Murug Ayuu u Dhintay | Masiirka Ninkii Sameeyay Hubka Nukleerka ah

  Рет қаралды 176,834

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

Пікірлер: 242
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 2 жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️
@AHR252
@AHR252 2 жыл бұрын
War like maa nabiga magaciisa kuraadinee duluyahoow🤬🤬🤬
@abdullahihussein3808
@abdullahihussein3808 2 жыл бұрын
صل الله عليه وسلم
@DARKGAMING-yo2un
@DARKGAMING-yo2un 2 жыл бұрын
@@AHR252 wlh waa runtaa dadkiiyo dhan comentiga ayaey like kuraadsanayaan😔
@shaaydaanwase1695
@shaaydaanwase1695 2 жыл бұрын
Salaada Hala ilaaliyo soomaaliyeey 🥺🥺
@CaynansheMuse
@CaynansheMuse 2 жыл бұрын
KKK magacagu mashaydan wasaa sxb
@Haffyy
@Haffyy 2 жыл бұрын
Ilahay aadna hakuilaliyo 😢💯
@shaaydaanwase1695
@shaaydaanwase1695 2 жыл бұрын
@@Haffyy sxb Salaada ilaali wlall 🥺🥺
@prettyhamdi4345
@prettyhamdi4345 2 жыл бұрын
Adigu is sax intaadan saxin dadka
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 2 жыл бұрын
Shaydankow adu salada hakusaxante shaydan ka ad isku shegtay miya tahay ar naftaada kabilow kadib dadka ee shaydan maha wax lalabaxe de cay shaydanba wad isku bixise magac muslim bixiso
@reyxaanmedia9762
@reyxaanmedia9762 2 жыл бұрын
الذين آمنوا وتطمئن قلوبهم بذكر الله الا بذكر الله تطمئن القلوب
@anashaashim9256
@anashaashim9256 2 жыл бұрын
من لا يشكر الناس لا يشكر الله شكرا لكم جميعكم😞🥰
@wizabdallah4294
@wizabdallah4294 2 жыл бұрын
Oo maxa lagu sameeyay oo aad u mahad celinee? ILaahay kaligiis u mahad celi bro
@anashaashim9256
@anashaashim9256 2 жыл бұрын
@@wizabdallah4294 ima fahmin pro carabi fahmi maysid lkn ana ku fahansiin qofka an dadka u mahd celin ilahey Uma mahad celiyo micnihii ilahey swc kum shykriyo🤌
@yahyemesut8954
@yahyemesut8954 Жыл бұрын
@@anashaashim9256 de marka dadkan ad u Mahadcelinayso mxy ku sameyen
@profinneupane6883
@profinneupane6883 2 жыл бұрын
Haddaanan khaldaneyn wuxuu u geeriyooday kansarka dhuunta maadaama uu aad sigaarka u cabiri jiray. Teeda kale oraahda ah “waxaan ahay geeri, burburiyaha caalamka” isaga malaha ee waxay ka timi kitaabka hindida ee Bhagavad Gita, waa inta aan ka ogahay un qisadiisa. Mahadsanid labagoorba
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 2 жыл бұрын
The best person ever the most knowledge abdle and the most shine all created prophet Muhammad Scw scw❤️❤️💕
@mohamedyuusuf7289
@mohamedyuusuf7289 2 жыл бұрын
Abdle na yu ahay
@naimamohamed1609
@naimamohamed1609 2 жыл бұрын
Omar nin u hadla is cilmi iyo caqliba leh mahadsanid my brother alle ha kuu barakeeyo wllo Manzhallaah
@maxamedcabdiraxmaan6398
@maxamedcabdiraxmaan6398 2 жыл бұрын
Nabigeena muxamed scw murug darteed u dhiman rabay umadiisa markee diinta qaadan weyday😭
@iqrishosman2041
@iqrishosman2041 2 жыл бұрын
Maxad kahadlesa 🤔🧐
@maxamedcabdiraxmaan6398
@maxamedcabdiraxmaan6398 2 жыл бұрын
@@iqrishosman2041 wa sax deee xiligo asaga joogay waye qur aanka so aqriso tafsirkisa
@maxamecabdicilmi6706
@maxamecabdicilmi6706 Жыл бұрын
csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw
@abdow4104
@abdow4104 2 жыл бұрын
صلوا على من سكنت القلوب محبته 🌹 واشتاقت العيون لرؤيته 🌻 اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد🌼❤🤲🌹
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 2 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء الله يحفظك
@haw_6060
@haw_6060 2 жыл бұрын
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك
@abdialli1814
@abdialli1814 2 жыл бұрын
The best persòn ever The Most Knowledge Able and The Shinr All Created Prophet Mohamed ❣❣💫 ﷺ 💥😇
@Haykal5
@Haykal5 2 жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀
@hashimtahir6393
@hashimtahir6393 Жыл бұрын
Abaha burburka 😢
@abuayuub2454
@abuayuub2454 2 жыл бұрын
France 1960 Algeria kutijaabisay Dadbay kulaysay saxaraha Algeria Taa barnaamijka kasamee wajiga dhabta France ee Africa
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 2 жыл бұрын
Alle dambigeena ha dhaafo if iyo aakhiraba illahow na cafi insaan gafaf badan ayaan naheeee amiin
@shalaychannel2201
@shalaychannel2201 2 жыл бұрын
Japan niiskuba masaajid lumay jirin 300 kun oo qof oo nool ayay duugeen oo jayniis ah waxana jirtay xikmad aan ogaansho la faaiday 2018 dii oo ahayd hadii indhayartu aduunka ka tali lahyday sida maraykanka saan lama ahaadeen aduunka wax ay gawracaan iyo wax ay gubaan ayay ka dhigi lahaayeen waana sax maraykanka ma difacaayo waxa uu sameeyayna waxuush nimo ayay ahayday lkn in ay iyagu at dagaalka ku guulaystaan cid walba ayay dan u ahayday
@mankeymankey3886
@mankeymankey3886 2 жыл бұрын
mahadsanid cilmigaga no faidesey allah ku grab is taago.
@duufaanahmed5893
@duufaanahmed5893 2 жыл бұрын
LEGEND KA MID AH HORMUUDADA SOMALIDA 😋😋😋😋😋KEEP GOING
@fathiapdirzak1898
@fathiapdirzak1898 2 жыл бұрын
Subxanallah😭 Mahadsanid ustaad
@koombokooficali7085
@koombokooficali7085 2 жыл бұрын
Umada Muslimiinta ilaahey haka badbaadiyo shartaas gaalada ha isku KOr baaba'aan waxba nagama galin
@Badarmedia24
@Badarmedia24 2 жыл бұрын
Sxp sare cumar inshaar mahadsanid wax badan baan kaa faaidnaa
@mramin9269
@mramin9269 2 жыл бұрын
keep going wll nin adag ayaa tahay wlahi waan ku taageeraa wll
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 2 жыл бұрын
Waa hubka intaas oo umadood lagu xasuuqay intaasi oo umadoodna logu hanjabayo runtii waa wax laga xumado Kafiirso intanad falin
@muscabmahad92
@muscabmahad92 2 жыл бұрын
Somalia anaa u sameyn doono
@foziaali1728
@foziaali1728 2 жыл бұрын
وَعَلَيْكُم السَّلَام وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎ waad mahdsantahy👍👍👍
@Abdiraxmanmuuse
@Abdiraxmanmuuse 11 ай бұрын
Golden voice
@cadnancali4675
@cadnancali4675 2 жыл бұрын
Masha alaah Ustaad horay usoco Walaalayaal aan salaadda ilaalino
@allaybaday7824
@allaybaday7824 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll cumar soo jeedintaada fikrada wax ku oolka ah
@baraarujin
@baraarujin 2 жыл бұрын
ILAAH hana badbaadiyo, hadii (nuclear) la adeegsado cid walba oo aduunka ku nool wuu saamayn doonaa si toos ah iyo si dadban (lknse caalamkoo dhan 90%).
@mahadmaxamed174
@mahadmaxamed174 2 жыл бұрын
Aamiin
@daadir3042
@daadir3042 2 жыл бұрын
"Waxaan qiimeynaa, midka qalinka wax Ku dhaca marka loo eego midka qoriga, Waxaa inoo amaan ah midka fisqiga wada marka loo eego midka kheyrka faafiya, Waxaa inoogu cilmi badan midka warka badan marka loo eego midka aamusan, waxaa wax inoo baratay arday Fara badan balse lama haayo mid ino sameeyay hal nuclear,?????"
@maxamedmaajid1874
@maxamedmaajid1874 2 жыл бұрын
السلام عليكم هذا الموضوع مهم جدا شكرا لك يا عمر إنشار
@caishasheekoxariiro1792
@caishasheekoxariiro1792 2 жыл бұрын
Asxaabtii hablahaygiii iyo caruurtoodii igu xidhna waan soolaabtay youtube kii hore walayga xidhay Kan ayan iskala soconayna insha allaah isoo booqda
@shortsvideos886
@shortsvideos886 2 жыл бұрын
Cabdi xamiid Kii Labaad Kasoo Hadal Wll Omar
@akeemmohamedahmed6370
@akeemmohamedahmed6370 2 жыл бұрын
Zxp waxaan ahay ardey four 4⃣ ah sanad kaan ayaa iguu dambaysa dugsi sare jaamacad ayaan u aadayaa dalkeena hooyo kabixiisa zxp aad ayaan u walwal sanahay fasalka 4 aan ahay vedio ugu haboon oo aan 💖💖💖💖❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@Daxiix_filims
@Daxiix_filims 2 жыл бұрын
m.a runtii mawduuc muhiima ayaad ka hadahshay waana dareemi karaa waqtiga kaa galy se waxaan ku leeyahay 1m inaad gaadho iyo in kabadanba waad u qalantaa kaliya hore usiiwad hawshaad hayso allena talo saaro wsc
@qqzzmm357
@qqzzmm357 2 жыл бұрын
Masiixu Dajaal Warkiisa ayaana La Rabaa. Caalamka Halkuu Kusii Socdaa. Somali Mustaq balkeeda Alle Ha SahLo waxa Soo Socda
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 2 жыл бұрын
Soomaaliya waa daanyeero. Aduunkaan wax shaqo ah kuma lahay waa iska dad xoolo ah
@mukhtaryaasiin5558
@mukhtaryaasiin5558 2 жыл бұрын
wuu fiicnaaba ninkaasi mar hadii uu khaldkiisii kasoo laabtay.
@ibrakadarba6641
@ibrakadarba6641 2 жыл бұрын
Teacher we love you wlhi. ❤❤❤
@cabdicasiisibraahimmubaara6263
@cabdicasiisibraahimmubaara6263 2 жыл бұрын
الله يطول بعمرك يا رب العالمين اخي الكريم
@amirsheikh691
@amirsheikh691 2 жыл бұрын
War somaliyeey yutubkan anaga ayaa iska leh ee afkiina hooyo arahdiina ku soo bandhigta wamaxay luuqda qalaad ee aad ku haleysiin
@zakiyuusuf5036
@zakiyuusuf5036 2 жыл бұрын
Wll dadka marka aad magacooda sheegayso isku day inaad agtiisa ku soo qorto👍
@Samaanqore
@Samaanqore 2 жыл бұрын
Wcs wrma tullahi wbarakaatuh 🥰
@ZoobeEnglish
@ZoobeEnglish 2 жыл бұрын
OGAANSHO 🇸🇴MAHADSANID🙏🥺
@haajsuaas2924
@haajsuaas2924 2 жыл бұрын
Guuleyso teacher omar♥️✋
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 2 жыл бұрын
Asc ogaansho aad iyo aad ayaad u mhdsnthy horay usoco cadow u iftiimi dadka bar kuwa leh walalaheen maraykan
@64yearsago59
@64yearsago59 2 жыл бұрын
Yaa yiraahda markaa walaalaheen mareykan ma adiga😏cid kaloo somali ah oo leh walaalaheen mareykan maanan arage
@mahamudomar3225
@mahamudomar3225 13 күн бұрын
saxiib hal magaalo kuma dhiman 150000 ee labo magaalo ayey ahaayeen tiradaasi. magaaladii ugu horeysay 70000 oo heroshiima iyo tan labaad oo nagasaki oo 80000 mahadsanid.
@mariomoha7938
@mariomoha7938 2 жыл бұрын
شكرا شكرا 🙏🏽 ❤
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 2 жыл бұрын
Subhaana Allah 😢
@maimamohamed3907
@maimamohamed3907 2 жыл бұрын
Qofka aduunka ugu Xun Xaasidsan Damiirxun ama caalamka dhan xaasidnimadeeda io damiir xumadeeda waxaa ka badn hal qof oo yahuud ah
@Crisjuol
@Crisjuol 2 жыл бұрын
sxp muuqaalada noocaan oo kale ah aad ayaan i jecelahey ee noo soo badi mahad sanid
@taamirabdi
@taamirabdi 2 жыл бұрын
keep going bro 😎
@barafoowaa3183
@barafoowaa3183 2 жыл бұрын
Walal waxaan rabaa inan kula soi xariiro haljee kala soo xiriira walkeyga
@zeerkasaki7819
@zeerkasaki7819 21 күн бұрын
Inta tiktok kasoo aragtay vedioga one like😂❤
@AbdirahmanAhmed-o7f
@AbdirahmanAhmed-o7f 10 ай бұрын
mahad sanid like waa iaga haysaa
@xasanmaxamud2470
@xasanmaxamud2470 2 жыл бұрын
Mashaalah in Usa.iyo yahuda lagugaraco wacanaa
@az.o.4694
@az.o.4694 2 жыл бұрын
Doqonimada qaarkeed ma fiicna adiguse ma badbaadaysaa?
@MasoutOzil
@MasoutOzil Күн бұрын
Subxaanallah
@abdurahmanyusuf7704
@abdurahmanyusuf7704 2 жыл бұрын
الله هو الدي يدمر هدا كوم سبحانه وتعالى اما بشر ما يقدرون قتل بعوضه
@kiicadde2157
@kiicadde2157 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Salaan kadib Asxaabey waxaa idinka codsanaya in aad ii soo duceysaan, Muraad ayaan leeyahay isoo duceeya, Ducadiina Waxaa laga yaaba in uu Alle ii aqbalo,
@umanabil737
@umanabil737 2 жыл бұрын
Jizamalahu qeyr Maclumad wanagsan ayaad noo soshegta
@kaltumabdirashidibrahim9946
@kaltumabdirashidibrahim9946 2 жыл бұрын
Walalyaal comments Tira badan an hadane laga faideyn waxba an joojina mowduca laga hadlaya ma dhageysano miya mise waxa la shega ayanba fahmin umadaha kale waxa arkeysa Ina mowduca mid mid lo dul istaago oo laga hadla faidada ku jirta iyo faida darada intaba anaga somali ahan comments waku yartahay in la arko qof mawdhca ka hadla hadane comments wey badan yihiin micna ma sameynayan mesha hada ugu dhaw oo si fcn loga hadla mawducyada comments wa Facebook lkn KZbin hada imano wa eber an ka hadalno mawduca anago mahadsan hadi kalena yanan mesha buxiin
@libanmohamed1842
@libanmohamed1842 2 жыл бұрын
Jarmalku mar walba wuu ka horeeyaa yurubta kale iyo Nortth americaba
@geesdiiraxmedbashiir1095
@geesdiiraxmedbashiir1095 2 жыл бұрын
Cumar inshaar macalin fiican
@baraarujintaumadda5938
@baraarujintaumadda5938 2 жыл бұрын
Sxp waynaan iyo yaraan dhimashada malaha ee waqtigiisa dhamaaday
@hmm1699
@hmm1699 2 жыл бұрын
Subhana Allah
@zeinabhassan3438
@zeinabhassan3438 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustad
@usaamefarxaan6301
@usaamefarxaan6301 2 жыл бұрын
Comentigeyga hadaad aragtid 3k wax yar iiga dhiman igaarsii wll
@caddekacadde9477
@caddekacadde9477 2 жыл бұрын
Omar inshaa Hool Laguu Dirsaday ma ahan in lagu gano Gantaal nugleer ah ugreyn
@cantarsaanaa4134
@cantarsaanaa4134 2 жыл бұрын
Waxaan u malaynayaa somaali haday heesan lahyeen inay isku adeek sannlaheeyen nukleerka
@omarshariif1342
@omarshariif1342 2 жыл бұрын
Ha😄
@dakeeyevlogs8289
@dakeeyevlogs8289 2 жыл бұрын
Kumar inshaar allah haku xafido
@Ibadam
@Ibadam 2 жыл бұрын
waxaan soo saaray muuqaal aad kuu xiiso galin doono faflan soo daawo ❤️
@balqiismohamedabukar803
@balqiismohamedabukar803 2 жыл бұрын
Aamiin walalo mahadsanid
@highlightssports969
@highlightssports969 2 жыл бұрын
Ust adigoo mahadsan waa lagu qaataa chemistry ga casharo ku saabsan nuclear ka waana isku mid nuclear physics iyo nuclear chemistry❤ thanks
@Haffyy
@Haffyy 2 жыл бұрын
Bro omar inshar ♥️💯💯
@xarakocomedy5241
@xarakocomedy5241 2 жыл бұрын
Hadaba mareekan asagaa adeegsaday. Hadana asagaa ilaalinayoo. Walahi waa qosol
@barnialisalah5647
@barnialisalah5647 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@qqzzmm357
@qqzzmm357 2 жыл бұрын
YUHUUDU aduunkan Alle Ayaa Hore usheegay Fasahaad ayuunbay Ku Jirayaan waligood Ba Aduun Kana waxay u horseedayaan Bur Bur Iyo Baaba. Balse Maalin Maalmaha kamida Ayaa La Rogi doonaa Iyaga
@safiyayasin7946
@safiyayasin7946 2 жыл бұрын
Insha Allah
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد
@mohamedosman5493
@mohamedosman5493 2 жыл бұрын
Keep going omar inshaar pro
@horumarinoloshaada1848
@horumarinoloshaada1848 2 жыл бұрын
Sxb jileecaas iska dhaaf. Waxa hardamaaye waxay ahaayeen dowlado kala Aragti, Xoog iyo Xeelad badan. Ma waxay kula tahay hadii xulafada ka Soo horjeedo USA, RUSSIA iyo Galbeedka kale inay dhaafi lahaayeen. Waa TaaS uu Mareykan iyo Xulafadiisa ay aduunkii ugu booteynaayaan. Ee Beer laxawsiga dhaaf.
@salim_hooyomacaan712
@salim_hooyomacaan712 2 жыл бұрын
J te suivre ton discours 😇😇😇😇😇😇
@madar7777
@madar7777 2 жыл бұрын
islaamka quruxdiisa bal arag wuxaa ladiiday xiliga dagaalka in lalaayo caruurta dumarka iyo dadka da,dada ah...laakin mareekanka magaalo dhan ayuu ku garaacay bomb sidii ay udhanyihiin dadkii kuoolaa..uu hadana ugu celshay...markaaseey islaamka kusheegayaan argagax ..waxuu ahaa goaankii ugu qaldana abid aysameeso ameerika.
@mohammedawil4750
@mohammedawil4750 2 жыл бұрын
Qofka hadii uu yahay qof maskax ahaan iyo wadan ahan iyo dad ahan dhisan waa uu samayn kara wax walba
@abdikariin7002
@abdikariin7002 2 жыл бұрын
Wax walba ha samaystaan aakhir muslimka oon haysan hub ayaa qabsan doona dunida
@iskahubi3264
@iskahubi3264 2 жыл бұрын
Adigoo soo jeeda ayaad riyoonaysaa 😂😂😂
@haw_6060
@haw_6060 2 жыл бұрын
Shukrn wall
@shako_y22
@shako_y22 2 жыл бұрын
08:25 4 TONE iska dheh mudane 😅
@Keam__05
@Keam__05 2 жыл бұрын
Ustaad💕🥰
@salmansomali
@salmansomali 2 жыл бұрын
Waa markii uu nebiga dhahay xdis mcnihiis ahaa: noqo furo kheyr hanoqon furo shar.
@faraxmoha5338
@faraxmoha5338 2 жыл бұрын
waa mawduuc muhim ah
@abdikarimnor8536
@abdikarimnor8536 2 жыл бұрын
Anyone who kills someone for no reason will be destroyed whether he is an infidel or a Muslim
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 2 жыл бұрын
Alaah ba loolabanaya allow ada arka galadan allow sharkoda iyaga kudu
@Qaansoroobaad
@Qaansoroobaad Ай бұрын
Jabaan iyagaaba wax so saarida ugu badn nukliyeer la.aan miyaaba
@Ahmedsahane
@Ahmedsahane 2 жыл бұрын
Fiicnaan lahaydaa in Jarmalku guulaysan lahaa sababto ah muslimiinta ayay xulafo la,ahayeen xitaa masaajido iyo madaaris islaami ah ayay ka dhiseen qaybo yurub kamid ah si buuxda ayayna musliminta utaageri jireen 🙂
@akm9447
@akm9447 2 жыл бұрын
Maya sxb naaziyiinta cunsiriyiin bey ahaayen, waxey aaminsanaayen sarreeynta jinsiga aariga, taas oo salka ku heysay aragtidii darwin, wa sababta ey u xasuuqeyn yahuuda jarmalka, wey xaqiri jireen shucuubta saamiyiinta oo ah yahuuda iyo carabta, africa warkeeda da, marka alxamdullahi hadii ey dabar go'en
@jumlotv2756
@jumlotv2756 2 жыл бұрын
Wll waxaan kaacodsanaa inaad iisameyso lingi plz wll waa igacodsi💯💞💞🙏
@abdullahiyare9763
@abdullahiyare9763 2 жыл бұрын
Waa ku wata wll 🤝
@kingciiza7629
@kingciiza7629 2 жыл бұрын
Noo soo badi wll
@mukhtarbashi9057
@mukhtarbashi9057 Жыл бұрын
Omar Inshar sxb nin wngsn oo aan tan iyo 2017 chanelkisa ku xurnaa baa tahay wx wlbo waa ka hadashay cilmi diin io maadi siyaasad lkn ilaa hada ma arkin adigo shabaab ka hadlayo maxaad ka aaminsanthy argti ahaan
@ahmedmuhumed1402
@ahmedmuhumed1402 2 жыл бұрын
Omar inshar nin culus noo badi cilmiga
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 2 жыл бұрын
Fransiiskaba 1m oo qof ay Aljeeriya ka Dileen.
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 2 жыл бұрын
Subxanalaah 😭😭😭😭
@cumaryuusufibraahin18
@cumaryuusufibraahin18 8 күн бұрын
❤❤❤❤
1936 - 2021 | Aaabaha Nukleerka Pakistan , Cabdilqadiir Khan
9:32
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 22 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 16 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 80 МЛН
95% Maxay Australia Eber U tahay ? | Dhul aad ugu Eg Dhulkeena
10:29
Qisada Xasan Aadan Samatar iyo Deeqa Bilan
12:06
Xogmaal Media
Рет қаралды 14 М.
Basaaskii Dilkii ISMACIIL HANIYAH ka dambeeyay & Dalka uu u dhashay |
17:10
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 22 МЛН