LII CAATO || HEES CUSUB - HARGEYSAAY HA LIICIN || COMIN SOON … Happy Independence Day 26

  Рет қаралды 285,312

Lii Caato Officiall

Lii Caato Officiall

Күн бұрын

happy 26JUNE

Пікірлер: 2 800
@LiiCaatoOfficiall
@LiiCaatoOfficiall 3 жыл бұрын
Alloow hamigaaga Alloow hormarkaaga Alloow hibadaada Ducaan u huraayee Alloow Hargeesa hagaaji ❤️
@cabdiraxmaanshiine
@cabdiraxmaanshiine 3 жыл бұрын
Lii cAato keep going walalkow
@raxmaahmed4600
@raxmaahmed4600 3 жыл бұрын
👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑❤❤❤❤❤❤❤❤kuwadanaaa liiii
@zamiirofficial9760
@zamiirofficial9760 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Away pro
@nasircabdi2317
@nasircabdi2317 3 жыл бұрын
Zxp liipan lkn hees danbe wll ha qadin wlhi cod wad haysaye lkn xaga kulama jecli
@arizakofficila8529
@arizakofficila8529 3 жыл бұрын
Papa liicato sxp maslax makufurnaa team carafad ismuujiya🤣✌🇸🇴 new fanan
@Faadildumdum9
@Faadildumdum9 3 жыл бұрын
keep going bro nice song 💯💯
@nimcocadaawe7957
@nimcocadaawe7957 3 жыл бұрын
Abwe inaan kula hadlo ayaan doonayaa halkee kaala Soo hadlaa abwe plse
@ayaanofficial7060
@ayaanofficial7060 3 жыл бұрын
Fadil shubo aa ku dhashay ninka magaca ku yeeelay aad ku jisartay waaye hooyada wase comments fallow miyaaa ku raadsane
@samiirmediashow2785
@samiirmediashow2785 3 жыл бұрын
Jareerka tahay waase lii caato ka dhamow kuma bahne fadil Salmo
@yaasmiincabdalla558
@yaasmiincabdalla558 3 жыл бұрын
@@samiirmediashow2785 maxaa ka wada
@siradgedi2830
@siradgedi2830 3 жыл бұрын
No cuqdad somali hanolato heer cuqdad caaaac ismarjiya🤣🤣🤣
@ibradeeq
@ibradeeq 3 жыл бұрын
Inta la yaaban liicaato inu fanaan noqday like ii Saara🙊😳😅
@hibakmustafe9743
@hibakmustafe9743 3 жыл бұрын
Wlhi aniga iminka ma Liiba codka leh😂
@princessaamina6552
@princessaamina6552 3 жыл бұрын
War waan yabnhy 🙄bee
@dhaymanluul6723
@dhaymanluul6723 3 жыл бұрын
😂😂😂
@kaynaan.
@kaynaan. 3 жыл бұрын
Isagaad la yaaban tehee, Macal adigaa heesaya hadaad Hargeisa timaado.😂
@user-di1gp6zw3d
@user-di1gp6zw3d 3 жыл бұрын
Codkaba iga yabiyy ❤
@MohamedBiibshe
@MohamedBiibshe 3 жыл бұрын
Another Level Mybrother Boqortooyadii Hargesa❤️
@asmashfeecdontwory3914
@asmashfeecdontwory3914 3 жыл бұрын
Thnku
@raxmataali8598
@raxmataali8598 3 жыл бұрын
Sax waa dad qalbi fiican från team liicaato
@qurboofficial5091
@qurboofficial5091 3 жыл бұрын
Biiibshe 🤞🤏❣❣
@shoolicade1391
@shoolicade1391 3 жыл бұрын
Legen in the house
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 3 жыл бұрын
Var var var qofkastoo og inuu commentigyga Akhrinayo LIKE subscriber izka saar😂😂😂😂
@JUNGKOOK-ub2ig
@JUNGKOOK-ub2ig 3 жыл бұрын
HORAAN U OGAAYE HARGEYSAY HA LIICIN FROM GALMUDUG 🙈❤🇸🇴
@caaliyomahamed3967
@caaliyomahamed3967 3 жыл бұрын
Licaato galkcyo goormd imaneysa
@najuuqurux3723
