Caynba cayn

  Рет қаралды 33,810

LBchannel

LBchannel

Күн бұрын

Cabdiqaadir Yuusuf Bagaag
heestii Caynba cayn.
Waa codsigii Haweeya sland.

Пікірлер: 68
@CSeerbiya
@CSeerbiya 5 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto C/qaadir Yuusuf Bagaag maanta ayaan soo gabogabeeyey Taariikhdiisa oo aan muddo waday 18 january 2019 ayuu Xamar ku geeriyooday erayada C/qafaar Ciise Cagoole ayaa erayada alifay
@raagebader6737
@raagebader6737 5 жыл бұрын
Ala hawnaxariisto,, aadbad isugu hawshaa soo noolaynta fankii dahabiga ahaa ,waxaanadtahay wariyaha kaliya ee aan barnaamijyadiisa aad u daawado waxaanan ka helaa runtii taariikho aanan hore ogayn mahadsanid
@amh7737
@amh7737 5 жыл бұрын
Ustaad Serbia kumahad santahay dadaalkaga sii laba laab
@ahmedabdalla3992
@ahmedabdalla3992 5 жыл бұрын
Ustaad cumar seerbiya aad baan kuugu mahad naqayaa waxaa tahay qof isku hawla soo noolaynta fankeenii quruxda iyo farshaxanka badnaa e waxaan wllo kaa codsan lahaa erayada heestan caynba cayn hadaad helayso thankz
@abdulkadirismail9367
@abdulkadirismail9367 4 жыл бұрын
Cumar seerbiye please erayada oo quraal ah noo soo gudbi
@hamsamohamed7335
@hamsamohamed7335 4 жыл бұрын
Waa Erayadii Abwaan Abdiqafaar Ciise Cagoole Laxankii Fanaankii Weynaa Mohamed Mooge Iyo Codkii Fanaankii Weynaa Abdiqaadir Yuusuf Bagaag. Ilaahay Ha U Wada Naxariistoo Dhamaantoodba
@CSeerbiya
@CSeerbiya 3 жыл бұрын
Erayadii C/qafaar Ciise Cagoole 1973 iso Laxankii Maxamed Mooge Liibaan
@abdifatahhashi4942
@abdifatahhashi4942 5 жыл бұрын
Ilaahay ku naxariiso Abdiqadir Yusuf curiye bagaag ameen
@sahalcali4196
@sahalcali4196 5 жыл бұрын
Erayadii #Cabdiqafaar Laxankii AUN #Maxamed_Mooge Codkii AUN #Cabdiqadir_Bagaag
@haweeyasland7489
@haweeyasland7489 6 жыл бұрын
caseysimo daruur iyo caad iyo xayaabe , cood iyo nin maalaay, caydh iyo nin wayey, waagoo ku cadaadiyo casar diiq habeenaay.
@calawicaynaan1881
@calawicaynaan1881 4 жыл бұрын
Haweeya sland waan ku salaamey waxaan kugu xasuustey anoo dhageysanaya heesta
@haweeyasland7489
@haweeyasland7489 4 ай бұрын
@@calawicaynaan1881😅
@mubarakfahmi592
@mubarakfahmi592 3 жыл бұрын
Waxaan idinkasoo salaamayaa caynaba 25 ramadaan🤍
@haweeyasland7489
@haweeyasland7489 6 жыл бұрын
LBchannel walaalo thanks a lot sidaad codsigayga u tix galisay
@LBchannel
@LBchannel 6 жыл бұрын
Haweeya adigaa mudan walaal.
@abdullahimohamud97
@abdullahimohamud97 6 жыл бұрын
haweeya sland wlhi saan uraadiney hadaan helay heestan qiimo wyn ayey agdayda ka leedahay
@haweeyasland7489
@haweeyasland7489 6 жыл бұрын
cabdilaahi Mohamed dhageysi wacan walaalo, anba ismaan lahay heestan dib ayaad u maqlaysaa thanks to LBchannel wanigaa maqlay.
@siyaaraentertainment6973
@siyaaraentertainment6973 5 жыл бұрын
@@haweeyasland7489 ina adeer waaanku salaamay Waaa wiil ku nool kenya xiseeyana fanka sida gabaldaye miyaa tahay hadba gees u jesada waxaan kaa codsan lahaaa erayada hore oo qorala yacni siduu adunyada uga hadlayo ayado lyrics ah ayaan radshey wana wayey marka iga caafi inta hore ee adunyo waaayo waan jeclahay qofkii bena leyda adunyada ka shekeya mahadsanid huno jawab ayan ka sugaya
@haweeyasland7489
@haweeyasland7489 5 жыл бұрын
Siyaaroocali walaalo heesta aad sheegeyso Lyric ma wada hayo ee wiilasha LBchannel iyo Mudug boy weydiiso ayagaa heesaha laga codsadaa anigu dhageste sidaada oo kale ahay kkkkkk salaantana wan kaa qaaday
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 6 жыл бұрын
