Legend legend Allah ku xafido my favorite singer ❤ al ostaad liibaan please give my warm greeting to her maama deeqa🙏
@ismaaciilcaaqil2894 жыл бұрын
aad io aaad walal dayax Wa sidaa deeqa ahmed runtii wa Fananad cod macan Fankana waxy ku jirtaa kuwa kartida leh ❤
@yaracasse88704 жыл бұрын
deeqa mana adigan miyey dhali karta doqonimadada wa waxa ad isla cadeysay futadana u ruxdo
@yaracasse88704 жыл бұрын
doqonkan ya umada meel ka fadhiisiya mama ku yeh hoyada tan an arkay maney ahayn ma deqo ba hoyada la eg dhoocil oo kale isku cadaysaye
@atisardias96224 жыл бұрын
@@yaracasse8870 wey dhali.karta waayo dayax wa 1996
@yaracasse88704 жыл бұрын
@@atisardias9622 sida uu isagu shegtay weyi sidas deeqana 96 di ma eynan aqoon 2004 ba la arkay so lagama yabo in ay ahayd 14 jir ama ka yar madama wadan dowlad leh ey kaso jedo
@Kabaraayfilms4 жыл бұрын
Fanaan Labba Maahan Boqoradi Codka Deeqa Ahmed Cod iyo Talent Qof Qalbi Wanaagsan Muuqaalka Quruxda badan Music Erayada Laxanka Lagama Sheekeen Karo Woooof Cleeeek
@hoddoahmed45064 жыл бұрын
Lyricsks So samee Aduu
@faadmaadde7893 жыл бұрын
yooyicg
@andregamming35364 жыл бұрын
Deeqa ahmed queen of voice War bal dadow like malmahan maba heline igu cimaamada 🖐❤️
@idilnouromaridilnour49464 жыл бұрын
Mashaallah qu'Allah te protège ma chanteuse preferé 🇩🇯🇩🇯🇩🇯Deka Ahmed ❤❤.
@queenbintiahmed1364 жыл бұрын
Song of the year hesta wey itabatay qof 3 years jecelahay igamaqan iduceeyo inuu alle iisahlo somaaliyeey ❤️🙏
@sihamhussen83364 жыл бұрын
Love her wallhy ha la iga gaadhsiyo waa fanaanad qaaliya, noloow deeqay ❤All the way from England 🇬🇧 she's legend
@maxamedmataan19703 жыл бұрын
Deeqo Axmed waxaa ay ka mid tahay fanaanta aad ka u kooban ee leh hibadii fanaanimo ee la hubay. Masha Allah fanaanadaydiiyeey waxaan kuu rajayn nolol wanaagsan iyo cimri dheer.
@Bintu-Mohamed504 жыл бұрын
Macha-Allah tabarakallah ilxun kuma aragto edo que dieu te protège contre toute l mauvaise œil inchaallah
@yaracasse88704 жыл бұрын
Codkan hadii ay lahaan lahayen 3 fanan oo somali ah horu mar baanu gaadhi lahayn Legend Deeqa Codkaga kama daalo ❤❤❤❤ Fanan wa deeqa inta kale baabah
@safiamahadshdahir51464 жыл бұрын
Some words r hard to me ...like: bashiraadee,...deqa has such a wonderful voice🥰🇸🇴❤🤛
@@salmaabdi5142 Asal ahaan waa ree Awdal wana samaroon lkn jibouti bay ku dhalatay
@rakiaibrahim43314 жыл бұрын
@@salmaabdi5142 wll waa rer borama
@najmazulayman5414 жыл бұрын
@@zakarieabdalle7158 wll mahan reer borama waa reer jabuuti asal ahaan hlkas ayeyna ku dhalatey
@JamacClmaraxmaan6 ай бұрын
Amaanta naga kala daa,😂😂😂😂
@AnfacD4 жыл бұрын
Masha Allah heestan caadi maaha Deeqa Ahmed si gooni ah ayaan ku jeclahay noolow , Liban Mahadsanid walal mu,alifka & mulaxamiistaba caadi maha waxaan aad ula dhacay musikiistaha.
@umumaxamedchannel86804 жыл бұрын
tan ma gabowdo fana kama dasho gabdhihi kayaryara aya katobad kenaya iyaduna wali way is walaqaysa ilahy haka madobeyo codka macana quranka ku xafid isha allah
@AnfacD Жыл бұрын
Masha Allah heestan waa hees meel buktay taabaneyso. Liibaan Jama Mahadsanid. Deeqa Ahmed waxaa tahay BADBAADIYAHA NOLOSHEYDA. Noolow Abaayo.
@anuushwacays48834 жыл бұрын
Inta ku garadaysatay deeqa gaydh oo heesta like ta iisara
@abeeromarguedi79334 жыл бұрын
The Queen 👸 Deka Ahmed love ❤️ you habo ❤️🇩🇯
@muktarnadifyousuf38074 жыл бұрын
Legend Deeqa Ahmed Geydh Waa Dhashii Adel Empire Somalia ❤❤❤❤🇸🇴❤❤❤❤
@khadraciise20444 жыл бұрын
Hhhhhh somali qabiil jeclaa what the fuck yaa ku warsaday qabiilkeda Adeer yaase rabo in uu barto cidee tahay just gabar somaliyeed in ee tahay aya naga badan ee isku shiix xolaha tahay wase
@yaracasse88704 жыл бұрын
xanuun baa ku haya
@sowdaahmed58654 жыл бұрын
Her voice is wonderful ❤ baxsanow ku doorto ku bogsaday agtaado boga io quluubta dareenkagu biyo dhigay ❤🥰 Erayo loo fikiray
@aswanosman27613 жыл бұрын
Wow edoo nice voix ❤❤ tu es notre prefere chanteuse 🇩🇯🇩🇯
@adoontiialle67814 жыл бұрын
Oraahdaada bilan baa rajo badan igalisee😒😔 Mi fav singer deeqo ahmed codkaaga io quruxdaada allha kuu barakeeyo🥰❤
@khadraciise20444 жыл бұрын
Deeqa gayr waxan heeseheda iyo codkeeda dhageesan jiray ilaa 2004 Anigo Berbera jogah Ayana ay Jabuuti jogto Codkeda macan idaacada jabouti aya laga so dayn jiray oo Berbera si clear ah loga dhagaysan jiray maxan xasuus galaa Markan maqlo Codkeda Fananad qaaliya wlhi Cod cajiib ah illhy siiyay alle cimriga ha udheereyo heesaha an xasuusaha ku galo waxa ka mid ah Afar iyo Tobnaad iyo Dayax So Aroor baxayeey Markii an ku eegaba Abshirow Ku mooda. Heestas wxa markale so qaaday sharadiyo sharaf oo barteeda dhigtay really waxa kale oo ka mid ahaa "Jcylkagay hayoo Habeen hurdo kama Seexdee dharartii ma har galoo Adaan kuu heelanahayey"iyo qaar kaloo badan Jcylka Adaa ibaray Adaa ibaroo igu beeray Hadana iga baanan waayay
Am from India 🇮🇳 and I like somali songs and i also have friends from Somalia 🇸🇴
@zamiiropretty63054 жыл бұрын
Thnkx
@abdiwaduudjamiiqe31424 жыл бұрын
iska ilaaaali yay Ku Xadin hhhh
@samiraabdi27952 жыл бұрын
Lol
@solekhashuwa2 жыл бұрын
We only love Indian Muslim no Hindu.
@khadraciise20444 жыл бұрын
Deeqa gayr waxan heeseheda iyo codkeeda dhageesan jiray ilaa 2004 Anigo Berbera jogah Ayana ay Jabuuti jogto Codkeda macan idaacada jabouti aya laga so dayn jiray oo Berbera si clear ah loga dhagaysan jiray maxan xasuus galaa Markan maqlo Codkeda Fananad qaaliya wlhi Cod cajiib ah illhy siiyay alle cimriga ha udheereyo heesaha an xasuusaha ku galo waxa ka mid ah Afar iyo Tobnaad iyo Dayax So Aroor baxayeey Markii an ku eegaba Abshirow Ku mooda. Heestas wxa markale so qaaday sharadiyo sharaf oo barteeda dhigtay really waxa kale oo ka mid ahaa "Jcylkagay hayoo Habeen hurdo kama Seexdee dharartii ma har galoo Adaan kuu heelanahayey"iyo qaar kaloo badan Jcylka Adaa ibaray Adaa ibaroo igu beeray Hadana iga baanan waayay
@baariabdulahi90384 жыл бұрын
Asali berbera
@abdilahiqaadi82994 жыл бұрын
Thanks sxb heeso mcn ban uga bartay fanaanada weliba qaarkood anan aqoonin sida ...jacayl ka ada ibarayo hadana iga baxay
@naftauroon48404 жыл бұрын
Jacaylkaagay hayooo waxaan ku arkay rooda maash ma deeqa lahayd
@@baariabdulahi9038 Haa wlhi reer Berbera Asal ah ayan ahey Berbera Coastal City noloshayda ma iLaawo Magalo Somali dagto Wxan ugu Jeclahay Berbera Xafadadaha Berbera Magacyadoda oo keliya Wax ka qurxon ma jiro an ku tiriyo Indian Line Turkey Village Barwaaqo Daaroole Biyo dhacay Umulaha Xiniyo-Dabadood Umulaha Daruuraha Burco sheikh Jaamalaaye Shidhka
@ayanlegure82 жыл бұрын
Ah waxan fadhi ku haya mafadhi ban kuheli mafadhi a hedba miseh i satag guledba ❤❤❤❤😂😂😂😂
@faizam5234 жыл бұрын
Boqorada codka masha Allah Deeqa Ahmed Geydh guuleyso qaali. Codka macaan Allah wuu kugu maneystey.👏👏👏💐🌻🎉💝👍❤
@Mahdi-wp9qb2 жыл бұрын
Dega hadal wey dhameyse maha hadaba hadhey on dhaxna mascha allah un bas😍😍😍😍😍
@sabriinaalteeso23974 жыл бұрын
10/11/2020 habeeen xasuus iga mudan iyo qof aan ku hamin jiray oo aaan hantiyay alhmdlllh🥰🥀💋
@ugaasadii7 ай бұрын
Waxan daremayaa jacayl aad u wayn runtii 🫂♥️♥️
@hothomoh4950 Жыл бұрын
Ilaa 2023 ayan dhageysanya boqorada codka😢❤👍
@JamacClmaraxmaan6 ай бұрын
😊
@momy14324 жыл бұрын
Wonderful voice legend deqa cod lagu raxaysan karo ❤❤
@ZAKIMOHAMEDfficial.87072 жыл бұрын
Boga iyo Quluubta Jacayl kagu biyo dhigay deeqa Ahmed. ❤❤2023.
@mudanehamse65274 жыл бұрын
Legend Liban Jama, erayo murti badan leh, laxankii macalin sakariye, Fanaanad cod tolmoon iyo music laba dhacaya, heestan HAA baan u hayaa 👍👍
@saamiyaxaaji83654 жыл бұрын
Deeqa taageero 100 qof aan u haayo tahay huno 🙏👏
@Njama9914 жыл бұрын
Deeqa Ahmed cod iyo style ayay isku darsatay mancha allah she is legend I just love her ♥️♥️♥️♥️♥️
@amirabukar29134 жыл бұрын
Fanaanadan Deka Gayd waxey u egtahay marwo Khadro Xeyd laga yaabe iney jiraan dad ila qaba Aragtidaas, lkn quruxdeda iyo fankeeda waa 🔥😍,
@luckmensmail48734 жыл бұрын
Intaanan Dawan Ban like iyo Comment ku horeysiiyay Deeqa Gaydh What A voice🔥😍 Liiban jama Also You Are Amazing🔥✌
@RelaxHold3 жыл бұрын
Deeqa Ahmed waa gabadha ugu codka macaan inta somaliga ku heesta ❤
@abdirahemomer51364 жыл бұрын
Liiban studio keep Going studio ugu horeeyay ee lagu xasiiyo qof nool
@saadiaabdillahi92624 жыл бұрын
Une vraie artiste qualifiée de tt les cotés...rien à dire😍😍
@abdiqanimohiadin65604 жыл бұрын
Kkkk🅰️🅰️🅰️❎❎❤️
@fahadhamud97364 жыл бұрын
Deeqa axmed gaydh xurmaan ku hayaa Liibaan jaamac gacan dahable keep going brother ❤️🙏
@sahalabdi27454 жыл бұрын
Legendno cuulus ayaad isku helay laxandi lengendki sanadihi dambe so caanbaxay Sakariye Kobciye, music c/wahab cantar naji, codki Deeqa gadh, soosaristi Liban studio caleek
@bilaneyacin69324 жыл бұрын
notre fierté 😘🤩🇩🇯
@khadrafarah90234 жыл бұрын
Mansha allah deeqa gaydh fanaanad cod tolmoon aan taageero ❤❤🌹🌹
reer jabuutina way ahay d, halaagada gabar ahaa ka badbaada faransiisku waxuba soo mareen abdi nuur alaale oo laftigiisu daboole ah wuu beec geyn jiray
@hamdahassan8834 жыл бұрын
Deeqa ahmed my favorites singer 🕊🥰
@xidigtaawdal64634 жыл бұрын
Masha Allah quruxey😘😘
@Mss-ruweyda3 жыл бұрын
hadmaan bayt xalaaliyo baro wada yagleelnaa🖐🏻
@saxaneofficial77284 жыл бұрын
Maasha alllah edaday deeqa allah codka ha kuu barakeeyo
@abdiyuАй бұрын
Fankaaga horaa good eh hada nej❤
@Sahalofficial2825 Жыл бұрын
Maama deeqa she has good talent and amazing voice may allah bless her ❤❤
@yusufguulofficial4 жыл бұрын
Deeqa Ahmed Gaydh inaba caadi maaha hadaa maqli jirteen fanaanad cod halaasi ah leh waatanoo kale walee raxmanku haku xafidi ina ader Liibaan Studio the one and only keep going bro
@nimcokaapa87714 жыл бұрын
Waxaasa hees ladhaha🥰😘😘😍
@hamseali29874 жыл бұрын
What a golden voice... another level
@selayahayaniga26774 жыл бұрын
FUTURE SINGER AND NOW SINGER
@fahmamohamedimaan8614 жыл бұрын
deeqa Ahmed masha Allah ilahey cod wu kusiyaay wlashey mcnto Alle hku xfido 🙏🏽🙏🏽🙏🏽. Aaad ayn ku jclhy ❤️❤️❤️😍💋💋. Liibaan jama wnku slamay Hormar wcn Ku Rajeyna 👏🏼👌🏽😍😍❤️❤️❤️. Deeqa Ahmed haleyku slamo plz🙏🏽🙏🏽Liibaaan jama
@New-generation44 жыл бұрын
Waaaa sida lasheegay haddaad adigoon show off ugu jirin Fanka Codkaaga isagaaba iskeenaya.
@hamdihassan63984 жыл бұрын
Deeqa ahmed geyd notre icône 🇩🇯
@Mustafe-dhahar4 жыл бұрын
Wanku wata super fanaanad
@maanobiibi4369 Жыл бұрын
The legand deeqa🎉❤
@ibraahimofficial60184 жыл бұрын
Iso boqda WALALAHEY allha idin sharfe
@alimdooh85394 жыл бұрын
Sida ku waad deeqa ahmed khabir ka Fanka....
@zalmaqueen42134 жыл бұрын
Deeqo ahmet gaydh waa gabadh reer jipouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯oo ciise
@janogashoamatalaah77643 ай бұрын
Waaa jabuutiyaan samaroona nah 😂😂
@abdiomar224 жыл бұрын
Abwan Saalim Xabadas Waalagah Hayah ❤👑🙏
@fardowzakhaliif86794 жыл бұрын
Wow masha allah mamo.deeqa solabasho wacan with makeup Maxiiseen jire intii igudambeese
@abdraheemawil54094 жыл бұрын
Wow fananad kaliye e ila yarantti dhagaysan jiray 😍💞💯
@Paradis_77 Жыл бұрын
Walahi waa queen 👑 💯
@rahmadaud36294 жыл бұрын
Abwaan saalim wanu ka hayna Go forward bro
@taysilouli97514 жыл бұрын
Nice song deka ahmed handuleh fanaan qaali ah nolow
@Sh-kj3qf3 жыл бұрын
Gapdhaha heesta gapdhan ujeclht deeqa ahmed❤🥰
@fitamiinoos4 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaw my legend deeqo boqorada codka noolow