"Saxiibkay Oo Aan Shalay Caadi Ku Ogaa, Ayaan Arkay Isagoo Waashay " Dhibaatada Macdanta Leedahay.

  Рет қаралды 113,274

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

2 ай бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 88
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 2 ай бұрын
BISINKA QISADAN HADAN ARKAY WAAN RABAY NINKEYGA INBADAN AAN KAMAQLAA DHULKAN QODANAA DAHABKA DOONA WAAR KAJOOG OCIBAADADAD WANAAJI O ADKAARTA BADSAN DHAHAA ALOOW KU BADBAADI INTII ISLAAM AH
@eidleabdirashiidomar9499
@eidleabdirashiidomar9499 Ай бұрын
Maasha Allah wllshy Diinteenu waa aqoon dhamaystiran aduunyo iyo aakhiraba ilahow cilmiga noo siyaadi❤
@KhadijaSayidAbanur
@KhadijaSayidAbanur 2 ай бұрын
Sheikh Warkaaga waa sax Alla hanagu anfaco
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 2 ай бұрын
cajiib😢❤
@medaliamed6454
@medaliamed6454 2 ай бұрын
waa sheko cajiiba thanks
@abshirgeelle9228
@abshirgeelle9228 Ай бұрын
Kabiir waaye ninka wariyaha ahi walee maaha badbaado oo sh saciid rage wareysanayo maahaa.
@MiadSabire-bx8yn
@MiadSabire-bx8yn 2 ай бұрын
Guul
@MyfamilyMyphone.
@MyfamilyMyphone. 2 ай бұрын
Waa arin cajiiba runtii . ❤❤❤
@MariAwaleh
@MariAwaleh 2 ай бұрын
Allow Daayiin!
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 2 ай бұрын
Runtii waa sheeko cajiib ah. Waa Runtii waysa qabku waa muhiim.
@khaledjamac1721
@khaledjamac1721 2 ай бұрын
Hhh wlhi adiyo sheekheygaasi waa iga qosliseen Allaah haydinka qosliyo
@user-yd5wu3sk1x
@user-yd5wu3sk1x 2 ай бұрын
YOU PUT TOO MUCH ADVERTISING
@MariAwaleh
@MariAwaleh 2 ай бұрын
Le téléphone d'Allah!❤❤❤
@fadumoahmed6170
@fadumoahmed6170 2 ай бұрын
Subxanallah
@user-wm9hd4sm7b
@user-wm9hd4sm7b 2 ай бұрын
Allhu akbar❤😢❤🎉
@khaledjamac1721
@khaledjamac1721 2 ай бұрын
Hhh wariness sooma ogid ineynu qarni wada dhigan jirney iinooloow sxb thanks
@mmmmm6444
@mmmmm6444 2 ай бұрын
😢
@hibadee4072
@hibadee4072 2 ай бұрын
ZZ Z A​@@mmmmm6444
@muhanatyare5573
@muhanatyare5573 2 ай бұрын
Walahi anigay igu dhacday
@guulletlkacazeofficial8211
@guulletlkacazeofficial8211 2 ай бұрын
Waayeelka wa la warysataa
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 ай бұрын
Anigu waxaan arkey dad carab ama cadaan kale ah oo kuwa macdanta baadi gooba ah hadii ay noqoto tii dadkii hore dhulka ku aaseen ama mid ceeriin badanaa markey soo saarayaan ilaahay amarkii muqalada waxaad ku arkeysaa masas ku lamaan oo qaarkood aanba loo dhawaan karin mas dahab ama dheeman diidna in la qaato anigu waxaan is iri waa jin awalba meesha ku ilaashanayey hadana in laga taabto ma rabo xitaa dadkaas qodanaya ayuu weerar ku qaadaa qaarkood intuu qaniino bayba u dhintaan😢
@issaahmed4640
@issaahmed4640 2 ай бұрын
weriyuhu wuu sasay...su'alihii baaba Ku cuslaaday
@farhantetana5538
@farhantetana5538 2 ай бұрын
Umadaha kale way kashaqestan, somali unba kuwalata, cajaib sheqow
@maxamedcumar3739
@maxamedcumar3739 2 ай бұрын
Ummadaha kale sheydaanaday la shaqèystaan
@user-kj6zj7dj2t
@user-kj6zj7dj2t Ай бұрын
Qisadan hada arky waxana isku diyarinyay inan guur wadagno nin macdantaas shaqdisu thy 😢maxa sameyaaa 🙏😩
@cabdulahimaxamed4012
@cabdulahimaxamed4012 Ай бұрын
Hadii ow yahay nin ku wanagsan cibadada adna ku wanagsan tahay guurso kuna wani inow ku dadalo cibadada iyo weysa qabka iyo adkarta gar ahan mida la aqriisto subaxdii iyo galbihii adiguna aqriso
@medaliamed6454
@medaliamed6454 2 ай бұрын
maxaa jira
@abdinasirabdullahiroble2633
@abdinasirabdullahiroble2633 2 ай бұрын
.
