Dadkii rayadka ahaa ma ka daba tageen❤ raxanweyn ❤xawaadle daarood ma ku xasuuqeen hubkii loogu tala galey in cadowga somaliya la isaga cesho maxay ku sameeyeen yaa ❤shiikhaaleey duugta meydka❤
@ahmedyasin55306 ай бұрын
Allaah Cafimaad iyo Cumri dheer haa kusiiyo si fiican ayaad u kala dhig dhigtey waana Run sida aad sheegte weey walaalkayow
@mahmudmahamed91228 ай бұрын
Asc wlshen allah unaxaristo cadaaladna way heli insha allah
@aaminasalah37118 ай бұрын
Ilaahay janadii fardoowso rabi haka waraabiyo kuwaasi looyar maaha ilaah bay ka helaayaan insha alaah cadaalad rabi baa soo dedejinaaya
@nihaalbiintuilyaas24428 ай бұрын
War dhan ma hayo somali ilahey inta xun ilah haka qabto wax aan sheego gran maayo ilaahow luul janadada udgoon ku casum aaaaamiin
@bishaaroali98775 ай бұрын
Subxaanallah allow hana gubin allaha u naxariisto janatul fardowsa allaha ka waraabiyo walasheen
@hassandaher35638 ай бұрын
Mamulka xasan sheekh .waan aqaana . luul abdiasis allah ha unaxariisto. Cadalaad muqdisho kama helayso .
@LailaSalat-p7g8 ай бұрын
Madaxda afkaga u raayo ka leexji😏
@maxamedcabdixuseen70305 ай бұрын
@@LailaSalat-p7gwaa runteeda
@AyanSalad-u1g8 ай бұрын
Illahay ha u naxriisato walashen
@mmatahir51658 ай бұрын
Somaliyay LUUL CABDI CAZIZ ALLAHA U NAXARIISTEE ARINTEEDA HALOO ISTAAGO INTAY CADAALAD KA HELAYSO, ARINTAAS HA LOO ISTAAGO ARINTEEDA. 😢😢😢😢😢😢
@SafiaTifow8 ай бұрын
Wey heleysaa cadaalada in shaa allah.
@seynabnuur30208 ай бұрын
Xaguu ka galaa Cadaalada Alle mideeda kale cuqubo aduun iyo mid aakhiro in aduunka looga gooya ayaa udhaanto hadii ayka hiiliyaan kuwaan.
@Liiloowe8 ай бұрын
SHEEKADII QABYAALADDA DURBA WAA BILAABATAY.
@bishaaroali98775 ай бұрын
Walee asagey dantu ugu jirtaa iney xaqa ka oofiyaan subxaanallah
@AhmedeyTarafiko7 ай бұрын
Walashen luul allaha unaxariisto xassan iyo inta u madaxweyne uyahay waxay ku heshiiyen inay shacabka layan ayey madax uyahiin allow umuda ka qabo kuwaas dowlad lagama sugayo
😭😭😭😭 I'm sorry dadkas joga maxkamada ma ahan dad alle kacabsanayo iyo dowlada marka reer moqdisho alle Aya oo maqan wlhi sorry 😭 😭😭 gabada alle ha u naxaristo 😭 😭😭 yaraabi 🤲🤲🤲🤲
@AlfiaAmiin5 ай бұрын
Rabi gabadha asagaa oofsaday dadkey ka dhalatayna u baneeyay in ay sadax maalmod ay tacsi xaq u leyihin intii ka dambeysana sabraan .
@maanomohamedali61358 ай бұрын
Sax waaye 😢😢😢
@sahraahmed58908 ай бұрын
Allaha xaqa hana wada tusa
@hodanabdi64978 ай бұрын
Looyar maaha Ee waa Ey Ey dhalay Ee soomaaliyeey ukaca gabadhaa soomaaliyeed
In Nin Loyar ah uu Kumurmo in Nin Xaaskiisa oo uur uleh, Gubay . Uu Yiraahdo Baranbaro Ayuu Guriga Kagubaayay Taa Baa iiga Daran Dilka Dhacay ! Allahu Akbar .
@khalifmohamed73038 ай бұрын
Ninkas sithi udiley islantis , halodhilo,,, carurta ha lagafogeyo , ayaga qatar Bay kusuganyahan
@abdiqad30008 ай бұрын
🤲💔😭🤲🤲🤲
@ahmedsalad13938 ай бұрын
QAREENKAN WAA AHLU JAHANNAMA OO AAY LA SAREESO XOOLAHA XAARAANTA UUW KA HELAYO REERAHA MUJRIMKA TEEDA KALE ASAGAABA DANBIILAHA KA WEEN EE HALALA TOOGTO TUUGGA
@deeqaali82935 ай бұрын
Tuugweeyaan looyeraken ha lage qaado laayranimed
@fartunmohamed80798 ай бұрын
LIKED
@idle46218 ай бұрын
Haduusan kas ugubin muxu u cararay
@abdelazizabdirahman88318 ай бұрын
Sck war quraanshada in dab laga gubo horta ma og tahay iney dembi ilaahey agtiisa ka tahay xataa quraanshada lama dili karo
DOWLADDA SOOMAALIYA WAXAA LAGA RABAA INAY U CADAALAD FASHO SHACABKA SOOMAALIYEED HADII LAWAAYO WAXAA IMAANAYSA INAAN LAGA DHAMAAN AARSI IYO AMMAAN DARRO✅
@SaynabMaxamed-yo6nw8 ай бұрын
Maxkamad majirto somaaliya😢
@mohamudgesey79958 ай бұрын
Waaiska hadshina
@seynabnuur30208 ай бұрын
Dadkaan la dilaayo habeen walbo waxaa ugu daran mida Luul oo nebigaa scw ayaa gabadh uur leh gambar ugu istaagay hadana Ninkeedii ayaa gubay wax ka daran ma jirto aad iyo aad ayay u xanuun badan tahay.
@AmusedBacon-fg1rg8 ай бұрын
Waa in lagu bo ninka sidhaqso. Ah
@fatumaqadir22385 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@nasteehshariif2508 ай бұрын
Ninka halagubo
@Hamuda-m9p8 ай бұрын
😢😢❤❤😊
@XayadMohamed-i9i5 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@AlfiaAmiin5 ай бұрын
Dharciga iyo culumada yaan laga hordhicin aftahan nimo iyo malana aan wax lagu saleynin iyo hadal qurxun odayaal loosoo xulay ma aha mid wax ka badali karta sharciga raaxada u ah qof kasta oo islam ah ciddeysan ku filleyn umadda yuufiyneyn dibiga booroorta ka weyn , hadda sheekadu ka weyn siid cali ee ciilbaa lagula dul kufay , ee xassanow ufiirso sheekadaan oo imaca ha noqon .
@LUISFIGO-tr5pw5 ай бұрын
Looyarka yiri baran baro uu gubayar waa in talaabo laga qaado
@ayanahmed11388 ай бұрын
Hah ALA run badana wlhi waa runta
@sahraahmed58908 ай бұрын
Haqaadanina dio lacag waa in ninka la dillo wasyo wuu gubernatorial uuna ku talla galey
@mahmudmahamed91228 ай бұрын
Janatulfirdows allah kucasuma lakin waxa nasiibdaro inu nin somali wlshis somali ninkii dilay uu difaaco koley mujizo allah wa tusi kara
@adenketsane-vi9tc8 ай бұрын
Sorry about that luul cabdui caze
@SahroOmarqabobe6 ай бұрын
Habaargidir iska celsha aam maxakamaada ka warsuga
In uu dilay oo gubay wacadahay lakiin xaqmarabaan dadkan
@HassanAdale-ps9id5 ай бұрын
Grazing Stick
@cabdisalansugulee-wq9nl8 ай бұрын
cadaaladda rabbow adaa og dhankeeda ujeedi
@HodonSaed8 ай бұрын
muu gubin haduu rabo inuu gubo mar horeba wuu guban lahaa laakiin waa inaan ilaah ka cabsano
@FarxanMohamed-er9mu6 ай бұрын
Dadkaan Geri ma yaqaanaan miyaa War marxuumadaan alah u naxariistee ka hara iska daaya marxuumada ala ayey cadaalad ka rabtaa Bini aadan Kama rabto Waligewd ayaa intii Lani's dilo ayaa laga heshiiyaa
@SahroOmarqabobe6 ай бұрын
Waxa tahiin daad aan dhimaa aan noolen shqaal saas umaatal oo shiqaal waxa aay ledaahay imaan ee daad kas borta qiska ka caraaray shiqaal maha ee ayaaga aayaba dhayo shiqaal mahiin ee xoolo maa karabtin habaar giidir laga qaday cuni maysiin ee runta uu shega ee dhaah waxi dhacay so naqan mayaan oo daga dhalay gabadha haday gabdhisa gubi lahayed waa tugtami laah hadan waa laraali gareyha hadow diidan yelkadis
@fartunmohamed80798 ай бұрын
LIVES
@MunaJaamac-nw5kc8 ай бұрын
Waain habargiidir la laaya oo la iska qaabta nacdalba ku taalo fulxumadoda waxaye ku daarsadan xuuman iyo inaye dadka gooban
I The children are totally abused and traumatized, please , guriga rer abti ayeyo halageyo, tv iyo social mediyah halajojiyo , wayo carurta umaficno walalyalow
@fatxiyaosmanbarry39968 ай бұрын
Asc wllo carurta waa in wadaanka laga sosaro Somali iyo qabyalad maxa lakala siya uuf maxa naga daliyey Marmaris waxaan isdaha maxa iga daliyey
@fartunmohamed80798 ай бұрын
LEGETA
@fartunmohamed80798 ай бұрын
LAVECANETIONS
@SahroOmarqabobe6 ай бұрын
Shiqal tugi waa lagu yaqaan waxa aatahin belaah yaaryaar wana layka kin cela wil gabaar loma dilo oo que aanka aa shegaay carurta aasa bad badiyaay asow ku gubtaay xawaadle aa dabaada idinka soo rixaayo habar gidiir waa hiraab aabgaal aa difaacayo iyo duudunle xaka bedeli kartiin
@MubYus8 ай бұрын
Nin walba oo masayra naag dila , in la dilo cadaalad ma aha.