Libdhi Maysid Laascaanood- Iyo Saado Cali Warsam

  Рет қаралды 183,730

buuloxuubey

buuloxuubey

Күн бұрын

Lipdhi Maysid Laascaanood- Iyo Saado Cali Warsam

Пікірлер: 543
@maliboy7467
@maliboy7467 Жыл бұрын
LAASCAANOD Xoroowday Mamo SAADO CALI😭😭❤️❤️❤️❤️ 06.02.2023 ilahay HAKU NAXARIISO 🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿❤️❤️❤️❤️
@khadarfaarax6402
@khadarfaarax6402 Жыл бұрын
Allahu Akbar
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 11 ай бұрын
Aaamin aaamin in bdn dhulbahante way la hadashay habo saado C-warsame AUN 😢
@rashid252romali2
@rashid252romali2 Жыл бұрын
Caawa laascaanood waa xor janaury 5 Like saar.
@Azad_2004
@Azad_2004 Жыл бұрын
Hooyo mcn Lascanood Maanta waa xor Dhulbahantena wuu is racay Ficnan lahayda inaad maanta nolatoh😭❤️ Ilahy haku naxariisto mamo❤️ Inti iga dambeysah liketa haila dhafinah❤️✅️
@ssctransportllc1198
@ssctransportllc1198 Жыл бұрын
Aad iyo Aad inader guul Insha Allah
@aynabdj4280
@aynabdj4280 Жыл бұрын
Message kaga waan dareemey Walaahi si dacadaad ula hadashey
@FaaraxdiiriyeDhadhanshe
@FaaraxdiiriyeDhadhanshe Жыл бұрын
Walahay waa run is raac dhulbahante maantana oog buu jooga weliba xoog iyo khasab ban ku saarnay cadowgii SNM anagoon baryin, maanta caynaba layga baryaya . BAL DAYAAY AYAAMUHU , ISKU DARAJO MAAHE.
@mohamedisma4156
@mohamedisma4156 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢
@salmanpalle1632
@salmanpalle1632 3 жыл бұрын
Gobtu waa liicdaa ee majabto halyeeyadii Soomaaliyeed Dhulbahante daraawiishtii Sayidka guuleeysta love from Majeerteen
@fatimasancad7695
@fatimasancad7695 2 жыл бұрын
Gobanimo mj , dhiiga iyo dhuuxa ❤️
@salmanpalle1632
@salmanpalle1632 2 жыл бұрын
@@fatimasancad7695 mahadsanid ina adeer
@amalhirsi750
@amalhirsi750 Жыл бұрын
Lasscaanood is free 25/08/ 2023 🎉🎉❤❤
@FaaraxdiiriyeDhadhanshe
@FaaraxdiiriyeDhadhanshe Жыл бұрын
@salmanpalle indr ilaa oog wa haystaa mansha allah wadankuna waa xor.
@FaaraxdiiriyeDhadhanshe
@FaaraxdiiriyeDhadhanshe Жыл бұрын
​@@salmanpalle1632maanta xaalku waa see ilaa og soo ma haysto anoo harti ah , nin bilaa tol ah baa calaacala ma la gumaysta viva harti.
@ahmedabdiisse7512
@ahmedabdiisse7512 Жыл бұрын
The most brave star Somali singer-Sado Ali Warsame.Sado Ali songs reflect the desire of Somali nation be free from oppressors and secessionists.
@mohamednoor9954
@mohamednoor9954 Жыл бұрын
Maanta waa 09-02-2023 oo waxaa xasuustay heestan anoo ah laandheere Reer Qaasim ah oo jooga macag, degmada laasqoray, alle ha u naxariisto Shahiida Saado ❤️🇸🇴
@ahmedaamiin8669
@ahmedaamiin8669 Жыл бұрын
Alle how naxristo maamo saado cali🤲 Reer muuse baa ka landherysan lkn 🤣🤣🤣
@mohamednoor9954
@mohamednoor9954 Жыл бұрын
@@ahmedaamiin8669 Ameeen sxb, AUN Reer reer ka laandheeraysan se meesha kuma jirto eh Caadi Iska dhig 😉
@xidiigtareersool2729
@xidiigtareersool2729 Жыл бұрын
Libdhi mayside Lascaanood, manto lagaa xoreyeey jamhadii Argagaxisada SNM, oo ukababanayo calankayga cawale.🇸🇴💪
@fatmaomar5361
@fatmaomar5361 Жыл бұрын
Caawa yaan dhagaysan heestaan 25.8.2023 ❤❤ Maantay tolkay guulaystay❤🎉
@bashkanuurka
@bashkanuurka 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 7 ай бұрын
❤❤❤
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 6 ай бұрын
❤ ❤❤ ❤❤ ❤❤ .
@faizasaid3294
@faizasaid3294 Ай бұрын
♥️♥️
@Zareeyyaahmet7712
@Zareeyyaahmet7712 Жыл бұрын
😢😢😢Alla hkuuu naxariisto hpo hadaan awood u lahaan lahaa waaan kuu sheegi lahaa inay aptiyaashy israaceen magaaladoodiina iyagu maamulanayaan💔 lkn ma dhacay so ilaahy hkuuu naxariiisto🐎🐎🐎🐎🐎
@Zareeyyaahmet7712
@Zareeyyaahmet7712 Жыл бұрын
@AaminoMohamed-kl4ud aamin maamo😭
@fartunhajji6339
@fartunhajji6339 Жыл бұрын
Fiicnaan lahaydaa inaad maanta nooshahay hapo dadkaagii oo is raacay ayaad arki lahayd AHN 😭😭😭💔💔
@pharthuzdiamond8870
@pharthuzdiamond8870 4 жыл бұрын
Laascanod iyo 2010kii runtii muqaalka magaalada xiliga iyo hada 2019 farqi waynbaa udhexeeya Mamo Saado Ali Warsame halyeeyad qaranbay ahayde Alle haw naxariisto🙏😭🇸🇴🇸🇴
@jannokhadargaani7186
@jannokhadargaani7186 Жыл бұрын
Wn ilmaynaya hado aan dhagaysanayo 1 march 2023 laascaanood oo maanta xor ah oo gulaysatay halgana socdo 🩸💪🏼AUN Sado cali waxay ahayd Geesiyad 🥹hadad iga dambayso ana i duce ayadana u ducee❤️😭
@dirgaxwanaf6605
@dirgaxwanaf6605 Жыл бұрын
Qoraxda hoosteeda wax walba wey kadhacaan shalay hadaad ciil u seexan weydey maantey inay rag naftoodii hurayaan ku caafimaad ogow geeridu yey ku xanuujin waligeed baa rag dhimanayey in badan oo noolna wey dhiman doonan lkn iyadana ku raagi maysid maalmo kooban bay ahaan anigu nin leelkase ah baan ahay waxaan u xanuunsanaya laascano oo xor ah maxaad mooda adigoo dhex jooga ama dhulmahate ah qiyaas maleh xaalka aad ku sugantahay guul baad haystaaye camri kagu simo
@sheekhmustafe2
@sheekhmustafe2 Жыл бұрын
​@@dirgaxwanaf6605intii dhimatay gobanimaY udhimataY caqligaga ayaa laga garanaya inaad waya arag tahY aad baan kuu salamaya inadEer🙌darbi daarood dhankuu iga jiro ogsooni♥️
@bashkanuurka
@bashkanuurka 11 ай бұрын
​@@dirgaxwanaf6605inaader waynu guulaysanay from dhulbahantaa hawd😂😂
@dirgaxwanaf6605
@dirgaxwanaf6605 11 ай бұрын
@@sheekhmustafe2 waan kasoo daahay inaan kuu Soo jawaabo walal hadaad nooshahay waxaad joogtaa waqtigii aan ku xusey fariinteydii hore ee calanka kor uqaad dhiiga shuhadadu kamuuqdo kulan danbe sxb maantey anaa colaad ku jiree waan kugula dakayn lahaa laasska iyo gumeys
@dirgaxwanaf6605
@dirgaxwanaf6605 11 ай бұрын
@@bashkanuurka ilaahay bay mahadi u sugnaatey wall horaa looyiri gobanimadu waa geed kubaxa dhiiga geesiga
@maxamedxoosh4121
@maxamedxoosh4121 Жыл бұрын
Saado cali maanta waa xor Laascaanood from samaroon alle haidin barakeeyo love you all dad goba one day we reach your where you stay today be strong
@yveslaurent6582
@yveslaurent6582 Жыл бұрын
RIP Saadi Ali one of my lovely Somali singers and patriot may God Bless you and showers in peace and mercy 🥰💝✝️
@abshirdirir1437
@abshirdirir1437 Жыл бұрын
Idoorow nagadaya ciyaarta galada tihiin wase😂
@xidighanuniye3452
@xidighanuniye3452 Жыл бұрын
Maanta ma heysa hooyada wasee oo aan ka diley 600 ka badan 260 maxbuus aan ka hayo
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 10 ай бұрын
Comment mxd edit u dhahday iidooroe duca kaagama baahnee
@raznashire1643
@raznashire1643 Жыл бұрын
Maanta hadaa noolaan laheyd wacnaan laheydaa 😢laascanod Oo bur burtey hadana maalin aan ka gobonimo badantahey Oo aan kaga faraxsanahey aysan Isoo marin Libdhimeyso laascanod ❤
@FaadumoSugule
@FaadumoSugule Жыл бұрын
Laascaanod wey xoroowdey hooyo💪😢😍
@khairecadde6262
@khairecadde6262 Жыл бұрын
Heestaan waxan dhagaysan 2023-Agoosto 27 habeenimo Axad Soo galayso saacadu 2:00 habeenimo, Laascaanod oo maalmo dabaayl Xoriyadded dareemayso 2023- 8-25 waxay ahayd maalin khaasa oo Dadka reer Sool iyo Harti Wayne oo dhan uga dhigan 1996 oo kale Sababto Argagixisadii Waqooyi 15 sano laascaanod dadka ku laynaysay baa Laga saaray, iyadoo si xun bahdila looga saaray qaniimo badana lagala haray.