@MariAwaleh
@MariAwaleh 2 ай бұрын
Wariyoow wWarkaaga ogoow.
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 2 ай бұрын
Radio active wweyi Jin maahan
@TherealNomad01
@TherealNomad01 2 ай бұрын
Markaa sanduuqii ma radio active baa qaatay uu ku riday dhagaxa? 😅
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 Ай бұрын
Zoomalidu xaga editing way ku liitaan.
@AbdimajiidMijirqadi-bq2bo
@AbdimajiidMijirqadi-bq2bo 2 ай бұрын
😂😂😂aqoon umalaha odaygu 😢😢😢qof aqoon leh soo fadhiisa saxip
@ZaadiqAli-zk3gv
@ZaadiqAli-zk3gv 2 ай бұрын
Wlhi Waa Runtii Hadaa Leysku Qabsado Waa La Waayayaaa Anagaba Wey Nagu Dhacdy Arinka Waan Kuu Rumeyney
@user-ov1rk3fl9y
@user-ov1rk3fl9y 2 ай бұрын
Radiation active bay ledahay Still waxba maydan farmin jinka o layska naarana iyo wayso qabkuna wa muhiim
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 2 ай бұрын
Hye waa cajiib balaayo nin aan arag baa ka sheekeeya
@HooyosareedoCige-wv9fs
@HooyosareedoCige-wv9fs 2 ай бұрын
Wadanka amaan ahaa
@user-mx8ov6bv4y
@user-mx8ov6bv4y 2 ай бұрын
Waa aqoon laanta dadka haysta iyo waxyaalo badan oo shirkiyo aay aaminsayihiin. Wadani qalab iyo cilmibuu u bahanyahay Jin iyo shaydaana shuqulkumalaha sheekh mmw
@MariAwaleh
@MariAwaleh 2 ай бұрын
Waa Waariye Alle Wariyuhu!
@Mubaarikhirad
@Mubaarikhirad 2 ай бұрын
Radiation bay leeday dadkeeni wali taasanay fahmin. Cibaadaduna Waa muhim.
@munasagal2496
@munasagal2496 2 ай бұрын
Hadaan tada kuu raaco walal sidee radiation qof u waalaa, bal so sheeg habka? Radiation ku dadka xanuun hide side ah buu sababaa, tusaale in qofku dhaliwaayo waaxi qalasho xanuun fadhiisis ahi keena
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 2 ай бұрын
Waa run radiation weeye waxa dadka faraha kula jira macdanta kula jira waala. Suntaas ayaa madaxa ku dhufanaysa, annaguna waxaan niraahnaa jin baa weerar nagu soo qaaday.
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 2 ай бұрын
​@@munasagal2496 run baad sheegtay walaalo radiation bay Maqleen markasay qof goob joog ah hadalkiisa Radinayaan
@Liiloowe
@Liiloowe 2 ай бұрын
SHEEKOOYINKA MIRQAANKA AYAA SOMALILAND KU BADAN. BAL DHEGEYSO
@TherealNomad01
@TherealNomad01 2 ай бұрын
@@munasagal2496 Xataa hadii radiation ku waali keeno oo aan taa ka yeelno, sanduuqii odaygu ku riday dhagaxa isna ma radiation baa la duulay? 😅
@Baremaxamed887
@Baremaxamed887 Ай бұрын
Waa run waxkastoo laysku Qilaafaa ma hagaago
@user-vm3qx3ln3t
@user-vm3qx3ln3t 2 ай бұрын
Waad noo fadaysay
@abshirabow2346
@abshirabow2346 Ай бұрын
Macdan baare ilaa barigi siyaad bare misane bahan.
@axmednuurmaxamed5407
@axmednuurmaxamed5407 Ай бұрын
Waxaan xasuustaa nin maalin iiga shekeyay qiso kusaabsan macdanta Wuxuu igu yiri anagoo macdan qodaneyno anigu iyo saaxiibadeey Kirli aan dabsaranay ayaan aragnay asagoo faaruq ah
@ahmeddaacad1282
@ahmeddaacad1282 Ай бұрын
How come you forget your own friend's name?
@abdirisaqmahmoud8230
@abdirisaqmahmoud8230 Ай бұрын
Really
@hollyamal
@hollyamal 2 ай бұрын
Macdinta markii la helo Adkaar ku aqriyaa. Ayaadaha xijaabka ayaa lagu aqriya
@MariAwaleh
@MariAwaleh 2 ай бұрын
Je suis de la sécurité. Waa War iigu same'ah.
@somalilandnew
@somalilandnew 2 ай бұрын
waxaaad moda inay caruur u shekaynayaan kkkkkkkkkkkkkk
@ahmedaweys9202
@ahmedaweys9202 2 ай бұрын
Wa kula tahay
@hasanjamal257
@hasanjamal257 2 ай бұрын
Macdantu Qaar Koood baa halis ah waxana jira in dadka ka shaqeya ay macdanaha qaarkod markay donaya ay qalab xidhaan Markaa Aqoon baynan u Lahayne Wax Jina ah oo dadka ku Laayaa ma jirtee waa aqoon darada
@pharhanmedia
@pharhanmedia Ай бұрын
Brainwashed peaple
@AbdimajiidMijirqadi-bq2bo
@AbdimajiidMijirqadi-bq2bo 2 ай бұрын
Khayraad ka ilahay ina siiyay ayay ku jirtaa macdantu waa laba nooc mineral and gems labaduba waa caadi waa laga shaqaysan karaa adoo cilmi isticmaalaya Waxaa jirta macdan kaloo dareere ah sida mercury kuwaas ayaa jinku arwaaxdub daba socotaa 🎉🎉🎉
@AbdirahmanMoha-iv3yt
@AbdirahmanMoha-iv3yt Ай бұрын
Arwaax sidee ah
@hollyamal
@hollyamal 2 ай бұрын
Wow so scary
@AmbouliMedia
@AmbouliMedia 2 ай бұрын
Badu markay caarido ee ay suu noqonayso halka hore ayay soo buux dhaafisa waa runti.
@umarcareef4094
@umarcareef4094 Ай бұрын
Bisinka gabadhu gob may aheeyn qof gajonya waa la Marti soora
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 2 ай бұрын
M.sanid .
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Ай бұрын
Macdinta booski jin wax uqalid miyeey badashay aankumasruufto adeg igudir cidaada aniga inaa ilanoshahay
@yusufdakare5280
@yusufdakare5280 2 ай бұрын
ASC NACDANTA ADUUNKOO LA SOO BAXA,KKKKKKKKK DADKEENU JINKA AAD BAY U JECELYIIN,WAX KASTA JIN HADEY KUFAAN ,JIN,HADII BEERTU KA XUMAATO JIN JINJINJINNJINJINJINJIN,WAX KASTA JINKKKK
@drhasansheikhyousuf4790
@drhasansheikhyousuf4790 Ай бұрын
Iyagaaa jina waxay u jecelyiin waa sidaa
@Yeskos
@Yeskos 2 ай бұрын
Dadka ajaanibta ee macdanta qoda maxay uwaalanwaayeen? Ama jinku u haleeli wayay?