@najuuqurux3723 3 жыл бұрын
Thanks huno❤💯🙏👏
@gacalo6709
@gacalo6709 3 жыл бұрын
galmudug gob baa nahay guul 💗🙏👏🏽
@mobulhanlyrics1720
@mobulhanlyrics1720 3 жыл бұрын
Dhul Wanagsan Oo Dadkoodu Qalbi Wanagsan Yahay Baad Heshay Wlahi🥰🙏
@nasriinmohamud7681
@nasriinmohamud7681 3 жыл бұрын
Adna kalay sharmoow🥰🥰
@raliyaabdi1632
@raliyaabdi1632 3 жыл бұрын
Adiga Quraradbay kugu xiiryan hadad Gacta so dhigto Kibabadtee
@abdirahmaanjama2219
@abdirahmaanjama2219 3 жыл бұрын
Waxa kugu dhacay waanka xumay marka hore lkn somaliland inaad timaado ma rabno waayo intaa xasan top youtube kiisa ka soo cayday iyadoo cidna ku aqoon baa na tidhi walaalayaa i cafiya wiil yar baan ahay khaladku waa dhaca haye ee mar danbe uun hana caayin baa ku nidhi intaa aamustay baa markaad caanka noqotay baad hadana intaa soo cabtay adigoo reer kiina caayaya isaaq na cayday reer kiina cay adiga ka dhashay lkn isaaaq waa markiii labaad caydo ma anaga ku diidnay mise adiga isku diiday dhalin yarada reer putland way noo imaadan waanan u tagna lkn adigu adigaa halkaa is dhigay adeer afkaaga eeday ee waxba hana amaanin haanu kaa amaan helno uun marka soo cabto
@bulxansaqiir9801
@bulxansaqiir9801 3 жыл бұрын
Sharma mar hadaad iman lahayd hargaysaba wa kuu kici lahayd
@nimcoxuseen4506
@nimcoxuseen4506 3 жыл бұрын
Noo kalay wll adna Cidi kama xigto
@hassanmohamed6116
@hassanmohamed6116 3 жыл бұрын
Liicato inuu hargaysa la qabsadey oo uu fahmey intii aragtey😘🥰😍
@sahracr1073
@sahracr1073 3 жыл бұрын
You tuber lee ku bartay lii caato Fanaan maasheee
@raxmatah3399
@raxmatah3399 3 жыл бұрын
ma u baahana in uu fanaan noqdee waa mahadcelin 😊
@poqoradanolosha9346
@poqoradanolosha9346 3 жыл бұрын
Ma leydin la qabsan karo sow dad son weyan somalilnd
@raxmatah3399
@raxmatah3399 3 жыл бұрын
@@poqoradanolosha9346 1 dadka dhan mawad san weyna sankan waa abuur alle iyo qurux 2 soomali waa wada soomali will iyo abtigii 😊
@anshaxphotographer8752
@anshaxphotographer8752 3 жыл бұрын
Allah ku seeyo awlaad baari hadaad ku saliso nabi maxamed scw scw
@iqraaxmed5313
@iqraaxmed5313 3 жыл бұрын
Asw
@fadumaamiin6983
@fadumaamiin6983 3 жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalm
@cabdiwaaxidsancad5189
@cabdiwaaxidsancad5189 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@AliMohamed-dv9vb
@AliMohamed-dv9vb 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@ubaxabdullahi216
@ubaxabdullahi216 3 жыл бұрын
Scw❤
@hidaayamudan4636
@hidaayamudan4636 3 жыл бұрын
Hadaan reer hargeyza nhy waan qalpi furanhy cos waan dad jecelnhy qofkazta oo wadan kazta ka imi waanu soo dhawaayneynaa i.a tnx wllky libaan adam ali poqorka somaliland ♥️🥰❤️🌍
@hoyoomcn5638
@hoyoomcn5638 3 жыл бұрын
Yaa ilawareer saan inu liicatoo Fanaan noqdee mise ana umodhaa kaligeey 😊😊😊🥰🥰🥰
@AkhlaaqDumar
@AkhlaaqDumar 3 жыл бұрын
cod waad heysaa waan ka xomhy fanaan inaad noqatid wxd iheed wiil da yar youtuber ah dadakiisa jecel markaad xanun satey waxaa ku so duceyey dacigeen caanka ah sheekh xasan ibraahim ciis Alla ha ka raali noqadee liiyow wxd hebd iyo magaca tayo leh ku ledahy fan la aanta 😥😥😥😥
@Apeen_maLik1
@Apeen_maLik1 3 жыл бұрын
Aadioaad
@samiiryare141
@samiiryare141 3 жыл бұрын
Naaarta mxamed Bk Bdalkisa Adaa galeeesid liibanow😃
@p4joker847
@p4joker847 3 жыл бұрын
Sax waaye walee 🤨
@ruweida9590
@ruweida9590 3 жыл бұрын
Fanan ma noqon halkan hees muuse ku sasaba sug bal😂😂
@p4joker847
@p4joker847 3 жыл бұрын
@@ruweida9590 😂😂😂😂biixi ayuu waji kadiyaarsanoya😂😂
@kaafiyaismail7463
@kaafiyaismail7463 3 жыл бұрын
Inta la dhacdey codka mcn palse an la rapin inu fanka kusi palaadho is muujiya hee👉❤❤❤❤
@ahlaambootan206
@ahlaambootan206 3 жыл бұрын
Ma weey cod talmoon
@raxmatah3399
@raxmatah3399 3 жыл бұрын
ma rabo in uu noqdo fanaan😊
@SSTV5080
@SSTV5080 3 жыл бұрын
Walahi fanka dhankaa heesaha lama jecli in uu ku biiro liicaato
@kaafiyaismail7463
@kaafiyaismail7463 3 жыл бұрын
Ha wlhie wx fcn maha fanka
@sahrasaladnor7715
@sahrasaladnor7715 3 жыл бұрын
Lama rabo fan wllkey
@katraquen6684
@katraquen6684 3 жыл бұрын
Aaamiin hargeisa alow hagaaji wan jeclahay reer hargeisa my blood from puntland🇸🇱🕊 💚❤🤍💯🙏
@liina_hasan
@liina_hasan 3 жыл бұрын
Reer hargeysa waa gob gob dhashay wllh from muqdisho 😍
@Garaad_Nazir_ali
@Garaad_Nazir_ali 3 жыл бұрын
Sidoo kleh madaxa noo saarantiin Shacabka Muqdisho
@cabdiwaaxidsancad5189
@cabdiwaaxidsancad5189 3 жыл бұрын
@@Garaad_Nazir_ali thanks u
@icmmedia8662
@icmmedia8662 3 жыл бұрын
Mahadsanid abaayo
@ibtizammohamed9625
@ibtizammohamed9625 3 жыл бұрын
@@Garaad_Nazir_ali thanks form moqdishu caday😍😍😘😗
@Garaad_Nazir_ali
@Garaad_Nazir_ali 3 жыл бұрын
@@ibtizammohamed9625 muuuQbilan 😍
@Abdurrahmanmoktar
@Abdurrahmanmoktar 3 жыл бұрын
I have just watched this beautiful song 10X ten times ♥️♥️♥️♥️
@nimcizhmohamedilkacaz7132
@nimcizhmohamedilkacaz7132 3 жыл бұрын
Fanan KuGuMan oGayn eh😂 zomaLiLaNd ALow dhowr🥰❤️✨
@mubaarikofficial2820
@mubaarikofficial2820 3 жыл бұрын
*Aaway Reer HARGEISA* 💚💭❤
@mahamettkolkooliye2696
@mahamettkolkooliye2696 3 жыл бұрын
Lii Cato io HoYgii faNkuu is HeLaY mxd ka FiLnYsaaa😂👑♥️
@maryammohamud2069
@maryammohamud2069 3 жыл бұрын
Liibaan Ali Adan waa ka baxsatay fanaankii qarsoonaa reer hargeysa ninkaa yar ducadiisa Ilaahay ha idiin aqbalo 👍👍👍👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 3 жыл бұрын
Var var var qofkastoo og inuu commentigyga Akhrinayo LIKE subscriber izka saar😂😂😂😂
@zahiiraabdallah5813
@zahiiraabdallah5813 3 жыл бұрын
Boqorka codka mid kle lkn hasoo qaadin fananimo makuu wangsana wiil allah jecel yahy baad thy 1hees noogu sin gulayso bro first one anaa ah😍😍😍😍😍
@cabdiwaaxidsancad5189
@cabdiwaaxidsancad5189 3 жыл бұрын
Wax kheyr leh maahan wllky
@nastehaabdullahi2906
@nastehaabdullahi2906 3 жыл бұрын
Cod wad ledahy lkn wan ka xumahy ina fanaan noqotit 😰lkn mar danbe haso qadin hees bcz comedian aya kuficanthy Wlalky mcn
@aayafuaad9837
@aayafuaad9837 3 жыл бұрын
Huno wa runtaa wllh fanka fuzqi mahane faaido kale maleh wiilkana wa wiil wanagsane Rabi haka qabto waa Imtixan kolaye 😔
@khadardayib9217
@khadardayib9217 3 жыл бұрын
Horumar kisadka xuntahay😁
@janomustaphe1885
@janomustaphe1885 3 жыл бұрын
Codsigaa wan Kula qabaa Wllkey liibaan ha isku dayin inad mid kle qaado Alle agtiisa nadiifta aad tahay uun Ka ahow❤️🌹
@abdihakiimmohamed2253
@abdihakiimmohamed2253 3 жыл бұрын
Qofku hdii uu yimaado Hargeisa wa balan inuu Fanan isu badalyo daqiiqado kooban
@Mm.ibrahiim2016
@Mm.ibrahiim2016 3 жыл бұрын
Wee ka waleen lakin fanka hagalin aya le yahay adunyadan yee kula tagin iga talo
@sumayaaxmed9191
@sumayaaxmed9191 3 жыл бұрын
Hoygii fanku adna fanaan makaa dhigtay😅 Waan kusalaamay🙋‍♀️ wllky liiban aadan cali Kubashaal dhulkaaga❤my Home hargysa caday💟
@sahrasaladnor7715
@sahrasaladnor7715 3 жыл бұрын
Anather levely my bro hargeysa dad qalbi fican ba joga my big bro licato hesta meshedi ba dhigtah from Muqdisho ilove you hargeysa❤❤❤❤
@Abdurrahmanmoktar
@Abdurrahmanmoktar 3 жыл бұрын
Ur voice is so beautiful and really i enjoyed this beautiful song♥️♥️♥️
@horruzocodmedia1445
@horruzocodmedia1445 3 жыл бұрын
Liicaato iyo Hoyga fanka oo is helay maxaad ka filayn 😂😂😂
@najkacade6622
@najkacade6622 3 жыл бұрын
Ck inuu ka cod macaan yhy inta ila aragtaY ismuujiYa😂🤞
@badraismail3037
@badraismail3037 3 жыл бұрын
Respect liicaato from burco 💚💭❤
@abdirahmanabdiwahid4885
@abdirahmanabdiwahid4885 3 жыл бұрын
HarGeYsaay Ha Líicin From GalkacYo🎈❤
@zuhuurmaxamed5272
@zuhuurmaxamed5272 3 жыл бұрын
Waad mahadsantahay lii madamoo reer hargysa nahay lakiiiin. Waan ilmeyey markaaa xasuustay. Shiikhyada kuso ducaynjiray xanuunkagiii allllah halka a ha kaaga iikeysiiyo fanka. We love you
@geenyomohamed14
@geenyomohamed14 3 жыл бұрын
Amazing voices wx kle legendary lii
@yaasirrdofficial7063
@yaasirrdofficial7063 3 жыл бұрын
14 hours 2.2k comets hadad iga dhex arto wad dareemikarta waxan kawdo 😆
@hindiyanabarahim3075
@hindiyanabarahim3075 3 жыл бұрын
💚🤍♥️🌺🌺🌺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺
@maanoh_qoslayeh
@maanoh_qoslayeh 3 жыл бұрын
LIICAATO LEGEND WAN KU WATAA FROM HARGEYSA💚💭❤️✌️
@sosossjjsje1069
@sosossjjsje1069 3 жыл бұрын
Machalah lii caato dalkagi iyo dad kage o ku jacl bad u time marte kuma tihid somalind hees qurux badan bad u qaday hargisa 🌹🌹🌹🌹
@sacdiyosiciid4896
@sacdiyosiciid4896 3 жыл бұрын
Zxp licaato heesaha wax kaaga cod mcn majiraan nio markii hore maa fanaan noqotid
@yessboss9640