@Zareeyyaahmet7712
@Zareeyyaahmet7712 Жыл бұрын
🎉❤ Dharaaro farxadeeed ilaahy haynoogu wado
@ikraancraxmaan9718
@ikraancraxmaan9718 11 ай бұрын
1/oct/2023 Allow soodo yaa uga warama waxa dalkii yaala😢❤ Alle ha kuu naxariisto eedo🤲
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 Жыл бұрын
Libdhimeysid Laascaanood 🥰🐎❤️
@dhulbahantebwoy
@dhulbahantebwoy 6 ай бұрын
Laascanood our home ❤
@ayaanleolol8607
@ayaanleolol8607 Жыл бұрын
Caawa Taariikhdu 4/12/2022 wax walba waxaan ka jeclahay inaan mar indhaha Saaro laascaanood oo Xor ah labo maaha wadankeenu wlhi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@farhaanahmed5637
@farhaanahmed5637 Жыл бұрын
Maantaba waa xor inader
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 Жыл бұрын
18/1/2023 baan qorolkan Qoraya ** Sanadkaan ayado xor ah waad arkaysa niyaad qayr u sheeg 🥰🐎❤️
@yosrayosra9669
@yosrayosra9669 Жыл бұрын
Mantaa waa xoor kuuraxyso wadankadaa
@FaaraxdiiriyeDhadhanshe
@FaaraxdiiriyeDhadhanshe Жыл бұрын
Ayaan kaalay laaska iska daaye ilaa oog baa xor ah inaadeer.
@sheekhmustafe2
@sheekhmustafe2 Жыл бұрын
25/6/2023 maalin axada oo aan jiidaLi joogo ayaan dhagaysanaya heestan🐎 maanta laascaanod iska daaye dhulkeeni oo dhan waa xoR iLahaY ha unaxariistO hooYo saado caLi warsame🙌
@FaaraxdiiriyeDhadhanshe
@FaaraxdiiriyeDhadhanshe Жыл бұрын
Gobanimo
@foxybrown7575
@foxybrown7575 4 жыл бұрын
2019, 29, OCTOBER,. RIP MY ONE AND ONLY FANAANAD SAAD CALI OOOOOOOOOH I LOVE YOU.