LBchannel aad ugu mahadsan tihiin sidaad mar walba ugu hiilisaan Fanka iyo Suugaanta soomaaliyeed, aad ayaad ugu mahadsan tihiin hawshaa aad umada u haysaan. Waxaan idinka Codsan lahaa inaad noo soo qortaan Erayada iyo Laxanka maansadan cida leh Mahadsanid
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
اللهم إرحمه واغفر له الفنان الراحل عبد القادريوسف بغاغ فنان من الزمن الجميل والفن الأصيل
@ismaeljama5869
@ismaeljama5869 6 жыл бұрын
heestan laxankeeda iyo muusigeeda aad bay ii cajabayeen. iyadoo lyrics ah haddaad helayso kaba sii wanaagsan.
@sahalcali4196
@sahalcali4196 5 жыл бұрын
Laxanka waxaa kuladhay AUN Hobolkii Maxamed Mooge
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 4 жыл бұрын
Music waxaa gacantiisa ula tagay alfanaan Axmed Cali Cigaal
@haweeyasland7489
@haweeyasland7489 6 жыл бұрын
heestan aadbaan u jeclahay
@LBchannel
@LBchannel 6 жыл бұрын
Enjot it sister.
@haweeyasland7489
@haweeyasland7489 6 жыл бұрын
thank you brother
@roblemaer4834
@roblemaer4834 6 жыл бұрын
Bagaag baa qaaday
@durguf3993
@durguf3993 5 жыл бұрын
Saaxiibayaal waxaydan war u Hayn ha qorinina heestan waxaa alifay abdulqaadir ciise cagoole, waxaa laxameeyay nin iminka canada jooga oo la yiraahdo cusman love oo bagaag iyo cagoole saaxiib ahaayeen
@badalcabi6312
@badalcabi6312 6 жыл бұрын
LB sxb kuwan kacosadey lama helo miyaa heesta maxamed jaamac joof oo ah diinkuba abardiyo kala dorey dogee iyo khadra daahir heesta ay qado oo ah garta wexsan waya arago wuu garan ama sidalamo walaah gurugoda logu wan qaley 2 magac beyledahay masuul sare ado raliya iraadi
@atamayste4593
@atamayste4593 5 жыл бұрын
Alle haw naxaristo Abdiqaadir yusuf bagaag waxa u aha afanan aad u codmacaan
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 4 жыл бұрын
Allayarxama janada allaha ha geeyo
@XuseenBaarri
@XuseenBaarri 7 жыл бұрын
Suldaan Qowdhan aniga dalabkaygii Jidka miyuu ku soo jiraa dhawr jeer ayaan wax dalbaday iyadoo codsigu xiran yahay iyo iyadoo furan yahaybee . Mahadsanid LBchannel
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
Baari Tv Sxb laba cisho ka hor ayaan codsigaagii soo bandhigay halkan guji ---->>>> kzbin.info/www/bejne/nHfKnJh-mbehnq8
@badalcabi6312
@badalcabi6312 6 жыл бұрын
codsikeyka ayaa dhexda ufadhi walayabe qowdhanow
@ayanlehabdikassimayanlehab2687
@ayanlehabdikassimayanlehab2687 6 жыл бұрын
Asc sxb waaxan kaa dalbanaya hesta ee magacegu yahay LASQOREY ee SHEY MIRE DACAR
@LBchannel
@LBchannel 6 жыл бұрын
Ayanleh heestaasi youtube way ku jirtaa halkan guji ---->>>> kzbin.info/www/bejne/fmqXo4eIjJdkiJI
@qalbiSOMALI
@qalbiSOMALI 4 жыл бұрын
innaba caadi maaha
@abdisalam4728
@abdisalam4728 5 жыл бұрын
Heestan waan ka waayay netka mahadsanid
@calawicaynaan1881
@calawicaynaan1881 5 жыл бұрын
Haweeya sland walaal aan kuu faa'ideeyee heestani waxaa laga sameeyey gabey uu lahaa sayid maxamed cle xasan una tiriyey mar ay majeerten geel ka qaaden gabeygaasna waxa la yidhaah kumanyaal kale cayna mahadsani..........
@haweeyasland7489
@haweeyasland7489 5 жыл бұрын
@calawi caynaan walaalo salaama kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk heestan dalabadayna maygaga daba timi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk meeshan youtube joogaba wad joogtaa kkkkkkkkkkkkk
@XuseenBaarri
@XuseenBaarri 7 жыл бұрын
Waan kaaga mahadcelinayaa sida qiimaha badan ee aad codsigayga iiga aqbashay mudane kun jeer mahadsanid .
