LIBDHI MEYSID LAASCAANO: (Saado CALI)

  Рет қаралды 79,952

CALANKAmedia

CALANKAmedia

Күн бұрын

Waa hees ay fanaanada caanka ah ku muujineyso midnimada Somaliya

Пікірлер: 126
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle 8 ай бұрын
Libdhi meeysidee laascaanooy labo maaha wadankeenu 🇸🇴☝
@AnnoyedBanyanTree-zk7dj
@AnnoyedBanyanTree-zk7dj 9 ай бұрын
Am h j from burco my mum is dulbahanta and both my grandmothers I wish for a united Somalia we r one rip habo 😢
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Sscoow Guulasatee Amanda Balaadhiyaaaaaaaaa
@mohaabdi5755
@mohaabdi5755 Жыл бұрын
cwa laascanod waa xor hooyo qali saado😥😥😥💪💪💪💪🦁🦁🦁
@HankaSare
@HankaSare 14 жыл бұрын
Liicimeyside lixdankii joog, Libaax wuu iman libta qaadee!!! Libdhimeysid Laascaanood, Laba maaha wadankeenu!! What a great song!! afkaaga caano geel lagu qabay Saado.
@cashogeesod6135
@cashogeesod6135 Жыл бұрын
Guul🐎🤍💙
@ilbaxnimadasomalida6015
@ilbaxnimadasomalida6015 5 ай бұрын
14 sano kanhor ayaa comments qortay guusha masoo gaartay oo manooshahay
@washingtonlondon9634
@washingtonlondon9634 5 жыл бұрын
Viva queen of Somalia 🇸🇴 rest in peace my Allah grant you janna amiin I love lascanood.
@nadahandulla
@nadahandulla Жыл бұрын
“Liicimayside 60 sii joog libaax wuu iman libta qaaadee” omg what a ereyo maanta libaaaxii waaa yimid Godka lagu Janeeeeyey 😭🩵🩵🩵🩵🩵🩵🩵🩵🩵
@siciidodahir5640
@siciidodahir5640 Жыл бұрын
Caawo eedaday heesteeda iidaaran allah ha u naxariisto janatul firdaws allah ha geeyo
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢
@DeeqaKhadar-f4u
@DeeqaKhadar-f4u 3 ай бұрын
Shiidaalki halganka bay heestani aheyd cawa magaladeydji oo nabad ah ban is idhi bal ka wardoon heestan si xasuuso badan oo malmihii adka ay kuguso dhacan Alhamdullilah waxkasta ilahay kheyr hanogu dhameeyo mamo sado cali Allah janadii haka warabiyo
@VivaSomalia1
@VivaSomalia1 14 жыл бұрын
i'm from Moqdisho moqdisho ha noolato where you from represent your city. Somaliya ha noolaato
@oskaaden304
@oskaaden304 Жыл бұрын
I’m watching this 26/8 after the liberation of #Laascaano ❤️ still awake 5 O’clock 😍
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 Жыл бұрын
Boowe kama daalo ilahay maamo saado haunaxariisto ilaa subixii huunada la sifeeyey ban dhagaysan ❤❤❤ libdhi maysid laascanood ❤❤❤
@Am_abdalla
@Am_abdalla Жыл бұрын
Mabruuk saadoy laascood waa la xoreeyey ilaahow u naxariiso saado cali warsame
@fatushaphlspher924
@fatushaphlspher924 Жыл бұрын
Aaamin aaamin
@barlinhashi6752
@barlinhashi6752 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Rabi 🤲🤲🤲
@HoudenWagad
@HoudenWagad 2 ай бұрын
May Allah swc reward her the highest rank of Janatul firdowz😢❤❤❤❤
@maxamedbashiir6155
@maxamedbashiir6155 Ай бұрын
Soomaalidu qofka qiima leh ma qiimeeyaan saado cali warsame iyadoon dulmi umada soomaaliyeed diidaan ayaa loo xidhay ilaa aakhirkii ay u dhimatay ala yaa raxma ilaahay haw naxriisto iyada iyo intii dhimatay ee muslim ah
@NastexoYaasin-vy1qp
@NastexoYaasin-vy1qp Ай бұрын
ILAAHY ha unaxariisto insha ALLAH eedo qaali
@Maxamadjanan-ux2nl
@Maxamadjanan-ux2nl Жыл бұрын
ALLE YAA RAXMA RAAXIMIIN SAADO THEN LAAS CAANOOD WAY XOROOWDEY MAANTA.