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Жыл бұрын
Harti markuu kacay waa isaga cayrsaday dabacayuunkii jilicsanaa 25 - 09 - 2023 🔥
@Zareeyyaahmet7712
@Zareeyyaahmet7712 Жыл бұрын
Maalmo dahabiya🎉❤
@khadarahmed902
@khadarahmed902 Жыл бұрын
Hooyo saado Ali alleh ha ku naxaristo heestada waxan dhagaysanaya maalin khamisa 9feb/2023 anagoo sadex cisho dagaal wali kujirna wuuna guulaysan halgankad noo bilowdey ilaahey haka raali noqdee.💙📍LAAS-CAANOD.🐎🤍
@kaligedtaliso
@kaligedtaliso Жыл бұрын
❤❤❤❤
@Fandhaal1
@Fandhaal1 Жыл бұрын
Finally we did it 🐎💙🤍
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 11 ай бұрын
Yeah, finally we did , dabacayuun waxay yihin waan tusnay ❤
@salmanpalle1632
@salmanpalle1632 3 жыл бұрын
Free Las Anod from S.N.M dhulbahante ha midoobo haka xoroobaan Isaaq iyo Majeerteen ba FG Anigu waxaan ahay Majeerteen hooyaday waa Isaaq Habar yoonis Xirsi Cisman xaqaan taageeraya dulmi diiday qabiil qabiil kale uma dawladeen karo hadii mandeeq lawaayey ninkasta gurigiisa dawlad haka dhigto
@FaaraxdiiriyeDhadhanshe
@FaaraxdiiriyeDhadhanshe Жыл бұрын
Xorownay midownay saarnayna cadowgii oo caawa oogba layga baryayaa ❤❤❤
@jamalfaras5063
@jamalfaras5063 Жыл бұрын
Who is watching 27/01/2023
@kingsaid3726
@kingsaid3726 9 ай бұрын
20 dec 2023
@deimanalas7717
@deimanalas7717 2 ай бұрын
26/06/24
@fadumoali7402
@fadumoali7402 5 жыл бұрын
Laascaanood my home town🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Dabadhilif xun oo «maxan cunaa uun yaqaana» baa magaaladii baabashay...
@MohamedSulub-kt6xl
@MohamedSulub-kt6xl 8 ай бұрын
25 December 2023 baan dhegeysanayaa laascaanood 4 bilood bay xor tahay ❤
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 9 ай бұрын
Shacabka Sscoow Abwaanad Saada Cali U Dhisa Masaajid
@saammaan9312
@saammaan9312 Жыл бұрын
Gobonimadii aad ku suntanayd laascaanod waligaa iyo waaqa ku waar Guulayta halyeeyadii Darvish🐎from mj👑
@faysfaarax2306
@faysfaarax2306 Жыл бұрын
29/12/2022 Libdhi maysid Lascanood Labo mahaa wadankeenu😭😭
@HankaSare
@HankaSare 14 жыл бұрын
Libdhimeysid Laascaanoood! ...Waa hadal aad u weyn, afkaaga caano geel lagu qabay mama Saado... Ka naxow nafta waa!! Labo maaha wadankeenu!! Waa hees culus.
@fishaalguray2453
@fishaalguray2453 Жыл бұрын
wae ma nashoohay
@sadaamahmed70
@sadaamahmed70 Жыл бұрын
Heestaan caadi maaaha wlhi Libdhi mayside laascaanod From hargeisa ❤
@the.ghettopresident7902
@the.ghettopresident7902 8 жыл бұрын
saado cali warsame ilahay jana fardawsa ha geeyo
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Жыл бұрын
Laascaanood oo bilaa argagixiso ah baan heestan dhagaysanayaa.❤
@yosrayosra9669
@yosrayosra9669 Жыл бұрын
Alaw yaaa saado dhaha mantaa waaa xoor lascanod😢💙💪🐎
@Adan-if4dn
@Adan-if4dn 9 ай бұрын
Hada intaasba way dhacday wacnaan lahaydaa saado cali jaamac kadiye iyo afgaab oo noolaan lahaa iyo shuhadadii kalaba❤
@yasmingolden4675
@yasmingolden4675 Жыл бұрын
Saado Cali Warsame meey dhiman ee weey dhuumatey saa Raxma yer iyo Fahiima ayaa kasoo baxey reer Laascaano
@abdowali463
@abdowali463 Жыл бұрын
Gobanimo 15sano ka dib daraawiishtii Dhulbanante oo heeryadii gumaysiga SNM iska dulqaaday. Waa balan in laga aarguto mujriminiin gacan ku dhiiglayaal Muuse Biixin, Siilaanyo, Ina Kaahin iyo Nuux Baasto oo xasuuqay caruurtii & hooyooyinkii Dhulbahante Kalshaale, Hagoogane, Maygaagle, Sooljoogto iyo Laascaanood.
@Ladyofminister
@Ladyofminister 11 ай бұрын
Maamo Saado Cali Warsame Caawaba Laascanood waa Xor🥹💙🐎♥️♥️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@akramfaisal5122
@akramfaisal5122 8 ай бұрын
cawa yaa ila dhegeysanya heestan 12/1/2024 hbeen jimce aha xuska khaatumo🥰
@yasirforbe176
@yasirforbe176 11 ай бұрын
Libdhimeysid laascanood halgankii kadib haddaad heestan macanka bdn aad dhageeysatay , guul Io gobanimo dhashi daraawishtay 🐎🇸🇴💙
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 11 ай бұрын
Hadde I daaran tahay laandhere heestan I bdn oon gunimada kujirnay ban qalbiga ku dajin jiray
@elyasabdullahi9647
@elyasabdullahi9647 Жыл бұрын
Libdhi mayside laascaano labo ma aha wadankeenu 2023. AUN halgama saado cali warsame.
