KZ
bin
Негізгі бет
Қазірдің өзінде танымал
Тікелей эфир
Ұнаған бейнелер
Қайтадан қараңыз
Жазылымдар
Кіру
Тіркелу
Ең жақсы KZbin
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Жазылу
Farhan Jimale (Farhan Jimale)
Waa bogga rasmiga ah ee Farhan Mohamed Jimale oo ah maamulaha telefishinka BBC Somali London.
1:43
Ra’iisul Wasaare Xamsa: Waxaan billownay sahankii iyo geeddigii uga bixi lahayn faqriga iyo gaajada.
3 ай бұрын
2:30
Liiska Xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirrada
3 ай бұрын
5:00
Kulanka Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Madaxweyne Abdelfattah el Sisi
5 ай бұрын
16:06
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo abaalmariyay saddex dhallinyaro ah oo naftooda u huray bulshada.
5 ай бұрын
7:58
Khudbaddii Ra’iisul Wasaaraha Xamsa Cabdi Barre Shirweynaha Qurbajoogta Soomaaliyeed ee Dooxa
6 ай бұрын
3:30
Afhayeenka Xukuumadda Farhan Jimale oo ka warbixiyay safarka Ra'iisul Wasaaraha
6 ай бұрын
1:36
Soo dhaweynta Ra'iisul Wasaare Xamsa ee Qarsiga Xukuumadda
6 ай бұрын
1:53
Aaska Qaran ee Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Marxuum Jawaari
7 ай бұрын
3:05
Ra'iisul Wasaare Xamsa oo kormeer ku tagay degmada Daarusalaam
7 ай бұрын
2:49
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo u ambabaxay Kuuriya
7 ай бұрын
2:48
Ra'iisul Wasaare Xamsa oo u hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed
7 ай бұрын
5:06
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo booqday wadada Balcad.
8 ай бұрын
8:47
Ra'iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay ganacsatada Soomaaliyeed ee Kenya
8 ай бұрын
16:23
Ra'iisul Wasaare Xamsa: "Teendho Dambe Soomaali la iskuma dooranayo"
9 ай бұрын
2:47
Madaxweyne Xasan Sheekh oo uga mahadceliyay Tanzania garab istaagga ay u muujiyeen Soomaaliya
9 ай бұрын
13:30
Madaxweynaha oo sheegay in markabka dagaal ee yimid maanta uu daliil u yahay hirgelinta heshiiskii
9 ай бұрын
14:31
Ra'iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay Dib u heshiissinta iyo dhameystirka dastuurka
10 ай бұрын
12:42
Khudbaddii Ra'iisul Wasaare Xamsa ee daahfurka Mabaadii'da Nabadda
11 ай бұрын
8:01
GO'AANKA DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA EE XADGUDUBKA ITOOBIYA
Жыл бұрын
7:37
Ra'iisul Wasaaraha oo sheegay in hoos loo sii dhigi doono qiimaha Xajka
Жыл бұрын
8:16
Wasiir Mukhtar Roobow: "Waxa Qeylinaaya Dad Maaha ee 9 Milyan oo Dollar Ayaa Qeylineysa ee Ogaada”
Жыл бұрын
2:17
Ra'iisul Wasaare Xamsa oo ka hadlay Madasha Shirka Dar es Salaam
Жыл бұрын
27:29
Hadalkii Ra'iisul Wasaare Xamsa u jeediyay Jaaliyadda Tanzania
Жыл бұрын
1:38
Matxafka Qaranka
Жыл бұрын
3:08
Kulanka Wadatashiga Madaxdii hore iyo Siyaasiyiinta
Жыл бұрын
1:48
Magacaabis iyo Isku Shaandheyn Xubnaha Golaha Wasiirrada
Жыл бұрын
7:17
29 June 2023
Жыл бұрын
11:28
WAXQABADKA XUKUUMADDA DANQARAN EE 100-KA MAALMOOD
2 жыл бұрын
9:58
Socdaalka Ra’iisul Wasaare Xamse Ee Dhagaxbuur
2 жыл бұрын
Пікірлер
@DarajoAbdi-f1t
2 күн бұрын
2025❤
@JamiilaJiimi-xq3pv
2 күн бұрын
Waaw axmed cali cigaaal nolow❤
@adenhassanbashir4930
2 күн бұрын
Thanks bro. Mr. Farhaan M. Jimcale❤❤❤❤
@idiljibril-v9p
3 күн бұрын
Hargysa awgeed u dhagaystay❤✍️
@cabdirasaaq-i4n
12 күн бұрын
Karanle History ❤
@HassanAhmed-yf7vm
13 күн бұрын
2025
@binintransportllc4622
13 күн бұрын
❤❤❤❤
@aseyr90
15 күн бұрын
Shibirka kabanka labatalo iyo fil somaal la dhamestiro filo aqiro
@aseyr90
15 күн бұрын
Libaaxyasheydiyo kokasha beelena xakumada isbadalayo waanala ciribtirayaa dhalasho aqoon jinsi Jinsigeena ciidina ilaashata is abuura Hetlat xariikh u bahantahay ha gafani tallahi tarajo baalar leetahay
@Awoowe21
16 күн бұрын
Ahun intii dhimatay Aamiin.
@CabdiKariin-v9b
16 күн бұрын
0:54
@AminaJaamac-v1b
16 күн бұрын
Naarta ilaahey hakaa waraablyo
@ikraamheegoakram8868
18 күн бұрын
1/162025😂 time 9:50 Friday my city Burao garahan xafdaha kenyada❤
@JamaSeed-ds5nc
18 күн бұрын
Madax wayne wadniyu aha laakin wadaada inuu laayo may ahayn isaga iyo intii lasoo shaqaysay Ayaa qaba qiyama
@cazkainafargeeto296
20 күн бұрын
Still is the best 2025❤
@AliHassan-ju8qn
21 күн бұрын
Farhaan soomaaliya waxa ugu ilbaxsan dadka layirhdo rer isxaq
@xayaatxilwa8256
22 күн бұрын
Mashallaah adeerkey cabdullahi cimri dheer cibaado san iyo caafimaad qab inshallah
@kingo5954
22 күн бұрын
Gaarhaye baa halkaan igasoo riday😅
@AtowPolvlogs
23 күн бұрын
2025 dadka arkaya isoduceya
@HabdiHathi
25 күн бұрын
Waan heestaan markaan Dada jiray 19 ayaa. Heestaan ninreer wa khooya oo adeerkey oo Kala ii ahaa ayaa grab keeyga joogay imaraat shokho waxoo I baray gaariga tareelaha ana markaan waxaa baratay baldoosar hayweyga ayuu igu yiri kaxeey hadal bu igu yiri makhiikhay waa igu soomuray sii daa heestaan ayaa inoo shitnet magaciisa waa xuseen xaragle haduu noolyahay cimrigiisa Allah dheereeyo gob adeer noolaaw
@hanadolad2061
26 күн бұрын
Wariyayaal Qiimo aad u badan ku leh dadka soomaaliyeed
@abshirsheikahmed6485
28 күн бұрын
Waxaa soo xasuustay 10 jirkeegii macalin afka soomaliga noo dhigi jiray baa noo qaadi jiray heesaha jaceelka iyo kuwa wadaniga waxuu ahaa halka maclin ee dalka iyo fanka soomaliga najecleesiiyay allow naxariistaada sii ustaad jamac ilaa 9 laadka waa ku heesanay macalimiinta kale jazarstul arab suudaan iyo masar beey nooga shekeen jireen 😢😢 ilaa imtixaanka nalooga qaado gabayo carbeed.
