Inta ku faraxsan isoo raaca koko we are really love you 😢🎉 ❤ caawa fans kaaga aya ka farxad pdn anyway keep going you deserve more 😘
@suhayladaahir5306 Жыл бұрын
Waikba
@samsamcaabi7763 Жыл бұрын
Wa ikana ana😂❤
@namelos2963 Жыл бұрын
Yes🎉🎉🎉
@Naciimomaxamedaadan-d4v Жыл бұрын
Waikan❤
@ayanmaxamud7124 Жыл бұрын
Ani xitaa waan ku faraxsanahay
@xafsadahirladan Жыл бұрын
Hadaad u jeedo magac nabigeena Muhammed like sare ❤❤❤❤❤❤❤❤
@NacimoAdan-k1jАй бұрын
Koko
@ruweydahadem5179 Жыл бұрын
😍🥰126k 4 days inaba caadi maaha wlhi quluubta wad kasbatay koko ani ahaan waxan u Aanaynayaa inay dadku kujecladeen farxada marwalba kaamuqata firfircoonida dhoolacadaynta waa inta lagu jeclaaday asad❤
@farhiafaisal Жыл бұрын
2hours 2k comments and 91k views OMG😮 Congratulations hppti millions times ❤ hadaanu nahay team 27 qalbiyadayada ayaad wanaag iyo farxad ku abuurtey 😊 wax kastoo team 27 farxdiisa ahi waa annaga farxadayada ❤ hambalyo sis wax kayar 15 cisho waa inaad half million gaadha insha allah❤ Let's go team 27 waxa inoo balan ah half million wax ka yar 15 cisho❤❤❤❤❤❤❤❤
@drssayruuqaadam2572 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw ❤🕋🕋🕋📿📿📿❤scw scw
@WalaalHadaafa Жыл бұрын
sᴄᴡ sᴄᴡ sᴄᴡ sᴄᴡ❤❤
@haniaden3830 Жыл бұрын
Scw scw
@saido-g9c Жыл бұрын
scw
@rukhiyomuusemahdi8502 Жыл бұрын
Scw scw
@BiinnHhhh Жыл бұрын
Scw scw😅❤❤❤❤❤
@MumtaasAbshir Жыл бұрын
Guys faadil 300k kor u dhaafiya waa dadkii hore😊yaa igu raacsan❤
@AliNuur-ss7hk Жыл бұрын
Guys Faadil 300k lot udhaafiya was dadkii hore😊 Haa igu raacsan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😍🇸🇴❤️🇸🇴❤️
@NAJO_Films Жыл бұрын
Haa 😢❤
@Abdirahman-1020 Жыл бұрын
70k oo kamidi waa Duriyadii Somaliland 💚🤍❤️ weeye welcome in open hands our beloved sister #Kawzar or Coco keep going From ....... Hargeisa Somaliland 💚 🤍 ❤️
@Inadhanto Жыл бұрын
5 days 300k let's go guys we did it❤🎉
@fardowsamuumin7953 Жыл бұрын
Insha Allah
@nasriinmahamud2900 Жыл бұрын
Inta la faraxday gacanta taaga❤❤🤚🤚
@ShukriAar-z3z Жыл бұрын
Wllhy farxad lama dhihi karo bismila wan ilmeyay
@GameWithFinn Жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢
@cabdirisaqdige3786 Жыл бұрын
Scw
@FardowsaSaciid-b9s Жыл бұрын
Asad ayaa mahadsan iska leh Allah ka sokoow, Maasha Allah Hambalyo❤❤ Gacalo Koko❤❤
@fathiyamaalin8849 Жыл бұрын
Maasha allah Asad Hajiyow waa qof Qaali ah because Koko adaa na bartay and she’s gorgeous beautiful and smart girl she deserve more than that Maasha allah hore u soco ❤❤❤❤❤
@deeqowabuukar10 Жыл бұрын
Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar الله أكبر ❤❤
@sihaammaxamuud-ui1qi Жыл бұрын
Ceyda wlihi Wan idiku farxa tem 27 markaan daawanayo walashyna waxan leeyahay hambalyo
@abdiahmed7078 Жыл бұрын
allah
@mohdmohadadaud6057 Жыл бұрын
Koko bulle m.a
@mohdmohadadaud6057 Жыл бұрын
We ❤ 😍 💖 ❣ 💕 💘 u
@SalmaanGeedi Жыл бұрын
Walashy koko hambalyo horay u soco
@MuxsinHassan-n4l Жыл бұрын
insha allaah kooko 3 month 1 million couse 3 days 100k 3 month mxaa ku diidaayo wlshey qali commentigaan ha ilaabin meel ku qoro maalinkaa 1 million gaartid hadaba iga sii qabso hamblyada 1 million in 3 month hdaa ku gaari weyso 3 month 1 million anaa kharsj leygu leeyahay kooooko hamblayo 1 million Congratulation🎉🎉🎉🎉🎉 waa maxamed khaliif
Waad naga mudan tahay 🎉1M jeclhy inaad Gaarto iyo wixii ka badan
@profalcadaala Жыл бұрын
Hambalyo 🎉🎉 Koko new Records 100k 3 day Dhalinyaro anaguna wxn challenge kula jirnaa carab wxn ka codsanayaa in aad nagu soo biirto janaalkan waa cusub oo aad ka mid noqoto 10k ee ugu horeeya asxaabta na gaarsiinaysa Guul iyo Gobonimo insha Allah
@muniiraadam6098 Жыл бұрын
Koko seexo wa ogahey inad seexaniin ee seeco😂😂 100k 💝💝💝❤ wlhi ciyarciyar maha ku dhahay inta in kabadan kuu rajeenaa 🎉🎉🎉🎉🎉 wlhi qof fiicana tahay ani sa kuu arkayo ❤❤🎉🎉 from hargeisa and from muniira ❤🎉😂
@Aamusan-q6u Жыл бұрын
Dumarland Meel walbo hormar aya idinkaga rajeyna 🎉🎉🎉❤
@CusmaanSayid Жыл бұрын
Aan ku salino nabigeena muxamed scw😊❤
@nastehahajji6460 Жыл бұрын
Scw❤
@wiilohassan7750 Жыл бұрын
Scw
@nacimocabdirashid4961 Жыл бұрын
SCwscw
@maazimchannel5405 Жыл бұрын
Congratulations KOKO xaqiiqda ah intaan iyo inkabadan inaad uqallantid sidoo kale waxaa tahay gabadha aan ugu jeclahay TEAM27 waxaana rajeeyna One day inaa kulmi doono insha allah . Am support you sister GO forward....
@asiaa.rashed7908 Жыл бұрын
We are all happy for you Koko 🤩 Edit : now its going 128 k with only 5 hours in between , hats off sister
@BariisSamatar Жыл бұрын
Kabaadan baad istahisha umadaa dumarkena ama gabdhehena an ujeclaahay midwalbo Aadbaan idiin jeclahay weligin koreeya ❤❤❤INSHALLAH ❤❤❤❤❤
@ayanlehhassanali Жыл бұрын
Asad is the only person behind her success after God all thanks is to him and her community Keep going sister
@abdullahibezen5714 Жыл бұрын
God start with capital letter bro
@misss3461 Жыл бұрын
💯👏🏾👏🏾
@ayanlehhassanali Жыл бұрын
@@abdullahibezen5714marhaba bro thanks
@hajiraabdiaziz5016 Жыл бұрын
Mashllh u dhahaaa gawada haku hadlinaa😂❤200K in 6days 300k in 9days 400k in 12daya Half million in 15days we love u sister keep going ilaah u mahadceli markasta❤Mashllh kuleyahay❤❤
@taqwachannel9897 Жыл бұрын
Ifka lagu yahay walal😢Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 10 k i gaadhsiiya bage kena waa bage dini ah adun Iyo khiraba aku faideso mahadsanidin❤❤❤
@afroafro5002 Жыл бұрын
Diyar waye wll mcn
@taqwachannel9897 Жыл бұрын
@@afroafro5002 jazakal lah walal
@YaanyuurkaYaanyuurta Жыл бұрын
Kusoo dhawaaw qalbi furan gacmo furan qalbi si xad dhaaf ah kuu jecel Malaysia makula joogi ma ahanee ❤❤❤❤ Mogadishu Ayaan kuugu Sugi doonaa insha allaah waxaa tahay I indhaha nuurkooda ❤❤❤ intaaz waa kaftan markaana waa hee
@abdifitahguray-oq3wh Жыл бұрын
Congratulations queen Koko waad u qalantaa waana kula farxsanahy walhi keep going Koko pulle my sister waan dabaal dageynaa asxaabta Koko yaa ugu raacsan like saar🎉🎉
@celbowl Жыл бұрын
You can't imagine how happy I was about Koko's victory❤
I really liked how they encouraged and appreciated her efforts❤ that's the real somali man behaviours❤❤
@KHARHERMOHOMUT11ABOKOR Жыл бұрын
Wllshy koko bulle waan ku tageernaa kana daali mayno inaan 2m ayaa ku gaashsinaynaa asad ayaa soo qabanaynaa lakiin waxaad nosoo gudbinayso ayeyna fikir badan kugu qadanin waayo taas waa mid iska fudud marka dad hadna sidaad wakhti u hayso kula fahmi kara anyway guulayso wlllshey mcn Your success is our success ❤❤❤🎉congratulations 🎊
@aways2005 Жыл бұрын
Koko! Not only are you killing it with your KZbin channel, but your good manners amazing character. Being shy, humble, disciplined, and confident all at once is truly impressive. It shows that you're not only talented but also down-to-earth and dedicated to your craft. Keep being true to yourself and shining bright. Your positive character traits make you even more awesome!
@deeqmohamed3718 Жыл бұрын
The best description of koko.
@keyow151 Жыл бұрын
Afkada hadad ku hadasho ma alla ku cadabi?
@abdirisaqyare1461 Жыл бұрын
That’s true Koko keep shining my sister
@yack2448 Жыл бұрын
Luqadan Dadku wa yaqanan lakin ha isku malen Aqoon gaara oo lagu faano inaa kuhadlaysid 😁
Koko wll inta iyo Inkabadan baku rajaynaya 🎉 Hambalyo ❤dad ku jecel banu nahay ❤
@duwanetiktokchannel8167 Жыл бұрын
Wlhi bilahi time kinan waxad tahin wllo us jcl intan mel kaleba la gadhin man arag dad sidino kaleh isku jcl isku garab tagan anaguna wan idin garab taganahay wllhy dhamantin ilma bule iyo asad iyo cayda iyo wllhyga kalehba masha alah 🎉🎉🎉
@Sabrinabdirahman124 Жыл бұрын
😢😢wllhi farxad darteed wa ilmeyey masha allah qaaliyey dadka nalama sinid run ahaanti gushada iyo farxadada wa anaga niyad samaanteena abidka saas iyo si kafiican waadna uqalnTa hbbti ruuxi walee teamka gabadha kaliya oo an ugu jeclahay aa tahay dhamaanteen waxan nahay team 27 farxadiina wa anga teena kokoo abaayo adigana intaas iyo kabadan ba uqalanta 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤ PlZ azxaapey muddo kayar 15cisho ama kayar inaa koko gaarsiino half million,Inshalah waynaga mudanTaHay boqoradeena.❤❤❤❤❤😊🎉🎉💋
@amiindeeq7263 Жыл бұрын
Congratulations 🎉#KOKO Mida kale comment yada positive ka ah dadka ku soo qoraya like ta calyada leh 😃 ku dhufo ha kala baqaylin waa kaftan wish U all the best❤
@Abdallawe Жыл бұрын
Congratulations 🎉🎉🎉Koko you deserve more inshallah ❤
@aways2005 Жыл бұрын
Congratulations, 🎉🎉Koko! That's amazing! Reaching 100k subscribers in just three days on your new KZbin channel is a huge accomplishment. & Keep up the fantastic work and keep creating awesome content that your subscribers love. # Wishing you continued success and many more milestones to come!🎉🎉
@Xabiibatullaah Жыл бұрын
1 week na half million ku gaadh insha'alah ❤🎉 congratulations
@shukrimaxamedhasan2782 Жыл бұрын
Walaashey koko hampliyo Hampliyo 👏❣..asxpy Walaasheena intaan iyo in ka badan ayaa u qalanta aan gaarsiino 200k waan gaarsiin karnaa 👏❣
@Xudayfi-cm5ww Жыл бұрын
Hanbalyo hanbalyo ❤hanbalyo walaashay koko soomaali oo dhan ayaa ku jecel 1000.000 Milyan ❤ayaan kuu rajaynaa inaad gaadho mudo kooban in sha allah
@libanjjiir008 Жыл бұрын
we are hoping half million next week inshallah and actually we can as Koko fans. In condition Koko should displayed her talent to inspire her friends. Once again congratulation koko for 100k subscribers more and more are coming Inshallah
@keyow151 Жыл бұрын
Afkada hadad ku hadasho ma alla ku cadabi?
@ashaomar6719 Жыл бұрын
Maasha Allah Tabaaraka Allah to Koko she well deserved this accomplishment 👏 🎉 Congratulations horay u soco we all love you 😍 ❤❤❤
Team 27 plz inta Naga maqan mishaan aaan camirno,, bil ka yar wacdaro aan dhigno,,❤❤ Wllshey intaas naga badan ayaad naga mudantahey,, hore u soco,,❤❤❤❤ insha allah wax yaabo badan ayaaan ka sugeynaa❤ team 27 dadkii aqlaaqda laha ❤
@Ridwaan-ch3sj Жыл бұрын
1m wan gaarsiin karnaaa
@Samiirofarxaan12 Жыл бұрын
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara🤲🥰🥰❤
Team 27 guuleysta wa u jeedin sida ugu farxinay koko intan ka badan ayey u qalanta koko wa wa team 27 half ml wa inan bil ku gaarsiina insha Allah anigo ah afhayenka team 27 waxan idin lee yahay guuleysta love you all❤
@muniiraadam6098 Жыл бұрын
Too sido kale sida ay ledahay inantas
@GAANI. Жыл бұрын
KOKO RECORD CUSUB SOMALIDA USAMEESAY WALIBA WXAAN RAJEENA 200 K IN 6 days insha alah
@fatumakhalif4673 Жыл бұрын
Koko we love you, I specially love you so much ❤️.. u deserve more than 100k , next week half million inshaalah let's go guys
@XasanXasan-km2iz Жыл бұрын
Asad wa qof qalbi wanagsan asaga mudan mahadcelinta followerska koko dhan wa from the 1 millionka asad wa hubaal ayaga le waye so asad and team 27 are all in one fan And hatts off to u sis
@THOMAS-12 Жыл бұрын
Koko why sidan dhan kugu jecelnahay maxa nagu aqrisay 😂❤ anyway congratulations intan kabadan u qalanta 🎉 adiga naga kasbaday jacelka 😊🎉💌💞 1 month 1M no balan ah ❤
@Xudayfi-cm5ww Жыл бұрын
أهنك أختي الغالية ❤ كوك أنت تستحق أكثر من ذالك كلنا نحبك
@AliDualle Жыл бұрын
Walaashey marka hore waan kuugu hambalyeynayaaa guushaada, marka xigtana farxadada iyo dhoolacadeyntaada dadka oo dhan ma wada haystaan, ee mar kasta salaad sunne tuko, illaahey weyneyntiisana badi, sida aad ugu faraxdey Inta dad ee aad gaarteyna adigana illaahey kaga farxi inaad dadka danyarta ah caawiso. Waayo waxaan oo dhan waxay ku dhacayaan qadar alle waana Imtixaan adiga ku horyaala.❤
@KaltumaRage11 ай бұрын
koko wa walashen wena ugalanta❤❤❤❤❤❤ hampalyo koko❤❤🎉🎉
@SirmohomoudMohomed Жыл бұрын
Farxdada 100k darted iphone i gad wll koko ❤❤❤🎉🎉congratulations
@StarryiStar Жыл бұрын
Congrats Koko 🎉and we expect much from you too🥰be unique always❤️🔥
@ubahabdullahu1678 Жыл бұрын
Congratulations abayo 🎉🎉
@SadoLala-qp1tq Жыл бұрын
100k en 3jours c'est vraiment incroyable félicitation koko ❤from djibouti
@cabdifitax_____poi2842 Жыл бұрын
Ixtiraamka iyo wanaagaada ayaad ku heshay Tanna ciyaar maahan qofkastana maheli karo guuleyso koko
@malyuunmahamed8714 Жыл бұрын
Koko hambalyo 130 oo ani ku jiro ❤❤waaba lasocdaa inaa ani leeyahay cml 6days 200k inasha alaah❤❤❤🎉🎉
@kbpost6947 Жыл бұрын
she has a good sense of humor 😍
@bashiirmaxamad1410 Жыл бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo KOKO BULLE you are deserve more than 100k Hambalyo hambalyo marlabaad iyo kabadan big fun❤❤❤❤❤
@safiyamahamad4384 Жыл бұрын
Mabruk my sister 🎉🎉😊😊❤❤😊😊❤😊Mashaallah 😊❤
@tabletteradiachadiaamir-sg9jb Жыл бұрын
Koko hambalyo waan rajeynayey inad mar uun gadhid 100k masha allah intaa in ka badan ayan ku rajeynayaa wll hambalyo mar kun jeer hambalyo
@Hamdi-Abdirahman Жыл бұрын
Hambalyo koko hooyo somaliyed oo aad ku jecel waye hooyo lacagta u horeyso ee aad so qaadato waxa uun ii garo oo igu caawi ilma yar yar ayan haystaaye maamo milyana wan ku rajeynayaa inasha allah
@luqmaanyuusufxasan4060 Жыл бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪🙏
Hampalyo koko we love you abaayo🤴💐❤️👑🌍🇿🇦 Hadaa nahay team27 another level ayaa nhy go forward sister. From South Africa🇿🇦🇿🇦🇿🇦
@Inadhanto Жыл бұрын
Three days 100 hadhihin ee waa 127k anoo ujeeda uu 27 garay❤ koko hamplyo xbbty🎉
@engmohamudibrahim4402 Жыл бұрын
Congratulations the only girl that i like her smile in the team 27❤❤..keep on sky is the limit 🎉🎉
@queenzelmizh1016 Жыл бұрын
Congrats koko for 100k subscribe🎉 in 3 days ka badan baad uqalantaa records aday ku xidhan thy 🥰👏
@NacimoAdan-k1jАй бұрын
10000k
@abdihakemsalah4971 Жыл бұрын
Congratulations Sister KOKO BULLE 🎉❤ 1Milyan Baan Ku Rajaynaya insha Allah🫡
@mohamedyussuf8449 Жыл бұрын
Hamabalyo Koko insha allah waxaan kugu dhiiri galinayaa in aad siwanagsan u isticmaasho aqlaaq ku dhisan tahay Allah ku sharfo
@NajmoMahad-pg1bc Жыл бұрын
Ala walaahi anaa isku maleeyay saan ufarxay ley walaahi ❤❤❤❤❤❤horey usoco walashey koko ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉 Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo intaan iyo in ka badan ayaan kuu rajeynayaa 🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
@HafsaXiis Жыл бұрын
Congratulation 🎉Anagaa farxad la ilmeynay❤😢sawabtana mnaqaano❤Hamblyo Hamblyo Apayoh🥰💯
@FatahFaati-vg1qr Жыл бұрын
Congrats koko 👏 💙 ❤️
@ShamsaSalah-hf1yl Жыл бұрын
Koko is not easy 3days 100k m.a keep going sister
@mimi-ahmed55 Жыл бұрын
Gabdhan wa iska jeclaha runti dadka u qalma social mediaha waye oo farxad ku daremeso ilaahey ha u siyaadiyo farxada ❤❤❤ wa ku faraxsanaha inaa chenel ku gara abayo furato hormara ku rajenaaa ❤ buugagtaa aqriso markaa fursada heso routine noga samee❤