No video

Ubax Cowlo 2019 Sabab Kale Live Kaban

  Рет қаралды 1,122,164

Filmsheeg

Filmsheeg

Күн бұрын

Пікірлер: 283
@hassandahir9693
@hassandahir9693 2 жыл бұрын
Kkkkkk war ninku gacan fududaa Kabakiiba oohin buu kaga keenay. Master of Somali Oud and lengendry singer may allah protect you ya Abdi Baadil.
@Djib-tube
@Djib-tube 2 жыл бұрын
eeshcala sawt macalin cabdi baadil ii nolow Curadow from djibouti 🇩🇯🇩🇯
@nadaarasoomali6107
@nadaarasoomali6107 3 жыл бұрын
Inta kaban garaacdo weli sidaaan qof ugaraacayo maan arag layaab waaye wlhi training dheeer buu qaatay
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED Жыл бұрын
WooooooW Pure talent that's what you call an artist 🎨 NYC Voice ❣️
@RadioAayoAayo
@RadioAayoAayo 5 жыл бұрын
Waxaan nasiib kulleenahay, inaan aragno kuna raaxayno mid kamida halyeeyadii hoobaladii qaranka, ee waaberi, hadaan nahay taageerayaasha fankii hore ee soomaaliyeed, Nabad iyo caafimaad waara ayaan kuurajeynayaa "Cabdi baadil Ibraahim"
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 2 жыл бұрын
Waah waah aad bay ucod macaan tahay cabdi baadilna waa uu kala jabinaya kabanka
@mowlidabdullahi3916
@mowlidabdullahi3916 3 жыл бұрын
Ilaahay gacantaada hakuu barakeeyo runtii kabanka wuu kaga hadalsiiyey Waxan aminsanahay qofkii sidan loogu garaaco hitaa haduu heesta aqoon inuu qaadi karo
@somalisomali4523
@somalisomali4523 2 жыл бұрын
Cabdu baadil caadi maahan kabanka sida uu u tumaayo yaa salaam
@ridwaanaidedibrahim4222
@ridwaanaidedibrahim4222 Жыл бұрын
Xasuusa Heesaha Ayey Ka Mid Tahay Cawlo Waxaan Dhagaystay Sideed Sano Ka Hor Wakhtigii Ay Soo Baxday 🌸
@Qeybdiid25
@Qeybdiid25 Жыл бұрын
Cid kama dambeyn inanta
@McSaaray
@McSaaray 9 жыл бұрын
heesta waxa sameeyay Maxamed cali kaariye, laxankana waxa saaray Abdikariim Faraax Qaaray, waxa la sameeyay 1969.....markii ugu horaysayna waxa qaaday oo soo saaray Maxamed Mooge..
@serahmed5346
@serahmed5346 5 жыл бұрын
Waad saxantahay walaal mahadsanid sidaad noo xasuysisay.
@abdisamadhassan2011
@abdisamadhassan2011 5 жыл бұрын
History! M.a
@abdihassan3836
@abdihassan3836 4 жыл бұрын
Camii ma inaga hubtaa in heestan markii ugu horeysay uu qaaday Maxamed Mooge. Waxaan ahay Madaxweynaha Dugsiga Hindaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed. Xarunta hada aan ku dhaqayno waxay ku taal Canada.
@mohamedhassan8952
@mohamedhassan8952 4 жыл бұрын
Waa runtaa lkn waxa kaga horeeyey cabdi qays
@mjmj2602
@mjmj2602 4 жыл бұрын
@@abdihassan3836 Walaal waa sidaa uu walaalkeen sheegay oo heestan Originalkeeda waxa qaaday Maxamed Mooge Liibaan Baban. Mar dhexena waxa isna qaaday hoobalkii codka tolmoonnaa boqorkii codka Maxamed Saleebaan Tubeec;markii ugu danbaysanna Hibo Maxamed Huddoon/guddoon oo aad jiilalkan danbe heestan ugu wada barteen baa si heer sare ah ugu luuqaysay.