@Shirwa50
@Shirwa50 14 жыл бұрын
Libaantooy ladnaatoy LIBDHI MEYSID LAASCAANO very cutchie and creative. I am obsessed with this song.
@zahramohamedraydabkhatumo3454
@zahramohamedraydabkhatumo3454 5 ай бұрын
Legend of a legend you left with unforgetable legacy manta lascanood SSC wa xor adana laha libinta saado Jana fardowsa ayan kugu ogay sacibadayda halganka ano garxajisa dariqaagi haya❤️❤️
@mrjamac
@mrjamac 14 жыл бұрын
im 4 from puntland viiva saado ali nolow
@Saanjo1
@Saanjo1 14 жыл бұрын
dhulbahante waa qabiilka maanta somalia ugu liiqo sidii falastiin iyo kurdii ayey dhagax tuur ku jiraaan
@Xaaaxi
@Xaaaxi 14 жыл бұрын
Alle ha shaafiyo saado cali fanaanad fiican ayay ahayde laakin waxii 2010 ka danbeeyey way xanuusatay... xanuun xaga maskaxda ah aya ku dhacay alle ha shaafiyo AAMIN DHAHA
@Awralla
@Awralla Жыл бұрын
Eedo macaan riyaadaadi wey rumowday SSC waa la aqoonsaday❤
@YahyeShariiF-n5w
@YahyeShariiF-n5w 6 ай бұрын
GuuL MarwaLpa WaxaN JecLaN LaHa iyaDa oo MaNta iNaLa FarzaN 💙🤍🐎
@mubarakabdullahishill6026
@mubarakabdullahishill6026 Жыл бұрын
Illahow unaxariso hooyo qali cawa laascaano wa xor
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Ай бұрын
Maansha Allah Laascaanood Idoor Wagaashe They're not coming Back
@anisa2028
@anisa2028 14 жыл бұрын
Walee Saadi caadi maha,, heestaan idoor baa ka dhawaqiisay,,, baaac baacdas ayey kaga yerisay walee,, qarna naxdin daradeed bay u dhintay,, waxan ku leyahay halkas ka waad,, anaa sacabkan ku tumayaa saado seyruqey,, noolooow,, nacabka iyo idoor daba cayun wuu jeebi,,ilaahay wixii jab kula raba iyaga haku rido iyo gabadhahooda gaadi jirey,,,
@washingtonlondon9634
@washingtonlondon9634 5 жыл бұрын
anisa2028 R I P saado ali warsame God is watching.
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 2 ай бұрын
Waa heestii dilkeeda soo dedejisey
@soojirefilms2163
@soojirefilms2163 2 ай бұрын
Ka waran manta faysal ma haynaa 13 ka dib
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 Жыл бұрын
Nabad Ku Naso fannaanad qaran.
@axyawadani
@axyawadani 14 жыл бұрын
Laba maaha wadankeenuye!^^^^viva Saada Cali. Sool iyo Sanaag is for one Somalia ,,, no to Somaliland ==Soomalidiidka u shaqaynaya amxaar donaya inuu wadankayaga kala gooyo.
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 2 ай бұрын
Afkeedii baa qaadey libaax wuu iman library qaadeee
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Aun mamo qaran sado runtey ka hadleysa lo dilay
@somdana1
@somdana1 14 жыл бұрын
SAADA Noolow!!! Ka naxow nafta waa, qudhunlaha xarrire iyo kooxdiisa buufisku ku dhacay, maskaxda ayaa foororta, maxaa wacay Hargaysa iyo Burcana waa u' heesaan, markay Lascaanood iyo buuhoodle maqlaanna hinaas daraadii ayay indhbeelaan. habar baase horay ugu dhimatay hinaasad taasoo kale ah
@xabiib11
@xabiib11 12 жыл бұрын
viva sado cali warsame noolow eedo isaaqland waa la wasa ii ha u joojiin halkas ka siiwad viva dhulbahantee iyo waliba harti iyo darood iyo mj iyo mr leelkase iyo warsangeli iyo
@20Qoslaaye
@20Qoslaaye 14 жыл бұрын
boytogdheer sxb maxa u caynee waa wadni laascaanoodna somalia ayee ka tirsantahay meshee ka timaaday waaye adinka qofkii idin rabin ma cayneysaaan isaaqlaand ma soconeyso sxb viva saado cali warsame
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 ай бұрын
My Dream Coming Treu I'm enjoying Laascaanood
@mubarakabdullahishill6026
@mubarakabdullahishill6026 Жыл бұрын
Tiktok baanka imi xage fariista somali maxamad
@farhiyahassan3648
@farhiyahassan3648 Жыл бұрын
We love you Sado 🇸🇴⭐️⭐️⭐️🇸🇴
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 3 жыл бұрын
Viva Soomaaliya
@bashiirbashka708
@bashiirbashka708 Жыл бұрын
Liiico meeyso laascanood
@samirmousejama1396
@samirmousejama1396 Жыл бұрын
Libdhi mayside lascanood
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 ай бұрын
Hay Biqin in Laascaanood
@maxamedbashiir6155
@maxamedbashiir6155 6 ай бұрын
Ala yaaraxma saado cali warsame waxay mudan tahay in taalo loo dhiso
@hudakaise3981
@hudakaise3981 Жыл бұрын
Viva Khaatumo
@mizzlaascanod
@mizzlaascanod 14 жыл бұрын
xaaxi SOMALIA MID SXB ISKA HUUBI LAND LAND IYO WAXAAS SHAQANIMAYANE TAKALE FANANDA SIDAA ADIGA OO KALE EE QABILKA MADAXA INTUU kA GALE HADANA CEEBTADA QABIILKU FANAYA MAHAN SAADO WAA MARWO KU FANYESA MAGAC SOMALIYEED ee xiishood walaal somaliland waa qabiil same like Dhulbahantee
@mrjamac
@mrjamac 14 жыл бұрын
saado nolow oo cadowgaa cagtaada hoostooda ka eeg
@mizzlaascanod
@mizzlaascanod 14 жыл бұрын
@Xaaaxi inadero walahi jahiiilnimoda somali xalka logu layahay ba ku haysaa qofka hadii xanuunka qabyalada madaxka galsheyna waxaba lama fahansiykaroo waa xanuunka dhiig karka oo kale lolz markaas inader walahi dacar baan ku haysaa is jafjaf ban Saado cali mahan qabyaladeysato waa everyone waa ogyahay qofka duqnka un ban ahay ogi
@VivaSomalia1
@VivaSomalia1 14 жыл бұрын
Okay guys enough of this qabiil nonsense we're ONE ethnic group ONE nation Somaliya from Hargeysa to Kismaayo, yet we keep dividing ourselves. no wonder our country is a mess, there's nothing wrong with having pride in where you from, but at the end of the day We're ALL Somalis. let's have PRIDE in that, let's learn to respect each others differences. Isha-ALLAH i pray that we all can find the courage to do that. I LOVE ALL MY SOMALIS EVERYWHERE.
@jannatulfirdawa
@jannatulfirdawa 12 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkk walahi waa naag rag ah ishcalaa saado rali
@Last_King2023
@Last_King2023 8 жыл бұрын
Lascanod is part of Somaliland will always be...Long live the Republic of Somaliland
@asiyajama9443
@asiyajama9443 Жыл бұрын
Today it is not 😁😁
@Last_King2023
@Last_King2023 Жыл бұрын
@@asiyajama9443 Are you drunk or stupid I don't know which one 🤣 Laascaanood will always be part SOMALILAND
@bashkanuurka
@bashkanuurka Жыл бұрын
​@@asiyajama9443kkkkkkkk Horta qofkaan manoolyahay tolaw
@Amalyasin
@Amalyasin 14 жыл бұрын
@Xaaaxi caacda jooji Say VIVA Somalia, We love Somalia
@somdana1
@somdana1 14 жыл бұрын
Alle Magane adaa aad ugu baahan xabsiga dadka waalan! Magacaana ba'. Garaad xume.
