OOMAAR BARBAR 2.0 OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

  Рет қаралды 261,298

OOMAAR_BARBAR

OOMAAR_BARBAR

Күн бұрын

EREYADA MAWLIID CURJIN
LAXANKA ABDULAAHI BOQOL
CAMERA AND EDITING JUNDI MEDIA
SPECIAL THANKA TO AFRAX

Пікірлер: 1 200
@NafisoUdlahi
@NafisoUdlahi 5 ай бұрын
Azxph heesta an ugarsiino 1m inta igoracsan only like
@saragalad
@saragalad 5 ай бұрын
War ninka halokaco
@Fowzia69
@Fowzia69 5 ай бұрын
Heesta miyuu soo celiyay?funny
@ArmaancCismaan
@ArmaancCismaan 5 ай бұрын
Wllh hadan garsiin karo wan ugu shubi lahaba 😢❤❤
@daaudcabdiibrahim6110
@daaudcabdiibrahim6110 3 ай бұрын
War ninka heesta aan u kala kicino tii hore KZbin walaga saar
@WaqalStudio
@WaqalStudio 5 ай бұрын
Barbar 2.0 😂😂😂 waa Upgrade layaab layaab 😍
@Mali-gamer1
@Mali-gamer1 4 ай бұрын
Fosho 😂😂😂😂❤
@MustafeAxmed-q2c
@MustafeAxmed-q2c 4 ай бұрын
Kkkkkk haa
@TubeecTV
@TubeecTV 4 ай бұрын
Omar is back
@AbasAqil411
@AbasAqil411 5 ай бұрын
Barbar is back ❤❤❤❤
@aminajama7329
@aminajama7329 5 ай бұрын
Very nice
@WatchingYThiya-mu7hf
@WatchingYThiya-mu7hf 4 ай бұрын
Wel back abwe
@markaboaden894
@markaboaden894 5 ай бұрын
Waaw wan sugaynay omaarow keep going legend baad tahay Wallahi from Djibouti 🇩🇯
@AfiifoAbdirixmaan-wd9ou
@AfiifoAbdirixmaan-wd9ou 5 ай бұрын
Dhalinyaro heesta aan qarxino💃♥️👑
@Attack-g7
@Attack-g7 5 ай бұрын
Qaab noocee ku qarxin karnaa qofkasta waxan marhoree ahaayeen uu ku leyahay 😂😂
@riyaqmohamed565
@riyaqmohamed565 5 ай бұрын
Waaaaaaaw 💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💞💞💝💝💝bar bar is back ismujiya rar tiktok 💃💃💃💃💃💃💃🕺🕺🕺🕺🤸‍♀️🤸‍♀️🤸‍♀️alaaa jecliya omar keniyow the king is back ❤❤❤
@NimcoSagal4
@NimcoSagal4 5 ай бұрын
5000 bu ku dhowyay kolka 1week wa inaynu gilgilna tiktiko reer comment ❤❤❤1m ino baln hestas inch allh
@Walaasha
@Walaasha 5 ай бұрын
Heeskan BARBAR milions aan gaaarsino maalmo yara Team Omaar❤❤
@haliibrahim4533
@haliibrahim4533 5 ай бұрын
From Djibouti 🇩🇯 Hore u soco
@ABDULLAHItheblackmamber
@ABDULLAHItheblackmamber 5 ай бұрын
Proud to see you back from Kenya love u bwg lege
@FatouOkiyeh1964
@FatouOkiyeh1964 5 ай бұрын
Macha allah oomar barbar Allahi ku cafiyay u mahad celi qali Allah ku xafido melkasto aad jogtid.from DJIBOUTI 🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤
@yusufmohamed3216
@yusufmohamed3216 5 ай бұрын
big legend is back, i heard this while am at my high school level, big respect
@MustafabdihasanMustafabdihasan
@MustafabdihasanMustafabdihasan 5 ай бұрын
100k nobuxiya team barbar
@adanabdi6262
@adanabdi6262 Ай бұрын
this what we need ooomaar Barbara keep going my sediyoo🥰🥰😍😍😍😍😍🤩🤩😘😘😘
@GeelleMoh
@GeelleMoh 5 ай бұрын
Libaax qoyey bisad mood, The only legend Oomaar barbar, Hormuudka Fanka Xorta ah.
@YaasiinabdirisakYalovich
@YaasiinabdirisakYalovich 5 ай бұрын
Odeyga haloo kaco from jamuriyada barakeysan
@yahye2001
@yahye2001 4 ай бұрын
In lagaa xanaajiyo weyba fiicnayd ma is tiri my legend wallee haddayba xuub dhacsatay hadday ka shidantahay tii hore dhan walba nooloow don’t go back weligaa
@AbdinasirJaamaBarre
@AbdinasirJaamaBarre 5 ай бұрын
Somalidu waxba isku ma ogola hystan 20 m veiws bay ku dhaweeyd . Inasha allah waad gaaaraysaa Team barbar❤❤
@HamzaDjama-no6ov
@HamzaDjama-no6ov 5 ай бұрын
Frome jabuuti 🇩🇯🇩🇯 keep going omaar
@FaatimaXusen
@FaatimaXusen 5 ай бұрын
hestan awoodeeda muujiya please all we love oomaar barbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@habonhabona5827
@habonhabona5827 5 ай бұрын
Legend Omaar bar bar Allaha ku xafido from DJIBOUTI 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@shijo2055
@shijo2055 5 ай бұрын
welcome back🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪barar
@nuromohamed7478
@nuromohamed7478 5 ай бұрын
It’s about time brother keep going ❤we love 💕 you 🎉🎉❤
@abdifataharabayto9551
@abdifataharabayto9551 4 ай бұрын
Legend guusha caadaystay keep going brother geesi ma geeriyoodo ❤ from isaaq Wayne
@djoharamoussaali8439
@djoharamoussaali8439 5 ай бұрын
100k hambalyo 🎉🎉omar from 🇩🇯♥️
@asmar6million
@asmar6million 4 ай бұрын
Legend #omarbarbar
@AmranMaxamed-my4kk
@AmranMaxamed-my4kk 5 ай бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo oomaar 100k waan gaadhnay xataa maanta si aad u gaadho asxaabtayda ayaan kaga soosaray oo wxaan ku idhi heestii barbar oomaar dib ayuu isoo cusboonaysiiyee dhagaysta si 1m aan ugu toorno anigu caadi haanta reero heesood m ihi se horomarkaaadaa ayaan jeclahay wlhi markay dhibku kugu dhacay salaatul layl ayaan 3:00 habeenimo ukici jiray si aan kugu duceeyo Allaahna dhibka kaga qabto marlabaad hambalyo sidaan u faracsanahay 100k gaadhay markaan ku arkay❤❤❤
@farxiyamohamed1780
@farxiyamohamed1780 5 ай бұрын
Barbar is back better than before ❤keep going my brother 🎉🎉🎉
@xawo443
@xawo443 5 ай бұрын
Waaaw waa sugayey oomarow 🎉🎉🎉
@Kingmohan123.
@Kingmohan123. 4 ай бұрын
Barbar is back Aduunku markaluu is tuurtuurayaa😊❤
@team27_asad_hagio
@team27_asad_hagio 5 ай бұрын
Omaar Barbar is back big legendary heestu hadey sidii hore ka maacan tahay 👌 😮
@Abutamer84
@Abutamer84 4 ай бұрын
Omar barbar Congratulations Sxb keep going Horee uu so wali 👍
@farhansiyatissack4378
@farhansiyatissack4378 5 ай бұрын
Next heesta gobolada❤❤
@Novemberrain096
@Novemberrain096 2 ай бұрын
Welcome back king Baarbaar guleyso Inadeer 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Abdinasir-l9x
@Abdinasir-l9x 5 ай бұрын
All somali let this guy reach 10M in 10 days ok we🎉 go
@sayidgood7598
@sayidgood7598 4 ай бұрын
omar hoRe u soco zhp Noloshu way waji badn TahayEe calankagu yuu Dhiciin ❤🎉