@yessboss9640 3 жыл бұрын
Congratulations to all SOMALILANDERS, today is the day when the Republic of SOMALILAND got it's independence from GREAT BRITAIN on 26 JUNE 1960. 61 Anniversary 💚😍❤✌
@URChristiansiuuu7
@URChristiansiuuu7 3 жыл бұрын
Show me the flag that was raised that day please, how does it look like
@musharafapdalla7348
@musharafapdalla7348 3 жыл бұрын
🇸🇴❤
@albertoyahya
@albertoyahya 3 жыл бұрын
@@URChristiansiuuu7 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🌹🌹🌹🌹🌹
@albertoyahya
@albertoyahya 3 жыл бұрын
@@musharafapdalla7348 hablaad tihuine siilkiina islaashada 🤣😂🤣😂
@musharafapdalla7348
@musharafapdalla7348 3 жыл бұрын
@@albertoyahya Calankiina Bal itus😀
@Asiya_ismail2024
@Asiya_ismail2024 3 жыл бұрын
Mnshallaaaaah Lii caato Boqorka shanat somaliyeed wiilka qarani huno thanks kujeer waku jecel nahay Libaax🦁❤❤❤❤💯💯
@kiincaabdulqaadir2444
@kiincaabdulqaadir2444 3 жыл бұрын
Yaaa ila arkay inuuu cod lee yahay MAsha Allah ❤️❤️❤️❤️❤️
@goobeyare143officials9
@goobeyare143officials9 3 жыл бұрын
Wllhi ushidanhay hadii hesta la sodaayoh maxey noqoneysaa kabasi dhar nadontaa
@azli5079
@azli5079 3 жыл бұрын
Mansha Allah saan ugu celceshanayo
@abwaanTixmagabe
@abwaanTixmagabe 3 жыл бұрын
Hoygii fanku @Liicaato fannaan ma ka dhigtay. Liibaan Aadan Cali Legand
@yahyebashir1467
@yahyebashir1467 3 жыл бұрын
Al faban lii Cato😁😁 Kiip going pro Hor mar wcan
@chelseafans8080
@chelseafans8080 3 жыл бұрын
Heestii 18 may 🙌 wow 🔥 dab yar mashidaysid zhp
@hafsoabdullahi9752
@hafsoabdullahi9752 3 жыл бұрын
Amazing voice And hit song🔥💯 HOYGA FANKA IO SUGAANTA ,HOYGA QURXDA IO MARTI SOORKA KUWACN❤🔥 love u somaliland 🥰 Ducaan u huraaaye Allow hargeesa hagaaji❣❤🔥
@maariyafarah8549
@maariyafarah8549 3 жыл бұрын
Aamin
@amuunaragsanmahmoud2963
@amuunaragsanmahmoud2963 3 жыл бұрын
Hestan 1milayn gaadhsiiyaa reersoomalilnd liicato nolow wll qali❤❤
@ismaillomar2474
@ismaillomar2474 3 жыл бұрын
Reer soomali land hal milyan madhama bee walalo
@user-sp4br9sy5u
@user-sp4br9sy5u 3 жыл бұрын
@@ismaillomar2474 hhhhh 😅😅
@ismaillomar2474
@ismaillomar2474 3 жыл бұрын
Hadaa dhahdo soomaliyey heestan hal.milyan hala gaadh siiyo waa hubba way gaadhee lkn rer soomali land waa 700 only
@habiahmed8319
@habiahmed8319 3 жыл бұрын
Alla mayee qarax baa na madhiyoo 50 qof baa naga Soo hadhay 😜😂
@ronaldomessi4538
@ronaldomessi4538 3 жыл бұрын
1milyn soomaalaland mawa dhamee wlly inteeh u roooreey saaanh waa yaabe 😂😂😂😂😂
@XaYadFilMsMusicPro
@XaYadFilMsMusicPro 3 жыл бұрын
liicaato fanaan buuxa ayaa tahay sxb you are famouse.........👉💪💪💪
@suldaanaxmed689
@suldaanaxmed689 3 жыл бұрын
Wlhi reer hargeysa waa wataa thnks waxa nabarteen in lii cato yahay fanaan ubahna garab okaliya
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
