siyaro kooban account recevable waa daynta lagu leeyahay qofka shakhsiga ah account payable waa daynta lagu leeyahay shirkada laftarkeeda
@ifraxhusseinifraxhussein4994 жыл бұрын
M a ustaad qeyr allha ku siyo ani hada ayan barta kisto wan ku wareray lkn waqti badan aya ku bixiye ugu danbeyn wa u dhaman raba alle mahada iska leh wx badan neh wan ka faidey alha kuku mabado wx ad ku faraxdo waqtiga no hurtay
@doolomer88734 жыл бұрын
Debit means left and credit means right.
@dearosman14 жыл бұрын
Masha allaah waad fiicantahay walaal I yar focus gareey sharxaada
@farhanhassan38294 жыл бұрын
Oct 31 deynta aad bixiney 68000 waye halka kalana waxa naga yaraadaay 6800 meshaa qalada ku jira total cash ku laabo ustaad thnks
@nashaadsardheeye55745 жыл бұрын
MaanshaAllah جزاك الله خيرا
@abdiazizibra29984 жыл бұрын
Maasha Allaah, halkaa ka wad mudane.
@zadikahmed9219 Жыл бұрын
Macalinku wuu fiicanyahay laakiin balaaqa male xaga sharaxaada waa lagaga fiicanyahay waayo qaabka uu u sharaxayo arday aan qaoon badan u lahayn waxan uu sharaxayo ma fahmi maro
@ibrahimcadehassan46052 жыл бұрын
masha allaha
@mowlidsheikh90664 жыл бұрын
Masha'Allah. Really amazing. I liked the way you explained. But I couldn't find some FA topics like manufacturing accounts, cash flow statements, company accounts, financial statement analysis and also depreciation accounts. Kindly where can I find those?.
@SETOCAcademy4 жыл бұрын
You can find in channle palylist specailly ACCOUNTING FOLDER
@apdulahimohamed46984 жыл бұрын
Wll Ahmed Allah ka Abaal mariyo sida aad noo cawinaysid
@LadnaCabdiraxmaan Жыл бұрын
Sida ay shaxdu u qorantay waa table account somaha macalin❤
@MahadSmartMedia3 ай бұрын
Waa Tabular Analysis ayaa layiraahdaa shaxdaan
@hodansiciid90993 жыл бұрын
♥️mashalh
@abukarsheekh24282 жыл бұрын
Asc wll waxaa rabaa barashada accounting da fadlan ila soo xariira xadad bixineysaa
@NiciimaAbdilahi5 жыл бұрын
Mnshalllh go forward wl Aqonyahan Ahmet Abdi Ahmet