@sagalduraan3489
@sagalduraan3489 4 жыл бұрын
anigu kabanka ayaaban ku dhex milmey allah jecliya qofka sida fiican howsha uu hayo u qabta
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 4 жыл бұрын
Wlh beenta maahan👉💖
@enjoywhoyouarre4029
@enjoywhoyouarre4029 3 жыл бұрын
Kaban iyo nin mucjisa baad ubaahantahay--- Kaban
@MaslaxMoosle
@MaslaxMoosle 13 күн бұрын
K
@enjoywhoyouarre4029
@enjoywhoyouarre4029 3 жыл бұрын
Siday tahay nafteydiyo lama socotid howlaha sanadahan i haystee sasab iyo wax sheegiyo samir waan ka quustoo wa inaan salgaadhee adna sibiq ku dhaafiyo salaan guud ha joogtee sidee tahay imaad odhan intaad soo dhawaatee sabab kale ha moodinee suntaadii habeenadan waan ka seexan waayoo seedahaad i goysee Xalay baan saqdii dhexe sariirtaan ku jiifsaday Sagaal jeer ka toosoo Suudiga cadceediyo sol iyo abaar baan sahay li’i fadhiistee adna way sagsaagtoo subaxdaan is aragniyo saacadan aan kuu imi iima kala sukeysidee sabab kale ha moodinee suntaadii habeenadan waan ka seexan waayoo seedahaad i goysee
@caydaruscayga2170
@caydaruscayga2170 Жыл бұрын
Sagaaal mise Sodon jeer ka toosoo bee leedahay?
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 4 жыл бұрын
Saqda dhexe Ayaan Gobayaa Kabanka Abdi Baadil 2020
@Geedi143
@Geedi143 4 жыл бұрын
Maxamed mooge baan ku xusuustaa heestaan ilaahow ha ku cadaabin😢
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Yaa sheikhdoon 🔥
@awdal_landtv9275
@awdal_landtv9275 2 жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 💋💋💋❤❤❤❤❤🤪🤔
@abdisamadhassan2011
@abdisamadhassan2011 5 жыл бұрын
What an art of music man!? Not most people can do this work.good job man
@madashabulshada973
@madashabulshada973 2 жыл бұрын
999999999999999997499999
@nuurissa1
@nuurissa1 2 жыл бұрын
Yaa salaam! Sabab kle ha moodine!
@calafcalafcalaf3845
@calafcalafcalaf3845 Жыл бұрын
Man becomes real man when he leeds, and I love how this man doing his thing to shine this beautiful girl with great voice.
@jayjr4485
@jayjr4485 3 жыл бұрын
Ubax Cowlo Codkada wa top stylka kasi dharan qalanjo aya tahay qurux badan wax ka sugeyna heeso adi ledhay keep going
@farhanhaji8392
@farhanhaji8392 3 жыл бұрын
Still watching 2020, how she is beautiful and her voice is gold, really she is an amazing girl. Although the guitar player is spectacular.
@Canada-1958
@Canada-1958 2 жыл бұрын
This qarami (1969) song by AUN Sahra Axmed JAMAC ( passed away 2018 in Hargeisa) Erayadi Moxamed Cali Kaariye and Mulacamiste AUN(Jiire)early 1980's it was sung by HIBBO NUURA 🇸🇴🇸🇴🎉👍
@mustafamubarag4312
@mustafamubarag4312 2 жыл бұрын
Heesta soo hubsu maqaadijirin Sahra Axmad ee waxa qaadi jirey Hibo Maxamed(Hibo nuura)
@cabdihaybe5942
@cabdihaybe5942 2 жыл бұрын
Vitamin c Wax hubso 🤣😁🤣
@abdurahmanahmed9816
@abdurahmanahmed9816 2 жыл бұрын
Hiba nuura baa iskaleh bro
@mohamed-dx8lr
@mohamed-dx8lr 7 ай бұрын
Clyk cyk yaa baadil war kabanku macaanaaa 🎤✍ Axyaa wadani gacanta alaha barakeeeyo
@abdikiin3915
@abdikiin3915 3 ай бұрын
Alle haw naxariiisto dhamaantood waxaa heesta hore u qaaday fanaantii kale ah maxamed saleebaan tubeec , maxamed mooge iyo hibo nuura , erayada waxa sameeyey dhakhtarkii jacaylka abwaan maxamed cali kaariye . Heestan gabadha qaadaysa way yara boobsiinaysaa yacni for tembo ayaa ku jirta heesta lkn cod way haysaa ubax cowlo
@jeestaaleofficial6317
@jeestaaleofficial6317 5 жыл бұрын
Wwwww maansha allaah ustaad cabdi baadil iyo ubax cowlo allee haydin dhowro horey usocda❤😍
@engabdirrabiaadan859
@engabdirrabiaadan859 5 жыл бұрын
Ereyadii Aun Maxamed Cali Kaariye Laxankii Abdikariin Jiir Horey waxaa Uqaaday Aun Maxamed Mooge Kadibna Hibo Nuura Allah Yaacizak Abdibaadil Gacan Macana Nacalaye
@drabdinurgarcadde9205
@drabdinurgarcadde9205 5 жыл бұрын
Eng Abdirrabi Aadan mulaxam jiir waaa heestii ugu horaysay oo uu laxameeyay fankana uu kusoo galay
@osmankulane1525
@osmankulane1525 5 жыл бұрын
Maxamed Saleebaan ayaad katagtay, asna wuu qaaday Alle ha unaxariistee
@sagalduraan3489
@sagalduraan3489 4 жыл бұрын
Tubeena waa qaadey ayadii pure ah oo aad u qurx badan
@bortieredihiiraan
@bortieredihiiraan 5 жыл бұрын
Gebedha ninka codkeeda soo xushay u tumaya waa macalin aan caadi ahayn hestii naftayda kuu jariban sado cali laxan saaray
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 4 жыл бұрын
War waa cabdi baadil fanaan weyn weye laximestana ah
@trumpppl2024
@trumpppl2024 6 жыл бұрын
Cod macaan iyo kaban is dul saaran woooow legendary abdi baadil.vs ubax cowl
@sadiayusuf151
@sadiayusuf151 2 жыл бұрын
Hestan waqtiyada qaar ban dhageysta sababtuna waa gabadhan iney ani iyo abaayadey aan said isugu egnahay waaw inkasto somalida stelkan jecleyn❤
@nasrahassan9408
@nasrahassan9408 5 жыл бұрын
Allaahu Agbar qurux badanaa. Saado ayey u egtahay Alla u naxariisto.
@mohamedomar4037
@mohamedomar4037 5 жыл бұрын
Nice song remember 1969
@suldaanka7576
@suldaanka7576 5 жыл бұрын
Heestaan anigo dheesanayo 2016 ki nairobi jogo oo socdo wada 4 street second avenue maqaaxida Dubai horteeda aya uu waqtiga yahy 3:57 galabnimo aya superpowers iga dhaceen telka kama nixin telka ee waxn kanaxay heesta la'igu kala gooyey dhageesigeeda ax
@IbrahimMohamed-ti1nx
@IbrahimMohamed-ti1nx 5 жыл бұрын
Sorry man 😄😁😂😂😂😂😂😂
@xilwaali9953
@xilwaali9953 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂wan kaxumahay wlhi
@xamdixisclahi5588
@xamdixisclahi5588 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣😂😂😂😂 maskiin
@abdisalaan2712
@abdisalaan2712 4 жыл бұрын
Hhhh meshas agreda ayn jifa cwa wlh
@abdihunoofficial3777
@abdihunoofficial3777 4 жыл бұрын
Suldaan waa igaqoslisey runti sxb ileen 4 street ayan sifiican u aqaaney kkkkkkkkk😂😂👍
@inahaanfarkudhuuqe99
@inahaanfarkudhuuqe99 4 жыл бұрын
Cabdi baadil kabanka macalin ayuu ku yahay sida uu uga dhawaajinayo caadi mahan
@Yaxye495
@Yaxye495 6 жыл бұрын
Masha Allah ku baad u qaadeen fanka Soomaaliweeyn taagerabaa idin ahay musi-shin Cowl iyo ubax
@ladameahmed7254
@ladameahmed7254 5 жыл бұрын
Legend Cabdi baadil fanaan Qaran sln from ceelaayo iyo Badhan dhulka Wada cagaarka leh
@mahir6410
@mahir6410 3 жыл бұрын
❤💉
@mohamedamen3902
@mohamedamen3902 6 ай бұрын
Still 2024❤❤
@mohamudkilwe
@mohamudkilwe 5 жыл бұрын
yaa weli daawanaya 2019 ❤ ax yaa cabdi baaadil
@abdullahi9609
@abdullahi9609 2 жыл бұрын
2021 daawanayaa kwrn hee
@abdulqadirsalim8594
@abdulqadirsalim8594 5 жыл бұрын
Ramadaan kariim waa hees qaarami ah 1971 ayaan dhegeysan jirey heestaan heesha in dib loo habeeyo waa xasuus iyo dalkii hooyo guuleysta sida waxaa yiri CABDULQADIR SHINGAANI EX ARJI QORE 900 XAMAR WEYNE
@abdisamadhassan2011
@abdisamadhassan2011 5 жыл бұрын
Islasocono waaaye cml😂😂😂😂
@mahadsomali4144
@mahadsomali4144 3 жыл бұрын
2021 Yaa ila dawanaya
@ugaasyare9466
@ugaasyare9466 6 жыл бұрын
anigu waxaan ka yaabay cabdi baadil kabanka sid ow ugaraacayo waa mucjiso dhawaqaas qofkasta kama keeni karo bahalka waa Professional noolow sxb
@xamseyusuf6425
@xamseyusuf6425 5 жыл бұрын
Rabasooa
@xamseyusuf6425
@xamseyusuf6425 5 жыл бұрын
Kaltuunyusuf
@sagalduraan3489
@sagalduraan3489 4 жыл бұрын
allah allah waa runtaa
@MuhammadAhmed-ju4pb
@MuhammadAhmed-ju4pb 4 жыл бұрын
@@xamseyusuf6425 gcxhbv
@MuhammadAhmed-ju4pb
@MuhammadAhmed-ju4pb 4 жыл бұрын
Khan
@abwaanbulshaawi6261
@abwaanbulshaawi6261 3 жыл бұрын
Adeer wllhi kaban baraan islahaaye cabdi baadil cid aan ahayn u iman maayo waa inoo balan cabdi baadiloow
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 жыл бұрын
C/badil al fanaan kabanka caadi ma aha waw
@aymanMoha6
@aymanMoha6 5 жыл бұрын
maasha Allaah waa qalanjo codkeedu waa sida danan oo kle xasuussti maamo hibo nuura
@MrXamaraawi
@MrXamaraawi 9 жыл бұрын
classic inaba caadi maaha.reminds me good old days.waad heesi kartaa sis.
@abdirahmanmuqter6190
@abdirahmanmuqter6190 Жыл бұрын
Heesta waxa erayda Iska leh AUN mohamed Ali kaariye ( dhaqtarkii jaceylka) wax Laxanka saaray AUN abdikariim faarax qaaray " jiir" Waa Horey Ugu luqeeya Hibro Nuur Cimri dheer,caafimaad iyo cibaado suuban ish calaa Cuud Mr Baadil Lkn inanta Teebmada hala baro Marka lagaadho meesha laga gelaayo ayuu eegayaa kadib ayay bilaabaysaa sharaf iyo karaamo
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 9 жыл бұрын
Cabdi baaadil Kabanka waad dhamaysay xaqiiiiiiiq heesa badan barteedaad dhigtaaaa
@najibwerar6117
@najibwerar6117 3 жыл бұрын
Ninki MML dhagaystay codkisa dananaya heeskan qof kale ka dhagaysan maayo good work abdi badil iyo inantu waay hagaajeen🤚
@blackmonk8602
@blackmonk8602 2 жыл бұрын
Yaa ku qayilaya heestan in 2022 in Canada!!
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 5 жыл бұрын
shanta kamanka ugu macaaan soomaliya 1- xudeudi 2-jim sheekh muumin 3- cumar dhuule 4- daauud musxaf 5- nin la oran jirau goobe ma hayo magaciisa saxda ah mana ogi in uu nool yahay iyo in kale waxaa soo raaca shantaa koooshin oo isgana aad u kaman macaaan
@abdisamadhassan2011
@abdisamadhassan2011 5 жыл бұрын
NINKAAANA kwran BAL?
@mahamedmumin7229
@mahamedmumin7229 Жыл бұрын
Apti kapanka meeshada dhigtay wlahi yaa salam yaqey😊😊😊
@husseinkeymacalin6424
@husseinkeymacalin6424 9 жыл бұрын
Wow inba cadi mahan ish lacaa bakan thanks guys
@user-bb1mp2tl2j
@user-bb1mp2tl2j 5 ай бұрын
❤kabanka🎸 aya maacan
@abwaanqalay8195
@abwaanqalay8195 4 жыл бұрын
Xaqiiq Way Keentay❤
@kaderabdi4336
@kaderabdi4336 2 ай бұрын
Ustaad cabdi baadil🔥
@abdixasan5322
@abdixasan5322 5 жыл бұрын
Kabanga saan loo karacaa adikale waa leisdhafaa 👋🏾👌🏽
@keysejama3160
@keysejama3160 10 жыл бұрын
nice voice inaadeero fanaanadeena inaba caadi matihid keep it
@NewsFusion24
@NewsFusion24 11 ай бұрын
sckm, hawlaha adduunyadu halkay kula marayaan?
@ayuubabdi2811
@ayuubabdi2811 5 жыл бұрын
Listing 2019, Keep Going Walaale.
@kingdarmaan5092
@kingdarmaan5092 Жыл бұрын
Old but Gold🎧🤍 still 2022_______2023🖤🎩
@abdiazizabukar9198
@abdiazizabukar9198 5 жыл бұрын
Pure talent 💯
@munamunatimir3652
@munamunatimir3652 3 жыл бұрын
Tanyara waaa markiii 2 aad an combinatigan ka bixiyo meedey tolow
@xanfar11
@xanfar11 Жыл бұрын
Legend ina badil🤩
@shukriaabdullahi3396
@shukriaabdullahi3396 3 жыл бұрын
Waa gabdhi Abdullah khalif Hassan
@farhiaahmed3621
@farhiaahmed3621 7 жыл бұрын
Cowlo wan arakne sagarana gor meen arkena
@zakariaroble4238
@zakariaroble4238 6 жыл бұрын
waxa ladhaha adeerkey Sagaaro😂😂😂😂
@jayjr4485
@jayjr4485 3 жыл бұрын
Farhia ahmed Cowlo magaca Somalia asal ah oo macnahiis naqano, lkn manta laa joga Somalida lama baxan macaga yadi asalka ahay oo Wax laa baxna magacayo Cusub oo wadama kale leyahin sida Carabta ame rer galbedaka
@Kaafi-fq5sv
@Kaafi-fq5sv Жыл бұрын
Erayadii AUN dhaqtarkii jacelka Mohamed Ali kaariye Laxankii AUN Abdikariin faraax qaaray jiir Codkii AUN Mohamed saleban tubec iyo AUN Mohamed mooge iyo hibo nuura Justi Ubax cawlo
@alihersi5974
@alihersi5974 4 жыл бұрын
masha allah gabadhan yar si aan caadi ahayn bay u qaaday hiba nuura ayaanba moodey
@ahmeddahir5469
@ahmeddahir5469 5 жыл бұрын
Anoo sidaan ugaraacaayo ma arki doonaa? Walahi kaban waan haystaa lkn 2bo xarig iskuma dhufan karo😂😂 Mararka qaar waxaan is dhahaa malaha wax kalaa la garaacaa ee waxaan ma ahan😂😂 Hadaad ila aragtay farta Tag ☝️ Respect ustaad Abdi badil🙏🏾
@hassandahir9693
@hassandahir9693 5 жыл бұрын
Hhhhhh war ninyohow arintaada oo kale ayaa ihaysato. Markaan is iraahdo xoogaa cod baa kuu soo baxay ayaan duubaa waxa aan garaacayo, mise balo ku dagtay wax waligeed la maqlayba maahan markaasaan iska tuuraa bahalka🤣🤣🤣 Anigu waxaaban isla keeni la'ahay labada gacmood sida ey iskula shaqeeyaan midigta iyo bidixda. Aniga siday ilatahay, macalin waa lagama maarmaan.
@cmdahir1799
@cmdahir1799 Жыл бұрын
Waar sxb muqdisho mala heli karaa cuudka (kabanka) mahadsanid
@alisaladahmed424
@alisaladahmed424 8 ай бұрын
​@@cmdahir1799. Wadanka dibadiisa laga dirsadaa Somalia dukaamo kaban iibiya lagama helo, mararka qaar xaafadaha lagu dhex iibiyaa lkn hadaad qurbaha joogtid waa buux ma waynaysid 🎉
@abdisalan1205
@abdisalan1205 3 жыл бұрын
Cowla waan ku salaamey dumaashi
@jafar530
@jafar530 10 жыл бұрын
Cabdi Baadil caruurti waa dhumisay.lkn sifiican baad u garaacday kabanka caadi ama ahan.
@xamseyusuf6425
@xamseyusuf6425 5 жыл бұрын
Likening
@jabshe09
@jabshe09 10 жыл бұрын
codkeeda haduu live yahay maxa u malaynee hadii logic 9 software lagu sii habeeyo echo effect mixing system
@m0hamedsaman
@m0hamedsaman Жыл бұрын
1:38 that was a satisfaction look from the lady. could be also for direction
@dekaqueen20abdi91
@dekaqueen20abdi91 5 жыл бұрын
Ubax runti wad kintay heesti hibo nuura codka Iyo kabankii cabdirisaq Baadil ka shidan macan horey waxaa uqaaday dhinacay Raga Mahamed saleebaan tubeec
@user-yh8de4ww7s
@user-yh8de4ww7s 6 ай бұрын
2024 on the road ❤
@drtaaliyasharif3601
@drtaaliyasharif3601 3 жыл бұрын
29/9/2020😭seedahaad igoyse
@cabdikarimmaxamed8569
@cabdikarimmaxamed8569 Жыл бұрын
M allaah
@latashoxidigachenal5837
@latashoxidigachenal5837 4 жыл бұрын
Masha Allah apyo cod alle Aa ku siiyay allaha ku dhaafo codkada
@Ismail-xq5vc
@Ismail-xq5vc 5 жыл бұрын
wwww, meel ayaad saartey heestan ,, top 10
@mrdhagaxbur
@mrdhagaxbur 9 жыл бұрын
Cod qurux badanaa masha allah
@abumahirbashi7626
@abumahirbashi7626 4 жыл бұрын
Nadiiro nayruus cml ayay u dagan taha qoftaan 🤣🤣😋😋😋
@ismailhindi2953
@ismailhindi2953 6 ай бұрын
Old is gold🎉
@haniwacan1374
@haniwacan1374 5 жыл бұрын
Gabadhu waa idil codkeda iyo quruxda ilahay siyey hadiyad ahaan ayaa la igu so direy
@ShamsoWalaasheed-oc4vy
@ShamsoWalaasheed-oc4vy 7 ай бұрын
Old is Gold
@topskillstv8456
@topskillstv8456 5 жыл бұрын
Yadawanayo 2019
@abdifitahaliosman
@abdifitahaliosman 5 жыл бұрын
Cabdi Baadil sida uu kamanka uu tumayo baa idilay.
@hawraarsanmedia1979
@hawraarsanmedia1979 3 жыл бұрын
Cajiib..................................🥰
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
𝗕𝗮𝗮𝗱𝗶𝗹 𝘆𝗮𝗮 𝗰𝗮𝗯𝗱𝗶 𝗯𝗮𝗮𝗱𝗶𝗹 𝗦𝗶𝗶𝗱𝗮𝗮 ❤️
@yaraaali5571
@yaraaali5571 5 жыл бұрын
Waw hibo nuura 👑👑👑👑
@shariifshaaciyeofficial5502
@shariifshaaciyeofficial5502 3 жыл бұрын
Codkaan haduu live yahay wuu iga gadan yahay🤎💛💚
@foosmohamed4195
@foosmohamed4195 5 жыл бұрын
Masha allaha abaayo ubah❤ codkaga👌 ilahay haku 💋xafido 😍👌
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 4 жыл бұрын
Heestan waxa qaaday 1969 maxamed mooge liban AHUN
@kilohajir9248
@kilohajir9248 10 жыл бұрын
Woow waa hees caajib ah I love ubax
@xamseyusuf6425
@xamseyusuf6425 5 жыл бұрын
Giurb
@ibiaahiimcali8849
@ibiaahiimcali8849 5 жыл бұрын
Waxan jecelan laha cabdi badil macalin key inu ii noqodo
@MaxamadAdaan
@MaxamadAdaan 3 ай бұрын
😂❤🎉🎉😢😮😅😊xamse is a great player 3AM 63and was
@Farhan-rt2ik
@Farhan-rt2ik 4 жыл бұрын
msh alah yarta wad lakentay
@Hamza_abdi
@Hamza_abdi 3 жыл бұрын
Wow old 👍🏻
@hamzeseid9888
@hamzeseid9888 4 ай бұрын
Olbutgold ❤
@abdiaziizfaarax8845
@abdiaziizfaarax8845 5 жыл бұрын
Heestayda ugu horaysa Abdi caadilbaa kamanka iigaraaacaya proficianal weeeye wlahy
@shukriaabdullahi3396
@shukriaabdullahi3396 3 жыл бұрын
Adeerkey
@ubxacabdigg7626
@ubxacabdigg7626 5 жыл бұрын
wow hest wey shidntahy
@seynabcalixaajiali6174
@seynabcalixaajiali6174 8 жыл бұрын
Wwwwwww Yaaaaa Sallaaam Hipo Nuuure Miyaaaa Mise Ubax.........
@wiilkaxidigahageeskawllkoo4061
@wiilkaxidigahageeskawllkoo4061 7 жыл бұрын
Wwowowow cadi maha intii tankeega ah way heestay
@xamseyusuf6425
@xamseyusuf6425 5 жыл бұрын
Raxama
@xusuusonline
@xusuusonline 10 жыл бұрын
Waa dadaashay fanaanada laakiin waxaad moodaa in uu stress hayo oo heesta ay boobsiineyso waxaa fiicnaan laheyd in ay is dejiso oo tembada laga soo galo heesto ay codka gaarsiiso lana sugto
@abdulazizyalahow3238
@abdulazizyalahow3238 5 жыл бұрын
xusuusonline Hahahaha adiga bal na tus oo aan aragno Haye hadlka badan daa dhageeyso heesta ok Lol 😂 ku wa aad taageerto ayeey ka cod macaan tahay shib iska dheh yac Lol 😂
@DhuugaalRk
@DhuugaalRk 5 жыл бұрын
iyadu waxba ma boobsiin karto ustaadka iyo kabankiisa ayaa maamula.
@CABDIFATAAXKAYSE-vv3qj
@CABDIFATAAXKAYSE-vv3qj 4 ай бұрын
Faarxaamutilee
@abdihassan6765
@abdihassan6765 10 жыл бұрын
ubax sis top walee kuwa badan youtube ka buuxo ka cod fiican tahay top walashay
@WekioWStudioOmarwekio
@WekioWStudioOmarwekio 5 жыл бұрын
Siduu ugu raaxaysanayo garaacista kabanka inaba caadi maaha
Abdi Badil Live Kaban
7:30
Filmsheeg
Рет қаралды 154 М.
maxamed mooge liibaan HEESTII: sabab kale hamoodin  oo dhamaystiran
11:28
jibo qaraami media
Рет қаралды 107 М.
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 16 МЛН
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 7 МЛН
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 41 МЛН
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
Salah Bonge  /  Omar  Shooli  ( NAFYAHAY )
8:23
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 74 М.
Saynab Cige Hees Kaban Qaaci : Ha U Tudhin Wax Kaa Tegay
9:00
Maria Channel
Рет қаралды 31 М.
Aramidu - Fartun Birimo & Abdi Gacan
7:39
Madaale Productions
Рет қаралды 250 М.
FOSIYA RINDAI VS NUUNE KABAN HEESTII ISHA SACABKA XUSUUSTI AUN KHADRA DAAHIR
8:25
CABDI-DIINI | SHANKAROON
8:43
𝕾𝖍𝖎𝖎𝖓𝖐𝖆 𝕸𝖊𝖉𝖎𝖆 𝕻𝖗𝖔
Рет қаралды 99 М.
Fallaadhihii Jacaylka
7:07
DrGurhanShow
Рет қаралды 2,3 МЛН
Xaawo Dagan - Heesta - Is Afgarad - Astaan Music 2022
11:23
Astaan Music
Рет қаралды 118 М.
KABAN MACAAN IYO HODAN AFRIK IYO MAXAMED IBRAAHIN
10:13
filfil studio production
Рет қаралды 334 М.
Koshin yare
58:34
Moha Go
Рет қаралды 179 М.
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 16 МЛН