@nadahandulla
@nadahandulla Жыл бұрын
Eedo Mcn yaa kuu sheega Mnta Sool oo dhan Gacantayda inay ku jirto maamulkii taagta darnaana aan hub ka dhigis ku sameeyey 😢🎉🎉🎉🎉
@Shamso697
@Shamso697 Жыл бұрын
😢
@Zareeyyaahmet7712
@Zareeyyaahmet7712 Жыл бұрын
😢💔
@usamasalah743
@usamasalah743 7 ай бұрын
Xaqiiq 💯
@usamasalah743
@usamasalah743 7 ай бұрын
​@@Shamso697abaayo 😢
@farhaanahmed5637
@farhaanahmed5637 Жыл бұрын
8/1/2023/ Maanta ayaan soo booqday heestan iyadoo laascaanood iidoor laga saaray . Aun hooyo saado cali .maanta hday noo laan lahyd way ku farxi lahyd
@dhaadeey1
@dhaadeey1 14 жыл бұрын
waa wadaniyad aan rabin in wadanka somaliya kala go o viva saado cali warsame maamul ka lamagac baxay somaliland ee gobalada waqooyi waa in aay iska dhacshaan reer ssc aay san u dulqaadan doolar qaate ee ka ceersha maamulka riyaale viva saado
@moorsaante1
@moorsaante1 6 жыл бұрын
Aun Shahiidada xaqa tageeri jirtay waligeed, Xildhibaan #Saado_Cali_Warsame. 🇸🇴❤️
@QaliilMaxamed
@QaliilMaxamed 10 ай бұрын
EEBE janadii haku geeyo Eedo Macaan Guul maanta Laascaano waa ka xorowdey Idoorkii Yahuud ahaa Guuleysta ilma adeeradey Dhulbahante from Ogaaden Absame
@ailover5719
@ailover5719 10 ай бұрын
Haye ogadeeno idinka na gurmad amxarda christinka ka xorobysan ilen 90 sano ayay ku gumeystan ethiopian
@moenlighted7681
@moenlighted7681 Жыл бұрын
Maanta riyadii rumowday eedo saado alla ya raxma.
@farxaanmaxamed5890
@farxaanmaxamed5890 Жыл бұрын
Weli rumoobin Laakiin weysoo rableyneysaa
@moenlighted7681
@moenlighted7681 Жыл бұрын
@@farxaanmaxamed5890 ciidamadii dhulbahante meeye waa maxay shacab uun dagaalamaya
@abdowali463
@abdowali463 3 жыл бұрын
Allow kuu naaxariiso Saado Cali. Reer Sool ha oofiyaan dardaarankii walaasheen Saado ee libdhin maysid Laascanod. Halaga saaro huunada somalidiidka ah.
@AbdiwahabShekh
@AbdiwahabShekh 5 ай бұрын
Waan oofinay walal ale hau naxariisto hooyo saado
@shamareershow6981
@shamareershow6981 7 жыл бұрын
anaaa isku dayaaya kaalintii astaan qaran saado cali inan dib usoo kiciyo ku seexo ku soo toona my edaday qaali waa balan
@abdidhereeofficial1765
@abdidhereeofficial1765 5 жыл бұрын
Indertey Edo cml baan karabnaa
@jabrilmalow600
@jabrilmalow600 3 жыл бұрын
AUN,Sado Ali My All-Time Favorite Artist RIP.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏❤❤
@apdifatahnouradanabuu-masc8168
@apdifatahnouradanabuu-masc8168 7 жыл бұрын
Illahay ha u naxariisto fanaanada.
@mohacirday5884
@mohacirday5884 6 жыл бұрын
Abdifatah Nuur Mahadsanid inkastoo aynu ishayno
@abdaleali609
@abdaleali609 6 жыл бұрын
Apdifatah nour adan abuu-mascuud thanks bro gobaa tahay
@zalmaawad2197
@zalmaawad2197 6 жыл бұрын
amen wllo thnx gob gobidhashy
@foxybrown7575
@foxybrown7575 6 жыл бұрын
zalma awad 1
@zalmaawad2197
@zalmaawad2197 6 жыл бұрын
Foxy Brown huno qali
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Caasimadii Ssc waa Laascaanood Libdhimayso
@Jualli
@Jualli 6 ай бұрын
Allow kuu naxariiso hadalkaaga allaah wuu aqbaley 25/08/23❤❤
@faizasaid3294
@faizasaid3294 Ай бұрын
This song should get a million My Laascaanood ♥️
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 3 жыл бұрын
Waa magaaladii aan ku dhashay allow daa saado alleyaraxmo jano fardoows 🤲🤲🤲🤲 from Copenhagen. M.jama boodle gurhan
@MiskiMohamed3421
@MiskiMohamed3421 Жыл бұрын
Illaahay hakuu naxariisto habo mcn riyadii reer S S C way rumowday iyo dardaarankii aad nooga tagtay heesahaagu waxay noqdeen shidaalka halganka lascanood way xorawday inad farxada nala qaybsato jeclaan lahaa lkn Illaahay baa naga kaa jeclaaday huunadii somalidiidka ahaa Lascanood laga saar 25 8 2023 illaahay baa mhd iska leh allow guusha noo wad🤲🤲❤❤❤❤❤😢
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 9 ай бұрын
Maansha Allah Laascanood Free Maamulka Idoor Wagaashe
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Hees xusid mudan Oo timi xili ku haboon Laakiin guul laysaga dambeeyaa Guul maaha AHUN saado Ali Warsame Fanaanad Qaran.
@canabfaarax1021
@canabfaarax1021 Жыл бұрын
waxaas idinka laydin dhahaa naagow wax iska celiya😅
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
@@canabfaarax1021 Hablo isma hayno ina ragna weligii buu Is dilayee furimaha dib u jog xalimoy.😂
@FaaraxdiiriyeDhadhanshe
@FaaraxdiiriyeDhadhanshe Жыл бұрын
Waan jooga furinta oogna laydhkeeda ii muuqda maxa samayn karta , hada ayaan oog soo geli karaa ama duqayn kara hadii lay fasaxo amar bad ku siman tihiin
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
@@FaaraxdiiriyeDhadhanshe Ismiidaamis Baad tehee orodoo meelahaa isku qarxi.
@AOH4963
@AOH4963 5 ай бұрын
Axyaa reer abti jama siyad bah ayey hooyo hayaag bah ayey aabo jama siyad aniga isaaq bn ahy habarjeclo reer daahir reer yuusuf wn idin jecelahay dhulbahantow dhamaantiin😢❤❤
@hadraawialihussein9789
@hadraawialihussein9789 27 күн бұрын
Abti jacyl ma jiree alle meshadada hagu nabad galiyo 🙏🙌
@mustafaabdihakim6793
@mustafaabdihakim6793 10 ай бұрын
Laas canood waa la xereyey manta in saado nolan lahayd ayaa ficneyd alle haw naxaristo saado Cali
@abdirizakmohamud2706
@abdirizakmohamud2706 7 ай бұрын
02/18/2024 baan dhagaysanaya si niyad leh midhuhuna macno ii sameynayan LA oo Aan ku Dhashay waxa igu danbeysay 2006 insha alahu 2024 waan dhex tagayaa Mamo Saado Ali allow ku naxariiso waxay no ahyd hogaamiye aragti dheer taariilhdana xusi doonta .
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 6 ай бұрын
Aad io aad ilaahay ha unaxariisto hooyo saado cali warsame .
@ikraanaar355
@ikraanaar355 Жыл бұрын
Ilaahay subxaana watacaala haku naxariisto eedo saado cali warsame😭😭😭😭😭🤲🤲🤲
@muhanadahmed7341
@muhanadahmed7341 7 жыл бұрын
Liicii mayside laacsanood laaba maha wadankeenu ❤️❤️
@ridwaismial-qt2gb
@ridwaismial-qt2gb 4 ай бұрын
My home 🏡 laascaanood
@mohamadabdulahi8267
@mohamadabdulahi8267 7 жыл бұрын
Libdhi mayside Laascaanood ❤️😍
@sharmakefarah7485
@sharmakefarah7485 Жыл бұрын
Alle haku naxariisto alla yaa u sheega maanta inay laascaanood xor tahay allow yaa darwiishkii fariin dabacsan gaadhsiiya , allow yaa dadkaagi yidhaa dawladnimo qaaday.
@HornHelp
@HornHelp Жыл бұрын
Laascaanood ; Laba ma aha wadankeenu!!