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
Baari Tv Adigaa mudan sxb.
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
Asc xusen baari inte ku dambeysay
@amirhaji1567
@amirhaji1567 6 жыл бұрын
LB waxan ka codsanayaa Heesta sidi qabax Jwbtii heestii saxarlaay
@LBchannel
@LBchannel 6 жыл бұрын
Ciska halkan guji ---->>> kzbin.info/www/bejne/d2fNYaBslLyIgc0
@somalilandtoday7000
@somalilandtoday7000 5 жыл бұрын
Heestan maanta ayaan maqlay , ilaa AAN soo dajistyna waan sugi Kari waayay waa hees Qaaliya Alle ha u naxariisto fanaanka , cidkii maxamed mooge Ayaa Ka dhex dhadhamaya
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 5 жыл бұрын
Aarka Hargysa Laxanka ayuu laha MML Ebbaha weyn godka haw janneye.
@gacaloadan5245
@gacaloadan5245 4 жыл бұрын
Waliba qeybta hore ayuu saaid u siidaran
@kaabaali625
@kaabaali625 5 жыл бұрын
Rabi naxariisti jano haka warabiyo marxuumka
@abdifatahhashi4942
@abdifatahhashi4942 5 жыл бұрын
Ameen
@aamiiking3278
@aamiiking3278 5 жыл бұрын
Heestan waxaa midhaheeda le khadar aw cabdi askar laxanka waxaa saarey nuur yuusf cabdi laahi nuur hindi waxaa ku luuqeynaya xasan yuusuf cabdilaahi
@theqodax
@theqodax 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk
@abshircarab18
@abshircarab18 6 жыл бұрын
Sxb waxaan kaa codsanaa hees isla qaadaayan saado iyo qaline oola dhaho hadaa dhaayo lee dahay waxaan kale oo kaa codsanaa magool iyo salad darbi hees ey isla qaadan oo ah dalmar iyo deeqo sxp mahadsanid ha lugu arko waligey wax kaama codsanin labadan hees aan kaa codsadayne waa labo hees aan caadi eheen
@LBchannel
@LBchannel 6 жыл бұрын
Abshir carab sxb labada heesoodba youtube way ku jiraan. Heesta hore halkan guji ---->>>> kzbin.info/www/bejne/l3-5p2Ogh5KJpNE Heesta labaadna halkan guji ---->>>> kzbin.info/www/bejne/mX2yn3-JhLdlmJY
@abshircarab18
@abshircarab18 6 жыл бұрын
LBchannel thanks sxb
@abdirahmanahmed5907
@abdirahmanahmed5907 4 жыл бұрын
@@abshircarab18 sxbow heestaan caynba cayn ereyadeeda baan u baahnaa hadaad igu caawin kareyso. Guuleyso
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 7 жыл бұрын
caynba cayn IGA dheh tan aduunyada ah mahadsanid inadeer LB
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
dhalaankii SNM Adigaa mudan sxb.
@calawicaynaan1881
@calawicaynaan1881 5 жыл бұрын
Haweeya sland waad dookh wanaagsantahay
@haweeyasland7489
@haweeyasland7489 5 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk calawi thank's
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 4 жыл бұрын
Walaal mahadsanid
Garan wayday Taladii   Maandeeq
7:27
LBchannel
Рет қаралды 31 М.
GABAYGII CAYNBA CAYN EE ABWAAN AHMED SHEEKH CALI HEELAALE.
11:43
Qarri Jiqood
Рет қаралды 41 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 25 МЛН
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 10 МЛН
Weli daad ma kula tagay
6:01
LBchannel
Рет қаралды 34 М.
Abdikadir Bagaag Cayn Ba Cayn Somali Song
5:31
Somali Star One
Рет қаралды 1,6 М.
SIDA GEED CALEEN LOO  || TIJAABI CODKAADA
9:36
MUQTAAR OFFICIAL STUDIO
Рет қаралды 17 М.
ABWAAN INDHACADE GABAY AAD U MACAAN.
5:18
RAAD OGAAL
Рет қаралды 120 М.
Xwla dom sali 89
7:56
Korsh Ahmad
Рет қаралды 844 М.
Carro Edeg
7:50
kali Cumar - Topic
Рет қаралды 104
Durdur yahaw Rogmanayaa
8:56
LBchannel
Рет қаралды 483 М.
Cabdulqadir Yusuf Cisman Bagaag | Heestii Caynba Cayn
7:08
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 2,5 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 25 МЛН