Mar dhif ayaa arki jiray balse reer miyiga Inta badan waa la guurguuraa kolba meel ayaa la aada roobku ka jiro 🥺🤫 Mar danbe arkay runtii sidan u farxay Ayidane sido kale Lkn tan ugu daran Waxa ay aheeyd xishood nakala Irdheeyey so hada mahaay Lkn sidii Ujeclahay ❤️❤️💗💖💖💖😪😪😪😪
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 Жыл бұрын
Oo wali gabar kale maadan jeclaan
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 6 ай бұрын
Allh naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo 😭 aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen Mather of love 😢 zido kle mucjizo laxanka farzhaxan ayaa ku faroyarayzty abwaan waakii sameeyay 😢 berbera iyo baradii jacaylkee boodhari Ku aaznaa hadaad iiga danbeyzo like dhac Ku ziiya
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Hadad igu lamaan tahey.. Laabtan ku galin lahaa.. Libtaan la hoyan lahaa💖
@fat6h61y3
@fat6h61y3 5 жыл бұрын
Ya ila dhagaysanaya 2019 like halaysaaro ❤❤🎧
@shaarkeysrk7770
@shaarkeysrk7770 4 жыл бұрын
Sep 27 2019 Anaa ku heesto Aaaaaaxx heees iyo bar
@awohussein2931
@awohussein2931 4 жыл бұрын
😂😂😂
@farma100994
@farma100994 4 жыл бұрын
shaarkey S R K يخخ
@khadanAden123
@khadanAden123 4 жыл бұрын
Dec 1st, 2019
@soomalimidnimowadajir5688
@soomalimidnimowadajir5688 4 жыл бұрын
Here hon ❤️♥️❤️❤️
@mohamedmuse2879
@mohamedmuse2879 2 жыл бұрын
Waxaan halkaan kasalamaa qof kasta oo xasuusuhu ka adag yihiin dhankoodana ujilicsan boholyow iyo gocasho kaqaada kaas oo markuu dhageeysto heesaha qaraamiga ah soo xasuusta waayihii tagay Waan idin salaamay dhamaantiin ❤
@CSeerbiya
@CSeerbiya 5 жыл бұрын
Erayadii Abwaan Cali Saleeban Bidde
@cabaastusmeye438
@cabaastusmeye438 4 жыл бұрын
Murti kaydshe cumar sxp allah haku barakeyoh
@ahmedmohamedyasin1520
@ahmedmohamedyasin1520 4 жыл бұрын
Gabar aan jeclaa ayaa laigu direy oo garoob ah hadda waxaan joogaa dalka canada iyaduna gaalkacyo waan wada xiriirnaa mashallah caruur ayaa hadda u joogta anna wali ma guursan iyada ayaan sugaya
@najah140
@najah140 11 ай бұрын
😂
@ahmedmohamedyasin1520
@ahmedmohamedyasin1520 11 ай бұрын
Hhhh qoftaas adi miyaa
@najah140
@najah140 11 ай бұрын
@@ahmedmohamedyasin1520 qofte?
@habzaabdirahmn113
@habzaabdirahmn113 Жыл бұрын
Kala laalmi waayee Dani kala lugaysee 😢 Insha allah Riyadeenu way rumoobaysaa April 19 2023
@walaalqaaliah8871
@walaalqaaliah8871 5 жыл бұрын
Heestan markaan dhaagysto waan iska ilmeeya xaqiiqdi inay iga hadlayso ayaad mooda xaaskayga oon aad u jeclahay ma anan arag 4 sano intaas maalin kasta waxaan la hadlaa 20 jeer ka badan ma seexdo inaan woco mahane markaan soo kco waan wacaa sidoo kale waan jeclahay xaaskayga alaha nabad iskugu kaana keeno
@ismailabdullaahi9497
@ismailabdullaahi9497 5 жыл бұрын
bro wlh sidokle kulamida ahay wlh aniga xita xaskayga ad ayan ujeclahay wlh bro adunyadu wa dhimantahay inshallah wan wada halayna bro aad ayan kugu duceyna ilahay haku keno xaskaga bro amiin amiin 🤣🤣😍😍❣❣🤣🤣🤣
@walaalqaaliah8871
@walaalqaaliah8871 5 жыл бұрын
@@ismailabdullaahi9497 mhd sanid walal ducada waa aqbal maal mahaan soo aadan insha alah inaan isku imaano ayaan rajaynaa sida qorshahaygu yahay alaha ii saqiro wax kasta
@AbshirFarole
@AbshirFarole 5 жыл бұрын
Rabi ha isu soo kiin aruuriyo ha isu kiin barakeeyo.
