Heesta kada ciyaarta ustaadka kabanka uu keene codka sida lo dhigay eber Fisk’s keenaty heesta
@antarsalah78034 жыл бұрын
Nimco maata ka hor kuma arag kuna maqal..heestadi farastadi laga Badi aad iyo aad ayan uga helay..waa ku jeclaady mahadsanid
@ibrahimMohamed-fb6yt4 жыл бұрын
Nimco happy cod iyo masrixiyad bay hibo u leedahay.❤❤❤ Somaliland
@channelcasawemadadaloiyohs23924 жыл бұрын
wa cod macan tahay horoy usoco 💙💕💜❤️✔️✔️✔️❤️💙💜💕💜💙
@FutoXarАй бұрын
Barteedi baa dhigtay
@MimiAbdi4 жыл бұрын
Heesta laba fanaan oo dumar ah ba cabdi cali bacalwaan wuu la qaaday Khadra Daahir iyo Sahra Ahmed... laakiin khadra ayaa inta badan loo tiriyaa Heeskan.
@Warbaahinta_somaliland3 ай бұрын
Khadra daahir iyo sahra axmed iyo caasha bisle way la qaadeen cabdi bacal waaan
@farxanko81083 жыл бұрын
Al ustad Cali shaacir
@AhmedMohammed-tn2hb4 жыл бұрын
Masha Allah Smart
@Dacar114 жыл бұрын
Ereyad heesta: Xasan Xaji cabdilahi (XASAN GANEY)
@PapaMama-lj2vr3 жыл бұрын
horta fooooda aan daro ma furfuraye waxa dhacey faalada markaan dhabar u fadhiistey kaligey faraskgii laga badi.......wllashey intaasa yara qaladey heesta
@hasanguregure80614 жыл бұрын
*fanka marka aad ku cusubtahay waa ku soo dhawayn laakiin mark a danbe waa qoomamo*
@filsanabdi25164 жыл бұрын
Mashallah 😙😙😙
@naimabarre83704 жыл бұрын
Heestaan way ku cayaartay walhi aniga uga cod mcn naagtaan YAAHUU dheh
@husseinabukar77234 жыл бұрын
Hhhhh Nairobi tag ama hada joogto u tag cali shaacir ama filfil ee aan aragno bootadaada
@naimabarre83704 жыл бұрын
@@husseinabukar7723 abowe booto maaha walhi ina heeso ma jecli lakin waankuso koray ISKOOLKA ka heesi jiray anigo yar hada gadal ha ii celin from Canada
@naimabarre83704 жыл бұрын
Maku tusaa codkeyga FB SOO GAL
@Shabco_qaadi124 жыл бұрын
@@naimabarre8370 heheheheh fartun balbalarka 2 ma tahay fanka ku bahane
@husseinabukar77234 жыл бұрын
@@naimabarre8370 kun naima ayaa isoo baxay ee adi isoo raadi wall husein Abu bakar baa iiqoran canug yaroo jaceyl i haya wajiga uga qorantahaa isaaran
@mawliidqaable60704 жыл бұрын
waw halkeeda music ga
@Warbaahinta_somaliland2 ай бұрын
0:43/5:31 ayay ka geli lahayd tiimbada kabanka way ka hadhay Mar 2aad isagoo canaanaya cuudka si ay u fahanto