@abdishakuurjimcaale3155
@abdishakuurjimcaale3155 2 ай бұрын
Ajaanibku Aqoon iyo Qalab Bay u heystaan
@user-lr2vy6qd1q
@user-lr2vy6qd1q 2 ай бұрын
Ogoow iyaga waxaa loo fasaxay aduunka nicmooyinkiisa inagana maya
@muzuuu123
@muzuuu123 2 ай бұрын
@@user-lr2vy6qd1q yaa kugu yidhi waa la fasax adna ku diiday waar iska daaya beenta iyo nacas nimada oo shaqeysta
@maxamedcumar3739
@maxamedcumar3739 2 ай бұрын
De wey la shaqeystaan
@6mooro
@6mooro 2 ай бұрын
​@@user-lr2vy6qd1q warkaan wuu iqanciyey janada allah kugeeyo waayo waan lunsanaa aduun baa iimuuqday
@Sawsan-gb7ir
@Sawsan-gb7ir Ай бұрын
Cibaado la aani waa hoog meel walba
@QamarSacaaci
@QamarSacaaci Ай бұрын
Asc scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 2 ай бұрын
Gabdhaha maanta joogana tiktok bay ku mashquulsan yihiin ee xabad ma qaban karaan.
@Sawsan-gb7ir
@Sawsan-gb7ir Ай бұрын
Gaalaa ku waalan lahayde inagoo muslims maxaa na waalay qalab bay u baahan tahay waxa dadka waalaya waa rafaadka qul acuudu ayaa ku filan iyo waysada aayatul kursi
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 2 ай бұрын
Inalama laha ee waa daalimiin ha la iska dhiciyo
@alkenalken9460
@alkenalken9460 2 ай бұрын
somalida been iyo quraafaad badanaa wax jinni iyo sixir la dhoho ma jiraan
@Kheersheeg
@Kheersheeg 2 ай бұрын
Aayad dhan ayaad beenisay hadalkaan aad dhahday dartii ilaaheey utowbadkeen jin iyo sixirba wee jiraan Nabiga scw ayaa la sixray sixirka waa waxjiro suuratul naas iyo suuratul falaq ayaa lagu sheegay iyo suuratul baqra sixirka inuu wax jiro yahay,jinkane waa abuur kamid ah abuurka ilaaheey
@cabdisamiicaxmed4280
@cabdisamiicaxmed4280 2 ай бұрын
Aduunka oo dhan macdanta waa la qotaa dhib aan shaqada ahaynna lagama sheego tan Somalida maxaa jinka iyo belada daba dhigay.
@maryammb7064
@maryammb7064 2 ай бұрын
😂
@abdihakinmohamudhassan7791
@abdihakinmohamudhassan7791 2 ай бұрын
way jirtaa wll dhibaato gaaladu kuma tusayso dhibatada
@sadiobeker3272
@sadiobeker3272 Ай бұрын
Beenaale oo lixdan jir ah.
@medaliamed6454
@medaliamed6454 2 ай бұрын
waa sheko cajiiba thanks
@abshirgeelle9228
@abshirgeelle9228 Ай бұрын
Kabiir waaye ninka wariyaha ahi walee maaha badbaado oo sh saciid rage wareysanayo maahaa.
They RUINED Everything! 😢
00:31
Carter Sharer
Рет қаралды 15 МЛН
Заметили?
00:11
Double Bubble
Рет қаралды 3,4 МЛН
СҰЛТАН СҮЛЕЙМАНДАР | bayGUYS
24:46
bayGUYS
Рет қаралды 832 М.
ПООСТЕРЕГИСЬ🙊🙊🙊
00:39
Chapitosiki
Рет қаралды 37 МЛН
They RUINED Everything! 😢
00:31
Carter Sharer
Рет қаралды 15 МЛН