Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@SajagwFahАй бұрын
SXB Tarikhda iyo halganka Xassan Nasralah ama Khasim sulaymaani nosoo gali Ustaad aways Cali 🙏
@gaduudocarwo4631Ай бұрын
[قال رسول الله صلى الله عليه وسلم ] (الدنيا سجن المؤمن وجنة كافر ]
@HalooYeelo-j7bАй бұрын
Masha allah sxb eee fasirka dadka intooda badan ma yaqaanaan eee soo ràaaci cml
@Bile.sharifАй бұрын
Soomaalidu ma jecla liibiya
@AbwaanqooreyofficialАй бұрын
Liibiya iyo soomaalia Waa isku muuqaal🥹
@siciidcawil9894Ай бұрын
Wll isku dad ma nihin somali hadan nahay nasab ban nahaya lkn waxan waa gun ani waxan kala shaqeye sucuudiga maha dad caadi aha waa cawan
@ayaanlemahamed5234Ай бұрын
@@siciidcawil9894haa wallaahay waa cawaan dagaal bes bay yaqaanaan
@ilyasAli-yn9vhАй бұрын
Wa nin garanla iyo nin gaadhi wayay Marka reer libiya way garan wayen inay haystan geesi ku gacan sayray reer galbeedka Macamar alqadafi wa shakhsi si geesinimo leh ku dhintay isaga oo isku dhiibin reer galbedka maanta ayay garanayan lakinse maxay ugu taalaa garabkodi iyo kii difacayay ka raaceen gaalada dantooda eeganaya doonayana inay dawlad kasta sida ay reer galbeedku uhadasho Waxa geesi ah ninka kaso horjeesta reer galbeedka munaafiqinta ah waxan urajaynaya walalahay réer Palestine 🇵🇸 iyo dhaman muslimiinta wayso dhaman doonta quwad iyo hub dhaca halkebay gali doonaan gaaladu yaa noo kala warama Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar ❤❤❤
@abdulahimaalim29 күн бұрын
Aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤
War soomaliyeey dadkiina wal laga faaido gor uqqda❤❤
@Abdiazizupdullahi3Ай бұрын
Liibiyoy habarkii qadaafi haidinka saartoh 🥺❤
@dekaadar9636Ай бұрын
SubhaAllah
@MahdiAbdirahman-r6bАй бұрын
Saaxib kaso hadal lacaga cusub ee dallaka badan ruushaka shiinaha iraan iyo iyo ❤
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhiАй бұрын
Mahadsanid
@bamiiman8891Ай бұрын
Tariikhtar dowladdi siyaad bare ka soo hadal iyo soomaaliya ❤❤❤😂
@cabdalacawilyoohiye3Ай бұрын
Kaas cidi ma dooran asagaa isdoortay waana la riday wll Qofkasta oo xoog ku yimaada dhuL xoogbaa lagu dejiyaa
@Mohann_11Ай бұрын
@@cabdalacawilyoohiye3 hye manta wxa ka dheefnay inaa aduunka qaxoonti ku ahaaano oo dumrkeenina nimaan ajaniib gursadan dhalinteenina tahriib ku dhamato inta hdda noolna qarna Aano qabiil loo dilo qarna qarax ku dhamadaan Siyad barre gadashiis Dawlad lama Arag Ehlu janaha
@AbdishakurkadirYousufАй бұрын
Allow u naxariiso gesigi mucamar qadafi halyey hil waye
@cadnaandeeley2090Ай бұрын
Waa natiijada ugu danbeyso uu helaayo kaligi talis walbo iyo wadan kasto ey madaxa ka naqdan inte sano ey raban ha heystan waa kuwi malin dayac u dhinta wadankas na bur buru waligaa kaligi talis ha tagerin hda dal rajo ka leedahy
@Mohann_11Ай бұрын
hye manta wxa ka dheefnay inaa aduunka qaxoonti ku ahaaano oo dumrkeenina nimaan ajaniib gursadan dhalinteenina tahriib ku dhamato inta hdda noolna qarna Aano qabiil loo dilo qarna qarax ku dhamadaan Siyad barre gadashiis Dawlad lama Arag Ehlu janaha
@AnnoyedEagleRay-rj4fx24 күн бұрын
Beenta maahan kaligii taliye hadaa noqotid hadaa daacad thy xataa dadka weey ku dhibsanaayaan xilka nooga dag hadii lagu dhaho kadag saas fiican
@XassanaxmedXassanaxmed99Ай бұрын
Guulayso ustaad
@yaasiinibraahim3619Ай бұрын
Waa loo darsaday qadaafi haba noqdo kaligii taliya ee maantay tabayaan reer liiibiya
@DekaDahirAhmedАй бұрын
Thank you
@ZaacidYareАй бұрын
Zxp maxamed siyaad barre soo samey wa naga codsi dhamaanten❤
@cabdalacawilyoohiye3Ай бұрын
Kaas somalida badankeeda ma maqli karaan, xitaa cidi ma xusto wll
@lubex3486Ай бұрын
siyaad barre AUN waa hogaamiyihii ugu wacnaa ee soo mara Soomaaliya AUN sharafta Somaliya sxb 💗💗
@Mohann_11Ай бұрын
@@cabdalacawilyoohiye3 wala xasuusta wlhi waa nin ka sameyn bdn kuwaa hadda nool magacisa saqiir iyo kabiir way wada garanayay inta naceeb wxa ka bdn intii jecleed
@shaficiahmed5425Ай бұрын
Mahadsanid ITAAL MEDIA.
@H.E.ABDIKANIFARHAN.MOHAMEDАй бұрын
Keep going brother
@AadanAbdinaasirАй бұрын
Sxp waa lagu waayey sxp soo badi nin aqoonla tahee kib goin
Waa siyaas bare oo kalen Inkaste oo uu san siyaad gaarin qadaafi sidaa sheegaysi hadii loo barbardhigo
@sayidmaslah5951Ай бұрын
Mahad sanid ustaad Sidda wanaagsan aad inoogu tabinayso barnaamid yadda
@MustafeyyareАй бұрын
8:08
@MoalimappchemistАй бұрын
Sxb warbixinaha documentaryga si fcn baad u soo gudbisaa ee qisooyinka mar mar soo dhex gali waayo waxaan arkaa in aad ayadna kasii wanaagsanaan doontid thanks
@_faataxАй бұрын
Gugii carabta kasoo samee barnaamijkan oo kale
@caadilcadeАй бұрын
Wadanka waxu sharaf leeyahy Intay Dowlad Jiirto hadday rabto ha ahaato dowlad Xon Ileen Dowlaad la,aan waxa dhaanto Dowlad xoon
@kingMoha707Ай бұрын
Qadaafi cayaalkii major general Mohamed Siad Barre buu ahaa
@Mohann_11Ай бұрын
2duba Allah u naxariisto
@othmanabdalamohamedadanabd1978Ай бұрын
Reer galbeed marna wax faaiido ah malh.
@aboubakersadik17628 күн бұрын
Sxb yahye sinwar documentary kaso same please
@AxmedCabdiilkcaseАй бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Ok
@qisooyin.channel.m2Ай бұрын
Bishii halmar ma no imanee
@ArsenalYareАй бұрын
Libiya & Somalia Waxay ku jireen nolol aan ruux ku jirin ilaa hadane Qadaafi iyo siyaad bare eey radinayaan mana arki donanan
@Mohann_11Ай бұрын
Aad iyo aad waa loo darsaday
@zahramuqtaar32999 сағат бұрын
Wadanka Micronesia kasoo hadal plz ❤
@yaasiinibraahim3619Ай бұрын
Waxa ku romoowday soomaaliya, liibiya, yamen, suuriya, ciraaq, maah maahdii soomaliyeed ee ahayd : waxbadso waxbeel baydhashaa
Nimcada markii alle ku siiyo ma dareemaysid lkn markii lagaala noqdo ayaa dareentaa Manta libiya halagu tusaalo qaato bal intas ka badan wanaaga uu usameeyay maxay ahayd waxbarasho caafimad koronto lacag la,aan ah ma haystaan maanta Maya nin walba isbaaro aa taal tuuladiisa😂😂😂😂😂😂
@Mohann_11Ай бұрын
Waa dhibatada jahligu leyhy somalia sidan Alle kama dhigo