@garaadofficial9363
@garaadofficial9363 11 күн бұрын
Garaad xume Adigaa ah neefow
@omegat09
@omegat09 12 жыл бұрын
Viva Saado Cali....Somali forever
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 ай бұрын
Get my Ward I Told You Before Anyway My Dream Coming Tue
@Fandhaal1
@Fandhaal1 Жыл бұрын
September 6 2023 ❤
@nimoali9964
@nimoali9964 12 жыл бұрын
i luuuvvvvvvv u edo macaan
@jannatulfirdawa
@jannatulfirdawa 12 жыл бұрын
ha noolato saado cali
@Xaaaxi
@Xaaaxi 14 жыл бұрын
HEESTA MUNAAFAQADA IYO CAADIFADA SANADKA. Naagtan caadifad qabiil aya haysa ee Laascanood Dhulbahante aya iska leh waana Gobol Somaliland ah ee Calanka iyo Naagtan NAC-NAC Leh.... Somaliland Yaan lagu mashquulin VIVA DHULBAHANTE VIVA SOMALILAND
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 ай бұрын
I Got My Gaol I'm In Laascaanood Free Iidoor Wagaashe
@mrjamac
@mrjamac 14 жыл бұрын
@YEELKEED sxb caay wax ma tarto teeda sxb waxaa lagu jiraa bishii qeyrka badneyd e ramadaan mise nin yahow adi waxaa tahay qoloyinka laga cafiyey inay somaan sxb waa maxay waxaan oo cay ah iyo xumaan ah bal isku yaroo xishood adeerna waan ku ahay markaa ila hadlaysid adeer i dheh ama seydi
@Blodpuddingsuger
@Blodpuddingsuger 14 жыл бұрын
Cool song... I've got no idea what language this is, though... Can someone tell me? I'm kind off stupid.
@nimcocali
@nimcocali 14 жыл бұрын
Oo horta naagtani cid walaba moow heesay. oo ma ka soo hor jeesanay dowladiii siyaad barena way u heesi jirtee. yaab.Walee saado sanaka waad ceboowday mar hadii aad Somaliland afka la soo gashay.
@Bakayle22
@Bakayle22 14 жыл бұрын
saado wey cod macaantee lkn anigu maan fahmin meel ay haysato marna dalka ay ka dhalatay ayey caayeysaa marna way ammaanaysaa waa yaab
@casoowe100
@casoowe100 14 жыл бұрын
@Xaaaxi imisa fanaan oo isaaqa ayaa u heesay oo waliba qabyalad uheesay maxay sado kaga duwantahay ahaday uheestay mashay katimi oo ay ku muujisay midnimada somaliya. tankale walaahay inaan idinku dhex milmo waxaan kanecebahay majirto markaan arkay xumaanta iyo qabyalada aad u burburiseen dowladii somaliyeed ee xejiso oo wax noqo maxaad isugu kaya qoraysaa kumarabno diidnay indhaadakidaa
@saladka
@saladka 14 жыл бұрын
soomaaliyey isaaaqu maxey gabdhaha u caayaan miyaayneyn xishoon walee dadku isku dhaqan maaha , waxyaabo laga xishoodo ayaa jira waa hadii caqligu shaqeynaayo
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle 8 ай бұрын
Waa mida 2024 eey wadaan subxanallah after 13 years
@BuulCaws
@BuulCaws 14 жыл бұрын
Ala dadkan meesha isugu yimi cay badanaa ma waxa laga soo ururiyaya suuqa, Dhamaantiin waxaa tihiin isma dhaanto iyo dhasheed.
