London : Buugaagta Af Soomaaliga ah ku qoran oo laga saaray Maktabadaha UK

  Рет қаралды 12,022

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер: 29
@MADMohamettahmeddaahir
@MADMohamettahmeddaahir 9 ай бұрын
Ha nolaato❤
@shaqalehussien2662
@shaqalehussien2662 10 ай бұрын
Somalidu ma ahan dad wax akhriya Dhaqan ahaan & dabeecad ahaan waa oral society diinteena macaana waxay ina farsysaa akhrinta “IQRA” , intii aynu buug aqrin lahyn waxaynu ka door bidnaa in aynu dhagaysano mid huu haa ka hadalaya oo Qabyaaladi biyo dhigatay
@MohamedElmi-ly1dv
@MohamedElmi-ly1dv 9 ай бұрын
😂😂😂😂 zaid runta ka hadashay
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 5 ай бұрын
Nobody will borrow them
@fartunnairobigoldjewellery4550
@fartunnairobigoldjewellery4550 10 ай бұрын
Taasi waxay kamicnatajay in somaalidu kufiicnayn akhrinta, haday wax akhrinlahaayen miyadalkuburbursanaanlaha
@shamisali4599
@shamisali4599 10 ай бұрын
Somaliya wadan ah majiro Ethiopia 🇪🇹 waye puntilan iyo somalilan marehow 🇪🇹laga tagaya is kadaya wadanka shegesan Somalia
@Bidhaanshe-BM
@Bidhaanshe-BM 10 ай бұрын
Caqli xabashida nala dhaaf amxaar yahow
@cabdijaamac8489
@cabdijaamac8489 10 ай бұрын
INKASTOO SOOMAALIDU AANAY KU BADNAYN WAX-AKHRISKA, LAAKIIN WAA DAD WAX DHEGEYSTA. WAX-DHESAYSIGANA WAXAA KA WAXTAR BADAN WAX-AKHRISKA. AFKA SOOMAALIGANA WAA IN AKHRISKIISA LA BADIYAA.
@SacdiyocalinuurSacdiyocalinuur
@SacdiyocalinuurSacdiyocalinuur 9 ай бұрын
Ninkaan cadaankaa waa ninkii ugu horeeyy ee aan arko oo afsoomaliga inta bartay si faseexa ugu hadlay m.a😮
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 10 ай бұрын
Waa nasiib daro umadeena way sii dabar go aysaaa anagoo arkeyna
@abshirali313
@abshirali313 10 ай бұрын
H noolaato
@ZaadiqAli-zk3gv
@ZaadiqAli-zk3gv 8 ай бұрын
😂😂😂Reeerkan Soomaliyeed Waa Reer Ba'ay
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 10 ай бұрын
Umada Soomaaliyeed waxaa larabaa in la tirtiro balse ilaahay ma oran
@AAYASSIN81969
@AAYASSIN81969 4 ай бұрын
Waxaynu ubahanahay inaan cilmibaris kusamayno sababta ay u akhrisan wayeen dhallaankeena from age 25-35 oo ay uraadin waayeen af-Somaliga.
@s.o.6544
@s.o.6544 10 ай бұрын
Buzuri & Ayaanle nimanka London joogga oo safaarad ahaan Somali ki shaqeeya dawladda inta lacag in lagu siiyo & in kale ma ogi oo Ilmaha Inta ku dhashay in haddii ay khalad sameeyaan dhul aysan garaneen loo celiyo Jawaab ka soo bixiya.
@teemwashamsi1704
@teemwashamsi1704 10 ай бұрын
Soomali wax ma aqriso. Taas ayaa ugu wacan
@amareto5772
@amareto5772 10 ай бұрын
Aad ayaan ugu faraxsanahay in laga saaro. Inagii baa-ba is arki karinee, ma buug baan ka fekernaa??!
@bishiali1671
@bishiali1671 10 ай бұрын
farxadas maxay micno leedahay
@MADMohamettahmeddaahir
@MADMohamettahmeddaahir 9 ай бұрын
Runtii wax akhrista waa arin wanaagsan
@SAMAALE0
@SAMAALE0 10 ай бұрын
Soomali warlee noosheeg wa xaqiiq wax aqriska iyo qorida aad ayee nuugu yartahay.
@Eng-Shuuke
@Eng-Shuuke 10 ай бұрын
Maxaa wax wayn uga dhigasa ayaanlow waxa wax qoraa waa nagu yar yihiin dad akhristana maba lihin anigu wxan qaba hdy mesha yarta na siyeen waaba naga xishoden melaha kle gabi ahaanba waa laga saari lahaa qof walbo oo ganacsi le wixi dar dar galinya buu samen
@xikmadsuluxiye3926
@xikmadsuluxiye3926 10 ай бұрын
Waar ayaanloow Malaha ninkan odayga ma laha buugaagtaasi kamay Hadlin.
@Malaay-cu8li
@Malaay-cu8li 10 ай бұрын
Soomali Qabiil ay aqriyaan
@zopier
@zopier 10 ай бұрын
dadkii lahaaba way tuureen ma cid kla wax ku faleysa
@shaqalehussien2662
@shaqalehussien2662 10 ай бұрын
Meel kasta sidaas ayaa la inooga saarayaa waxaa ina anfici lahaa Library 📚 Qabyaalada laga aqristo Reer hebel ayaa rer qudhac ka landheeraysan yan u baahanahay Qaran dumis library 📚 baa na deeqa oo naga badan period
@omarjama7347
@omarjama7347 10 ай бұрын
Hadaan akhlaaq xumo loo qubin waa iska caadi
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 10 ай бұрын
SANADKAN 2024 WAXAA FURMI DOONA BUUG CUSUB OO AAN LA ISKU DHEX DHUUMAN DOONIN IYO DAWLADO SOMALI KA DHEXEEYO KALA DAWLADO AH KALA PASSPORT AH MARKA WAA SAX IN LAGA SIFEEYO QASHINKA ISKU DHEX JIRA I AM SO HAPPY WITH THAT
@ShukriAbdulle-w6u
@ShukriAbdulle-w6u 10 ай бұрын
Soomali yaa dhahaa anigu waaba ka xanaaqa qof haduu igu sheego magacaa sanka yaan laiska gelin ha tuuran waa soo dhawaynaynaa qofkastoo lahjadaada iyo calankaga iyo dalkaga buugaga ku qoro
@MADMohamettahmeddaahir
@MADMohamettahmeddaahir 9 ай бұрын
Ha nolaato❤
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
Trump oo amray weerar laga fuliyey Soomaaliya | Qubanaha VOA
29:46
SIR NAAGEED SEASON 2 EPISODE 14 || 10 sano kadib
23:18
Family Sagal Channel
Рет қаралды 99 М.
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН