Dhalinyaradayadu Ala Dhiiranaa

  Рет қаралды 27,751

LBchannel

LBchannel

Күн бұрын

Hees ka mida heesihii loogu soo halgamay Dalka Somaliland.

Пікірлер: 32
@malikibrahim4677
@malikibrahim4677 8 жыл бұрын
SNM for ever
@majeeddigaale3801
@majeeddigaale3801 5 жыл бұрын
Sharafta maanta aynu kunool nahay snm horseed uhayd , allow unaxariiso
@somaliland-geologicalconsu3612
@somaliland-geologicalconsu3612 8 жыл бұрын
Somaliland ha nolaato ala dhiiraanaa tolow kuwii ku dhintay maanta caruurtoode ma lao ogyahay xaladooda nololedbwaa .maya alow hogaan fiican no soo saar
@Xamda_botaan7
@Xamda_botaan7 7 жыл бұрын
I iam SNM soldier
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 8 жыл бұрын
Snm our heroes viva snm 4ever
@guuledjaamac5093
@guuledjaamac5093 5 жыл бұрын
Waa heesihii lagu guubaabinjiray dhaliyarada ururka dhadhaaqaaqa wadaniga somaliyee SNM markii iiguhoreysay eeaanmaqlo heestan waxay ahayd 08/08/1988 goobtuna waxay ahay tuulada sh.mooldhe oo markaa ahaa furinta hore ciidamada SNM fanaaniinta waan kaxasuusta Sahra Halgan iyo qaarkale oo badan
@fowsicumar1073
@fowsicumar1073 6 жыл бұрын
heestanaa cadaynaysa in ay ka gonayd gooni isu taag calan inay dhisaanbay ku dhaarsanyihiin
@Somaliilaqsol
@Somaliilaqsol 5 жыл бұрын
Calan inay dhisan ku dhaarsanyiin walle way dhiseen anaga inta dhiman waa in aan dhamaystirana
@averyj5446
@averyj5446 Жыл бұрын
SNM the heroes that will never be forgotten, Somaliland Stands because of SNM.
@Abdiano
@Abdiano 12 жыл бұрын
LB Channel waad Ku Mahadsantahay Heestan qaaliga, Maanta waxay Ku qotonta Malintii Hargeisa ay soo galeen Mujahidiintii SNM,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, Maxay Mayd dhigeen ama dhiiq qubeen alla dhiiiranaaaaaa
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 8 жыл бұрын
Lb channel salaan sare sxp waad ku mahadsanty sidaad taariikhda dalkeena iyo halgankii u soo bandhigtid
@shadiasharaf2065
@shadiasharaf2065 5 жыл бұрын
Ax wlhi wn ooyaya kuwa dhaxn iyo dhamac kulul wajiga u dhigaw nagu dheerida allh hawnaxaristo mujahidinta
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 5 ай бұрын
Whi waan xasuustaa, maxaan Dhaxan dhabarka iyo wejigaba u dhignay, oo hadana Cadceed gol-cas ah hadana Gelinka dambe wejiga u dhignay oo maalin dhan sidaa ku dhamaysanay! Ilaahayse waa na guuleeyey
@dhawrsancaqil9746
@dhawrsancaqil9746 7 жыл бұрын
LB CHANNEL fadlan wll adiga o mahadsanid noso geeli heesti ayku jiirtay Ninka dulcad joga daqiiqda xashaya Dalkisi lahaysto dameer wax ma dhamo please and please wll
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
Asma Uae walaal ma garanayo heestaa. Fanaanku waa kuma?
@dhawrsancaqil9746
@dhawrsancaqil9746 7 жыл бұрын
LBchannel wll walahi anigaba ma garanayo maha fanan qudha ee waa koxdan mujahiid ta u heesi jiirtay uun dhiib male hadi adan garanaynin wll kolaya waxay odhan jiiray Dhaliinyaraday dhaqajiiya Allahu wasalim wasalim callee xabibi muxamed caleehi salam thnkz indr aaad ayaan kaga mahad ceelinayna taariikhdeena aad so ururiinayso
@abdinoor2023
@abdinoor2023 Жыл бұрын
waxa ka mid Axmed diyaar faysal cumar rashid bulo xuseen cali kaahin c/naasir macalin caydiid cabdi falaash habuluna waa canab Diiriye Sahra cali xasn sahra halgan medshu waa baligubadle ayaa filayaa
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 5 жыл бұрын
Ax Ax Wlhi wan oyey ax dhiig ragban ku helay xoriyada
@ramlaali6331
@ramlaali6331 2 жыл бұрын
Idoorow hawiye iyo majeerteen baa dagaalamay idunka fulayo meelaha ka heeso baad eheedeen
@diamondnuura2047
@diamondnuura2047 6 жыл бұрын
Aduunyada sharaf inan ugu noolano snm sabab uh
@kurayxogle
@kurayxogle 8 жыл бұрын
dhamac iyo rasaas kuwa ka dhexgalay ala dhirana
@gawaadhioffiziell2696
@gawaadhioffiziell2696 12 жыл бұрын
salaan ka bacdi LB aad baan kuugu mahadcalinaynaa mar kasta sida aad iskaga xil saarto inaad heesaha taariikhigaaga aad u soo galiso waa mahadsantay ayaan ku leeyay sxb
@myzemgammer1107
@myzemgammer1107 Жыл бұрын
Iam snm dhigoodii😢
@maxamedmaxamuud5563
@maxamedmaxamuud5563 Жыл бұрын
LB chanel mahadsanid
@thesilencevevo9839
@thesilencevevo9839 3 жыл бұрын
cadowga dilla SNM
@xamseinacarte7643
@xamseinacarte7643 2 жыл бұрын
allah yaaa raxma raximiiin hanadadaydiiih
@issahak85
@issahak85 12 жыл бұрын
LB Channel,waxan u maleynaya inad tahay Qawdhan walal,sikastey haa ahatey , aad iyo aad ayan kaga mahad celinaya mahadsanid kun jeer saxiib waxaa tahay hero mar hadii aad tarikhdeniii ad xafiidey...
@abdiabyan7885
@abdiabyan7885 6 жыл бұрын
Qiiro yar oo aan fogayn ayay ahayd,, kuwii kudhintay ama ku dhaawacmay caruurtoodii ayaa ugu liita maanta.
@عبدالله-ه5ه9ك
@عبدالله-ه5ه9ك 6 жыл бұрын
Atleast they're free ee maxa kawanagsan inta bal isku eeg tii bariga iyo tan adiga ayey qiiro jaban kuhaysa oo aan waxba kawarhayn
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
Kkkkkkk oo yaa ku yidhi halganka lacag baa lagu doonaya dadka iimanka laga qaadayde adeer waxanu xoolo maaha ee gobanimo u dirir gaaja ku waashe
@abdinoor2023
@abdinoor2023 Жыл бұрын
inigaa aabay ku dhintay maanta waan shaqaysta alxamdullilaah kii igayaraa waa sarkaal waxaanu ku raaxaysanaa xoriyad mxaa naga maqan masha allah masha allah
Xulka heesihii hore #6
25:31
LBchannel
Рет қаралды 18 М.
БЕЛКА СЬЕЛА КОТЕНКА?#cat
00:13
Лайки Like
Рет қаралды 2,5 МЛН
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН
Snm iyo halgankii mujaahidiinta
6:04
daahir dalxiis
Рет қаралды 6 М.
HEESTA FOOCAAR
7:13
SLNTV SOMALILAND
Рет қаралды 71 М.
hees cusub oo loo sameyey snm.mpg
9:10
mohamed Abdi
Рет қаралды 1,4 МЛН
Xulka Heesaha Saynab Cige
12:05
LBchannel
Рет қаралды 9 М.
CABDI ADAN QAYS  HESTII DUNIDO AH JILAL
9:40
CABDIQAYS CHANNEl
Рет қаралды 30 М.
Sulfa #9
4:33
LBchannel
Рет қаралды 25 М.
Xulka heesaha CUMAR DHUULE CALI
40:28
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 86 М.
Sahra Halgan
6:25
LBchannel
Рет қаралды 28 М.
БЕЛКА СЬЕЛА КОТЕНКА?#cat
00:13
Лайки Like
Рет қаралды 2,5 МЛН