@walaalqaaliah8871
@walaalqaaliah8871 5 жыл бұрын
@@AbshirFarole mahad sanid 19 bishan baan rajaynaa inaan 4 sano kdib isku imaano alle ayaana mahad leh
@najah140
@najah140 11 ай бұрын
@@walaalqaaliah8871afar sano kadib Waan idin salamay👋
@axmeddhagacade7736
@axmeddhagacade7736 5 жыл бұрын
Heestaan makugu leedhaay ?? Haday jawabtaadu haa tahay fadlan like iisaar si aaan waxkaaga waydiiyo macquul inaynu isku qiso nahay
@cadecilmi4003
@cadecilmi4003 5 жыл бұрын
jaceyl igu dhacay 1998 aniga oo Joog magalada Gaalkacyo ayaan dhageysannjirey heesaha khadro daahir cumar dhuule iyo axmed cali cigaal salaad darbi axmed gaceyte
@abdiwahabmohamedsugulle6172
@abdiwahabmohamedsugulle6172 4 жыл бұрын
Oo sxb xilligaas aaad wax jeclaanayso waa marka aan dunidaba kusoo biraye cimriga allah hakuu barakeeyo
@ahmedabdifarah6527
@ahmedabdifarah6527 8 жыл бұрын
mashallaha waxaas ayaa fananat ladhahaa allow ku daa hooyadii fanka 1975s waayo waayo allow qaraninadii iyo isjecelkii umadnimo allow noosoo celi
@ahmeddabdib5346
@ahmeddabdib5346 6 жыл бұрын
Ladii is doortee Isku laab ahaa dee Kala laalmi waayee Dani Kala lugoysay ( LIKE IISAARA ASXAABEY
@ahmedgu7373
@ahmedgu7373 3 жыл бұрын
76665666666u74u66666666566666666665566666656666666666666666666666666466566666666666666666666766556666666665656656u666666667565666666666766 6455u6665666566666u6666u666i5u665u65665666uu566i6666666u6u66765i66uu65u6656666uu6i65675667676u75666u6666u 65u666557u6u66uuu756uu646 6i7u6u6666u6u5uuu66i666u5566667556677u56u6666666u66u666u666656667uuu66666u66uu6u66oiu6u6666655666uu5656666iu5666u665666666uu7o5uu6u66u75666iu66uu6uu666565u66ui76u66u5u66u6i7666666u666666ulu6u666uuu65656666u5u76i6u6675u56766666666uuiuu665657656u66666uu66u66u7u6u66666uuuu6667u666u6u6l666u67676665665i7u6666u64i66u76u6uuui64u6u566566uui6655665uu6i56u657666665uuuu666u66565665u766666u665u6u666u6u6u75u66u666uu766666666u6u6u66u6666u6666u6ui66u5uu6uluuu56656677766765666655567l77u6 and 6uu65u5u765uuuu6uuuuu76o5u6uu6uu6
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Hees jacayl ah oo Somali Samayso Waatan ugu Qotada dheer uguna Erayada macaan Bal halka eeg miyuu luun igawracay! Luunku waa haraadka Gaajadana Wata
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
@@alisaladahmed424 Mahadsanid Wlaal Waaan MaQlay inuu erayada Sameeyay Cali Saleeban bide Waa Erayo Aad Ucajiiba lkn Sida Axmed Uma Caan bixin Cali Mar Haduu erayada Saan u Wanaagsan Samaynayay
@MohamedAhmed-qn1yn
@MohamedAhmed-qn1yn 4 жыл бұрын
Sida laygu Kaa ladhy Hadaad igu lamaanthy Labtaan ku galinlaa Libtaan la hoyaanlaa Sow maynu kala Lumin 2019 August 24
@kerowsiyaad8076
@kerowsiyaad8076 4 жыл бұрын
Alaaaa yaa Izaak
@CSeerbiya
@CSeerbiya 5 жыл бұрын
Erayadii Abwaan Cali Saleebaan Bidde oo la dhashay Abwaan Axmed Saleebaan Bidde Alle ha u naxariisto 1995 ayuu dhintay
@indheergaradwaxweydii8656
@indheergaradwaxweydii8656 5 жыл бұрын
Heestan wakhti hore Gabiley,waxaa ku ridi jirey 2001 hoteel qarmacle ah,dabadeed markaan mirqaamo waxaan soo fadhiisan jirey meel catabad ah,marka aan labada bogba dhageysto waxaan ku limin jirey ugu yaraan 2saacadood waa xusuus runtii
@muktarbulshawi1543
@muktarbulshawi1543 7 жыл бұрын
Dhiigay raacaysaa heestaan . Dadka dhan ma fahmi karan intii ay khusayso ayunba garan nuxurkeeda.😑😑😑😑😑😑
@hiboaadan8240
@hiboaadan8240 4 жыл бұрын
Wartaa wllo
@nemorachid9992
@nemorachid9992 4 жыл бұрын
Xqq
@Qeybdiid25
@Qeybdiid25 2 жыл бұрын
Just enjoying music,
@boqoradasomalilan1825
@boqoradasomalilan1825 6 жыл бұрын
2018 7.13 yaa dawaanaya oo uu jacayl haya sidaayda😭😭😭😭😭😭😭😭 eshcala hees
@sharmarkegaraad9027
@sharmarkegaraad9027 5 жыл бұрын
boqorada somalilan aniga inader
@cabdiraxman2484
@cabdiraxman2484 5 жыл бұрын
Anigaa dhagaysanaya Hada 20/10/2018 waayo Waayo
@s-hayna6421
@s-hayna6421 5 жыл бұрын
me 2 i love love
@tooblessedadan89
@tooblessedadan89 5 жыл бұрын
boqorada somalilan add mee
@abshirmohodiin203
@abshirmohodiin203 5 жыл бұрын
boqorada somalilan Aniga ayu said ii hayaa o dawa nayo wayo Jecelka ii haayo qofku ii haayo ma garanayo
@munowacan7448
@munowacan7448 3 жыл бұрын
Xusuus bey igu leedahey sida leygu kaa lareey hdad igu lamanteen labtaan ku galin lahaas 💓
@sharmakemaxamed1144
@sharmakemaxamed1144 2 ай бұрын
Waxan kawada shekaysanay aniyo sxpky nadiir abdixakim waqtiyadi iyo xasusihi jacayladii ragu soo maray waxan fadhina oo jawi ku wada qadanayna addis ababa Ethiopia khamiis 23/5/2024 habeen jimco so galayo mama khadra naxaristi jano allaha siiyo 🤲❤️
@ceelbaxay1
@ceelbaxay1 Ай бұрын
Xayaaka allah saxiib iyo Walaal aan la'wada haysan. 🙏
@MO10.
@MO10. 15 күн бұрын
Sida laygu kaa ladhay Hadaad igu lamaan tahay Laabtaan ku galin lahaa Libtaan la hoyan lahaa Sow maynaan kala lumin Khadra maamo eebe haku naxariisto jacayl miidhan bey ahayd
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 2 жыл бұрын
Hees iyo badh yaa ila jooga meshan is muuji bal 👋 Khadra Daahir 🤍
@alisaladahmed424
@alisaladahmed424 2 жыл бұрын
☝️☝️ Waa Erayadii Abwaan Cali saleebaan bide. Erayo miid ah weeye oo dhagta ku haraya. Allaah yaa raxma raaximiin Abwaanka
@AhmedbiciideAhmed
@AhmedbiciideAhmed 4 жыл бұрын
Jacelkaygii waa ghabad reer burco ilaahow igu sin insha Allah next year I'm coming baby no worries keep your head up the love of my life ❤❤❤❤
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 3 ай бұрын
yaawaayE. familyyyy baanahayba facyaasheey cadceedumaroo murwoo dumaroo samsameey qiimoqayobadan baaba layga yiraahdaaba. iyaaaaaaaaaa abyultttyyy sabirineeyyyyyy lagufarxeeey. inbadan runrun offcourseeeeeeeeeeee seen istahilaaba . saxsax run familyyy systems sytems jiilba wafdajire soo imaw qatraayqaraneey cadceedcdumaroo shamsooy jemaadeeeyyyyyyyyyyy prinsesesesesesese familyyy jiilba
@cabdiqanismart9180
@cabdiqanismart9180 7 жыл бұрын
Miyuu Luun i gawracay (not Luul)Sida laba is jeceloLaacdamaaya fiidkiiKalgayl ku looloo(not Loogo)Noolow Khadra Daahir Cige
@kamaalabdi5987
@kamaalabdi5987 4 жыл бұрын
Heesta waxaan xasuustaa anigoo wadanka mexico tahriib ku jooga ,maantana USA 🇱🇷
@user-qq4my4zc2t
@user-qq4my4zc2t 4 жыл бұрын
Wallkis cawa hesta igu horeyso Jcyl bay ba i darensisay😢
@daauudali3989
@daauudali3989 3 жыл бұрын
waxaN dhagaysanayaa 14/5/2021 xasuus hore waa yaan xasuustay yaa iLa dhagysanaya 2021 iLaa yaraantiisi
@saynabibrahim7787
@saynabibrahim7787 2 жыл бұрын
Heesta waxan ku xasuusta wllshay iyo wiil ay isjeclayen way isla tagen kadib walaga soo reebay heestasay marwalba dhagaysan jirtay hada wa ay dhimatay 2019 Alle haku maxariisto wllshay qaali😭😭🤲🤲🤲
@aliabdi2886
@aliabdi2886 8 жыл бұрын
waa lyric hore khadra daahir cige fanaaniinta Aan codkooda jeclahay kamidtahay Allah daayo amiin
@Khaleif7
@Khaleif7 2 жыл бұрын
*Hooyadi jacaylka Khadra Daahir Cige Ilaahay Cimriga Hakuu barakeeyo*
@shuceybciise3902
@shuceybciise3902 Ай бұрын
Heestaan waxaan dhageesanayaa habeen ay khamiisi soo galeeso tariikhduna ay tahay 19/6/2024 sacaduna ay mareeso 9:14 daqiiqo . Waxaan jogaa mogadisho , dagmada yaqshiid waliba xafada dabaqeenka . Waxaan jogaa guri walashay oo aan ugu imaday booqasho maalmaha ciida waliba waxa lagu jiraa ciidul adhxaa ama ciid waynayda sidii aad adigu ufahmeeso , waxan fadhiyaa banaanka hore ee deedka guriga waxan ku fadhiyaa kursi waxaa dhaceeso dabeel aad uqabow badan , bananka ay kaligay fadhiyo waxaa igu wehlisa walashay iga weyn oo iyana leerta ila qadaneeso inkastoo ay iyadu urledahay waxan leyahay abyoh ubad kheryqaba allha kaaga dhigo amiin, kama war qabto qoraalkan aan qoraayo waayo heesta ani bis ayaa maqlaayo waana gaabsaday si aan dadka kale umaqleen . Walashay ina ku daro qoralka marabin lknse xasuusta an qoraayo ayan donayaa in aan malin tuso xaladii ay habeenkas kusugneed waliba iyado ciida jiifta , haddii waqtigu nakulmiyo malin insha allah Intaas waxay aheed xaladii aan markaas anku sugnaa oo aan qoraalkan qoryay . Aan uso laabto heesta aadka umacaan iyo faaladeena . Heestaan waxaan qaadayo maamo khadro daahir ciga marka kowaad allaha kuu naxaristo ayaan lee yahay khadro daahir🤲 Mida kale hesatan waxaan dhihi karaa ani ahaan, haddii ay dhaqaatiirtu dhihi lahaayeen daawo ayay jaceylka utahay dad badan ayaa daawo ahaan uqaadan lahaa , marka aan sidaa leyahya iskama dhahaayo heesta oo kahadleeso laba qof oo aad isku jecel iyo fanaanada qadeeso oo ah hoyadii heesaha jaceylka ayaa isleh . Waxaan soo aqriyay dadbadan qoraaladooda kuwaas oo siyaabo kala duwan heesta uga shekenaya. Dadka qaar waxan kuqiyaasayaan jaceylkodii soo maray bari samaadkii . Dadka qaarna waxay kuqiyasayaan wayahodii iyo tariiqohodii markii ay heestaan baranayeen waxa yabihii ayku sug nayeen . Qofba si ayuu uga hadlay heestaan iyo markaas wixii uuku sugnaa qofkaas . Ani ahaan heestan in badan ayaan maqlay balse madhihi markaas ayaan maqlay iyo xaladii anku sugnaa waqtigaas . Ereyada qaar marka aad maqasho aad ayay kuu qiiro galinayaan heestaan. Dadkii is jeclaa ee waqtigu iyo wayuhu kala kaxeyeen iyagoo is jecel allaha isku sahlo ayaana leyahay . intii iya jaceylkooda kamiro dhalisayna allaha unarakeeyo ayaan leeyahay qoyskooda. Heestaan marka aan dhageesanaayo nolosha hami badan ayaan kaleeyahay ina ka gaaro allah ii rumeeyo amiin🤲🤲 Qoraalkan marka aan koraayo waxan kala jedaa in uu xasuus ii ahaado malin hadii aan nolahay , hadii an dhintana allaha inaxariso. Malin waxan rajenayaa in aan din usoo booqdo qoraalkan oo xasuus inoqon doona ani qoyskayga mustaqbalka insha allah . Noloshu waa wajiyo badan tahay malinba qof ayaa sareeyo , qofkaste waxan alle uga baryaa siduu rabo in alle nolosha uga dhigo . Hadii aad qoraalkan aragto oo aad aqriso waxan kascodsanaya ina aad LIKE 👍 isaarto . Qoralkan waxan dhameyay 9:56 habenimo . (( SIDA LABA ISJECELOO LEEDHSNAAYA FIIDKII )) 🫂😭 Dhamantiin wad mahadsantihiin saxiibayaal🙏🫡
@BashkaPoy-xn1qz
@BashkaPoy-xn1qz 28 күн бұрын
Sxp qorallkan wan aqriyay waxanku rajenayaa in aad malin dib uso boqato hadalkaan oo aad xasuus ahaan uqoratay . Sxp noloshu kuma ciisho ayan leyahay
@abdirashidalimursal480
@abdirashidalimursal480 Жыл бұрын
Heestan waxan dhagaysan 17 jan 2023 waxa isoxasusiyay sxbkay abwaan asad biciid waayo iyo habeeno badanoo aan liido kula cawayn jiray heestan gabadhii aan markaas wada soconay waan kala harnay mustaqbal qurxoon oo ifiya baan urajayn
@Alisacudi
@Alisacudi 10 ай бұрын
Wxn dhegaysanaya 22/9/23 Alle has naxariisto khadra dahir Oo dhimatay 3/7/22 Hada wzn jooga berbera
@axmedyaasiindool3759
@axmedyaasiindool3759 3 жыл бұрын
Caad lagu lingaxay iyo Cirku liidad leeyahay. Kalgacayl ku looloo. Labadaas tuduc sida aan u qoray ayey sax ku yihiin. Abwaan khaliif Faarax Xayir.
@ibraahinabdilaahi9897
@ibraahinabdilaahi9897 2 ай бұрын
Cidii dawanayasa 2024 like igu qabo🤤🫣
@ahmedmohamed-by1tc
@ahmedmohamed-by1tc 7 жыл бұрын
cidii 2017 daawanaysaa like hay saarto
@mohamedamiin8996
@mohamedamiin8996 5 жыл бұрын
23 sept 2018
@taagsay5785
@taagsay5785 Ай бұрын
15/6/2024 👍
@ahmedqatin77
@ahmedqatin77 6 ай бұрын
Jan/09/2024 waxa aan diyarinaya Exam-ka Semester-6 SIMAD University marka aan chapter akhriyaba hal hees oo khadra ah baan kuturtaa lkn heeskan dhoorjeer ayaan dhageestay.
@qaysyare1784
@qaysyare1784 2 жыл бұрын
Heestaan wlhi xasuuus dheer igu leedahay mar aan dukaaan ku yaal south africa meel philipi la yiraa ka shaqeeyn jiray 2012 gabar aad u jeclaa waqtigu nakala fogeeyay ayaduna xmr joogtay ayaan aad u dhageeysanjiray anigoo nafta ku qanci jirray nolosha meeshaas ka jirtana aheeyd mid cabsi badan marka waxaan ugu jeclaa marka ay leedahay Laabtaan ku gallin lahaaa Libtaan la hoyan lahaaa Soo maynu kalla lumin
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 7 жыл бұрын
hooyaddii fanka somaliyeed KHADRA DAAHIR CIGE HEESAHA UG MACAAN OO WALIBA JACEYL HUWAN . CODKA MIDHAHA LAXAN IS DULSAARAN 100% KHADRA DAAHIR U DAA ALLA YAA CISAG
@WaayoArag.
@WaayoArag. 2 жыл бұрын
Khadra-Dhool codkeedii cajaa'ibka ahaa, erayadii Xasan-Ganey mise Cali Saleebnaan Bidde, iyo cuudkii Goobbe, allaahu akbar, waa uun wax qof nasiib lihi isla helo. Goobbe darmuugadda iyo cuudka ayuu tumi jiray. Balse darmuugadda ayuu heeraare ku ahaa.
@galoose
@galoose Жыл бұрын
Heestaan hees kadagan oo ka macaan ima soo maarin 🙏🥰 2023 bilow wanaagsan
@abdifatahahmed4862
@abdifatahahmed4862 4 жыл бұрын
Jecaylkayga iigu Duceeya 8 sanno Midka kale la.aanti Dunidu U second weyday Ducadu Waa dhnkna ❤ (💎2019)
@user-qq4my4zc2t
@user-qq4my4zc2t 4 жыл бұрын
Alow amuuraha sahal Allow isku sahal mucaashiqinta
@nemorachid9992
@nemorachid9992 4 жыл бұрын
Alaha kuu sahlo
@nemorachid9992
@nemorachid9992 4 жыл бұрын
C / fataax alaha idin soo aruuriyo
@ifrahmahamed4238
@ifrahmahamed4238 4 жыл бұрын
😢😢😢😢😭😭
@idrisjijo2215
@idrisjijo2215 Ай бұрын
Masha Allah tahniyad dardar Galina muna bilaan foore Radio mugdisho waa gacan Kaaa dhacdo kugu dhacday
@user-zp7bb6pb8z
@user-zp7bb6pb8z 8 ай бұрын
Remember this day began 😮/15/11/2023 waa malin xasus leh wxpa wy hagagidoomaan i.a
@safiyanaasir2827
@safiyanaasir2827 Жыл бұрын
"Sida laygu kaa ladhay Haddaad igu lammaantahay Laabtaan ku galin lahaa, Libtaan la hoyan lahaa Sow maynu kala lumin." 18/December/2022, 12:00 habeenimo baan dhagaysana heeskaan, caawa waa habeenkii saddexaad ee aan maalin dhan iyo habeen oo dhan farriintaada oo aan isoo dhicin aan iska noolahay, xalay ma seexan maantana qado ma cunin kaliya adiga uun baan kaa fekerayaa, waxay u muuqataa caawana in aan Qaraamka weheshan doono oo aan soo jeedi doono waayo qofka seexda waa qofka maanka iyo quluubtuba u dagan yihiin lkn aniga labadaba maslaxad la,aan badan baan ka dareemaya, Waxaan ku leeyahay "Anna mawdku ha i dilo, adna maalmo sii joog" 💔🥲🙌
@beerqaboje4736
@beerqaboje4736 Жыл бұрын
Ashidanti😢
@cts3029
@cts3029 6 жыл бұрын
There is a reason why nobody make this can kind of music and song anymore.... they actually can’t :)
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj Ай бұрын
AHU NAXARIISTO KHadra Dahir aameen yaa Rabbi
@hudhudgaas6519
@hudhudgaas6519 11 жыл бұрын
heestan waxan soo xasustaa yaran taydii markan jiary 9 jir waxa ku hesi jiray dumarka wawayn ee xafada dagan..sanadku wuxuu ahaa 1992..kii waxay iso xasusisay wayo wayo ....caad lagu lingaxay iyo cirku liidad leyahay.....waa hees top ah noolow khadra..kolay hada fanka wad ka baxday..cafimad ayan ku rajaynayaa iyo cimri dherer
@najah140
@najah140 Жыл бұрын
👋 long time after
@abdinasirabdlla9669
@abdinasirabdlla9669 10 ай бұрын
Waa galab qoraxda sii dhaceyso waxana lagu jiraa xiligii xiligii laga baxayay kuleelaha qabowgana bilaaban rabo waxaan saranahay midka kamid tareenada Ad u dheeraya wadamada iskala goosha sacadina wuxuu jaraya 230/km waxaana hestan jawi Ad u macaan waxaana ku jiro xasuuso iyo wayoyo wadanki hooyo 🥹
@hannadiamond2099
@hannadiamond2099 3 жыл бұрын
Heestan anoo yar 2006 baan cajelada kucelleshan jiray Rikodhka buug iyo qalin intaan soo qaatay ayaan kuqortay kadib markaan xafiday baan habeenkii danbe aroos jirikaan kaqaaday intuu askarigii ikiciyey xusuus wlh
@Sinjibiil10
@Sinjibiil10 7 күн бұрын
Habeen isniin oo talaado so galayso ayaan keligay qolkayga ku dhegaysanaya heestan Sida labo is jecelo laydh-sanayaa fiidkii😢😢😮
@saammu8231
@saammu8231 5 жыл бұрын
Ya ila dhageysanaya manta oo ah ciida arafo 🎉 jaceylne ku laran yahay 😍 Ciid mubarak Asxbta🎉💖
@fardowsahassan541
@fardowsahassan541 7 жыл бұрын
heestan xasuus beey ii tahay😌😌 my first love he's died allow ku naxariiso🙇🙇
@malikadow7722
@malikadow7722 6 жыл бұрын
fardowsa hassan Aun 😢😢😢
@mohamedabdi6617
@mohamedabdi6617 6 жыл бұрын
Ameen
@amalabdullahi4646
@amalabdullahi4646 6 жыл бұрын
fardowsa hassan Amiin
@mohamedhassanosman8912
@mohamedhassanosman8912 6 жыл бұрын
aaamin allah yarxamah
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 5 жыл бұрын
😭😭😭
@indhauroon4291
@indhauroon4291 7 жыл бұрын
laaptan ku galilaa liptan la hoyanlaa sommaynu kala helin😍 my king xariiri 💕❤💕
@cabdiqani9104
@cabdiqani9104 3 жыл бұрын
Sida laigu kaaladhay
@indhauroon4291
@indhauroon4291 3 жыл бұрын
@@cabdiqani9104 👌
@cabdiraxman2484
@cabdiraxman2484 2 жыл бұрын
Soow maynu kala lumin weeye Huuno iga Giiji Bahasha.
@abdulkariemiman1916
@abdulkariemiman1916 2 жыл бұрын
Old is gold Still listening in 2022 Dadka dhan ma fahmi karaan except intey quseyso💔😪.
@xafsaabdimanaan2572
@xafsaabdimanaan2572 2 жыл бұрын
Alle ha unaxriisto iyaduna 3/7/2022 ayey dunidan macsalmysay qabriga alle ha u nuuriyo
@cilmiaxmed378
@cilmiaxmed378 6 жыл бұрын
Cidii Daawanaysaay 2018 Like Igu Qaboojiya Haddii ALLAH Kuu Idmahayo 😂😂
@lovelypretty6808
@lovelypretty6808 5 жыл бұрын
Cilmi Axmed 👍👍😂
@xasansantos3991
@xasansantos3991 5 жыл бұрын
Cilmi Axmed MahSanid allaah
@shahadmaxamedcalishahadmax3489
@shahadmaxamedcalishahadmax3489 5 жыл бұрын
Wlhi mucaashaqiintu way badan yihiin aniga kaliyaan ismodaaye jacaylku waa waxa kaliya e aan ku nool nahay
@mohammedjama3016
@mohammedjama3016 6 жыл бұрын
165 qof ee dislike hees dhahay aadka u macaan qalbi wax daremo maleh miya
@mrben9387
@mrben9387 4 жыл бұрын
Aqonba umalaha dislke
@hadalyargaflaaan3141
@hadalyargaflaaan3141 3 жыл бұрын
Mobile foror bay u haystaan malaha
@axmediid9149
@axmediid9149 9 ай бұрын
Ma kala garanayaan like and dislike
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 2 жыл бұрын
safia tusmo iyo ninkeda 120gela ah ka bixiyey wixi heestan kuso arkay like iska saar wayo arag tahay 10/11/2021 hargeisa😓😓
@najah140
@najah140 10 ай бұрын
Laabtaan ku galin libtaan la hoyaan lahaa so maynu Kala lumin💔🥹
@najah140
@najah140 6 ай бұрын
@@Dhabbar-xamar 👋
@cabdullahiciisexusenmaxame9158
@cabdullahiciisexusenmaxame9158 2 жыл бұрын
Allaha unaxariistee cawa ayey geeriyootay 2/7 / 2022
@najmaXamse-ne8rj
@najmaXamse-ne8rj 8 ай бұрын
Midba Midka kale la'anti ku lelelay dunide❤🖐🏿
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 3 ай бұрын
tantan yartaan tu ban ya ahey dumaar qasatan facyaasheytrooneey noocyadeey.iyaaaa familyyyyyyyyyy systems shaqsad nafsad yabacdina natiijoba cadceeddumaroo murwodumaroo samsameeeyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy yariiseey offcurseeeeeeeeeeeee 55555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555 anyweys familyy buuxo lakiin inti run ah tayo leh sax ah naturalyy aheeey xoriyad qiimoqayobadan , dumar waa yala yihiin inbadan layskuma dooqo soo dhaweystana inbadan EEEEEEEEEEEEEEEEEEEE famiklyyy soo imaw soo dhawoow qatraayey yartayarta weldooooooooooooooooooooooooooooown mudo nolow jiroojoogooo offcourseeeeeeeeeeeeeeeee
@ahmedharir5863
@ahmedharir5863 7 жыл бұрын
Wooow khadra alla yakhiliki wa halki somalidi hore Khadari dhiga cadbay kordhisa
@SaynabSaynabshucayb-um3yz
@SaynabSaynabshucayb-um3yz 2 ай бұрын
Sida laygu kaa ladhay hadad igu lamaan tahy 💔
@fardowsoxueeen5219
@fardowsoxueeen5219 4 жыл бұрын
heestaan dareenkeyga ka hadleysaa si bey itaabatay ax jeceyla😍2020'13july
@weezymoe2
@weezymoe2 11 жыл бұрын
Jacay wa guur aniga jacayl waxan daremay Markan guur saday nolal cusub ayan daremay
@kundiidahmed7615
@kundiidahmed7615 5 жыл бұрын
Ax fanaanadii jaceylka qadra daahir cige intii tagerto like isaara
@kundiidahmed5074
@kundiidahmed5074 4 жыл бұрын
✋👈
@ilwaadsiciid9174
@ilwaadsiciid9174 7 ай бұрын
RAXMAANKU HAW NAXARIISTEE KHADRA DAAHIR HEESA HEEDA MIDAAN UGU JECLAHAY WEEYAN TAN IYO MAALINKAAN BARTAY KAMA CAAJISO CAAWA MALAHA SADEX SAAC BAAN DHAGEYSANAYAA 11:40. /21/12/2023 HADAAD IGA DANBAYSO WAN IDIN SALAMAAYA😂❤
@stack150
@stack150 11 жыл бұрын
I listen to this when I want to relax, very peaceful music
@kinghassan1442
@kinghassan1442 4 жыл бұрын
Ax ax
@shuuriyecade1027
@shuuriyecade1027 2 ай бұрын
2024 tolow qof soo galay ma arki doonaa qoralka and 13 sano kedib❤😎
@salkamedia8936
@salkamedia8936 6 жыл бұрын
sidda laygu ka ladhay hadad igu lamantahay labtan ku galin laha libtan kugu heyn laha sow maynu kala lumin. yasalaam Hooyada jcylka Qadro Daahir Cigge.
@amirkagarisa4761
@amirkagarisa4761 4 жыл бұрын
Aniga caadi ban iska digay Waxay ahyd bishi july 2019 markan wayay midan adunka ka weheshan jiran ila waqtigan mahayo Mararka qar qof ku fahmayo maheleysid nasib daro
@najmamohamed4262
@najmamohamed4262 3 жыл бұрын
Pole pro wad heli qof ku fahma insha Allah
@amirkagarisa4761
@amirkagarisa4761 3 жыл бұрын
@@najmamohamed4262 Thanks qurux badaney
@abdirashidsaxardid2112
@abdirashidsaxardid2112 11 жыл бұрын
khadra daahir the best somali song walahi waa jecelahay heestan
@ahmedshaafi6550
@ahmedshaafi6550 3 жыл бұрын
Saw maynu kala lumin😔 Jaceylku sikasta oo uu qof idiin ka dhaxeeyo lama xukumi karo calafka
@jeneralsooyaal3447
@jeneralsooyaal3447 11 жыл бұрын
heestaan waxa ay i xasuusinaysaa waa aan truck driver ka ahaa inta u dhaxaysa Nairobi iyo Kampala markaasna aan ayada iyo caagayga kookada ah iyo gaangeetaha iyo jidka busiya ninki yaqaanbaa yaqaanee inkastoon hada ku nooleeyn halkaas hadana waa xasuus lama iloowaan ah
@hudawarsame5881
@hudawarsame5881 6 жыл бұрын
Jeneral Sooyaal mid aan waa soo raacay armaa aheyd
@cabdifitaaxwadani8875
@cabdifitaaxwadani8875 Жыл бұрын
Bilaash.looma dhihi hablaha fananada ugu cod macaan looguna jecel yahy khadea daahir allow ku naxriso cod degan kaban macaan codfasiix ah
@Karisma187
@Karisma187 5 жыл бұрын
2018 autumn over here , Habaryartay qaali wa legend 😍😍😍
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 5 жыл бұрын
Alaylehe waan ku mirqaamay heestan
@marwaahmed7200
@marwaahmed7200 2 жыл бұрын
Haben jimca so galaysa imtixan Ayan diyarin 6 اكتوبر
@indhauroon4291
@indhauroon4291 7 жыл бұрын
sida laygukaa laray hadad igu lamanthy laptan ku galinlaa libintan lahoyanlaa sowmaynu kala helin❤❤❤ my maan xariiri😍
@shukrimohamed222
@shukrimohamed222 6 жыл бұрын
Indha Uroon 💓💓💓💓💓
@abdullaahiadan447
@abdullaahiadan447 3 ай бұрын
Sow maynu kala lumin
@adanmadaxay9335
@adanmadaxay9335 7 жыл бұрын
heestani waxa ereyada lahaa allah yaaraxmu cali saleebaan bidde waa hees qaaliya oo aroosyada iyo jacaylk qusaysa
@shodhecumar7741
@shodhecumar7741 6 жыл бұрын
Adan Madaxay axmed saleebaan dheh
@shodhecumar7741
@shodhecumar7741 6 жыл бұрын
Axmed saleebaan oro
@maxamedxusen6339
@maxamedxusen6339 6 жыл бұрын
Shodhe Cumar sxb Cali iyo Axmed waxay ahaayeen laba walaalo ah oo Abwaanana ah Cali saleebaan bide wuu geeriyooday Allaha u naxariisto Axmed ayaa nool ilahay cimriga haw barakeeye marka sida ulla soco bro
@nickal2018
@nickal2018 3 жыл бұрын
Ooooffff caleek Khadra dahab cimriga Allah hakuu dheereeyo iyo caafimaad ba.. Sawtal raxma weeye codkeedu
@Nasiib724
@Nasiib724 2 жыл бұрын
Laabtan ku galinlaa ibintaan la hoyan laa sow maynu kala lumin 😭😭
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "ALLAY BADAY JACAYLKEE"
13:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 756 М.
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,3 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 56 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 885 М.
Khadra daahir ♥ ( SiDa Laama LowShaHa ) by F_Torres
6:50
Fernando Torres
Рет қаралды 853 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEES JACAYL AH KABAN AAD U MACAAN LABADII ISDOORTEE
10:12
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 214 М.
1 KHADRA DAAHIR HEESTA 12 JEER IGU SOO LIGLIGATAA WITH LYRICS   YouTube
10:21
Jaceylkii Markaan Yaraa (Lyrics) Khadra Daahir
6:59
VivaSomalia1
Рет қаралды 589 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
QAARAMI LYRICS
Рет қаралды 1,2 МЛН
SAHRA AXMED  MA NAXO JACAYL  BEST HEES WAAAAAW
8:17
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 2,7 МЛН
Khadra Daahir - Waa Bixiso Oday "Original"
9:54
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 208 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 5 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 16 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 8 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 791 М.