@umuambiya8851
@umuambiya8851 5 ай бұрын
Guleyso wllo from ciise weynee djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@Fatuushabdiaziz
@Fatuushabdiaziz 5 ай бұрын
Tiktok hadi leydin ka wayay ileyn KZbin ba jogtan😂😂😂
@Mr-xp7jz
@Mr-xp7jz 5 ай бұрын
Waaaw waan jeclahay heestaniI inaba Candi ma aha❤️❤️🥰🥰💕💕
@AbdirahmaanAwoowe
@AbdirahmaanAwoowe 5 ай бұрын
Heestii wanaloo soo celiyay ❤❤
@BashkaHassan-f9l
@BashkaHassan-f9l 5 ай бұрын
Bar bar is back nin culus baa soo hadlay legend si weeyn baan kuj taageeraa ❤😊
@xikmatzoor.486
@xikmatzoor.486 5 ай бұрын
You welcome back lph, logada KZbin kaaga ku xiro heesahaaga. 💯
@yacqubhashi4192
@yacqubhashi4192 5 ай бұрын
Heestaan barbar waxay iga galisay xasuus runtii , keep going alfanaan oomaar 🎉🎉🫡🫡
@Salmoquru
@Salmoquru 5 ай бұрын
Barbar is back🎉
@CubeydCali-p9v
@CubeydCali-p9v 5 ай бұрын
Legend mid ayuuba igucajabiyay waana inuusan isdhiibin hesaha wax igagalay malahn lkn Waa qof ladagaalamaaya guuldarooyinka shaqsi adag Maba isdhiibin go head Legend barbar
@yaraankareeriiman986
@yaraankareeriiman986 5 ай бұрын
Barbar song to the world again😮
@jubatmediatv6426
@jubatmediatv6426 5 ай бұрын
My guy is back u welcome my bro
@cabdulrashidrashid-rx7uc
@cabdulrashidrashid-rx7uc 5 ай бұрын
Sxbyaaal ninkan hawatha an galino wlhi wa wanaaagi oo qof ah😊
@AhmedxidigG36
@AhmedxidigG36 5 ай бұрын
Heestii weyso laabatay Omaar barbar is back keep going pro ❤❤😂😂👍
@rudwanmahamud8553
@rudwanmahamud8553 5 ай бұрын
BARBAR HOROY SAXIIB NACABKA CAGTA HOOSTEDA INSHAA ALLAAH
@zarahshewall7591
@zarahshewall7591 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ barbar waxee dibdaayo wado fur fur ooomar
@Zitaarrzieth
@Zitaarrzieth 5 ай бұрын
Ayuu iturey bar bar 2024🎉
@MumtazAwil-cb7hg
@MumtazAwil-cb7hg 5 ай бұрын
Barbar is in the house✌️
@NimcoMuxumud-j8j
@NimcoMuxumud-j8j 5 ай бұрын
Wada dardar, omarkeena❤🎉
@teatime6853
@teatime6853 5 ай бұрын
Mashallah walalkey horumarkaga aya farxad ii ah halka kasii wad 🙏👑💯😍
@MuunaHinda
@MuunaHinda 5 ай бұрын
Welcom back
@abdijama3619
@abdijama3619 4 ай бұрын
What a fantastic voice, we got u brother ya salaam
@abaabala
@abaabala 5 ай бұрын
Welcome ☣ back legend omaar bar bar
@ArmaancCismaan
@ArmaancCismaan 5 ай бұрын
Oomaar Heestii Barbar Wuuso cusboonaysiyay An ukacno Somaliyey 1M coming soon😮❤
@ApdifataahElmi-rp1io
@ApdifataahElmi-rp1io 5 ай бұрын
2091 kuwa dawan donow isoo duceeya marxuun baan aheee😮😮😮😮
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 5 ай бұрын
Eey ee dhaly😂😢
@raoradwanahmedomar9570
@raoradwanahmedomar9570 5 ай бұрын
Nagu dar ducada 😢
@mahamedwarsan9724
@mahamedwarsan9724 5 ай бұрын
Wakhtigaas aad sheegtey waxaa kadhiman 67sano balse waxaa lagayaaba inuusan aduunkuba siijirin mudadaas midakale ogow ineysan illaahey waxba ku aheyn inuu kugugaarsiyo wakhtugaas adigoo caafimaadkadu taamyahey aqligaaduna taam yahey oo aad fariintaan dib u aragtid illaahey xagiisa waa kafudeyd👌
