LOOMA DHAMA & LOOJOJIN MAYO:-Mucaaradkii Xasan Shekh miyaa micna beelay mise Madaxweynaha...

  Рет қаралды 1,287

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

Пікірлер: 19
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 3 сағат бұрын
Waxa ay noo sheegayaan waa baarlamaanka anaga ka aqoon badan hal maalin kama hadlin qaladka ay galeen pl iyo jl oo aan sharci u laheyn
@143-k1d
@143-k1d 2 сағат бұрын
waa 2bo jaahil midna mahadaay ka yimid 19994 midna wisil 1994
@iskufilan1223
@iskufilan1223 2 сағат бұрын
@@143-k1dwaa jaahil Jaahilin naga amus mucaarad loma baahno somalia horey u socotaaa lo idin ma joojinaaayo shacabka laidinka filan we need one man one voter we need we are happy people❤️❤️❤️❤️🙌🙌🙌🙌🙌
@mahadociise25
@mahadociise25 2 сағат бұрын
Cod iyo qof aanrabnaa dib haloocelinina wwaxad tihiin qabqablayaal
@aminamudhir4150
@aminamudhir4150 3 сағат бұрын
Sheikh sharif hal mar ayuu noqdey waaba in uu dhafiisan wadanka ha dago. Tuug suud soo gashtey reer baadiyo ragiina somalia 🇸🇴 😢nabad ka shaqeeya waxaad hilmaanteen guryaha in la idin soo galo. Nabad ayaaa idinka dartey.
@143-k1d
@143-k1d 2 сағат бұрын
halkii marna nuur cade aun aamiin aa jaanis siiye ee maba arkeen weligiis
@iskufilan1223
@iskufilan1223 2 сағат бұрын
Guul Somalia 🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️🙌🙌🙌
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 2 сағат бұрын
War iska fariiista wa daasheen mucaaradooow
@beryalex1798
@beryalex1798 2 сағат бұрын
Dowlada waa jilicsantahy kuwaan ineey meel saraan aheed
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 2 сағат бұрын
Walee shiiqoow adaan xishooneeynin alaa kariim ala yaa wax kuusheega
@143-k1d
@143-k1d 2 сағат бұрын
sharciyaan waa in lasoo xiraa tuugadaan sababtoo ah xildhibaan nimadii ee u dhaarteen banaanka eeka joogaan xataa kama dhex hadli karaan golaha shacabka
@143-k1d
@143-k1d 2 сағат бұрын
shariif mahadaay aa 1994 ka timid abdirahman abdi shakur wisil uuka yimid 1995 wadan kaana waxba kama noqoneysaan ee shir jaraa'id maalin kasta xaafadaha ku qabta
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 3 сағат бұрын
kuwan xildhibanada sheeganayo may kahadlan gudaha barlamasnka hadey runshegayan idinka camal sidi siyasadi feesal cali waraban isaga kinrebena insha alah inow nin danbe oo fashiilmay mar kale nasoo hor istagin qoof iyo cod ayan ku kala bixi no inan idin afadubnano
@hassanabdikarim2083
@hassanabdikarim2083 2 сағат бұрын
Yur,
@143-k1d
@143-k1d 2 сағат бұрын
wadanka gas and oil aalaga soo saaraa ha isku dayina in dib loo noqdo walaahi tan waa taa ku dhima laheydeen hadaadan ka waan toobin calaacal kaan beenta ah
@143-k1d
@143-k1d 2 сағат бұрын
dalxureeye 2 markab oo hub a ausoo degtay walee inuu sujuuda niiga tooga haayo
@IsmailhaniyaHalane
@IsmailhaniyaHalane 2 сағат бұрын
Eyyahaan baahan guryaha Aya la idinku galayaa
@iskufilan1223
@iskufilan1223 2 сағат бұрын
War iska fadhiista waa saas been🤣🤣🤣🤣
@beryalex1798
@beryalex1798 2 сағат бұрын
Sharaflaawe , Deni ku adeegto waa gorof
FOREVER BUNNY
00:14
Natan por Aí
Рет қаралды 8 МЛН
У вас там какие таланты ?😂
00:19
Карина Хафизова
Рет қаралды 27 МЛН
Увеличили моцареллу для @Lorenzo.bagnati
00:48
Кушать Хочу
Рет қаралды 7 МЛН
Trick-or-Treating in a Rush. Part 2
00:37
Daniel LaBelle
Рет қаралды 45 МЛН
Maxkamadeynta Sargaal & Askar loo Heysto inay Lunsadeen Hanti Ciidan.
25:15
Somali National Television
Рет қаралды 12 М.
FOREVER BUNNY
00:14
Natan por Aí
Рет қаралды 8 МЛН