EREYADII: IYO LAXANKII ALI HAYBE MUSIC BY: MAFTUUX CADCEED CODKII: MURSAL MUUSE DIRECTOR ,DESINGER : CABDI TANZANIA CAMERA BY: LIIBAAN JAMA EDDITING BY: LIIBAAN JAMA ACTING BY : MUNA
Wow hees shidan iga bro mursal iyo wlshy muna mora horay u soco acting is the best me from Ethiopia gaar ahaan magalada shinile....
@Fowzia6914 күн бұрын
Intaad aaminsan tahay in aad Ethiopian tahay adigoo Somali nolosha weligaa Somali kuma noqonaysid ee Ethiopia maxaa la dhaha Ogaden region baad degan tahay ama DDS oo shinile ka mid tahay goormaad Ethiopian noqotay?
@Xikmaawi7711 күн бұрын
@@Fowzia69 isagaa kaa saxan walaal, oo maaha qof been ku nool, wuxuu ku nool yahay xaqiiqada taalla deegaanka soomaalida oo ah inay yihiin soomaali Ethiopia ku nool oo wax la qaba 100-ka qoomiyadood ee dadkaas ilaahay ku wada uumay.
@mohamedsayidhassan44865 күн бұрын
@@Fowzia69afkaaga caano lagu qabay intaan odhanlahaa ayaad tiri...waa duul ku faanayaba cadawgooda Dhulku waa somalia dadkuna waa somali.
@Fowzia695 күн бұрын
@@mohamedsayidhassan4486 4 kun oo wiil oo somali ah 97% Ogaadeen ah ayaa ku dhimatay gobolkaasi Shiniile ee Sitti ilaa dir dawa iyo ilaa Ayshaca markaas ayuu ku leeyahay intuu qamriga Ethiopia ka dhergo ee sixirka ah Ethiopian baan ahay oo Goormuu Ethiopian noqday dhulkiisa somaliyeed ayuu Ethiopia siinayaa oo ingiriis ka dhigtay Reserve uu shidaalka hadhow Kala baxo oo Ethiopia u dhiibtaay yirina dadkaan Waa Somali ee dila oo dhulka ii haaya markaan Rabo ayaana u imane marka history maba yaqaano waxaan ee ha barto Taariikhda dhulkaaan xeerar ayuu lahaa gumaysi ayuu ku jiraa maaha dhul AMXAARO iyo Qashin leeyihiin waa dhul Somali dad Somali degan yihiin waana SHANTA ✋SOMALI EE Kala aha OGADEN REGION , SOMALILAND , SOMALIA 🇸🇴 NFD , DJIBOUTI 🇩🇯 mar dhowna waaba soo go’aysaa oo xabashi iyo qashinkeeda ALLAH ayaa naga jaraya oo SOMALI PLATE ayaa nala Oran mar dhow anagoo SHANTII✋SOMALI AH WELIBA qaar East AFRIKADA kale ah na soo raacayaan ALHAMDULILAAAH
Heestan waxa aan Dhagaysanayaa Cawa 2:04 pm Waxa aan 4 sano soo Dhiganayay jaamacad anoo shift ka shaqaynaya hotel ka mida hotelada Mogadishu kuna shaqaynaya shaqada waiternimo Waxa aan Dhameeyey jamacadii beri waxa aan Geli doona interview aan ku Geli doona shaqadii igu horaysay ee ka duwan shaqadii hore alla ha igu Guuleeyo idinkuna iso duceeya insha allah waxa aan rajaynaya in anoo shaqada helay aan kuso laban doono halkan insha allah dhalinyaro nolosha Runtii wax kasta oo noloshaada ka wax ka bedelaya waxaa ka sokeeya qodxo iyo rafaad badan
@armantube876613 күн бұрын
Guul bro i a 😭🫡
@warsamewarsame903512 күн бұрын
Illahey haaku fududeyo zxp
@nastedave984210 күн бұрын
I hope your interview went well gacal. Ku mahadsanid dhiirigelintaada aabow ku dhalye 🌹🥰🙏
@abdifatahibraahim97759 күн бұрын
@@nastedave9842 Waan helay shaqadii waana ku Guulaystay Mahadsanid ses 🙏🙈👸
@wiilgedo2776 күн бұрын
Legend wayaha garab siyeen hargeysan sxb ka u aheen asago riyadan u rumowday uu ku taamo ✍🏻🙏
@AbdirahmaanAbdulaahiNuune6 күн бұрын
Runtii Bishaaro Styl Qurux intaba❤🎉 Horyaalkii Hablahoo idil geenyo With best Song Xusuus🎉