@AbdiraufAbdi
29 күн бұрын
Xasuus xasuus wallaah Adeer markan qur aanka u jeedso allah haku barakeeyo
@SalmoCabdulahi-c5y
29 күн бұрын
MAZKIIN 😭😭💔
@nasreenwhatdowedohavali1425
29 күн бұрын
Yaahuu nin somali suit maxaad kagashan sharafi kaahadey mar hore dalkiini gadeen oo gubteen ayaga uun isceyrsade yaal maantana oromada badii usaxiixa yaal yaahuu
@CarfaadMuuse
Ай бұрын
5/ 1/ 2025 baan daawanayaa lkn goormaa laqaaday heestaan
@baxuursuudi9939
Ай бұрын
Who si in 2025
@zeydahusni527
Ай бұрын
Siyatom aa maqlooyaa
@KABLALAX
Ай бұрын
2025🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@SabrinaCawiil
Ай бұрын
Hello 🎉2025 .aderkay axmed cali cigaal
@ShaxdaiyoShaax
Ай бұрын
Meshaan baad sax sax wadaleedihiin haday sax tahay maad iska daysaan Qabyalada Qurunka ah 😢😢😢😢Dalkeeni😭😭😭dadkeenii😥😥😥😥ogow adiga ayeey kaa bilabataa wanaaga ama xumaan kii aad dorato ❤❤
@mohmuod4967
Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@siciidcali8406
Ай бұрын
Ilaaahy naxariistii jano hakuugu bishaareeyo adiga iyo intiii danaha umada soomaliyeed iyagooo ka shaqynaya ku geeriyooday taariikhdaada cidii nolaysana waa muwaadiniin sxp farhan jimcaaale thanks
@alimahamud9824
Ай бұрын
Cadawga soomaali allaha nag qabto iyo dabo dhilifyada
@alimahamud9824
Ай бұрын
Madaxweyne cimrigaaga allaha kuu barakeeyo soomaalina allaha kuu daayo
@BreakableLucid
Ай бұрын
Maxamed xaaji ibrahim somaliland hero Allah manshallah ❤
@MubYus
Ай бұрын
Somaliland waa Qaran.
@MubYus
Ай бұрын
Axamad cali cigaal... waa Fanaaan weyn.
@MubYus
Ай бұрын
I Love Hargaysa.
@MubYus
Ай бұрын
Hees wanaagsan.
@MubYus
Ай бұрын
Somaliland waa qaran.
@MubYus
Ай бұрын
A. c. cigaaal,, waa Faanaan weyn
@FaadumoCali-r5c
Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉
@HuseinMahmoud
Ай бұрын
Ereyadii abwan m Cali kariye alaha u naxariisto iyo luqdii axmad cali Cigaal
@rayaancabdi6542
Ай бұрын
Ma hoosiiska galbayiyo buuraha harkoodaa, isku soo hagagoooooo cadceediinaaa haysaaaaaaaaa❤❤❤😢
@cubeyd27
Ай бұрын
Cajebey cajiibeey Cawo iyo ayaaneey Caqligaad xadaysaa❤ Innaba caadi ma'ahan heestan runtii kama daalo dhageysigeeda💯 Ereyadii Abwaankii abwaanada Maxamed ibaraahim Warsame Hadraawi iyo boqorkii codka Maxamed Saleeebaan Tubeec ilaahay ha u wada naxariisto. 21 / December / 2024 1:24 am
@LuqmaanAar-kg7nb
Ай бұрын
Sanad cusub ayaa lagalaayaa waxaan dhagaysanaa 18dec 2024 ilahayow sanadkan cusub nolosha ikala kiciii noloshayda hadana wax kabadal waxaan dhagaysanayaa hamed cali cigaal ilahay cimriga hakuu dheerayo adeero❤
@kamaaldiin
Ай бұрын
Wuu dhacay imika
@HassamAraiye
Ай бұрын
اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناته ويلهم أهله وذويه الصبر والسلوان وانا لله وانا اليه راجعون
@Somali_Ev32
Ай бұрын
SOMALIIDA ASALKOODU WAA FARACIIN AMA DIID AMA YEEL DHAQAAN IYO AFBAA SOMALI WAA FARACIIN 85% E1B1B/EV32