Hadaad hargeiza timaado fanaan qaran ayaad noqonayza 🎵🎵🔊🔊reer Somaliland izmuujiya
@wariyejaceylow4273
@wariyejaceylow4273 3 жыл бұрын
Comin soon hargeisa
@Rana_barbi
@Rana_barbi 3 жыл бұрын
Al fanan liiii cato wlhi codba kugu jiray😂thank you so much inankaygi yarayow😘✌🏽
@adoonalle165
@adoonalle165 3 жыл бұрын
Legend Liicaato 😍tani way hees dhaafty ooda kasoo qaad👏
@Inaomar-rf3in
@Inaomar-rf3in 3 жыл бұрын
alaw hargeiza hagaaaaji alfanaan liicaato reer hrgeiza izzmuujiya like❤
@ladanfatusha201
@ladanfatusha201 3 жыл бұрын
Fanan kuma ogayn another level licaato wanku wadana somaliland mai dhiiga❤💋
@simranmohamed3644
@simranmohamed3644 3 жыл бұрын
Legend is always legend
@JUNGKOOK-ub2ig
@JUNGKOOK-ub2ig 3 жыл бұрын
LII CAato fanaanimo ma fcno ilhey dartii iskaga dhaaf yar walaa weyn io sheeq ba waa Lagu jeceL waa ka xumahay codkaaga mcna alle hakuu dhaafo😥😥❤❤❤
@Xariif_1
@Xariif_1 3 жыл бұрын
😳
@abwaancaqlisame
@abwaancaqlisame 3 жыл бұрын
Mar hduu hoyga fanka Tagy wxkle kamaan zugayn✌ amazing voice
@shamsaqalichannelshamsadag3610
@shamsaqalichannelshamsadag3610 3 жыл бұрын
War heystu wey shidantaxay Walah ❤❤20times kusoceshtay
@maxamedsiciidlegen2058
@maxamedsiciidlegen2058 3 жыл бұрын
M'a Bro lii caato keep going legen lake saara sxpyaasha lii caato all am haragaysa
@mohamedalimiino5073
@mohamedalimiino5073 3 жыл бұрын
Show Hargeisa markii lahaa waa hoygii fanka been maaha liicato oo yutuber ah ba wey soo gelisay fankii
@aytaali2338
@aytaali2338 3 жыл бұрын
😂😂
@fahmaabdiahmethhiilhableed8612
@fahmaabdiahmethhiilhableed8612 3 жыл бұрын
Hapyy 26 June Somaliland 💚💭❤
@mahamedcaydiid3750
@mahamedcaydiid3750 3 жыл бұрын
Cod leedahay wlhi inta ila midka like✌🔥
@ahmetsalaan2274
@ahmetsalaan2274 3 жыл бұрын
Hoyga fanka hada timadpa Qasap Fanan wad noqone mezha kaliye HamiGaGa ku RumeYnaYza Hargeiza cadaY miss yOu ❤❤❤
@bashirhusseinkoreye305
@bashirhusseinkoreye305 3 жыл бұрын
Gob gobu dhashay wlhi Dadka Ree hargeysa wan idin jeclnahy hadan nahay ciyl xamr Rabiyow mar un nawada midey💙🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️👏
@fuaadcilmi1417
@fuaadcilmi1417 3 жыл бұрын
Liicaato waxaa lagaa sugaaa waaa heeesta mogdishu adaaa heees bilabee al fanan liicaatoo guuul iyo hormar hargeysa u rajeynaaa
@suubansmile9388
@suubansmile9388 3 жыл бұрын
ha sugi waayina indr waanu u samayn taasna wuuna soo qaadi kkkkk
@azli5079
@azli5079 3 жыл бұрын
U dhiibo waa loo dhiibtee
@najahqaliqurux4569
@najahqaliqurux4569 3 жыл бұрын
From somaliland dhalda dhiigu biyo ma ah aaamin alle ducad ha noo aqablo
@amalinacirroofficial6729
@amalinacirroofficial6729 3 жыл бұрын
Me too aamin wll
@abdirizakabdullahi7267
@abdirizakabdullahi7267 3 жыл бұрын
LIICATO LEGEND 🔥🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hooyoaamino8764
@hooyoaamino8764 3 жыл бұрын
