Garan wayday Taladii Maandeeq

  Рет қаралды 31,940

LBchannel

LBchannel

Күн бұрын

Maandeeq

Пікірлер: 66
@abti232
@abti232 5 жыл бұрын
Eesh calaa hees. Faduma CABDILAAHI Kaahin (MAANDEEQ).. One of the best Somali singers and favourite of great master Xadraawi..
@abti232
@abti232 5 жыл бұрын
Mahadsanid inaad nalawadaagto heestan qiimaha badan..
@ciyaalgooladahorex3632
@ciyaalgooladahorex3632 6 жыл бұрын
Waar ninkani waa legend wlhi .heestii codkii ededaydey faadumo kind master ayaan maqlayaa
@xasancawaale3826
@xasancawaale3826 7 жыл бұрын
Ereyadii ciise warsame samatar dhancade. waa abwaanka heesta gufaaco ee tubeec sameeyay.waana reer berbera
@osmansufi4066
@osmansufi4066 5 жыл бұрын
Maaha dhancad reer berbera waa reer oowdeyne waa nin habaryoonis ah oo idereys ah wiil kaliya ayuu leeyahay oo maxamed la yidhaa ahaana dufcadii u danbeysey ee lafoole ka soo baxday 1990gii hadana london ayuu ku noolyahay sidaa ula soco
@MrLooyaan
@MrLooyaan 5 жыл бұрын
اطال ألله عمرك فاظمه عبدالله مانديق فنانه من الزمن الجميل والفن الأصيل
@jonasmk8231
@jonasmk8231 5 жыл бұрын
MrLooyaan 👍🏾
@cabdinaairxasan5007
@cabdinaairxasan5007 7 жыл бұрын
Heestaan waxaa lagu magacaabaa go.doon codkuna waa murayadi hobolada waabari faadumo c/laahi kaahin maandeeq
@sahrobilan6025
@sahrobilan6025 7 жыл бұрын
walaal heesta bilaabaneysa 12 iyo toban jeer baa ley lumiyoo e dhaheso idoo dhamestir maso geli kartàa adoo mahadsan
@mubarikmoumin9880
@mubarikmoumin9880 7 жыл бұрын
almaa Hassan
@Ahmed-ud1rh
@Ahmed-ud1rh 4 жыл бұрын
Sahro bilan: huino heeska bilowga hadda heshay nala wadaag.
@sahrobilan6025
@sahrobilan6025 4 жыл бұрын
@@Ahmed-ud1rh wall waxaa qaaday luul jaylaani waxana ka heleysaa masuul.com
@Ahmed-ud1rh
@Ahmed-ud1rh 4 жыл бұрын
@@sahrobilan6025 waan helay huuno maahdsanid waaba website wax kale ah😁❤❤sahro bilan fb ku aqaanayna inaad tahay wan rajeynayaa.
@sahrobilan6025
@sahrobilan6025 4 жыл бұрын
@@Ahmed-ud1rh haa
@ahmedabdi6200
@ahmedabdi6200 7 жыл бұрын
Aad iyo aad baan kuugu mahad celinayaa walaal hees aad agteyda qiime ku leh ayaad soo galisey thanks alot LBchannel
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
Somali Miracle Adigaa mudan sxb.
@mashaalaah7402
@mashaalaah7402 7 жыл бұрын
sidaad ii gashaan weli gacmo Naran la tagnahay talo iga guracantay ya salaam
@Heblaayodacar
@Heblaayodacar 6 жыл бұрын
Fadlan heestan aydun hordhaca uga dhigteen heesta Maandeeq, inoo soo geliya.
@shaaficecishqi8739
@shaaficecishqi8739 5 жыл бұрын
Taas ayaa inoo muhiim ah walee
@aweysabdi8265
@aweysabdi8265 6 жыл бұрын
Yaa qaaday heeskan mandeeq ka horeeya mugboy soo raadi wll
@korayekadiye3876
@korayekadiye3876 5 жыл бұрын
Waan kaaga mahad cilnayaa inaad soon heshay Heestii San heesaha maandeeq ugu jaclaa oo San idinka cosaday muddo hore haddana waxaan jeclaan lahaa Heesta guyaal caashaqii gudhnaa gaar ahaan asalkeedii ama orijinaal kii oo ay Ku luuqaynayeen. Magool iyo Xasan Aadan samatar. Waad mahadsantihiin
@elkunkhaliil
@elkunkhaliil 7 жыл бұрын
wll wxd soo gelisa heesta uu qaado cali maydhane ee guuguule
@abdulfatahhassan1008
@abdulfatahhassan1008 7 жыл бұрын
Walaal Qowdhan (masuulka LB CHANEL), walal garasho, aqoon, qadarin iyo waaya-aragnimo dheeraad leh isu darsaday. Waxaa kuu hayaa abaal iyo gallad aan fig iyo fiin lahayn. Mahadsanid walaal mcn.
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
Abdulfatah Ali adigaa aad iyo aad u mudan walaal.
@mubarikmoumin9880
@mubarikmoumin9880 7 жыл бұрын
heesta bilowga iisoo sheega ilmaderayaaal
@osmanabdulahi5384
@osmanabdulahi5384 7 жыл бұрын
Abdulfatah Ali sxbw heesta adigaa codsaay sx anigana wxn kaa codsana adiga heesta qoraalkeeda plz sxbw mahdsanid
@OmarAli-dv1is
@OmarAli-dv1is 5 жыл бұрын
Inaba caadi maaha أهه يازمن
@osmansufi4066
@osmansufi4066 5 жыл бұрын
Eesh calaa cod macaan
@Hamdamowlid5
@Hamdamowlid5 5 жыл бұрын
Heestan wan jclhy in badan bn daydayay thnkz
@MrLooyaan
@MrLooyaan 7 жыл бұрын
Markaa Gudin Ilaaheey Aanu Kugu Gargaarin Waxba Kuuma Gooysee Gacmahaa Ku Daalin . Erayadii Ciise Warsame Dhancade Codkii Mcnaa Faadumo Cabdullahi Maandeeeq .
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 6 жыл бұрын
MrLooyaan ma xaqiijin karaysaa inuu dacar leeyahay
@abwaanaaanshaaciye1074
@abwaanaaanshaaciye1074 6 жыл бұрын
Aad baan kuu salaamayaa marka hore sxb abaal wayna waan kuu hayaa Marka xiga waxaan kaa codsan lahaa heesaha kala ah Allahayoow nasiibkayga Nimco lagu hungoobiyo Haka dhigin naq baaqsaday Cabdi falaash baa qaada Haday maqashay dunidii Aduun baan ku doortee Dambi kale miyaan galay Heesahaasaan kaa codsanayaa wll Mahadsanid Fadlan ii tix gali
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 5 жыл бұрын
Dacar maaha walaal waa ciise warsame ciise dhan cade allah ha u naxariistee
@adamabdi6629
@adamabdi6629 5 жыл бұрын
MrLooyaan Waad mahad san tahay
@caaliyaquen1878
@caaliyaquen1878 5 жыл бұрын
maandeeq
@abdulkaderhassan
@abdulkaderhassan 7 жыл бұрын
heesta ugu horaysaa maaha maandeeq
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
abdulkader waa runtaa oo heesta koowaad maaha maandeeq ee heesaha aan soo bandhigo ayaa wata hees hordhac u ah.
@abdulkaderhassan
@abdulkaderhassan 7 жыл бұрын
LBchannel wan gartay saaxiib thanks
@abdulkaderhassan
@abdulkaderhassan 7 жыл бұрын
waxan kaa dalbanyaa adoo mahadsan saaxiib heesihii axmed mooge liibaan Allah ha u naxariistee album kii meel uu gacal ka dheeryahay qatar mahadsanid cabdiqaadir gurey xasan
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
abdulkader sxb ma garanayo album la yidhaahdo MEEL UU GACAL KA DHEERYAHAY. Xulka Axmed mooge Janalkayga way ku jiraan halkan guji ---->>>> kzbin.info/www/bejne/qV6qaHWmg9mlp5Y Hadaad doonayso hees gaar ah ii sheeg magaca heesta.
@akahiyebare4154
@akahiyebare4154 7 жыл бұрын
LB chanel sxp heestaan inbadan ayaan raadinaayey anigoo yar ayaan idaacad kamaqlay ila hadana waan raadinayey thanks in badan
@816isaak
@816isaak 7 жыл бұрын
MAHADSANID markasta qawdhan
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
isaak adigaa mudan sxb.
@abdikarimhassan3436
@abdikarimhassan3436 7 жыл бұрын
Ta 2 aad ayaa maandeeq ah
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
abdikarim Hassan waa sidaa sxb heesta labaad ayaa maandeeq ah.
@everythinghasareason5756
@everythinghasareason5756 7 жыл бұрын
codsigayga waxa u yahay inad iso gelisan hees ay qado { hibo nuura } oo lagu magacabo { muhasho }
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
Cali Online sxb heesaha qurbaha lagu sameeyo sooma bandhigo ee waxaan soo bandhigaa heesihii hore. Heestan aad codsatay qurbahaa lagu sameeyay oo waxay ku jirtaa albumkeedi RAXMAD.
@cabdiciisecajuun2317
@cabdiciisecajuun2317 7 жыл бұрын
LBchannel sxb waxaad tahay nin macquul ah walaahi sxb hadaad helayso hees ay qaado hibo maxaed hibo nuura aniga iisoo baadh waxkasta hakugu qaadatee waxaa layidhaahdaa hubsiimo halbaa lasiista waxay kabilaabantaa. halyeyga wadnaha hadhsadoow anigu kuu hanwaynee sxb bilaa caleeg heestaa iiraadi
@cabdiciisecajuun2317
@cabdiciisecajuun2317 7 жыл бұрын
LBchannel wallo heesta aannboqolka jeer kuwaydiiyey ee shankaroon maad ii wayday ee tidhaahdaa shalay oon lug goy iyo liibaanta manta kala laba ahaadee sxb bilaa caleeg heesta iiraadai boqoljeer baan kaa codsadee
@abwanarbe9825
@abwanarbe9825 5 жыл бұрын
Ax
@munaawil8735
@munaawil8735 5 жыл бұрын
arbew miyay kugu duxday
@hassanrashid6530
@hassanrashid6530 4 жыл бұрын
Heestan waxaa alifey alle ha u naxariistee ciise warsame samater 1962kii markiibana xamar waa laga masaafuriyey
@adanmadaxay9335
@adanmadaxay9335 6 жыл бұрын
Qawadhaw waxaan codsanayaa heestii iigu horaysay een radio hargeysa ka dhegaysto anigoo yar oo hudheel saabaanka u maydha berbera ilaacadii hudheelka ka dhegaysan jiray Oo maandeeq qaado waa heesta ereyadeeda ay ka mid yihiin Haween waa ma gartee Wakhtigaan haleeyey Inaan haatan doonaa miyey igu haboon tahay Oo aan filaayo inay ka mid ahayd heesihii is ciilkaanbiga isku darkii lixdankii 1964 ayey socotay
@LBchannel
@LBchannel 6 жыл бұрын
Adan Madaxay sxb anigu lixdameeyadii iyo todobaataneeyadii toona dunidaba maan joogin. Heestaa ma garanayo, laakiin haday iga soo hor baxdo waan kuugu tuuri.
@adanmadaxay9335
@adanmadaxay9335 6 жыл бұрын
LBchannel qawdhan adeer waad mahafsantey heestan godoon ayaba waxay ahayd 1967 sadaan filaayo heestaa aan codsanayana taariikh ayey iigu suntantay waa heestii iigu horaysay eem muusiga yaabay een idhi aar ma daasado ama qulux qulux ayaa la tumayaa waxan sanduuq yari ku hadlayaa waa maxay een berigii dabena beerta xoriyada is taagay wanbarka Heesta ereyadeeda ayaan kuu bayaaminayaaye waxa ka mida Hoodiyo ayaambuu I horkeenay khadaroo Anoon hubin wuxuu yahay Ayaan adimo moodee Haween waa ma gartee Wakhtigaan haleeyey Inaan haatan doonaa Miyey igu haboon tahay
@m.omarkw
@m.omarkw 7 жыл бұрын
wll heesta koobaad adoo raali ah wa mideee
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
محمد وحيد والكل عني بعيد Sxb heesta koowaad ee hordhaca ah waa Maxamed Yuusf iyo qof dumara oo aanan magaceeda garanayn. Heesta waxa la yidhgaahdaa taan u jiidh go'ayeey.
@inaugaaswarfaa3751
@inaugaaswarfaa3751 7 жыл бұрын
LBchannel luul jaylaani waaye qofta dumarta ah ee la qaadayso
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
Miss Bujuu Bajaa waad ku mahadsantahay in aad noo sheegto magaca qofkan dumarka ah ee aan magaceeda garan waayay.
@inaugaaswarfaa3751
@inaugaaswarfaa3751 7 жыл бұрын
***** Ada mudan walalkay
@shaaficecishqi8739
@shaaficecishqi8739 5 жыл бұрын
@@LBchannel sxb horta ku mahadsanid lawadaagista fankeenii quxoonaa . Sxb heesta aad hordhaca ka dhigtay waad haysaa sawmaaha iyadoo maxamed yuusuf la qaadayo gabadhaas .haday jawaabtu haa tahay soo dhig sxb ama iisoo dir thnks marlabaad
Xulka heesihii hore #6
25:31
LBchannel
Рет қаралды 18 М.
Xulka heesaha Sahra Axmed #2
14:11
LBchannel
Рет қаралды 70 М.
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 11 МЛН
Cidlaan Heehaabayaa
6:44
LBchannel
Рет қаралды 60 М.
Kuluc iyo Maandeeq
7:27
LBchannel
Рет қаралды 29 М.
SIDA GEED CALEEN LOO  || TIJAABI CODKAADA
9:36
MUQTAAR OFFICIAL STUDIO
Рет қаралды 17 М.
Cismaan Gacanlow (AUN) Ruuneey
7:04
VivaSomalia1
Рет қаралды 413 М.
Garan wayday taladii gacal iyo nasteexoo  AHN CISMAN GACAN LOOW
4:45
Walaalaha Hargeysa Media
Рет қаралды 6 М.
Mandeeq   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:04:37
ahmed nur adan
Рет қаралды 101 М.
Caynba cayn
7:22
LBchannel
Рет қаралды 33 М.
Igadaa Hantaaqada
8:35
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 656
Xulka Heesaha Magool #2
15:23
LBchannel
Рет қаралды 16 М.
тгк - hahalivars
0:48
HAHALIVARS
Рет қаралды 2,2 МЛН
Скажи «Папа»
0:37
Камышниковы
Рет қаралды 4,1 МЛН