@salmanpalle1632
@salmanpalle1632 3 жыл бұрын
We miss you Edo Saado Cali Warsame fanaanad qaran
@Isleged
@Isleged Жыл бұрын
11/2/2023 wan xoraynay hooyo😢 like...
@dhalole
@dhalole 14 жыл бұрын
waaw libdimaysid laascaanooy, labo ma aha wadankeenuu,... kkkkkkkkkkk.. love it,.. beuatiful song.., ssaado wadaniyad dhab ah,.. alaha kudaayo
@bareomar4050
@bareomar4050 Жыл бұрын
Laascaanod cawa waa xor 2023 Xoog baa looga saarey jabhadi SNM
@mohamedyusuf7734
@mohamedyusuf7734 3 жыл бұрын
laascaanood will be free again soon insha allh 👊💪
@bareomar4050
@bareomar4050 Жыл бұрын
Hambyo cawa waa xor Waxa gacanta ku haya ciidanka ssc Guul Sanadkan cusub 2023 lascanod guul
@mohamedyusuf7734
@mohamedyusuf7734 Жыл бұрын
@@bareomar4050 haa wll wax badan waynu ku taamaynay, lkn weli halganka inta dhiman in la is daba raaciyo baa hadhsan
@Zareeyyaahmet7712
@Zareeyyaahmet7712 Жыл бұрын
Labo sano kadib apti😢❤
@abdallamataan919
@abdallamataan919 Жыл бұрын
Libdhi maysid lascanod
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 ай бұрын
I'm Happy I'm in Laascaanood
@ayapass_jr
@ayapass_jr Жыл бұрын
Allla manta Guussha yaa garsiya 25/08/23 alllaha u nxristo. Halgan meel fog laga keenay #SSC
@mohamedabdullahiahmed7317
@mohamedabdullahiahmed7317 11 ай бұрын
Cawa wa guul ssc 19/10/2023 From AB
@apdisalanmahamed8330
@apdisalanmahamed8330 Жыл бұрын
Caawa ayay iibaxaysaa waa habeenkeedii heestan alle haunaxariisto mujaahidada 4/1/20/23
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 6 ай бұрын
Kama daalo heestan ❤.
@KowsarSiraaje-gd2vo
@KowsarSiraaje-gd2vo 10 ай бұрын
Aaax allaha ku naxaristo hoyo saado cali ficnan lahayda in ay maanta noshahay
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 3 ай бұрын
My Dream Coming Treu Laascaanood Free
@mahamud93
@mahamud93 12 жыл бұрын
thumps up if u from laascanood
@FaaraxdiiriyeDhadhanshe
@FaaraxdiiriyeDhadhanshe Жыл бұрын
Allow yaa u sheega maanta ilaa oog inaan haysto anoo SSC KHATUMO AH anoo xor ah oo u dagaalamay dalkayga una dhintay baryo iyo tuugsina aan samayn Libdhi mayside laascaanood.
@MaxamedaliWarab
@MaxamedaliWarab 3 ай бұрын
Lasaanood 2024 /5 /30 ❤❤❤❤❤❤
@samiiramohamed3633
@samiiramohamed3633 Жыл бұрын
Libdhi mayside laascaanod ❤😢
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 ай бұрын
Ha Biqin I'm in Laascaanood Free Maamulka Hargeysa Khaatumo 2
@Mayaah87
@Mayaah87 Жыл бұрын
❤a true hero ❤❤❤
@faisaawad6335
@faisaawad6335 7 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤SSC guul RIP eedo mcn😢
@AOH4963
@AOH4963 5 ай бұрын
Habo❤
@cabdiqaniahmett8182
@cabdiqaniahmett8182 Жыл бұрын
Wacnaan lahayda maant inaad nooshahay hooYo. Alx qlpigeenaad ku nooshahay 🥹
@foxybrown7575
@foxybrown7575 3 жыл бұрын
2020, NOVEMBER, 13, SAADO CALI WARSAME, RIP.,
@foxybrown7575
@foxybrown7575 6 жыл бұрын
FREE LASCANOOD WALAAHI 2018,5,9.CANADA GOVERMENT.
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Allah Reer Ssc Iidoor Mahbarka Majeerteen AyaA Inoo Sii Daran
@xidighanuniye3452
@xidighanuniye3452 Жыл бұрын
❤❤ Laascaanood wey xorawdey habaryar qali ilahay haku Naxariisto oo janada haka warabiyo
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 25 күн бұрын
Allaha Ha U Naxiiso Saada cali Maanta Shalay
@foxybrown7575
@foxybrown7575 6 жыл бұрын
FREE LAS CAANOOD 😢 2018, MAY, 31.😚
@momoney00can
@momoney00can Жыл бұрын
Today is the day
@Zareeyyaahmet7712
@Zareeyyaahmet7712 Жыл бұрын
😢shalay maanta ku ilow wakhtigaaaaa laga soo gudub
@areyousingl9133
@areyousingl9133 Жыл бұрын
Waxaan joogaa Karin dabayl weyn anigoo isaga imid madaafiicda laascaanood kolkii dhaguhu iqarxeen. Waxaan rajaynayaa laascaanood oo caasimad ah oo nabad ah in aan ku soonoqdo iyo goojacade oo gacanteena ku jira😢. 21/8/2023 habeen saacadu tahay 1:40. Hadaad komantigayga aragto ssc khaatumo oo dhisantay laykta iisaar
@KINGZ44four
@KINGZ44four Жыл бұрын
Garaadlawe aya ka so qaxiyay guurigi? Sorry wad no noqon marka argagaxisada iyo huwanta laga saaro magalada
@yassinhasan6871
@yassinhasan6871 Жыл бұрын
Hadda ku nowo feel free
@areyousingl9133
@areyousingl9133 Жыл бұрын
@@KINGZ44four caawa oo taariikhdu tahaya 31/8/2023 waxaan joogaa laascaanood oo xor ah hubkii sideeda bilood lagu garaacayeyna yaalaan iyo Faysal cabdi bootaan oo max buus ah. Waa ilaahay mahadii habeenkaan komantigaas qorayey dhaxan baa cidlo igu haysey caawana Faysal cabdi bootaan bay haysaa
@areyousingl9133
@areyousingl9133 Жыл бұрын
@@yassinhasan6871 waan kunoolahay anigoo guuleystey xuduudkaygiina ii xidhan yahay iyo ragii magaaladayda duqeeyeyba ilaahay wuxuu iga dhaliyey dhulbahante oo ragga soomaali ugu geesisan ah
@FaaraxdiiriyeDhadhanshe
@FaaraxdiiriyeDhadhanshe Жыл бұрын
​@@areyousingl9133inaad farxad ku noolaato aniga iyo inta ila midkaa baa u dibjiray ina dhiig baxay wiil yar oo pizza cunaya oo aan dadkiisa waxba la ogayn haw jawaabin caawa oog ban duqayn karaa hadaad i amarto wll oo walaahi ah . Awood rag hanti talo tusaale iyo rabiba waad leedahay don't be afraid wll.
@gardersomal5765
@gardersomal5765 4 ай бұрын
I garder somal of tassia nairo i like it
@abdowali463
@abdowali463 10 жыл бұрын
Saado waxay dhimatay laascaanood oo cadaw haysto.. Wa in la oofiyaa dardaranki saado.
@SummerSissle
@SummerSissle 9 жыл бұрын
Abdi Ismail Laascaanood may libdhin se iyadaa xamar ku libidhay oo ay sida xoolaha u dileen waxa ay saad sanaysay xamar tii ay u barooranaysay ayay ka heshay.
@abdaleali609
@abdaleali609 6 жыл бұрын
SummerSissle keep quite
@arligiiudgoonka4772
@arligiiudgoonka4772 6 жыл бұрын
SummerSissle dhiigshiil baa xamar ku dilay🤔. Laakin maalinbuu dhiigiisa arki.
@abdaleali609
@abdaleali609 6 жыл бұрын
Arligii Udgoonka inshallah waa nagu balan
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 7 күн бұрын
Saada Cali Ma Dhiman Maansha Allah Laascaanood Free Maamulka Hargeysa
Hees Cusub Saado Cali Warsame: Heesta Boosaaso
8:31
TaleexMediaTV
Рет қаралды 237 М.
Saado Cali  Ama Garo Ama Ha Garan  2012 Hees Cusub
11:23
SaadoAli1
Рет қаралды 83 М.
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 23 МЛН
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 20 МЛН
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
Saado Cali Warsame  Ahun l  Naftayda ku Jiraban
8:35
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,2 МЛН
SAADO CALI WARSAME HEESTII DHAMAAN REER WAQOOYI AAWEY
12:13
COOFLE NEWS
Рет қаралды 45 М.
LIBDHI MEYSID LAASCAANO: (Saado CALI)
9:20
CALANKAmedia
Рет қаралды 79 М.
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 437 М.
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 23 МЛН