@Nazztexxo
@Nazztexxo 14 жыл бұрын
viva SSC Darwiishland
@mizzlaascanod
@mizzlaascanod 14 жыл бұрын
@nimcocali MAYA becz she is know weligin inaad qablayada ka shaqaysaan takale fanan weligis buu magaLo uu heesi jirey but not qabiil SAADO LAASCANOD HADEy uu heestey xasuusnow DHULBAHANTE OR DAAROOD UMEYSAN HEESIN
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Sscoow Laascaanood waa Xor Shacabka Sscoow Idoorwagasha U Diyaar Garooba
@mizzlaascanod
@mizzlaascanod 14 жыл бұрын
@Xaaaxi takale S/landka aad isheegeyso waxaay ka mid ahay Saado fanandi igu horesey ee tiyatarka isla taagta heeso enti ah oo tagereta shacabka ISAAQ qaybi mucaradka ah maxay ula jeeday ma isaaq ba? waa maya maxay inaderked uu aman wayday Siyaad Bare?
@BuulCaws
@BuulCaws 14 жыл бұрын
waar horta dadka Somalida ah mid baa weli ka qaldan,aniga oo Somalilander ah waxaan aaminsanahy in Saado cali xaq u leedahay fikradeeda hadii ay hees u qaaday meesha beesheedu ka soo jeedona haba yaraatee wax qalad ah oo ay samaysay ma jirto, laakiin innagu reer somaliland shacab iyo dowladba ma dictator ayaynyu wada noqonaa?
@kiraama200
@kiraama200 14 жыл бұрын
WAAD TAHAY SAADO BAROORTA ISKA DAA LAASCAANOOD GACAN ISAAQBAY GASHAY KANABIXI MAYSO WALIGEED BAROORTA JOOJI DADKAAGA DHINAC KARAAC
@hamidfarah9390
@hamidfarah9390 Жыл бұрын
Tolow maanta xaggaad joogtaaab😂😂😂😂 laascanod gacante bay ku jirtaa awalna horgalladayadaa naguso kiinndhisay maantana idin erinay
@Shirwa50
@Shirwa50 14 жыл бұрын
@amaal2008 I am sorry abayo if you find that offensive. 40% of Dulbahante are with Somaliland, and the other 60% are against them. I am sorry but I estimated on the percentages. Who is Cabdi Nuur Alaale?
@BuulCaws
@BuulCaws 14 жыл бұрын
@Xaaaxi Walaahi in aanan meelna kasoo gelin Dhulbahante hadii aan kasoo gelulahaana waa dad somaliyeed oo weliba ay dadka Isaaqa ah ay wiil iyo abti yihiin,laakiin anigu waxaan necebahay waxa negative ah fakrradayduna waxay ku salaysan tahay positive marka laga reebo music ga oo aan dhaliilo ku Keybourd ka qaraaca ee isku sheega macalimiin.
@Xaaaxi
@Xaaaxi 14 жыл бұрын
Website ka Calanka la yidha waxa uu ku caan baxay beenta iyo BOROBAGANDADA Imikana waxa uu laso baxay Munaafadba wallahay goorta ay al shabaab qoorta idin qabanaysa ma foga
@Xaaaxi
@Xaaaxi 14 жыл бұрын
@Duqsi Sxb malaha reerka xidid ayaad la tahee.. mid ayaan adiga iyo saado iyo dhulbahanteba idin odhan laha ''OODI AB KA DHAWÄ''
@Shirwa50
@Shirwa50 14 жыл бұрын
@amaal2008 They are Somali people.
@somdana1
@somdana1 14 жыл бұрын
@Xaaaxi Saado Cali fanaanad fiican oo sharaf leh bay ahayd Saado Cali fanaadan fiican oo sharaf leh weeye. Saado Cali fanaanad fiican oo sharaf leh ayey weligeed ahaan. Adna qudhunle maangaab kaa ayaad weligaa ahayd. Sidaa baadna weliga ku sugnaan!
@yunisdr2802
@yunisdr2802 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭🤲
@nimcocali
@nimcocali 14 жыл бұрын
Habaryartay saado cali wejigii bay iska dishay. Fananad somalieed bay ahayd in ay waxaa gasho may ahayn qabiil iyo siyaasad ba kuma haboona fananka. Shame on you sado cali.
@Shirwa50
@Shirwa50 14 жыл бұрын
Please don't insult the Isaq ethnicity and heritage. In case you didn't know Khat/Jaad or Qaad is similar to Viagra. I wish all the best for Somaliland, and when it comes to my cousins Dulbahante its their fault by not standing as one nation the way they should be. Allah is protect of all Somali Muslims. I wish/pray for Dulbahante to lead their ancestors legacy.
@Xaaaxi
@Xaaaxi 14 жыл бұрын
@somdana1 Ila waligeen ayayn is lahayn inagu waynaan is lahaan doona... Marka Yaan laaca aanad gaadhayn iskeen nacsiin Isaaq iyo Dhulbahante waa dad wallaal ah oo aan meela kala tagayn... Waxaad iga helaysana walle Harti iyo Hawiye toona kuuma hayaan! lol SO CALM DOWN
@KINGZ44four
@KINGZ44four 11 жыл бұрын
Heestan wa calacaal lol
@Xaaaxi
@Xaaaxi 14 жыл бұрын
HEESTA MUNAAFAQADA IYO QABYAALADA EE SANADKA 2010-KA Waxa ku gulaysatay SAADO CALI COD XUN..HEHEHEHEHEHEHE
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 Жыл бұрын
Kir
@mizzlaascanod
@mizzlaascanod 14 жыл бұрын
@Xaaaxi hadii aay tahay qablaydeyatoo oo aay xasiidadtahay tas waxaa ku cadeynkara muwadaniyaa inaay tahay takale waxaad ledahay laascanod waxay ku jirtay S/land sxb tasna tariiqda ka soo baroo ban ku dhahay G/Sool,cayn iyo SANAG ama SSC waxay ka mid ahay gobaladii diidey saxexiiy United Kingdom ee isku magacabka S/land
@mizzlaascanod
@mizzlaascanod 14 жыл бұрын
@nimcocali NASABNIMODA WAA LO DHALHA WANA SHAAY MUHIM AAH XARAGO BAA LAGU DHIIIIIIIIINTA INABTIYO lolz
@Xaaaxi
@Xaaaxi 14 жыл бұрын
@Allbanadir Soomaalinimadii ma waxa uu soo galay laascanood... mala al shabaab markii la dhaqaajin kari waayay aya qaran soomaliyeed lascanood laga baadhaya..kkkkkkkkkkkkk
@mizzlaascanod
@mizzlaascanod 14 жыл бұрын
@nimcocali anigo aan ku cayin oo ilalinaya sharfta iyo qimaha reer LAASCAANOD waxaan ku wayninaya meeqo fanan oo ka soo jeeda belaha somalididka isaaq ayaa ku heesa magac qabiil iyo oo ku gubabiya dadkoda xuumaha iyo wax dadka walalha aah ee somaliyeed kala foogeynaya ? maxaay uu ceebobi wayn BEELAHA ISAAQOW IDINKO AAN LAASKA SOO QABAN MIYAD AKHIROTAGYSAn Saado maxaay kuwas uu cayey waydey !?
@kanzagelinbacayn
@kanzagelinbacayn Жыл бұрын
SSC, Now (2023) or Never.
@Xaaaxi
@Xaaaxi 14 жыл бұрын
NO MORE SSC AFTER THE ELECTION DAY, Ninkii Siyaad bare dalka ka saaray aya Somaliland Qabsanaya... Bal waa meesha Aaad gashaan Reer SSC-Yow. Waxaan ka wada Nimanka Argagixisada ah ee isku magacaabay SSC
@BuulCaws
@BuulCaws 14 жыл бұрын
@Xaaaxi Inaguba walaal wadankeena wanyu amaanaa imisa heesood hargeysa amaanaya ayaa jira, hargeysi waa magaalada dhulka somaliyi degto ugu amaanta badan leh umada kale somaliyeed kama xanaaqaan marka aynu hargeysa amaano, maxaa saado loogu nacayaa! takale anigu saado wax yaabo aan kaga soo horjeedo ayaa jira sida in ay difaacdo cali samater oo dhiigii dadka qaba taasna aad ayay ugu qaldan tahay.
@hajiali5480
@hajiali5480 10 жыл бұрын
Born and raised in Laascaanood will always be a part of Somaliland...
@labdirizak8837
@labdirizak8837 10 жыл бұрын
correction* lasacnod is and always was apart of khaatumo /S.S.C ... We don't want or even like you. LEAVE ERA👏
@Last_King2023
@Last_King2023 8 жыл бұрын
+L Abdirizak Get your shit straight boy Laascanod is Part of Somaliland we will always be love it or hate it..
@londonsred2380
@londonsred2380 5 жыл бұрын
Fuck off idoor lascanood belong to us
@nadahandulla
@nadahandulla Жыл бұрын
What about these dayssss 😭😂😂😂😂😂😂😂😂
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle 8 ай бұрын
😭😭 25 August 😅​@@nadahandulla
@nimcocali
@nimcocali 14 жыл бұрын
@mizzlaascanood habar yartay baad tahay dee waa in aan ku ix tiraamo. Lakiin sado cali sharfteedi ay ku lahayd rer somaliland bay iska qaaday. Hadii ay qabiil iyo siyaasad gashayna way ceeboowday. Hadeerna cool down anigu qabyalad iyo cay toona uma jeedo. Just rayigayga uun baan dhiibtee.
@afbile
@afbile 14 жыл бұрын
Laascaanood af libaax ayey ku jirta..dadkaaga dhinac ka raac...haddii kale...deris lama ilaawaan ah..kkkkk
@soojirefilms2163
@soojirefilms2163 2 ай бұрын
Hada ka waran bisad ma tahay
@Xaaaxi
@Xaaaxi 14 жыл бұрын
@Duqsi Baroortu ceesanta ka wayn!... Saado haday u heesayso meesha beeshedu dagto... Maxa u diiday qaab taakulayn ah ama horumarina inay ugu heesto Ee Dhulka Somaliland dad aan lahayn ugu Riixaysa? Ta labaad fikradeeda waa u xor laakin kala qaybinta dhulka iyo jiritaan diidka Somaliland Xaq uma laha... Diktatoor-na maahe waa OBLIGATIONS
@Amalyasin
@Amalyasin 14 жыл бұрын
@Xaaaxi You see your getting cudur layidhaahdo Buufis qaldaamadyahey. Meel inaga fadhiiso oo heesta wacan dhegeeso.....somaliland maxey tahey so somali maaha naagta nacnac badanaa
@Xaaaxi
@Xaaaxi 14 жыл бұрын
@mizzlaascanod Ta labaad 1960 Somaliland markay koonfur raacday Laascanood waxay ka mid ahayd Somaliland... Maanta Haday go'ayso iyo hadi maalinta la helo dawlad Soomaaliyeed Oo dhex-dhexaada Somalia dib loo laacayo.. LAASCANOOD somaliland ayay Wax la qabta... Ta sadexxaad Inay munaafaqad tahay waxa cadaynaysa ''LIBDHI MEYSID LAASCAANO'' Somaliland ma ISRAIL BA MIYAANAY DAD SOMALI AH AHAYN OO WALIBA TAARIKHDA SOOMALIYEED BAAL DAHABA KAGA JIRA Imikana aanay ka gali karin???
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,2 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Yaa Kuu Warrama. (feat. Saado Cali Warsame)
8:58
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 11 М.
Hees Cusub Saado Cali Warsame: Heesta Boosaaso
8:31
TaleexMediaTV
Рет қаралды 239 М.
SAADO CALI WARSAME HEESTII AFGARAD (QARAAMI KABAN)
9:56
INDHAHA BULSHADA
Рет қаралды 437 М.
Libdhi Maysid Laascaanood- Iyo Saado Cali Warsam
11:00
buuloxuubey
Рет қаралды 184 М.
Beerkaad Liga Taalaa
10:35
Release - Topic
Рет қаралды 2,8 М.
Saado Cali Warsame - Kolleey Anigoo Ku Jecel (Hees Kaban)
8:30
Saado Cali Warsame  Ahun l  Naftayda ku Jiraban
8:35
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,2 МЛН
Liibaan Maleh Aduunoo
9:32
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 8 М.
Afgrad
12:05
Release - Topic
Рет қаралды 1,5 М.
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,2 МЛН