@liicaato walalow mar hore xaa usoogali weysay fanka absolutle song keep going lii
@hayderahmed9032
@hayderahmed9032 3 жыл бұрын
Ilove rer xididkey 🇮🇷❤🇱🇺❤🇸🇴 Ian from jubaland 🇱🇺❤🇮🇷🇸🇴🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺
@snmhalgamayal2391
@snmhalgamayal2391 3 жыл бұрын
HaYgiii Hibada & Horumarka Hargeisa Cadey Somaliland 💚🤍❤️
@nadaryuusuf9729
@nadaryuusuf9729 3 жыл бұрын
Tdgnm
@ayaanlemohamednourahmed2201
@ayaanlemohamednourahmed2201 3 жыл бұрын
Legendku meel wlpo u joogo ma liico🔥❤Lii Caato Raganimo lagaa heley✋😙
@qoslaaye7026
@qoslaaye7026 3 жыл бұрын
Best song m.a liicato fanaan +comedy
@vadumh_apdi9226
@vadumh_apdi9226 3 жыл бұрын
Legend lii cato l can.t wait hormar wacan ayaanbku leyahay brother
@badraanallybadraanally5052
@badraanallybadraanally5052 3 жыл бұрын
Wow l.a nice big bro lii caato guul ku rajeyna insha Allah 💞💞❤❤ farxad warto ebid asaga u sare ebid nolosha kuma xumeyso ebid Oo kuma cisho my brother lii caddeh 🤩😍🌍👥🤴
@user-br6ol3qu4s
@user-br6ol3qu4s 3 жыл бұрын
Liicaato the one and only guuleyso lagend wku wtaa nh hambalyo
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
😍qof qalbi wangsan 💪🏾🇸🇴❤
@zumayamarwan3409
@zumayamarwan3409 3 жыл бұрын
Waaaw nice song keep going prother 🔥
@Garaad_Nazir_ali
@Garaad_Nazir_ali 3 жыл бұрын
kugu HyzTaa sister mxd ka LedaHt
@feisalyare3645
@feisalyare3645 3 жыл бұрын
Tʜɪs ɪs ᴀɴᴏᴛʜᴇʀ ʟᴇᴠᴇʟ ᴡʟʟʟʜɪ ғʀᴏᴍ 🇸🇴❤️💋
@maryammohamud2069
@maryammohamud2069 3 жыл бұрын
The best song ever mashallah lii legend keep going 👍👍👏👏👏❤️❤️❤️❤️
@mahdiahassan907
@mahdiahassan907 3 жыл бұрын
Liiban aadan cali wanaagii oo qofa go forward legend 🙏🤴
@Kaarshe_channel
@Kaarshe_channel 3 жыл бұрын
Alloow hamigaaga Alloow hormarkaaga Alloow hibadaada Ducaan U huraaye Alloow hargeisa hagaaji❤
@nasiibnasiib1039
@nasiibnasiib1039 3 жыл бұрын
Hit Song On Fire 🔥♥
@naanimohamed788
@naanimohamed788 3 жыл бұрын
Hargysaay hoygi fanki iyo murtidaay Hoygi helyayga iyo hormarkaay Hoygi ilbaxnimada iyo geesigay Dad gobaad dhashe hargysay ha liicin my 😍💚💭❤😍😍
@arsheahmedali1717
@arsheahmedali1717 3 жыл бұрын
Liicaato kabtaada lama xidhan karee Thank u bro heestaas wnkaa haynaa 🙏 🥰
@Hajio
@Hajio 3 жыл бұрын
Iyadoo dhamays ah abtu lii iga soo tuur wuxu heesba way dhaafteee 🤣Liicato Official
@suhuurareef7470
@suhuurareef7470 3 жыл бұрын
*walakaya liibaab Aadan cali
@guleithhazzan6109
@guleithhazzan6109 3 жыл бұрын
Wllky liipaan liicaato hore uzoco---reer hargeiza hadaan nahay waan ku agtaagan nahay mar walba keep GOING pro 🎗🥈
@hanamaxamedxirsi7265
@hanamaxamedxirsi7265 3 жыл бұрын
Dhulkasta oo somali ledahay allow barakee ameen
@yooniskekey9621
@yooniskekey9621 3 жыл бұрын
keep going pro nice song
@abdiazizissackharun4830
@abdiazizissackharun4830 3 жыл бұрын
Somalilanders love u guys from kenya 🇰🇪,Nairobi.
@kawtharmahamud5452
@kawtharmahamud5452 3 жыл бұрын
Happy 26june my country somaliland Liicaato❤
@kawzarsalepan4143
@kawzarsalepan4143 3 жыл бұрын
Wooow liicaato hore usoco wlo somaliland 💚🤍❤ hanolaato Guul marwalBa liicaato wllky Adi shanta somaliBa waad tahy e marba kaad kusugan tahy Kaso MuuQo
@hamdadaahir6037
@hamdadaahir6037 3 жыл бұрын
Manshallah amazing voice bro keep going 🙏❤
@boqorkaqalbiga4881
@boqorkaqalbiga4881 3 жыл бұрын
lii caato koormo ayaa fanaan nokho tay legend
@mahadabdullahimahamud4364
@mahadabdullahimahamud4364 3 жыл бұрын
Another level whalhi heestii ugu horeysy cajiib
@chamaapdyofficial4162
@chamaapdyofficial4162 3 жыл бұрын
hargaysa HaDa TagTo aDoo Heesaya Iz arakay Nio😅 oNe Love rer somalilnaD
@Abdirahman-ty6ku
@Abdirahman-ty6ku 3 жыл бұрын
Hargeisa hoyga gobanimada iyo gobta 5ta Somaaliyeed guul Somaliland 💚🤍❤
@khadarmohamut2306
@khadarmohamut2306 3 жыл бұрын
Another level 💥💯
@raxmatah3399
@raxmatah3399 3 жыл бұрын
sax
@kingxamudi
@kingxamudi 3 жыл бұрын
Wawwaw waw eshcalaa hees king ileen wad noo dhuumaty cod aa kuugu dhan
@cabdiraxmanmaxamed4040
@cabdiraxmanmaxamed4040 3 жыл бұрын
hargaysa waa hoyga fanka cidii timaadaana Way kusamaysa fanka🤩ilahow hargaysa dhawr😍
@ruweida9590
@ruweida9590 3 жыл бұрын
Another level licaato💯🥰
@somaliyaraanofficiall6699
@somaliyaraanofficiall6699 3 жыл бұрын
Halyay baad tahee hore usoco
@shamsahussain7319
@shamsahussain7319 3 жыл бұрын
Mashalh liicato wadanku wadnkagi weye we love somaliland 💚💟❤
@cawoayaan9445
@cawoayaan9445 3 жыл бұрын
Muniir baaac inu lii caato ka cod macanyahya ya ila arkaya 😂😂😂
@Mahirofficial1
@Mahirofficial1 3 жыл бұрын
Liiicaaato Legend guuuuul
@HANATT70
@HANATT70 3 жыл бұрын
from Muqdisho Lii caate zxb Ninka raga liwintisa waa lo qira wlhi fanaanin badanaa ka cod macdahaY 😁Keep Up Wlhi Hip Hop La imaaw Muqdisho 🇸🇴🩸🥰
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 210 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 35 МЛН
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 35 МЛН
LII CAATO AA HEES SOO QAADAY!!!!
9:38
Muniir official
Рет қаралды 249 М.
Cunaaye iyo Idiriska dawo
2:42
Cunaaye official
Рет қаралды 4,3 М.
LII CAATO | MACAAN MEYS AROOSNAA |  OFFICIAL VIDEO 2022
5:47
Nasir Production
Рет қаралды 323 М.
OOMAAR BARBAR 2.0 OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:35
OOMAAR_BARBAR
Рет қаралды 61 М.
PRANK AANAN FILANEYNIN AYUU AHAA WAN XANAQAY DHABTII 😡😭
18:44
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 780 М.
LII CAATO HARGEISAY HA LIICIN - REACTION…
10:07
Abdullahi kashka
Рет қаралды 56 М.
PRANK) IYO SAFAR KADIS AN KU TAGNAY WADANKA ,,,,,,
10:06
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 446 М.
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 210 МЛН