@ashrafarashid329
@ashrafarashid329 5 ай бұрын
Daacada uqoslay😂😂😂
@kaynaanofficialchannel8777
@kaynaanofficialchannel8777 5 ай бұрын
Sxp hada dhimo dcada waa dhankeyna markaa dhimatid noo soo sheek
@AbdiYu-s7i
@AbdiYu-s7i 2 ай бұрын
Heesta laga codsaday remix waad keentay ugaas omar barbar tnx bro
@drs_siham_aragsn2258
@drs_siham_aragsn2258 5 ай бұрын
king Bar bar Hore Usoco 😢❤🎉
@Abdiyarelegend
@Abdiyarelegend 5 ай бұрын
waan ku faraxsanahay inoow soo laabto omaarkii aqaanay horay u soco❤🎉
@ZakariafarahZakaria
@ZakariafarahZakaria 5 ай бұрын
Wan kugu fana oomaar barbar guuleeysooooo😢😢😢😢😢😢
@XariirAhmed-z6n
@XariirAhmed-z6n 5 ай бұрын
Haaaa walalka 😢😢😢😢
@RuqiyoXassan-bn8xg
@RuqiyoXassan-bn8xg 5 ай бұрын
Good boy 😂😂😂😂😂
@fardusaxmed5926
@fardusaxmed5926 4 ай бұрын
Lipaax lapa Maaha hore u soco wllky Wax aan nasap ahayn paa ku helaye ❤❤
@lovepeace1286
@lovepeace1286 5 ай бұрын
omaar come back legenaw ❤🎉
@halimacabdullecali3620
@halimacabdullecali3620 5 ай бұрын
halkaad rabto oo guul ah gasr oomaarow insha allah xasi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤dkana isma aragtaa
@anwarabdulahi779
@anwarabdulahi779 5 ай бұрын
Please somaliyee 200 k s KZbin ka gaarseeye Please nin rageed waye wlhi
@samsamtesoro5703
@samsamtesoro5703 4 ай бұрын
Welcome back Walaal I cried maalintay xaaladu yar adkayd happy for you waa ka bogsatay dhibtii❤❤
@mustafeawga14
@mustafeawga14 5 ай бұрын
Legend nacasba ciilay halkii gadhsiiya markale
@SalmaanYare-ik5yv
@SalmaanYare-ik5yv 5 ай бұрын
Al fanaan ooo.maar kep goin. Wan ku jecenahy❤❤❤❤❤
@MustafeAxmed-q2c
@MustafeAxmed-q2c 5 ай бұрын
Barbar back
@anwarabdulahi779
@anwarabdulahi779 5 ай бұрын
Somaliyee 200 k KZbin gaarseeye omar ha loo kaco
@Raho339
@Raho339 4 ай бұрын
Insha Allaah☝️♥️❣️🫡
@XusniIbraahim
@XusniIbraahim 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@CanabCumar-pk8qh
@CanabCumar-pk8qh 2 ай бұрын
😢i9o 😂33 year oiju q😅
@CanabCumar-pk8qh
@CanabCumar-pk8qh 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Bintiabdinasir322
@Bintiabdinasir322 4 ай бұрын
Keep going Omar 😊❤🎉
@abdinasirmuhumed8560
@abdinasirmuhumed8560 5 ай бұрын
Oomaar barbar
@hayatsalam9384
@hayatsalam9384 5 ай бұрын
Welcome back omaar barbar awalba dadkii dhagaystan oo millions garsiyey waan hoogna
@NaajiYre12
@NaajiYre12 5 ай бұрын
Old Is Gold❤ omaar legend always legend🎉 Golden🤩voice,welcome back❤
@YacinHabaneh
@YacinHabaneh 5 ай бұрын
Wawww la retour Barbar welcome
@HanimaxamedJibriil-gc2qe
@HanimaxamedJibriil-gc2qe 5 ай бұрын
Omaar barbar só labasha wacan
@DeeqoTaqal33
@DeeqoTaqal33 4 ай бұрын
Waaaaaaaaaaw ❤❤❤❤❤ea hees ugu soco ah shiib iska dhah ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@HaykalMuzty
@HaykalMuzty 5 ай бұрын
Inta heestan iyago yar dhagaysan jirty one like 👍😂❤
@rahma-q4q
@rahma-q4q 5 ай бұрын
Wixii dibindabyo wada dardar😂❤🎉waaa sugayyy kusoco oomar ka
@MaryanSiciid-ib7yg
@MaryanSiciid-ib7yg 5 ай бұрын
Kambaag Oomaar barbar❤❤❤❤🎉🎉🎉
@farhiyomohamed9160
@farhiyomohamed9160 5 ай бұрын
OOMAAR MARBAR ILLAHEEY HAKU XIFDIYO WLH QOF AAD UQALBI FIICAN TAHAY XASIDKA ILLAHEEY HAKU GARAB MARIYO HEESTII BARBAR OO CUDUB AHAAA ❤❤❤❤❤❤❤ ALL SOMALI LOVES YOU MEN MASHA ALLAAH ❤❤❤❤❤❤
@malmo4235
@malmo4235 5 ай бұрын
Omaaar waa nin soo alisa dhan jecel ayaguna Walahi way jecelyihiin mashallah 💙💙
@maryamaabassaid2962
@maryamaabassaid2962 5 ай бұрын
Yes walaalkeen wuu soo laabtay❤❤❤❤❤❤❤
@YurubAadan-be9xw
@YurubAadan-be9xw 5 ай бұрын
Ayuu iituuray barbar oomaarkeena alh ha nooka xiftiyo ❤❤
@FarhiyaaKhalif
@FarhiyaaKhalif 5 ай бұрын
Yeeesss barbar ❤❤the sky is the limit!!
@Abshaw6
@Abshaw6 5 ай бұрын
Ina aderky inu laba xininyood reer mudug ah oo aan munaafaqad iyo dhaqan saqajaanimo aqoon yahay Allaylehe wuu tusay soomaali weyn waku faraxsanahay inaa xininyahaga fuushay from sallax norweyd❤
@guuleedabdi3329
@guuleedabdi3329 5 ай бұрын
Bro Omar Barbar Waan Ku Wataa . ❤❤❤ 🎉🎉🎉
@CabdinaasirAxmed-m7o
@CabdinaasirAxmed-m7o Ай бұрын
Onther level mypro ❤❤
@ApdifatacMohamed
@ApdifatacMohamed 5 ай бұрын
BARBAR BA❤😊🎉
@SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
@SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 5 ай бұрын
Sidan usugaya wadalay 😢😢 Lkn tnks omarow
@amindjibril4548
@amindjibril4548 5 ай бұрын
Keep going 😊
@AhmedAbdi-t5p
@AhmedAbdi-t5p 3 ай бұрын
Lagend Omar barbar❤❤❤
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 4 ай бұрын
Woow maanshallaah, oomaar, wac iyo bar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdiGuracha-l9d
@AbdiGuracha-l9d 5 ай бұрын
Legend of all time ❤❤❤❤❤
@AhmedZaki-pw9dp
@AhmedZaki-pw9dp 5 ай бұрын
Waaaw back barbaar❤❤❤❤❤
@NelsonMandela-up4ob
@NelsonMandela-up4ob 4 ай бұрын
Legend 👑 🌟
@JIROOW-sv7
@JIROOW-sv7 5 ай бұрын
Wow heeskii Barbar oo update ah 👆 😂❤
@XaawoDaahir-x5u
@XaawoDaahir-x5u 5 ай бұрын
Soomaali oodhan wiilkooda ❤❤❤
@saidaabdirizak2862
@saidaabdirizak2862 5 ай бұрын
Wixii dibindaabyo wado dardar omaarow ❤👏🏻
omar barbar iyo jacaylkiisa oo guur ku heshiiyay
16:01
KULAN 24
Рет қаралды 64 М.
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
"Madaxweyne Alle Cimriga ha ku dheerayo" Marwo Edna Aadan
3:44
MM Somali TV
Рет қаралды 14 М.
MINNEAPOLIS TO ISTANBUL TURKI OOMAAR BARBAR 2024
2:50
OOMAAR_BARBAR
Рет қаралды 21 М.
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 23 МЛН
TIKTOK MAXAA LOO XIRAYAA OOMAAR BARBAR 2025
7:30
OOMAAR_BARBAR
Рет қаралды 2,3 М.
Oomaar Barbar
4:23
Liibaan Studio - Topic
Рет қаралды 99 М.
ISMAIL AARKA || INTAAD DHINACEYGA JOOGTO || OFFICIAL MUSIC VIDEO 2025
5:41
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН