"Madaxweyne Muuse Si Fiican Ayaad U Wareejisay Xilka Ee Yaan Lagaa Wasakhayn " Maxamed Beergeel

  Рет қаралды 10,341

SAHAN TV

SAHAN TV

Күн бұрын

"Madaxweyne Muuse Si Fiican Ayaad U Wareejisay Xilka Ee Yaan Lagaa Wasakhayn Uma Baahnid Soo Dhaweyn" Maxamed Beergeel

Пікірлер: 30
@maxamuudawmaxamed7075
@maxamuudawmaxamed7075 Күн бұрын
Maashalaa.waano.talo.tusaalayn.intaba.waad.noo.sheegtay❤
@canbaro-p4r
@canbaro-p4r 20 сағат бұрын
Dhib kuma jiro muuse hadii la soo dhaweeyo lakin waxa yaableh dadkan gubanaya hadiiba muuse dhaqaaqo micna wayna samaynayan yaab
@aminamohamed847
@aminamohamed847 6 сағат бұрын
Masha Allaah waa Raggii wax garadka ahaa.
@abdinasirmohammed4595
@abdinasirmohammed4595 Күн бұрын
Maansha allah Somaliland guul
@nassiraw-said6584
@nassiraw-said6584 Күн бұрын
MaashaAllah, Aqoonyahan Rasmi ah, dadkaaga iyo dalkaaga ayaa kuu baahane noo soo noqo aqoonyahan!
@fadumoaden5864
@fadumoaden5864 17 сағат бұрын
Waa la soo dira adeer madani u sheg iyagaa muuse ku walacaye
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 Күн бұрын
Waa aqoonyahan dhaba maashaallh
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Күн бұрын
WAA RUUNTIISII KULMIYE LAFTIGOODU BUNKA HA DHIMAAN ANOO KULMUYE TAAGEERA AYAA QABA ARAGTIDA AH BUUQ IYO XIFAATAN LOOMA BAAHA EE MUCAARADNIMADIINA U DIYAAR GAROOBA
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 Күн бұрын
Muse walagu washay subxanalaa subxanalaa
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 Күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@taqwalaah5911
@taqwalaah5911 Күн бұрын
Masha Allah Beergeel si fiican ayaad u dhigtay laakiin Xisbiyo xifaaltamaya iyo rag isu muuqdaa ma jiro ee reer ayaa kursigii laga helay weli samri la’ ee ha la quraan saaro
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 20 сағат бұрын
Been ayaad sheegty xanuun reer ayaa qalbiga kaa madoobeey quraan saarna waxa u baahan kuwa xanuunsan ee waashay ee nasabka kursi ugabaxay
@haanihaaroun2865
@haanihaaroun2865 17 сағат бұрын
Muuse, wu, tagay
@assadabdillahi1461
@assadabdillahi1461 12 сағат бұрын
Inaadeerka si fiicanbad ula talaisay hadu qaadanayo kolayba muuse iska celinta aya kubadano xinka joojinmaayee 😂
@AdanCali-qi1mn
@AdanCali-qi1mn Күн бұрын
Malomagaya aqoonyahanka ma aragtidiisa lagunacay
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Күн бұрын
anigu waxan la yaba qof walaba oo reer somaliland hadalaya sanaag wuu aa reeba gobalda dalka markay hadlayan macadowgay siiyan maxaay uga reeban kligiis maha wakuligood
@faizalabdulla1104
@faizalabdulla1104 12 сағат бұрын
Hadii dadkiisu soo dhoweeyaan maxaa ku jaban arinkii wax weyn buu ka dhigay, Boqoradaba iyo fanaaniintaba waa la soo dhoweeyaa
@ifrahcumar4352
@ifrahcumar4352 Күн бұрын
War muuse maxaakudabadjhigay
@haanihaaroun2865
@haanihaaroun2865 17 сағат бұрын
Noooiooo
@haanihaaroun2865
@haanihaaroun2865 17 сағат бұрын
Noooooooooo
@haanihaaroun2865
@haanihaaroun2865 17 сағат бұрын
Kkkkkkkkkj
@shugrihussein561
@shugrihussein561 17 сағат бұрын
👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎
@shugrihussein561
@shugrihussein561 17 сағат бұрын
👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎
@haanihaaroun2865
@haanihaaroun2865 17 сағат бұрын
Halanoooooo
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 15 сағат бұрын
Kulmiye dambe ha u codeeynina talo run ah
@faizalabdulla1104
@faizalabdulla1104 12 сағат бұрын
Waxay ku xidhan tahay xukuumadan hadii ay dalka kharibto Kulmiye ayaa soo noqonaya waa hubaal
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 12 сағат бұрын
Kulmiye xaga siyaasada waa marxuum reer hebelow reer hebel iska eega fidno dambe cid xiiso u qabta ma jirto
Qubanaha VOA Feb. 9, 2025.
30:00
VOA Somali
Рет қаралды 28 М.
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
هل ينفذ ترامب سيناريو تهجير سكان غزة؟ | #الظهيرة
30:10
الخامسة | دور سعودي لرفع عقوبات سوريا.. ما الخطة؟
52:51
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН