Waziir lee ayaa la soo wadaa wax ey soo kordhinaayo majiraaaa Kuwii hore wax qaban la asaa kuwa kle lakenaaaa Somalia 🇸🇴 iyo xalkeeda
@user-om4nx5qm4z3 ай бұрын
Shaqada😂😂 Aakhiro war aa idin yaal, xilka ma ahan xafiis kursi lagu fariisto & raaxo 😕 masakiinta baahan aduunka ku rafadsan maanta,idinka beri la idin weydiina , marka la idin horkeeno maxkamad & mizan aan la laaluushi karin😔